2006, 2007, 2008,2009 ,2010 ninkan hargeisa waa u shidnayd waa laga dambyn jiray isaga nin aan ahynba lama dhagaysan jirin mantana sida lagu ilabay wad yabaysa
6 year kadib miyuu soo rogaal celilyey alfanaan cabdi fanax horeyna heeso ayuu ku soo tuurtay balse heeatii aan ka xasuus walaalnimo ayeeba aheed 2014 up to 2021 hore usoco
Maame HD media muusiga heestaan ee uu horay u qaaday Alfanan Cali ukun waxaa tumaayo waa Ustaad Al macalimu Axmed Saalax Qaasim Naaji ee fadlan sheega legendka.
Wlhi xasoos bey igo ledahay hestaan waxaan kodhagesan jiray uganda kampla xili aan lin uk o fadhiyay alx caawa ey tahay 5/1/2023 oo qamiis ah Birmingham uk baa ko dhagesaa oo subixii aan rabo in aan exm shaqo aado ilaah ha ii fudeediyee asxbtedii adunka nakala waday hawadaa idinka salmaa 😇😇😇
Legen aaaan u xiiisnay soo rogaaal celi dadbadan iminkaa lawaayayaaa nasiibkooday qabaan bacbaclayaashii ragii fanka lahaa ee udhashay way soo laaabteen
Ninkan ciyaal sharma boy way ku adkan ina yaqanan
abdi fanax😍 legend ciyarki hore ee heesihisa dhagaysan jiray like ta dhac dhac ku sii
Wlhi waaba la yabay qaar imika barnaya
War waa kii aduunka walaal hakuu noqdo odhanaye . Faruurey weye
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 maan rabin inan sidaa uqoslo
2006, 2007, 2008,2009 ,2010 ninkan hargeisa waa u shidnayd waa laga dambyn jiray isaga nin aan ahynba lama dhagaysan jirin mantana sida lagu ilabay wad yabaysa
😄
Wow walahi laysma casiye wuu cod macanyhy inta ku bartay yarkan heesta "waxba aniga ha iiwalwalin"
Like ta
Waar ninkani waa halyey waa qaraami cabdifanax UA-cam ku qoro
Yar maaha lagagu dhufaye 🤣🤣🤣 waa oday
@@Abdiasisfahad 😂
kkkk zxp dadki dambe tahay ninkan hargeisa maslaxyada looga kici jiray isagay u shidnayd e waqtiga gabay, intii reer hargeisa looga shekayn maayo e garanysa
😭😭😭Cabdi fanax saa lagu xisayaa anigu wali heestadi u dambeysay waa jeclahy ee walaal aduunku haku noqdo 😞
tageero number one 🥰👏👏
Axyaa fanaan xusuusbaa geel lagu xero geeyaa ragii ruug cadaaga ahaa ayaa soo rogaal celiyey codka tolmoon ayaa i dilay long life yaa fanaan cabdi
Legend xasuustii Fanaankii waynaa Abdi-Tahliil Allaha u naxariistee Abdifanax Top one
KaLsoonidii O Qof aH waa Kan Abdi Fanaax Legend 🙏
Codkii Cabdi Tahliil oo sidiisa ah weeye. Eebbe ha u naxariisto Cabdi Tahliil
Isaga kaa cod ficaan i love Fanax
Cabdi Tahliil baadan aqoon malaha! Ninkan isba waa legend se cabdi tahliil ma gaarsiin karo
Ha noqon Cilo aan la mudanee
Cawana laga lug bixin
Jid iyo ceedna
toona garan
Jaceylkana ceeb ha badin ❤N🙏
Lagend Abdifanax is comin back
# dunidan casar joogtada ah
# Tabaalaha caashaqa
# Cilaaqdiyo faaladaa
# Cibaarada goonyaha
# Caloosha waxaan ka rabo haduu
# Cudur taaganyahay
# culays wayn igu hayaan wax kale icadaadiyaan
# Miyaan carab saaqayaa 👏👍👌
I am from hargeisa
sunday. 28 march 2021
ragii fanka iska lahaa🔥🔥🔥🔥🔥❤💋
Wax nool
Qofkii 1aad ayan nasiip uyeshay ❤ dhac kusii
Cod macaan oo deganaan lagu dheehay
Rabi haku daayo rug cadaagii oo soo rogaal celiyey
Alle ha u naxariisto cabdi tahliil
Lagend Is Come Back
Cabdi fanax maxaanu in badan wada bakhlaynay Ragii Hargeysa iskalahaa weeyaan ninkan qoraalka soo qoray
Rugcadakii sorogal celi the one only cabdi cisman gudal legn keep going
Cod iyo muuqba alle siiyay fananka qarniga wlhy aadban utagera uguna salama allan idinku dharshe
Ninkaas Faruurtaas yar ma u hagaajin waynay bilaa Calayk sidee wax inaga yihiin Soomaalaay
Legendary music Axmed Salax Qasim xage ku illowdeen, he was one of best in his generations
Big legend cabdi fanax waan taageera ninkan
Burco 2021 /10 may/ ramadaan ciidki ka hadhsantahay 2 cisho
Saacada 5:50 pm
💜
Hargeisa Ragii Shidi Wakhtiyada Qaar Abdifanax
Waxan Ku Bartay Panaroma, Hotelkii Hargeisa Ugu Shidnaa 2008 Oo Isagu Kala Kicin Jiray Iyo Fanankii Dhintay Allaha Ha U Naxariistee
Jarmali
Sifiican panaroma
6 year kadib miyuu soo rogaal celilyey alfanaan cabdi fanax horeyna heeso ayuu ku soo tuurtay balse heeatii aan ka xasuus walaalnimo ayeeba aheed 2014 up to 2021 hore usoco
❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ato fanax salam biyalow great song
The one and only, cabdi fanax gudaal...
Much respect 🙌 🙏 👏 💯 👌 ❤
Waaa haybad codku khasab maaha ninkaaan haybadbuu ilaahay usiiyey aadbaana utaageeraa walaahi
🙏🙏🙏🙏alow xafid lajan cabdi fanax ustad wa barteeda 💯💯🙏👍💐
Fanaan wayn Ale haku xidiyo waanin kii lxnka kuladhay heesta gaadiga hayanka ee ay qaden Axmed cigal iyo khadra dahir fanaan wayn
Wwww maan shaa allah walahi aad buu ucod macan yahy ilaahay codka cafimad ka cimriga ba ale hakuu barakeeyo legend 👌💯
kalsonidu waa muhim❤️✋
LEGEND INBADAN FANKA CAASIMADA NOO SHIDAY WAAN UXIISNEY CODKAAGII HALAASIGA AHAA EE NAA SOO BADI LIBAAX
Legend Fanka Soomaalida Ada ugu Sita Keep Going
In badan waanu u xiisnay codkiisa ugu danbayna waa noo imi halyeygayagii mar danbeh hanaga tagin we love you❤
Abdifanax ragrag dali great respect brother
Wow ciyaalki hore U remind me 2008 baryahn bajuunta ku badned fanke 💯💯💥
axyaa zamaan barigii ay maalmihii ay magaaladu u shidnayd
Wooow bilaah caleek dadkii fanka iska lahaa soo rogaalceli cabdifanax zalaan zare zuldaanka muuqaalada Maame HD 😍🥰
Cabdi fanax Allah cod Ku dhameyay 🔥🔥🔥🎧🎤💞👌
Legend Al_Fanaan Abdi Fanax
Ala Muxuu Fanka Caasimada soo Shidey
Zhp ciyalka uga fadhiiso fanka dadkii hore ayaa ku dhagysn jiree
Apdi fanx best fanan wlhi
❤ Ha noqon cidlo aan la mudaneey
Cawan aan laga lug bixinee
Jid iyo ceebtoona graneey
Jacylkana ceeb ha badin❤♥️
Keep going bro cod waa leedahay axsan yaa fanaan
Labo legend ayaa is heley MAAME HD iyo c fatax www s🥰🥰🥰 rag culus horo u socda 👌👌💯💯
Codku waa udhalashee iskabaadh maaha salaan gobeed cabdi fanax 💯🙏🏽
Wooow legend wllhi ciyal nimadi ku dhagysn jiry cabdi fanax
LEGEND WAXAAS AYAA COD LAGAA DHAHAA...
Ilaah cod wu kusiyay leysma xasdee ☘️
Woof caleek cabdi fanax waa ragii shubi jirey bahasha
Ruug cadagii Wa so rogaal celiyay cabdi wan kuu xiisnay ❤👋
Axyaaa axyaa waa kuwaa daadki laaha #Faanka de #Abdifaanax iyo waagiii #Banarooma axya axyaa iyo #sms
Wooow Boqorkii codka waa soo laabtay waa lagu xiisay cabdow ❤️❤️
Legend cabdi osmaan guudaal abdi fanax waar nin culusbaa soo laabtay
Lagend abdi fahan Ragadii waaye lafa hore
Heestii adduunku walal hkuu noqdo
Intii ku brty ani cml like dhckusii
Rugcadaagii Soo Rogaal Celi Legend Always Legend ❤🔥💯🙏Sxpkay Qliya Maame HD Keep Going 🔥💯🙏
Ninkan waa tagay codkiisa cml wali ma maqal wow heesa badan soo qaad adeer
Legan laba maaha cabdi osman gudaaal caadi mahan ❤❤❤❤❤
Wlhi CoD iyo Action wada socda MochlH keep going 🥰
Well done Abdi Fanax...great piece
Marbaaa. Aroos aanu joogin arooos ahayn waa aduunyo
Maame HD media muusiga heestaan ee uu horay u qaaday Alfanan Cali ukun waxaa tumaayo waa Ustaad Al macalimu Axmed Saalax Qaasim Naaji ee fadlan sheega legendka.
Ok wll
Wooow legend cabdi fanah go forward
Legend always legend wllhi waa fananka kaliya cod halaasigisa oo hungobo yacni igu baxdo😍
I have respect abdi fanax no athier one only abdifanax
CAbdi fanax ciyaalku garan maaayaaan😉😉
Fanku inuu bakwad yahay sidaa ku ogaada hadaad baratana aadan iska dayn karayn ilaaaahay baan ka magan galnay fanaaanimo war soomaaliyeey wanaaagii xaguu ku danbeeyay alle (sw) kacabsada 😥😥😥
Proud of you Cabdi fanax you are my boqorka codka keep it up
Legend fanaX 👏 come pacK
Abdi fanax hesihisi wan jeclaa ubax fahmo u laqado❤️❤️❤️
Cabdi cismaan gudaal fanax waalaguu darsaday legend welcome back
2021 ban dhagesaa 8:18 habin ciidol adxda kadhi
Mantahay 2 malin wayo iso qa teyn uganda
Oo busif walan ifahoyo oo waliba dalka dariska
Rowanda qaxoti laga qadaa o hanqal tagaaa
Waayo wyo iyo barisamatkii a ✋✋✋ asxb
Plz iso doceya in ale muradkeyga isahlo
Inta fananka hesti wlal ku baraty like sara😂
Malaha adiga ku bartahay 😫😫😫
heestan waxaan aad ugu xasuustaa 12sano ka hor inadeerkay badar maxamed rooble oo jacayl aad udaran uu hayey oo aad u dhagysta ana aad u dajin jiray waa hees dareenkeeda leh dhalinyarada maantana way adag tahy reg soo saari kara heesahaa dareenka dhabta ahi ku lamaanyahy.
Cabdi fanah aad ayaan ugu farxay fanaan markale aragtidaada noolaw waqti badan.
dadka maxad uga shegaysaa sxb
Legend is back Cabdi
Codka dahabiga heestas hadanan shidaan ma mirqamo😍🤩😎gacanbaan u tagay ✋
Iisaar wllshy or wllky
Wwww mansha Allah leysmaxa qiro wallhi ish calaa cod
Woow Hoobalkii weynaa Cabdi-Fanax.
😍😍😍Hees qiimo leh Fanaan Qaaliya.
✍Rugcadaagii Soo RogaaL Celi🗣 Cabdi FanaX, Fanaan Hore oo Ay Hargaysa Ushidan Tahay Ayuu Wakhti, Balse Waan Ku Farax Sanahay Inuu Dib Usoo rogaaL CeliyeY.
✍Team Legend Maame HD Production WxN Idin Leeyahay "Keep going 🏃♂️🏃♂️".
M.a anpa waaku fraxzanay
Raggii Fanka shidi jirey
Ciyaalkii hore caasimada garanaaya ayuunbaa garan Cabdi fanax
Cabdi fanax legend rerer hargayso
Legend ruug cadaa soo rogaal celiyey ayaan arkaa heesaha noocasa soo badi dheh odeyga
Mansha allh keep gonig
Ragi fanka laha cabdi fanax lajan 🥰
Cabdi fanax legend hore u soco 👌
*Cabdi fanax* legend tageero ahay jiray
Wlhi xasoos bey igo ledahay hestaan waxaan kodhagesan jiray uganda kampla xili aan lin uk o fadhiyay alx caawa ey tahay 5/1/2023 oo qamiis ah Birmingham uk baa ko dhagesaa oo subixii aan rabo in aan exm shaqo aado ilaah ha ii fudeediyee asxbtedii adunka nakala waday hawadaa idinka salmaa 😇😇😇
Legen aaaan u xiiisnay soo rogaaal celi dadbadan iminkaa lawaayayaaa nasiibkooday qabaan bacbaclayaashii ragii fanka lahaa ee udhashay way soo laaabteen
Mucjisadi fanka wlhy waa Dadka Fanka Iska Lahaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
From qamar suugaani
Mame iyo legend Abdi fanax keep going
Legand abdi fanax👏👏👏👏👏👏
Aduunkaa walal haku noqdoo 🙌🙌🙌
Another level🤩
Adunku wlal haku noqdo bn ku barty fanan qarn inte ku maqna🥰
First one for views and comment👆
Walhy codkisu wuu macaanyahy
Legend abdi fanax ku tageeerna shp
Kuna jeclnahy ♥️✊✊♥️♥️
Ninkan suu Afka fanay ugu leyaha iyo codka macan isma laha
You get sweet voice keep going well done you earn proudly from odious wow.🦊👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Maame hasan sxp heestan waaan kaaa hayaaa bro
Shukran by bro 🙏🙏🙏🙏
Muhiimadu waa codkaaga💯