SIID CALI OO KU OOYAY MAXKAMADA & SODOGA LUUL CABDI CASIIS OO FADEEXO KU DHACAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 28

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  21 годину тому +5

    Ninkaan weeyn wuxu ku hadlaayo kawaran? Like saar & subscribe thsnks

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 19 годин тому

      Odaygan maxa ka galay gabadhan ma asaga dhalay dhiigeda miyu leyhy Waa O'Day aan Iman daran Acudi pillah

    • @Hoodo-r1p
      @Hoodo-r1p 10 годин тому

      Wuxuu doonayaa inay caruurtu cunaan dhiiga hooyadood isna wax ka cuno xuquuqda uu sheegayo waa waxas ​@@shamsohussein4180

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 21 годину тому +4

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Годину тому

    Ilaahay iyo luul aabeheedeey arintu ka go,daa luul aabeheedaa dhiigga leh odagaan luul dhiiggeeda maleh

  • @Hoodo-r1p
    @Hoodo-r1p 11 годин тому +1

    Isagu wuxuu leeyahay iyada waxba igama galin lkn caruurta wiilkaygu dhaleen ha cunaan dhiiga hooyadood 😂😂😂

  • @Mahammmedi
    @Mahammmedi 16 годин тому +1

    Asc
    Ya bilaya ilmaha iyo iskul ya kabixina … Waxa ila saxsan diyo ilamaha lowga qaado iyo ninkan iyo Allah aye utala Sxbow

    • @amalkhayre6379
      @amalkhayre6379 13 годин тому

      Waxaa tahay dhuni qate ilahey ayaa baneyay dilka caruurtana ilahey ayaa ukafalo qadayo waa fakar xuntay

    • @amalkhayre6379
      @amalkhayre6379 13 годин тому +1

      Ilahoow abaha dhalay luul aduunka janadisa sii aqiranaa janafardoowso gali waxuu ka farxiyay dhamaan musliminta siba umada somaliyed waa abe ilahey ku kalsoon waxaan ahay h.g saleemaan hadana waxaan ka jeclahay cadalada ilahey qabiilkeyga

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow 20 годин тому +2

    Ma isagaa dhalay waa yaab walalahi aduukan wax walba walagu arkayaa

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Годину тому

    Subxanalaah 😢😢 lacag waa balayo

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 21 годину тому

    Indho adeeg kkkkkk ninkas diilaga ah tiirka tiirka tiirka tiirka tiirka xaaqi lulu allha haso dadajiyo inshallah ninkas diilaga togasho tirka diilaga tiirka tiirka

    • @zapnaqueen3939
      @zapnaqueen3939 20 годин тому

      Amiin I.a xaqeeda way helee mid aakhiro io mid aduunyba alxm

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 21 годину тому

    Waa ta laga yaabah yahay Odey waalan weeyaan oo xanuun san waa duni AAKHIRUSAMAAN XAQAADLE HA QABSADEEN ODEYGAAN WAALAN

  • @aminayusuf4899
    @aminayusuf4899 11 годин тому

    Illaahoow sida ninkaan ha iga dhigin gabadhiisane ha iga dhigin

  • @abdimuhumed5546
    @abdimuhumed5546 2 години тому

    Odaygan hungurixumo ayaa wada ee wuu ogyahay inaan wax boos ah oo uga banaan jirin arinta Luul

  • @user-zh6gz1co5d
    @user-zh6gz1co5d 2 години тому

    Odeygan mirqan ayuu rabaa😢

  • @fardosa1236
    @fardosa1236 21 годину тому

    Caruurta ushaqee oo kiri halayiraahdo odayga caruurtii wiilkaaga ayaa biil iyo nolol ubaahan odayga haloosheego

  • @nabadawaanololgobanimosoma5457
    @nabadawaanololgobanimosoma5457 15 годин тому

    Bartuuu layahay duqa😂😂😂😂😂😂😂

  • @foozia426
    @foozia426 6 годин тому

    Ax wiilka hala saamaxo miskiinka

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 18 годин тому

    ❤❤❤❤❤

  • @marwo5431
    @marwo5431 18 годин тому

    Odagan waa bilaa dhaqan oo waa bilaa diin

  • @saalimshariif3964
    @saalimshariif3964 2 години тому

    Qofkaas wuu indha adagyahay waan maqli jiray laakin hadaan arkay il adeygii oo doodaayo

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 3 години тому

    Maxkamada iney xirto ay ahed odagan dhuuniga ah

  • @FartuunXasan-m4z
    @FartuunXasan-m4z 15 годин тому

    Ninkan waa duli wax ka galay majirto manta waxaa is tahilkisa eheed in ladharbaaxo hamaanka tuuga hunguri ayaa wado wasaqa

  • @najmomohamed1767
    @najmomohamed1767 21 годину тому

    1

  • @ruwaiz1099
    @ruwaiz1099 16 годин тому

    Kkkkkkkkk

  • @سعيدمحمدسعيدمحمدسعيد

    waxtiihn. kadaabiin

  • @سعيدمحمدسعيدمحمدسعيد

    baanale

  • @NinaSeleh
    @NinaSeleh 21 годину тому

    😳 Muxuw dhahay, ma aqbalayo in ilmaha hooyadod Nin na uw Dilo Nin na Xaqoda diido muuw dhahay? Ilmaha haduw kanaxayo ninkii hooyadod dilay oo ayagoo jifu guriga kugubay haladayo madhihilahey oo Hunguru aa wado. Yaab waye.