QISADII XAAS IYO JACEYL

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024
  • #higsino.1 #supercarab #qiso #2022

КОМЕНТАРІ • 75

  • @salmoyar5717
    @salmoyar5717 2 роки тому +10

    Allha ha ufudediyo balse qalbi labo qof uma qeebsamo ee gabdha yartahane ha xumeen xaaskaag shrafta leh ee caruurta kuu dhashey ayah haqa kuugu leh ee allha talo saro ee gabdha yarta ah runt usheeg

  • @saidaali3291
    @saidaali3291 2 роки тому +16

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad ❤️scw 🕋

    • @raxmarose4385
      @raxmarose4385 2 роки тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @cilmidaadshe141
      @cilmidaadshe141 2 роки тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @cashoxasan7215
      @cashoxasan7215 2 роки тому

      @@cilmidaadshe141 àæw1

  • @najmaomarmohamed6129
    @najmaomarmohamed6129 2 роки тому +13

    ilahay talo waydiisay baan leeyahy taas ayaa lagu liibana oona hormar lagu gara 👆✅🥰

  • @Hafsanor22
    @Hafsanor22 2 роки тому +17

    Qisaadan jirkaa igubtay bal xaas ayuu lee yhy muu xaaskiisa ku ekaado Faarax wax la jeclaado ma ahan gabar 6 sano wax la soo baraneesay ayuu naag kle damcaa 🤔🥺

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 2 роки тому +2

    Macalin alle bari inuu faraj kuu furo.😢😢☝️
    Alle ha kuu fududeeyo.

  • @mamaasli3080
    @mamaasli3080 2 роки тому +3

    Allha kuu fududeeyo 🤲🤲🤲🤲 waad guleysanee ustad

  • @xaawoabdi4563
    @xaawoabdi4563 2 роки тому +7

    Allah ku fududeyo ustad 🤲

  • @saciidshariif7979
    @saciidshariif7979 2 роки тому +1

    ustd anigu waxa kudhihi lahaa alle hakuu fududeeyo midakale saliga nabiga badi inasha allh una istaqareyso wllkey alle hakufudeeyo culeyskada wllo

  • @Maahir397
    @Maahir397 2 роки тому +6

    Jacaylku mahan wax kaa amar qadanaya lkn waa.daren qalbiyada adamaha ku beerma Jacaylku waa farxad waa qayb kamida nolosha,...
    Hawaaro jacaylku 👍👍👍👍🥰🙏

  • @faizahassanfaizahassan8332
    @faizahassanfaizahassan8332 Рік тому

    Qalpiga hal qof ayuu qada hadu xaskisa jclan laha nag kale musan jclan lahen ee alle bari kolay wax walbo waa qadarta alle 🙏🥰

  • @samiamuse7457
    @samiamuse7457 2 роки тому +3

    Waaa qiso iga yabisey ee xaaskga ayaa xaq ulee gabadha yarna runta usheeg

  • @suleekha1086
    @suleekha1086 2 роки тому +3

    Alle sida u khayr badan haka dhigo😘

  • @ismaacilxasanxersi7139
    @ismaacilxasanxersi7139 2 роки тому +1

    waa jahawareer culus daacadi ee alla ha ufududeeyo miskiinka lkn badanaa ubadifakirka xaga caruurta iyo xaskaaga marwalibana ilaa hay bari waxaa tahay qofwanaagsan si sharfan i.a

  • @jazmiiyahmad1739
    @jazmiiyahmad1739 2 роки тому +2

    Alle haufududeyo istiqareso walal salatu layl na dhuko inshaallah waku gulesani

  • @kafiiyaabdidhuux6666
    @kafiiyaabdidhuux6666 2 роки тому +1

    Ammiin

  • @mohammadhassan9081
    @mohammadhassan9081 2 роки тому +1

    Wllhi waa qof qalbi wanagsan labadan gabdhood ilali macalin

  • @sahrosiidcali9638
    @sahrosiidcali9638 2 роки тому +5

    Wllkey ani waxaan ku dhihi lahaa horta talada super carab qaado
    Gabadha inaa goysid ma fiicno
    Xaaskaaga daji la kaftan hadey kuu ogolaato waa sidii la rabey
    Hadey ku diidana waa dhib runtii
    Lkn iney kaa ogolaataa rajeynaa i.a
    Gabadha balanteeda haka bixin

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 2 роки тому +1

    waxaan dhihi lahaa tan uu dhehey super carab u sheeg xaasgaaga side macquulsan wixii kugu soo baxo arag waxaan rajeyneyaa iney aqbali doonto waayo tallo wey fiican thy lagumana khasaaro Allah haku sakhiro.

  • @ilwadqurux1183
    @ilwadqurux1183 2 роки тому +2

    Nin ka gawar kle qiyaa may ani neh wuu iqiyaama sidee ku amintay nin nucas ah❤‍🩹💔😫🥵

    • @fadumencali7262
      @fadumencali7262 Рік тому +1

      Ragow amin malihi diin wlh xite Maga ran wey say in ad qalbiga xas gada sidu ku aminay oku jecladay in ad darento warun adiga rux kale wad jeclan karta wanah Doran karta lkin ayada kaliga ayey ku Dora tay ku gu nah farax san tahy kunah jecesha hay Mali kii ad isbara ten ilayo manta qof an adiga ahen nah ma Doran karto Daren kas maxa u ilalin la dihin blz qalbi jab ka naga daya ragow

  • @ArimaHeenaTubbe-gt1qh
    @ArimaHeenaTubbe-gt1qh 2 роки тому +4

    Super carab direct story people

  • @shukriilkacas1354
    @shukriilkacas1354 2 роки тому +1

    Rhntii wa qiso xanuun badan
    Ilaahy talo saaro
    Somalidu wxy tirahda intaadan falin kafiirso gbdhna mnta ma ogola in ninkeda lala wadaago inad rerkada kuweydaa laga yaabaa taxadar sameee
    Noloshu wa imtixaan badan thy

  • @ladannalka4228
    @ladannalka4228 2 роки тому +3

    Allha kufududeyo 🤲🤲🤲

  • @sumayosiman3744
    @sumayosiman3744 2 роки тому +6

    𝚒𝚕𝚊𝚑𝚎𝚢 𝚑𝚊𝚔𝚞 𝚏𝚞𝚍𝚞𝚍𝚎𝚢𝚘 😪

  • @rinaalabdallaali5064
    @rinaalabdallaali5064 2 роки тому +1

    illh waxa ugu barya farxad in eeyesho ayaa ale ugu barya lkn istiqareso ale na arintada saro insha allh illh gusha ha wafajiyo

  • @MuntaasAxmed-v6f
    @MuntaasAxmed-v6f Рік тому

    kan xaas uuba qabaaye saan mxy thy wllo ragow dumarka qal biuadooda dhawra😭😢🥺💔🥰😊

  • @xulaymaosman7760
    @xulaymaosman7760 2 роки тому +1

    Allaw amuuraha sahal 🤲🤲🤲🤲

  • @ismaacilxasanxersi7139
    @ismaacilxasanxersi7139 2 роки тому

    mahadsanid suber carab

  • @Said-gn2ec
    @Said-gn2ec 11 місяців тому +1

    Damac katiir waye nimaankan😂😂

  • @libansalah9285
    @libansalah9285 2 роки тому +2

    Allah ufududeyo

  • @faaduma5762
    @faaduma5762 2 роки тому +1

    Alle ha ku fududeyo

  • @abshiraershad8800
    @abshiraershad8800 2 роки тому

    mshllh alaah habarageya alaa barega habadeya Wu leebana

  • @ilyaswarsame7585
    @ilyaswarsame7585 Рік тому

    ustaad alaha kuu fudu deeyo

  • @AbdikafiCuri
    @AbdikafiCuri Рік тому

    Alllha kuu Dududeeyo Amiin ❤

  • @ArimaHeenaTubbe-gt1qh
    @ArimaHeenaTubbe-gt1qh 2 роки тому +3

    Subeer carab meel lagala xariiro noosheg whatsap aheyn..

  • @mohazsharama1478
    @mohazsharama1478 2 роки тому +5

    ℝ𝕒𝕤𝕦𝕦𝕝𝕜𝕒.𝕜𝕦𝕤𝕒𝕝𝕚 𝕨𝕝𝕝 𝕤𝕔𝕨 𝕤𝕔𝕨 𝕡𝕝𝕫

  • @Murti-z2j
    @Murti-z2j 2 місяці тому

    Alaah hausalo

  • @mariamabdallaali6344
    @mariamabdallaali6344 Рік тому +1

    Aan caaisho ahyn

  • @XabiiboCali-s6l
    @XabiiboCali-s6l 2 місяці тому

    ❤😊

  • @najaxabdi6690
    @najaxabdi6690 2 роки тому

    Nin markaa ayaan layaaba gabadh 6sano oo waliba caruur udhashay ayuu mid kale kagabar dhigayaa no jaceyl haduu jiro gabadha abaalkeeda ma dayaceen ustadka waxan leeyahy xaaskaaga qalbigeeda dhowr oo mid aad hada baratay ha lasin

  • @nimcohasan7968
    @nimcohasan7968 2 роки тому

    Ale ha ufudeydiyo in shallh

  • @ismailmohamedyusufalonepoi3190
    @ismailmohamedyusufalonepoi3190 2 роки тому +2

    war nio qof aad kujecel waliba ubad kuuheysa aad jeceyl isu sogursaten gabdhaaa lama helee ilaasho lbx talo ahan wa igataa anu

  • @kiinhaji9102
    @kiinhaji9102 2 роки тому

    Macalin alebari oberdeda samo ino kusoxijiyo xaskada

  • @farhiaahmed3621
    @farhiaahmed3621 2 роки тому +2

    Nimanka somaliyed umaba maleyan xaaska iney jaceyl uu bahan tahay tan uu la socdana marku guursade wuw naca ilen farax jaceylkisa shukansigu ku ekyahay

  • @daudlibanali9058
    @daudlibanali9058 2 роки тому

    Waxa jirta qiso aniga igu dhacday wll kulama wadagi karaa

  • @fardowsamohaz6087
    @fardowsamohaz6087 2 роки тому

    Ilhy talo wediso ustaad

  • @ArimaHeenaTubbe-gt1qh
    @ArimaHeenaTubbe-gt1qh 2 роки тому +1

    Ani wxn oran lahaa allaah talo saaro
    Xaaskgana. Usheeg inaad simi doonto ucadaalad sameyn doonto
    Waxa dhacayna ay yihiin qadar

  • @fartuuncabdi224
    @fartuuncabdi224 2 роки тому +3

    Wcs ani waxan dhihi lahaa xal wad heli waxan xal lo helin ma jiro marka labadoduba ilaali

  • @leilamire1043
    @leilamire1043 2 роки тому

    Xaskeyga wa jeclahy iyo gabarkla aad ujecladay mel islama gasho

  • @xuseencodeycabaaye8457
    @xuseencodeycabaaye8457 2 роки тому +2

    Sxb nosobadi qisooyinka waa kuraxeystaa

  • @ilyaswarsame7585
    @ilyaswarsame7585 Рік тому

    ilaahay ayaa kuu baneeyay wlll afar lkn wall waxaad samaysaa gabadhaada ubandhig xaaskaaga kana dhaadhici wlll hadhaawicin midna balantana u oofi sidii ilahaay sheegay wlll balanka oofi laba qof ayaad balan uqaaday markaa xaaskaaga kadhaadhici wlll adigoo ka adewjinaya xaga diinnta iyo kitaabka wll

  • @umucafifa
    @umucafifa 2 роки тому +2

    Maclinka dhakhtr aad dheh kolay ma fayope😒

  • @mariamabdallaali6344
    @mariamabdallaali6344 Рік тому

    Lkn subar carab nabi muxamd ayaa lawaydii yay dadka yad ujeceshahy wuxuna yiri caaisha muna shekin qof dumar ah uu jecelyahy

  • @hamdaqueen3870
    @hamdaqueen3870 2 роки тому

    Marka horaaba macalin in la aamino ee qalad thy wn ogaa sidaa iney dhaceyso pro jaceylku waa halmar oo kaliya waxaaga jaceyl ma'ahhan ee waa xiiso

  • @MunaAhmett
    @MunaAhmett Рік тому

    Nin Durbaaan qaatay ilaaqdalbay

  • @xaliimo5169
    @xaliimo5169 11 місяців тому

    Waxaan dhihilahaa allaah talasaaro

  • @S2dotttyyy
    @S2dotttyyy Рік тому

    jaceylka saan aqaaney ma lagabadley labaqof baan wada jelahay noooo

  • @amira_122
    @amira_122 2 роки тому

    maxaaa looyidhaahdaaa jacylku hal mar ayuu dhacaaa no

  • @abdullahicade7091
    @abdullahicade7091 2 роки тому

    Dadaalaa wuu gaaraa

  • @cumarsaid3208
    @cumarsaid3208 2 роки тому

    Xaasakeda qalbige ilali baan kula tiliya walakay

  • @fartunhaaji
    @fartunhaaji Рік тому

    Itosan gabadha jeceyl u bandhigan mixuu u fakari wasye, marko hada walwalalyo 🙄

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 2 роки тому

    سبحا ن لله

  • @Khaduujlbrahim
    @Khaduujlbrahim 2 роки тому

    Aloow 3 dood ba farxad sii

  • @caashoxasan3514
    @caashoxasan3514 2 роки тому

    😭😭

  • @farxiyocarab5408
    @farxiyocarab5408 2 роки тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @shamsohassan7503
    @shamsohassan7503 2 роки тому

    😃😃😃🤲🤲🤲❤❤👍