ASC Daahir ducaysanoow saxiib like ii saar waxaan ahay wiil somaliyeed oo ku shaqeeya dhismaha iyo dib u habeynta guryaha subscribes ayaan u baahanahay markaa gacan i sii aboowe like lee ii saar kkkkkkkkkkkkkkkkkk iyo dhamaan umada somali maxamed like ha iga iloobina somalaaaaaaay noollooooooow
intii xadhigii qalbi dhagax ka xumaatay SUBSCRIBE IISARA SONAKIYEY NACALAA SHAYDAN KUYAALE😆markay argagixiso kutilmamen dawladu ee ay dhhibtsyna inuu tago ma aha
Qalbidhagax umada soomaaliyeed inta ugu qaalisan way kuu halgameen haka leex xeexan farmaajo kow ka ah kuwa ku dhiibay asagaa kusiga ugu sareeyo fadhiyo
walaal, wuxuu ogyahay markii dagaalkii jabhaddii somaligalbeed Itobiya la gelinayey Hargeisa ayaan joogay 130 gaadhi oo mid aan leenahay ku jiray ayaa habeen madow Itoobiya u qaaday, oo raashinkii baayacmushtar ka laga uruuriyey, haddii nin ama 2ba la dhiibay iyaba snm markii ay dagaalamaysay ogaadeen onlf ayaa jida u geli jirtay oo dadkay dileen waxaad ka garanaysaa fannaankii Mohamed Moge
😂😂abwaan bacbac qardajeex ma waxaad waray sanaysaa mise somaliland ayaad dulimad ku tahay waxaad tahay an provincial person qalbi dhagax waa nin wayo araga adiguna meel ayaa ku ku cuncu naysa oo u baahan inlagu xoqo oo waa naceebka somaliland qalbi dhagaxna waxaan leyaha nin caqli badan ayaa tahay oo aan wax looyeedhin hore usoco
Dahir calasow wan kusalamaya wll geesi habar gidir ogaden wa inu gabadh siya dahir calasow dahirow gabadh ogaden ah o burcad kusubkata o maydhax dhexda kuxidhan ayan kusinayna
@@husseinrabi3294 hhhhh doqanay dabka be waa wax iska normala markaad doofaar yur tiraahdo in doofaaro kale kugu ciyaan marka hadaad suliga u bahan tahay toilate aad halkanu waa social media dameerow
@@tigerhajiahmed2203 doofaar in aad tahay shaki kama taagna waayo waxaad tahay nin caadaystay dhac boob bililiqo guryo xaaraan ah hadaba xaaraamiyahow hadalka yaree mise xaaraantaad ku soo kortay ayaa ku gu baysa
Maxbuus gabadhi jeelka ugu dhalatay Qalbi dhagaxbaa la arkay mise maxaabiista jeelasha Ethiopia xaasaskoodaa la seexda mooyi toloow Cabdi maxamuud cumar caruur ma u dhalatay
Qalbi dhagax, arintiiso waa mid dhamaatay,ee hadda maxuu ku danbeeyey,haddii la siidaayey,.? Soomaali galbeed waxaa u baaba'ay dalkii Soomaaliya oo dhan.abaalkaasina inta badan ma oga.
Midu waa wareyi dhakweyne la dhahaa mashallah Midna waa geesii Qalbi dhaga ahaa mashallah Midna wa madex weynah juba land Ahmed mahmed islam ☪️ mashallah 3 nin waa walaalo meel ay ku kala haraan ma laha
Mr Gabee u have right to till Mr P/Minister and President both not ruling Somalia Somalia head ruled by ex Eithiopain military Govt so Eithiopain ordered the Govt of Somalia So I misunderstood who was Ruling Somalia for 30 yrs of civil war now why Faramajo. and Khare to send u back jail? I thing ur ignornt Military officer who born Bush and Ex late Syad Barre make u a man
Kan wax waraysanayaa waa nijaas Somaliland nacayab ka buuxo Tariikh BUU ka hadlayaa had a Thariikhduu been ka shegayaa Somaliland ayadaa Somali hor Mood u ahayad way a isku daydayayin ay somaali oo dhan midayso way ku khasaareen hadal somali ma necba ee ayahooda ayay ka tashadeen sidaa carabtuba calamada badan u ledahay ayuun bay somalina la mid tahay
Muxu axmaro layay qalbi dahab ❤🇸🇴🇬🇶🇬🇲
Qalbi dhagax waa qof nasab ah oo qalbi fican oo caqli badan alle ha ku sharafo
ASC Daahir ducaysanoow saxiib like ii saar waxaan ahay wiil somaliyeed oo ku shaqeeya dhismaha iyo dib u habeynta guryaha
subscribes ayaan u baahanahay markaa gacan i sii aboowe like lee ii saar kkkkkkkkkkkkkkkkkk
iyo dhamaan umada somali maxamed like ha iga iloobina somalaaaaaaay noollooooooow
intii xadhigii qalbi dhagax ka xumaatay SUBSCRIBE IISARA SONAKIYEY NACALAA SHAYDAN KUYAALE😆markay argagixiso kutilmamen dawladu ee ay dhhibtsyna inuu tago ma aha
Qalbi dhagax nasab nasab dhalay walahay jawaab ayuu siiyaay, reer somaliland waa dadka ugu somali jecel oo somaali diid maaha, somali oo dhan ayaa dhiibtay mujaahidiinta
Qalbi dhagax waa ehlu kheyr waayo nin laga sidaa loo jecelanahay weli ma arkin
Qalbi dhagax waa wadani👍👍👍
VIVA MUDANE QALBIDHAGAX GUULEEYASO GOORTII WALBABA
Qalbi dhagax guul ayan kuu rajaynaya umada somaliland wey kusop dhaweynaysaa
Qalbidhagax umada soomaaliyeed inta ugu qaalisan way kuu halgameen haka leex xeexan farmaajo kow ka ah kuwa ku dhiibay asagaa kusiga ugu sareeyo fadhiyo
ax waaan kaxumahay.rabiyooow noomiciiin🤚🤚🤚🤚❤❤❤❤💘💘💘
ILAAHAY AMARKII QALBI DHAGAX SOOMAALIDOO DHANBAAJACEL ALOOW AANAN KUWAAYIN
Mujahid qalbi dhagax somali dhaba ilaahay kucisee maalintii cadawga amxarku qabtay dareenkii igu dhashay hadal kuma odhan karo ilaahay hakula jiro
Waxa umada Soomaliyeed isku diri oo kala fogeyn waa kan wareesiga qaadi oo kale lkn jawaabuhuu rabay naftii huruhu masiin taasina waxay ku tusineysa inuu naftii huruhu yahay siyaasi garaad dheer.
WAA GUUL MAANTA INUU ABSAME MIDOOBAY
Mashallah abtigey geesi😍😍💕
Kulahaa Hargeisa waa somali diid waa dadkii somali isu kenay 1960 ee rabay meel wlbo somali joogto inat weel qudha wx kuwda cunan
Iyagaa soomaalidiida oolabaxay ogaadeen magac qabiil ayaa kala weynaadey kiisoomaaliyed
Mo Ogleh odaygan xanuun reer somaliland
Ah baa haya
Warya suasha kunoqo he said Somali diid maaha
Woooow Qalbi dhagax wllhi waa Geesi nacaskan waraysanaya Jawaab khatara ayuu ka siiyay harsaya iyo somaliland waanuu ku aamusiiyay Nacaska xun
walaal, wuxuu ogyahay markii dagaalkii jabhaddii somaligalbeed Itobiya la gelinayey Hargeisa ayaan joogay 130 gaadhi oo mid aan leenahay ku jiray ayaa habeen madow Itoobiya u qaaday, oo raashinkii baayacmushtar ka laga uruuriyey, haddii nin ama 2ba la dhiibay iyaba snm markii ay dagaalamaysay ogaadeen onlf ayaa jida u geli jirtay oo dadkay dileen waxaad ka garanaysaa fannaankii Mohamed Moge
Dahir calasow wan ku salamay qalbi dhagax waa nin halyeey ah faramajo iyo qeyre waa ninman calooshod ushaqeysta yashooda
Mansha Allah guuleysta ONLF
Qalbi dhagax may ahayn inuu dulufkan waraysi siiyo aad wax umuu qiimayn qalbi dhagax.
Abwaan dhiirane markaan caadi ma aha.
Kkkkkk
Mahadsanid mr.dhiirane.
Adna sidookale Daahir.
Dhiirane waa mooryaaan mooryaaan dhashey.
😂😂abwaan bacbac qardajeex ma waxaad waray sanaysaa mise somaliland ayaad dulimad ku tahay waxaad tahay an provincial person qalbi dhagax waa nin wayo araga adiguna meel ayaa ku ku cuncu naysa oo u baahan inlagu xoqo oo waa naceebka somaliland qalbi dhagaxna waxaan leyaha nin caqli badan ayaa tahay oo aan wax looyeedhin hore usoco
Mashallah maanta waa Xor Alahmdulilahi
Qalbi dhagax Nin wax garaDa
Waa Duni aakhirisamaan
Ninkaa wayn ee meesha kancanacle wuxuu yidhi
Hargeisa waa soomali diid
Mujaahid qalbidhagax kanoo kale inuu war siiyo aad baan uga Xumay
Waa qabiili xanuunsan. Soomaali diid waxa uu ula jeedo iska faham adigu. Macnaheedu waxaa waaye waxey iska diideen.........?
@farxiyo bilan naa siilkaga amisom ka ilaasho
Reer modisha waa dad fiican
Dhiirane waa sual xumee
Naftod hurayasha waxa laga dhibay xamar
Garoowr
Hargaysa
Galkacyo
Jawab wacan
Mudane
Qalbu dhagax
We love u c/kariim💟💟💟💟
Afqadhmuune manihin somalidiid ee adookalaa somali duleeye ah oo kaladilay
Wlll kani maaha abwaan ee. Waaa ka kaladilayyyy umada somaliyeed somalilanda kan daciiiifka iyo qabyaalad xumadu disheyyyyyy waa hadhaaagiiii faqashta kan abwaan maaha
@@engzayidmohomedjuube4711 waa run ciilbuuqabaa guul SNM donw faqash
Ilaahay ha ku xafido mujaahid xaq ku socdo baa tahay
Sifo leader ayuu leeyahay ninkani wariyaha sheeganaya isku dir buu wadaa laakiin waa nin garaad badan qalbi dhagax.
Xarigiisi kahor ma aqoonin mana maqal qalbi dhagax lkn ninkaan inoow mujaahid waqtigaa sheegaayo somaalida 4 ninkaan cml hadeey heli laheeyd ciilkaan kuma jirteen
maskiin wlhi aderkan waa ader fcn illaah cadaw kasobashay gacantoda illaaha kumahadleh walee farmajo asxaan kumafalin iyo teamkisa
mahadsanid dahir
Geesi geesi dhalay oo ku dayasho mudan wye Qalbi dhagax
VIVA QALBIDHAGAX HALYIIY
Abwaan 👍👍👍👍
Mashallah brother keep going Allah Protect
Onlf waligeed baa ladhiibi jiray qalbi dhagax uguma horayn maamulada somali kajiraana umakala hadhin maxaa xamar uun lagaga eedayn waa godob laga galay ONLF dhamaanteed
Anagu onlf uma aqoonsanin jabhada xoraynta somali galbeed lkn waxaan u aqoonsanahay jabhada xoraynta beesha ogadeen dee dalka somali galbeed ogaaden maleh somali odhan ayaa degan
@@mohamedomar-ul5gy Ogaden ayaa iska leh dadka kale marti iyo qaxooti bay ku yihiin.
Dahir calasow wan kusalamaya wll geesi habar gidir ogaden wa inu gabadh siya dahir calasow dahirow gabadh ogaden ah o burcad kusubkata o maydhax dhexda kuxidhan ayan kusinayna
Xamar ayaan jooga inaa rabo iikeen walaalow
Joe Joe -- yes waa in la siyaa
@@inasayidabdule2251 kkk haa inader magaci geesigi ogaden absame ayad wadata inader gabadh halodiyariyo dahir calasow
Joe Joe Ni - Daahir calasow inshalah
@@mansionmuzik7641 labada reer ee ilka yar gumayste ee madaxa kaga kaajo.
Xoriyadan dabe eeuu dib uhelay walaalkeen qalbi dhagax waxay cadayn utahay in culayskasta fudayd kadabeeyo dadkuna marna inaysan rajadhigin Alle talasaartan markasta Alle isaga umadiisa kufilane qalbi dhagax markii ladhiibayey hadalcad buuyidhi hadalkaas oo ahaa Alle sooma joogo meeshaad iidhiibaysan Alle waa igufilan yahay sidii bayna noqotoy oo Alle waa kubad baadiyey meeshii lageeyey waana mida marwalba laga rabo qofka Muslim ka ah inuu sameeyo inkasto dadkii cadowga ugacan galiyey ay islahaayeen dib dabe uarki maysan qalbi dhagax laakiin waxay ilowsan yihiin in Alle dile uu dhinto taasaana rumowday ina foormaajo iyo khayre waxaan leenahay soomaaliya mafashilmine shaqsiyaad baa fashilmay lamoodayey dad fiican ay koow kayihiin ina foormaajo iyo khayre iyo intii kulajirtay dhiibista qalbi dhagax
Eeshcalaa qalbidhagax jawaab kuhaboon ayuu siiyay abwaan iskusheega dhakawayne naftood hurayaasha somaloodhanbaa dhiibtay
Qalbi dhagax waa rijaal raganimo leh lkn kan ag fadhiya waa ducuf cuqdadi hayso
eey gii ku dhalay ayaa rijaal ah nin aabahaa le eg ayaad aflagaadayn haysaa
Horaa lo yidhi markaad doofaar dhangadayso doofaar kalaa ka ag ciyaa marka iska ci virus baad tahe
@@husseinrabi3294 hhhhh doqanay dabka be waa wax iska normala markaad doofaar yur tiraahdo in doofaaro kale kugu ciyaan marka hadaad suliga u bahan tahay toilate aad halkanu waa social media dameerow
@@tigerhajiahmed2203 doofaar in aad tahay shaki kama taagna waayo waxaad tahay nin caadaystay dhac boob bililiqo guryo xaaraan ah hadaba xaaraamiyahow hadalka yaree mise xaaraantaad ku soo kortay ayaa ku gu baysa
@@husseinrabi3294 doofaarow nin ilahya swtc wax siiyay baan ahay anigu ee shaqadada haygu tilmaamin number kaga xejiso asqaad tahay
Qalbi dhagax farmaajo xaqbuu ku leeyahay ileen magac ayuu u yeelay markii hore yaa yaqaanay hadana waa caan caan dhalay weeye qalbi dhagax u mahad celi farmajo ) dakawayne asagana wuxuu noqday qabiilayste qabilkada wax haku taro muqdisho ayaa magac ku yeelatay markii hore maxad ahayd yaab muqdisho qofkii ku caan baxo wuu ku caasiyaa yaab
abdi rizak GAR ALE MATAQAANID WALAAKIIS Q DHAGAX WAA CAAQIL FARMAAJO AYEY AHEYD INUU KA RAALIGALIYO EE MAAHA INAAD KALA FAGEYSO SOMALI
Abdi razak qalbi dhagax weligii buu caan ahaa adaa hada bartay magaca uu wato baa ka garan. Dhiibista qalbi dhagax waa sharci daro. Diinta ma qabto qof iska joogo dhulkiisa aad u dhiibtay Tigray tplf shame on you
Duli jaajuus.
Oogamuuvaahnayn mahac tan ethiopia ee ah cadawga somalida geeska africa ayaa ubixisay qalbidhagax markay geesinimadiisa udulqaadanwayen isla magacaas cadawgu bixiyay ayuu farmaajo uquudhiwaayay iskunadayay inuu kuraaligaliyo si magacaas loo tirtiro tarikhadana lagamadoobeeyo balse geesigu gurmadbuu kahelay somaliwaynta dhiiga xalaasha ah kujiro
Maxbuus gabadhi jeelka ugu dhalatay Qalbi dhagaxbaa la arkay mise maxaabiista jeelasha Ethiopia xaasaskoodaa la seexda mooyi toloow Cabdi maxamuud cumar caruur ma u dhalatay
Naaago miyaaa dadkan mise waa niman naaagaha yaanan ugafin sharaf bay leeyihiine kuwan waxaan ku tilmaami karaa daba dhilifyo urqy
SANBALOOLSHE WUXUU U EGYAHAY BAKEEYLE FULAYA.
QALBIDHAGAXNA WUXUU U EGYAHAY
RAJAB DAYIB ORDUQAN
M/TURKIGA
dhaka weyna sanbalolshe lama aamini karo waa munaafaq qabyaala diste ah
Xumaan ku dhiirane Bal da'da uu yahay eeg iyo cuqdadda ka buuxda nacdali kortay! Walee meel ma gaadhin! Mujaahid qalbi dhagax ayaase jawaab Ku haboon siiyay
Waa miskiin calaancal badanaa.
Dhako weyne Hargeisa maa lagu kufsaday cuqdad ayaa haysa
adeer abwaanka ha u gafina ma runta ayaa idin dhibtay mujaahidiinta waad dhiibteene hadana abwaanka ina adeerkiis qalbi dhagax ayaa ba idin amaanaye maxaad isla walaysan
Adeer daahir calasow naftii hore hg in aan ku bixino waye
Ninka peentiisa waaye
Kadhagayso galka barista
Haruun macruuf
Ninkane maantay qabiil ayuu
Uhadlayaaa
Fimkii Qalbidhagax ee Tigreeegu & Danleydu ka danbeysay PM Aby & oromada baa fashilisay uu dhamaaday.,
Odaygan dhiirane barnaamijyo usoo daayo ayaan daawan jirey show waa bahal bakhtiyay oo qabyaaladi dishay maanta iigu kaa danbaysa
Runta ayaad diidi
SANBALOOLSHE WAA NIN AAN DAMIIR LAHAYN WAXAA KA DARAN DADKA XIL KU AAMINAY
ALLE CADDAALADIISA WAXAA KA MIDA INUU ADOONKIISA FASHILIYO WUXUU YAHAY DHIMASHADA KA HOR! QALBI DHAGAXOW WAXAAN KU MOODNAY IYO WAXAA NOQOTAY?!?!?!?
Nacalaaay Itobiya haku tasha
Haye
walee abeeso waa abeeso
Qalbi dhagax, arintiiso waa mid dhamaatay,ee hadda maxuu ku danbeeyey,haddii la siidaayey,.? Soomaali galbeed
waxaa u baaba'ay dalkii Soomaaliya oo dhan.abaalkaasina inta badan ma oga.
Dhiirane afsomali sax
Ninkaan sidaan ugu lisnay nooguma hambeen lakin reer xamar hsdaan nahay waan ku tufnay😐😐
Qalbi.dhakax..waxaan.afkanolaha.in.oo.lafadhisto.maahen....waa..geesika.aan.qabno.manta..hg.sacad.siciid
Ogaden iyo habar kinter waxba iskuma aha ya kalab
Aamiin
Dhanqaryo maxaa la yiraahdaa
Reer somaliland waa kuwa somalia
Sanbaloolshe jaasuus tigree waaye dalka maalinkey noqotoba hala maxkamadeyso
Abwaan isku sheeg sal fudud nin xoogaa waali ka muuqato
Ma wariye
Jaajuus jaajusin ba tihin awey waxd la heyd ethopia la iidhebey mantana ethopian aa tahy yaab duli duli dhaley
Geesi ay ay ethiopia umagac bixisay
Halgaaamaaa
Kani abwaan maaha waa nacnacle iska hadle waaarrrr adiga faqash faqash dhashayyyyyyy bal cadaawada uuu doonayo inuu noo sameeyo eeg waxshi ismoodey. ABAWAAN KANI WAA AF KU CIILE
adeer abwaanka ina adeer kii qalbi dahab ayaaba idin amaanaye dee dulqaata o intaas haidin deeqdo
Copyright ka ixtiraam walaal...
ilaahay waa caadil ah ee bal daye beenaalahaan dadka madax isugalinaaya dhaka weyne saas lacag lagum helo ee cagah dhulka dhig oo toobad ilaahay u raadso
Dhibateyo somalilnd watii somali oo idil dooneysey in ay isku keento calankana geysey muqdishu yaa sakh raan uuuuuuuuuuuuuraye doqonah
Ha u tagin
gudiga amniga waxa aha 5 madaxwenene ee mamul goboled u kadabeyo axmed mdobe mida kale c/kariinow hadii an kudagalan Rabi na kusalay iska dhaf cuqdada
waaka ninkan madaxweyne udooranay allow umadeena toosi
😂😂😂😂😂somaliland waa soomaali waxaan ahayna madiidi karo....lkn soomaaliya oo kaliya soomaali majoogto....jinsigu waa isku mid lkn dal way kale duwan yihiin.....
Hassan Faarah dhulka somaliyeed waa hal. Ingriiska kala geeye iyo faransiis
😂😂😂😂jinsiyad maaha dhul.....soomaalinimo waa jinsiyad dhulkuna waa halkiisa.......oo nin walba halkii siyaasadda caalamku uxadaysay ayuu maamushaa adduunkoo dhanna taas ayaa lagaga dhaqmaa se haddii jubba land taako ay dhaafto soomaaliya oo dhul kenya kamid ah kusoo darsato aniguna si fudud ayaan ula midoobayaa wllhy...lkn mahadday suurto geli weydo midnimaduna waa taas ookale.
Ugaas daahir
2badaan nin cadowga soomaaliyeed hadeyba kenya iyo axmed keenyaati agjoogaan ayaguna waa jaajuusiin
dalka ayagaa u soo dagaalamay 2aan nin kuna danbeynaya
Midu waa wareyi dhakweyne la dhahaa mashallah
Midna waa geesii Qalbi dhaga ahaa mashallah
Midna wa madex weynah juba land Ahmed mahmed islam ☪️ mashallah
3 nin waa walaalo meel ay ku kala haraan ma laha
Farmaajo majnuun bay tahay in villada lagu dhex gubo.
UUUUUUF MOOOOOR YAAAAAAN
Jaahil reer wardheer way yaqaanaan qalbi dhagax yaa loo xayaysiinayaa
Fk off
Dameerka yarow cawska daaq.
sheekadaan qalbi dhagax sidaad ugu hdleeyseen waxaan umaleeynaa inaad ku waalataaa muwaadinoow xaaal qaado
Dhib qaranka lagageystey
*Abwaan dhiirrane dhaka wayne* Nin culus dhaka wayne
Jaajuus idoor ayuu dad ku sheegay
ua-cam.com/video/Ow5PNloaEEw/v-deo.html mahadsanid dhakaweyne wareysiga qalbi dhagax wuxuu ino sheegay in taliyihii nisa ee sanboloshe uu afkisa ku yiri farmaajo ayaa dhiibistada nagu weheliyo xagee buu ku danbeeyey sanbaloshe clipkan ila daawada weligeed nin madax kaso noqday ee hadalkaas looquuray iishega clipka dhegesta ua-cam.com/video/Ow5PNloaEEw/v-deo.html
Qalbi dhagax waageesi noolow laakin kanduliga ah ee dayeerka u eeg yaa xawayaan illaahow muada kaqabo naar afuufkas
Mr Gabee u have right to till Mr P/Minister and President both not ruling Somalia
Somalia head ruled by ex Eithiopain military Govt so Eithiopain ordered the Govt of Somalia
So I misunderstood who was Ruling Somalia for 30 yrs of civil war now why Faramajo. and Khare to send u back jail?
I thing ur ignornt Military officer who born Bush and Ex late Syad Barre make u a man
Ninkani waa beenaale. Dadoow dhuuxa wareesigiisa. Hadaladiisa isma waafigsana
Ninculus
Ficil Qaawan iyo Feyl Qarsoon!
marka Farmaajo
Xilka kadhamaado
Banaanka lakeeni
Dhiirane waa nin somali wadani
Farmajo duli soo dahay waye
Kan wax waraysanayaa waa nijaas Somaliland nacayab ka buuxo Tariikh BUU ka hadlayaa had a Thariikhduu been ka shegayaa Somaliland ayadaa Somali hor Mood u ahayad way a isku daydayayin ay somaali oo dhan midayso way ku khasaareen hadal somali ma necba ee ayahooda ayay ka tashadeen sidaa carabtuba calamada badan u ledahay ayuun bay somalina la mid tahay
Somaliland waa jaajuusiin godobta ay galeena waa mid meel ku qoraan oo lama iloobaan ah. Ey tigreegu u rabaayadaysan inay yihiin waa la shageeyaa
Qalbi dhagax daba qoodhi ayuu ahaa
Farmaajo waxaa tageeri jiray majeerteen markii qadar qarxisay tageeradii waa kala laabteen 😂😂😂
Lol
your media hadan Ogaadeen buu dulan ku yahay
@@inasayidabdule2251 hadal ceeb ah ma sheegin sayid wax lagama sheegin walaalo
Somali diid ku ye abwaan bilaash afqalog qolaalcade tuug qaawaan
Ninkaan xarikii wuu ku bulaalay ma'istiri?!!!
😂😂😂😂😂😂😂😂
way ukala kacday wlhi beenta ma ahan guri baa loo gaday meeshu rabana wuu adi kara hada.
iLahay Dilaa dhinto!
Gacan Cadaw Nin Galay
Gujo uma, yaree
Garaadkaaga, intaa ah
ama kuwii Godobta, kagalay
ayey Heyb kuugashaa
Muxuu helay magac dheer waa jirtaa ogow waa nin caqli badan