Muxuu yahay xiriirka ka dhaxeeya Cayilka iyo Cudurada qaar?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • #overweight #somalia #haelth #weightloss #diabetesawareness #obesity
    Welcome to Shukri Fiican - Advocating for Health, Empowerment, and Awareness! 🌟
    🚨 At Shukri Fiican, we're on a mission to shine a light on important issues affecting our community's well-being. Join us in the fight against harmful practices as we raise awareness about the health issues, dangers of skin bleaching and the risks associated with addictive drugs.
    Empowerment for All: Shukri Fiican is not just a channel; it's a movement. We believe in empowering individuals to make informed choices, embrace self-love, and foster a community that stands against harmful practices.
    🤝 Subscribe now to be a part of this vital conversation. Hit the notification bell to stay informed, and let's build a community that advocates for health, empowerment, and awareness.
    Connect with us
    📷 Instagram: @ShukriFiican
    🐦 Twitter: @ShukriFiican
    Facebook: @ShukriFiican
    #ShukriFiican #AwarenessMatters

КОМЕНТАРІ • 106

  • @muni2178
    @muni2178 2 місяці тому +8

    Mansha alaah habo. I am mom a of four children, gained more weight but I know how to lose it. 10k walking every day, eating protein and fiber food. struggle to be consistent, someday lost but I try to do it again. loved motivation programs like this ❤luv habo

  • @user-el4pv9yd2s
    @user-el4pv9yd2s Місяць тому

    maasha allah ilaahay hakuu siyaadiyo fikirkaaga caafimaadka qaba

  • @Qabyaaladdiiday
    @Qabyaaladdiiday 2 місяці тому +5

    Buuga qur aanka kafiican eedo macaan❤

  • @fadumomohamud7861
    @fadumomohamud7861 2 місяці тому +5

    Abayo shukri waxaa tahay hooyo karti badan ana waxaa I tahay my role model ♥️ ❤️ 👌 💖 cimriga allaha ku barakeeyo

  • @xalaalquutemaqasaaro5287
    @xalaalquutemaqasaaro5287 2 місяці тому +3

    Manshallah tabarakalah we ❤ u no wad bush gareynta wa.kula soconeyna 😊

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 2 місяці тому +2

    Mashaa Allaah. Shukri fiican!!!!!
    Fikirkaagu shukriyeey waa fikir caafimaad qaba ka imanaya qof mutaxadarad ah garanaysa nolosha wanaagsan
    Baarakallaahu fiiki walaal Bulshada SOOMAALI dad isbeddel ku sameeyey u baahanyijiin

  • @ShukriFiican
    @ShukriFiican  2 місяці тому +9

    London Boroughs waa 32 maaha 50 waan qalday meeshaas ii cudur daara

  • @hamsebade3262
    @hamsebade3262 2 місяці тому +2

    Horumar iyo guul waartaan kuu rajaynayaa indrtaY shukri fiican tala wax ku ool ah baaad na siiisaY thank you so much
    From Facebook

  • @MaryamWarsame-lw7wy
    @MaryamWarsame-lw7wy 2 місяці тому +1

    Maansha Allah tabarakallah aad ayaad u mahadsntahay waan ku faraxsanahay sida quruxda badan aad noo Wacyi galisay

  • @aminahassan5364
    @aminahassan5364 2 місяці тому +1

    Maasha Allah
    Allaha ku barakeeyo insha Allahu

  • @daadir2020
    @daadir2020 2 місяці тому +1

    Mahadsanid weight loss program waan kula soconaa. Guuleyso

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 2 місяці тому +1

    Waa gabar daacad oo runta sheegto
    Khayr alaha ku siiyo

  • @deqageddow3187
    @deqageddow3187 2 місяці тому +4

    Masha Allah, keep going sister 🙏🏾❤️

  • @zamzamomar8118
    @zamzamomar8118 2 місяці тому +1

    Masha’allah habo quruxey fikirkaaga wanaagsan waa ka helaa waaku daawadaa wlhi Aniga waaku jiraa ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 horay u soco

  • @fatumaosman7736
    @fatumaosman7736 Місяць тому

    Masha Allah

  • @SaynabAhmed-r4g
    @SaynabAhmed-r4g Місяць тому

    Masha allah hano thanky you adna allaha kuu fududeyo

  • @IdleMollimEidlereports
    @IdleMollimEidlereports 2 місяці тому +2

    Hormar iyo Guul waa kula soconaaa

  • @abdulkadirmoalimmohamed5915
    @abdulkadirmoalimmohamed5915 2 місяці тому +2

    Absolutely you are very right ✅️

  • @haniahmed7534
    @haniahmed7534 2 місяці тому +1

    SC SAMIYEY EX UK but now living in Somalia ❤❤❤

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 2 місяці тому +1

    Maamo welcome back wakujeclahay allaha kujeclaado maamo shugri❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 місяці тому +1

    Manshaallah absolutely 💯 fican thanks

  • @anabm1955
    @anabm1955 Місяць тому

    Shukri fiican thank you so much ❤

  • @AbyanAhmed-p4s
    @AbyanAhmed-p4s 2 місяці тому +2

    Mahadsanid ❤hooyo❤

  • @Xaliimokhaliifmagool
    @Xaliimokhaliifmagool Місяць тому

    Hbo alle haku sharfo video adleedahay ayaan kabartahy sida timaha loo shan laysto

  • @AsmaAsad-xi2rn
    @AsmaAsad-xi2rn 2 місяці тому

    Masha allah habo macaan i wish you good life, qof wanaagsan baad tahay aanu wax ka faa’idnay rabi hakuu sakhiro nolosha oo idil.❤️

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 Місяць тому

    ❤Wcs shukri cadey xbbti

  • @muhubahashi4291
    @muhubahashi4291 2 місяці тому +1

    Asc mashalah ready jzk khayran

  • @fartunhilowle1908
    @fartunhilowle1908 2 місяці тому +1

    M.a hbo Allah haku barakeeyo

  • @fatumaosman7736
    @fatumaosman7736 Місяць тому

    Shukran mama I like you

  • @mohashdiried2861
    @mohashdiried2861 Місяць тому

    Mashaallah abayo you are inspirational to our community keep up the good work.

  • @fardowsoiskufillan
    @fardowsoiskufillan 2 місяці тому +1

    Maasha allah shukri keep going wax fiican ayad kahadashaa soobadi video noocaana

  • @SamiraSaeed-r6l
    @SamiraSaeed-r6l 2 місяці тому +1

    Walaal waa kugu farxaa markaad soo dhigto muqaal❤❤❤❤❤

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 2 місяці тому

    Shugri qalbigaga fiican ayaba jeclahay alaha ku xifdiyo ajar iyo xasanad haka siiyo wanaga aad bulshadada la jeceshahay aniga diyar ayan ahay insha allaah noo bilaaw abaayo waxay noo tahay dhiri galin mahadsanid beelo❤

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Місяць тому

    That is great advice weeye xabiibtii jzklq dumarka soomiyeed waaye isilobaan markey hooyo noqoto weye is dhigataa weighed ma eegto iyo cafimaad keeda that is. True xabiibtii waxa nala share greysay something very important qaaliyeey thanks for sharing keep it up good work xabiibtii jzklq.

  • @Luvv_jk436
    @Luvv_jk436 2 місяці тому +2

    Diyaar aa nahay❤

  • @laylamohamed1144
    @laylamohamed1144 Місяць тому

    Mansha allah mamo shukri fiican we love you ❤❤❤❤❤

  • @MaryamaHassan-f6n
    @MaryamaHassan-f6n Місяць тому

    Allah saan gabadhan u jeclahay daganaanta hanaan wanaaga sharafta

  • @habeenkauhoreeyaayaaniskud4769
    @habeenkauhoreeyaayaaniskud4769 2 місяці тому +1

    Shukran abaayo

  • @منىامينشيخامين
    @منىامينشيخامين Місяць тому +1

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد
    سبحان الله العظيم و بحمده لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير لا اله إلا انت سبحانك اني كنت من الظالمين لا اله الا الله مفتاح الجنه لا اله الا الله مفتاح الفرج لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير لا اله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Місяць тому

    Waa isticmaashay weight ka kadhacay form of energy sweat kubaxay

  • @Nurromohamed
    @Nurromohamed 2 місяці тому +1

    Maansha Allah wll soo dhawoow

  • @madinaomar3703
    @madinaomar3703 2 місяці тому

    Maasha Allah Shukri waad mahadsanid xabiibti

  • @deqanasir219
    @deqanasir219 2 місяці тому

    Shukri qurux jazakalah ❤

  • @farhiaisse802
    @farhiaisse802 Місяць тому

    Shugriyeey alle haku xafido wll qaali talo fiican nasiisaa marwalbo waankuu duceeyaa wlhi hadii aan su alku waydiyo gabadhii reer xamarjadid ma ahaanjirty kom dheeh gabadhedi miyaa tahay meel baan daris ka ahayn sidaan filaayo

    • @ShukriFiican
      @ShukriFiican  Місяць тому

      @@farhiaisse802 mahadsanid abaayo, Xamarjadiid ma deganeyn Shibis ayaan ka imid

  • @umusiham-gy6rq
    @umusiham-gy6rq Місяць тому

    Mashaa Allah awal fecbook io tiktok baan kala socday yuutubkaga maantan arkay❤❤

  • @naimamohamud8871
    @naimamohamud8871 2 місяці тому +1

    Shukran

  • @amiinaiimaan97
    @amiinaiimaan97 2 місяці тому

    Maasha allaah horay usoc

  • @zeituunzhire4711
    @zeituunzhire4711 2 місяці тому

    Maamo Zhukri zharafeey ❤

  • @shiiddo
    @shiiddo Місяць тому +1

    nobilaw aniga diyar an ahay ❤❤❤

  • @SaidaHassan-yd7jj
    @SaidaHassan-yd7jj Місяць тому

    Shugri qurux masha allaah bulshaadaa ku baahan

  • @AmrianaNashwal
    @AmrianaNashwal 2 місяці тому +1

    Asc abaayo mashaa allaah allaha ku xifdiyo waan ku xiranahay chanelkaga aad ayaan udhageystaa walaal hore usoco cayil waa ceeb dadka waxay uheystaan qurux qurux ma ahee hadana waa cudur waxaan leeyahay ka fogaada cayilka

  • @IlhaamAdam-hv7yk
    @IlhaamAdam-hv7yk 2 місяці тому +1

    Waakaa sharaf badan tahay qof la iloobo qaaliyey❤

  • @kbk489
    @kbk489 2 місяці тому

    Masha allaha wll allha ku xifdiyo is fiican ayaad noo dhirigaliysay waana dadaalaynaa inshallaha

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 місяці тому

    Waaku salaamay habo waa naga caajistay kuma ilaawi karno ilaahay haku barakeeyo habo macaanto

  • @sacdia1238
    @sacdia1238 2 місяці тому +1

    Abaayo Shukri ficanay waan kutageeraa ❤❤❤

  • @SacdiyaNuur-s5k
    @SacdiyaNuur-s5k 2 місяці тому

    MaashaaAllaah abaayo waa kaa faaiidey khayr Allaha kusiiyo

  • @hawasalaad9249
    @hawasalaad9249 2 місяці тому

    Mashalaah abaayo mar horeey aheyd inaad noo soo baxdid lakiin is never too late

  • @jamilahahmed3652
    @jamilahahmed3652 2 місяці тому

    Keep going waad sameyan kartaa abaayo anagana waan kula jirnaa aniga xitaa ma jecli inaan caruurteyda culeys ku noqdo oon wax walba ayaga ka sugo iney ii qantaan markan waayel noqdo inshallah

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 2 місяці тому

    Maasha allaah keep going sister ❤

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 2 місяці тому

    Maashaa Allaah Mahadsanid abaayo

  • @healthylifestylechannel9733
    @healthylifestylechannel9733 Місяць тому

    ✅ 👌🏾

  • @user-js1of9cz3o
    @user-js1of9cz3o 2 місяці тому +1

    Asc shukri walsheen waxaad nooga soo sheekeysa sokorta si fiican

  • @hamdih9551
    @hamdih9551 2 місяці тому

    Asc,walaashey waad mahadsantahay programkani waa mahiim dadka water uleh.horay u soco walaashey

  • @madinaomar3703
    @madinaomar3703 2 місяці тому

    Diyaar ayaa nahay waxaa ubaahanahay dhiiri galin bes ❤waana kaaga mahad celinaynaa waqtigaada qaaliga ❤❤

  • @user-uv5ih6sd7o
    @user-uv5ih6sd7o 2 місяці тому +1

    diyaar baan ahay abaayo shukri, noo bilow

  • @zaaidmohammed8972
    @zaaidmohammed8972 2 місяці тому

    masha allah habo mcn ❤️ ❤️ ❤️

  • @alexlucaz1132
    @alexlucaz1132 2 місяці тому +1

    Qof. Cayilan ma tihid Masha Allah, waxaa tahay qof dhan walba loo qaadan karo

  • @ikraanyusuf4464
    @ikraanyusuf4464 2 місяці тому +1

    Waxay aaden markuu jir ku waayey cuntadii la siinayey buu dib u cunay baruurtii jirka saarnayd

  • @XamdaXasan-fe8dl
    @XamdaXasan-fe8dl 2 місяці тому

    Masha Allah insha allha guleso❤❤❤❤

  • @sareedocabdi6129
    @sareedocabdi6129 2 місяці тому

    SHUKRI FIICAN WAXAD MOODAA INAY ANIGOO KALIYA ILAHADLAYSO
    MAHADSANID MARKASTA WAXBAAN KAA FAA'iidnaa

  • @faizawarsame9848
    @faizawarsame9848 2 місяці тому +2

    Shukri anigaa wada weight los ee soo geli multvation aan kaa helee xbbt

  • @fadumahassan4188
    @fadumahassan4188 2 місяці тому +1

    Asc abayo aniga sidaso kale waxa igu riday is tares &dhurufaha adunka

  • @aminamohamoud1977
    @aminamohamoud1977 Місяць тому

    Maashaa allaah shugri xabiibti allaah haku barakeeyo waakulasoconaynaa +like and subscribe

  • @HaniAbdi-b6v
    @HaniAbdi-b6v 2 місяці тому

    Mansha allh mamo❤

  • @blimpsedits
    @blimpsedits 2 місяці тому

    mashallah tabarakallah

  • @XawaAwale
    @XawaAwale 2 місяці тому

    Asc aad iyo aad baan ugu bahanay casharkan soo badi walal

  • @farxiyoabdi2401
    @farxiyoabdi2401 2 місяці тому +1

    mama ayeeyo day aa qabto wlh indhaha ee kariday
    lug aa laga jaray

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @kaafiyacooking2
    @kaafiyacooking2 2 місяці тому

    Mashaa Allah tabarakallah hore usoco wll

  • @shiiddo
    @shiiddo Місяць тому +1

    sodhawaw kaligada mahan

  • @badarqalinle4184
    @badarqalinle4184 2 місяці тому +1

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 2 місяці тому

    Malaha hbo sida biyuhu ay kadi isubadasho ayay baruurteenuna kadida racda

  • @ashoelmi3185
    @ashoelmi3185 Місяць тому

    Asc abayo shugri waa runta aniga wan kula jiira

  • @farxiyoabdi2401
    @farxiyoabdi2401 2 місяці тому +1

    mama diyaar an nahay

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 Місяць тому

    Socodka iyo soonka wax loo dhigo ma leh marka culays ridaysaa

  • @musaafirah999
    @musaafirah999 2 місяці тому

    Dee cayilka wuxuu raacaya dhidhidka kaadida saxarada saas ayaan isleeyahay

  • @fatimaabdi8248
    @fatimaabdi8248 2 місяці тому

    Diyaar abaayo shukri 😊😊😊😊

  • @alexlucaz1132
    @alexlucaz1132 2 місяці тому +1

    Sorry Shukri

  • @Akp83366
    @Akp83366 2 місяці тому

    Masha Allah abaayo Shukri waan bilaabay Lkn abaayo hal dhib ayaa I heeysto maakaan weight loss bilaabo hurdada ayaa iga tagto, wanna muhiim in qofku si fiican u seexdo maxaan sameeya 😢

  • @zeinabahmed3784
    @zeinabahmed3784 2 місяці тому +1

    Manta igukahoresa waankusay lake iyo sescerb

  • @fartunhilowle1908
    @fartunhilowle1908 2 місяці тому +1

    Aniga diyaar ayan ahay

  • @SafiyaAbdal
    @SafiyaAbdal 2 місяці тому

    Diyaar iyo nus

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 2 місяці тому

    ininkii sooma khamiista iyo isniinta
    Tukada salaatu laylka wuu caafimaadi
    Wuuna caatoobi

  • @jamilahahmed3652
    @jamilahahmed3652 2 місяці тому

    Asw abaayo waa u bahanay buraarijin xaga cayilka

  • @LaylaFarah-ym1vc
    @LaylaFarah-ym1vc Місяць тому

    Diyaar abaaya waaba kula socdaa

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 місяці тому

    Hooyaday baadan arkin adi caataabaa noqonee 120 killo weeyw mana ridi karto wadankii bay joogtaa

  • @KhadraAli-sr1rx
    @KhadraAli-sr1rx 2 місяці тому

    Abayo cayil kama muuqdo qof dheera watahay

  • @jamilahahmed3652
    @jamilahahmed3652 2 місяці тому

    Abaayo diyaar igu dar

  • @blimpsedits
    @blimpsedits 2 місяці тому

    Diyaar to join you sister let me know how to contact you I also live in London

  • @fardowsanuur8348
    @fardowsanuur8348 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤