- 24
- 115 507
Shukri Fiican
United Kingdom
Приєднався 17 бер 2023
🌟 Welcome to Shukri Fiican - Advocating for Health, Empowerment, and Awareness! 🌟
🚨 At Shukri Fiican, we're on a mission to shine a light on important issues affecting our community's well-being. Join us in the fight against harmful practices as we raise awareness about the dangers of skin bleaching and the risks associated with addictive drugs.
Empowerment for All: Shukri Fiican is not just a channel; it's a movement. We believe in empowering individuals to make informed choices, embrace self-love, and foster a community that stands against harmful practices.
🤝 Subscribe now to be a part of this vital conversation. Hit the notification bell to stay informed, and let's build a community that advocates for health, empowerment, and awareness.
[Connect with us]
📷 Instagram: @ShukriFiican
🐦 Twitter: @ShukriFiican
Facebook: @ShukriFiican
#ShukriFiican #AwarenessMatters #Empowerment #CommunityAdvocacy #SkinHealth #SayNoToAddiction
🚨 At Shukri Fiican, we're on a mission to shine a light on important issues affecting our community's well-being. Join us in the fight against harmful practices as we raise awareness about the dangers of skin bleaching and the risks associated with addictive drugs.
Empowerment for All: Shukri Fiican is not just a channel; it's a movement. We believe in empowering individuals to make informed choices, embrace self-love, and foster a community that stands against harmful practices.
🤝 Subscribe now to be a part of this vital conversation. Hit the notification bell to stay informed, and let's build a community that advocates for health, empowerment, and awareness.
[Connect with us]
📷 Instagram: @ShukriFiican
🐦 Twitter: @ShukriFiican
Facebook: @ShukriFiican
#ShukriFiican #AwarenessMatters #Empowerment #CommunityAdvocacy #SkinHealth #SayNoToAddiction
Maxaa midabkooda ku direy gabdhaheenna?
Waxaanu sameynay codbixin taas oo aan ku dooneynay sida ay dadkeenna u arkaan iscaddeynta. Annaga oo kala doorran siinay laba, in ay u arkaan qatar caafimaad ama qurux? natiijadii codbixinta iyo sida aan u Aragon ayaan muuqaalkan idinkula wadaageynaa. Fadlan subscribe na sii sidro galena not ree aragtidaada ku aadan mawduucan.
Переглядів: 138
Відео
Wax maka ogtahay sida Mama-Ugaaso masuuliyad isaga saartay caruurta magaalada ku dayacan qaarkood?
Переглядів 44514 днів тому
Muuqaalkan waxa uu qeyb yar idinka tusi doonaa wanaaga ay Mama-Ugaaso u sameysay caruurta ku dayacan magaalada Muqdisho qaarkood. Fadlan qeyb ka noqda wanaaga ay faleyso maamadan.
Maxaan ku soo arkay Muqdisho? Part 4
Переглядів 1 тис.21 день тому
Muqdisho waxaan marba marka ka sii dambeyso ku arkayaa horumarro aan caadi aheyn. Caawa waxaan booqday Barqadle Takaful Insurance. Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa faa’idada hal-abuurkan u leeyahay bulshadeenna. #ShukriFiican #mogadishu #somalia
Maxaan kusoo arkay goobaha haweenka lagu qurxiyo ee Nairobi Islii?
Переглядів 11 тис.Місяць тому
#health #lifestyle #Muqdisho #shukrifiican #beauty Waxaan tag mid ka mid ah goobaha gabdhaha lag qurxiyo ee ku Ayala magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii. Waxaan muuqaalkan idinkula wadaagayaa adeegga ay bixiyaan wixi iga cajabiyaya iyo wixi ila xumaaday. Fadlan u qaado hadalkeyga wanaag iyo mid wax lagu sanayo.
Maxaan kusoo arkay Muqdisho? Part 3
Переглядів 4,4 тис.Місяць тому
#health #lifestyle #Muqdisho #shukrifiican Muqdisho waxaan kusoo arkay goobo caafimaad oo tiro badan, dadka dhoobaan gobahaasna waxa ay u badan yihein dumarka. Marka sababaha ay u dhooban yihein ayaan qaar idinka sheegi doonaa.
Maxaan ku soo arkay Muqdisho? Part 2
Переглядів 5 тис.Місяць тому
Waxaan booqday beertan oo ku taalla xeebta. Joogitaankeeda nafta ayaa ku dareemeysa xasillooni. Bal ila daawo si aad u ogaato halka ay ku taallo. #Liido #XeebtaLiido #Muqdisho #ShukriFiican
Maxaan ku soo arkay Muqdisho? Part 1
Переглядів 8 тис.Місяць тому
Maanta waxaan boogday mid ka mid ah maqaaxiyaha ugu cunnada macaan magaalada Muqdisho. Daawasho wacan. #karmel #mogadishu #foodreview
Safarkeygii Muqdisho iyo Sidii uu ahaa
Переглядів 4,3 тис.Місяць тому
Empowerment #CommunityAdvocacy #SkinHealth #SayNoToAddiction #ShukriFiican #AwarenessMatters Waxaan muuqaalkan jeclaystay in aan idinkula wadaago safar saacado qaatay ee aan ku imid magaalada Muqdisho. Waxaana isku dayi doonaa inta aan magaaladan joogo in aan idinla wadaago nolosha magaaladan oo ah mid aad u soo koreysay sanadihii ugu dambeeyay. Fadlan adinakana isku daya in aan nagu soo biirta...
Maxaa sababay in badi gabdhaheenna dooriyaan maqaarkooda? Skin Bleach
Переглядів 1,6 тис.2 місяці тому
#ShukriFiican #AwarenessMatters #Empowerment #CommunityAdvocacy #SkinHealth #saynotoaddiction Muuqaalkan waxaan baarayaa kororka midabeeynta maqaarka ee haweenka Soomaaliyeed. Waxaan ka hadli doonaa sababaha dhaqameed iyo bulsho ee arrintan, khataraha caafimaad ee lala xiriirto, iyo waxa lagu qaban karo si loo yareeyo dhibaatadan caafimaad ee ba'an. Barnaamijkan waxa ay ujeedadiisu tahay inuu k...
Wax ka agoow aragtiyaha ku aadan balwadaha (Addiction Theories). Q4aad
Переглядів 7552 місяці тому
#awarenessmatters #duet #health #addictionawareness Welcome to Shukri Fiican - Advocating for Health, Empowerment, and Awareness! 🚨 At Shukri Fiican, we're on a mission to shine a light on important issues affecting our community's well-being. Join us in the fight against harmful practices as we raise awareness about the dangers of skin bleaching and the risks associated with addictive drugs. E...
Ma aaminsan tihiin in Tramadol ka yahay Maandooriye? Q3aad
Переглядів 2982 місяці тому
awarenessmatters #addictionawareness #duet #somalia Welcome to Shukri Fiican - Advocating for Health, Empowerment, and Awareness! 🚨 At Shukri Fiican, we're on a mission to shine a light on important issues affecting our community's well-being. Join us in the fight against harmful practices as we raise awareness about the dangers of skin bleaching and the risks associated with addictive drugs. E...
Muxuu yahay xiriirka ka dhaxeeya sigaarka & kansarka Sambabada? 1aad
Переглядів 3012 місяці тому
#awarenessmatters #addictionawareness #duet #somalia Welcome to Shukri Fiican - Advocating for Health, Empowerment, and Awareness! 🚨 At Shukri Fiican, we're on a mission to shine a light on important issues affecting our community's well-being. Join us in the fight against harmful practices as we raise awareness about the dangers of skin bleaching and the risks associated with addictive drugs. ...
Maeqa qoys ayuu qaadka naga burbriyay? Q2aad
Переглядів 2342 місяці тому
#awarenessmatters #addictionawareness #duet #somalia Welcome to Shukri Fiican - Advocating for Health, Empowerment, and Awareness! 🚨 At Shukri Fiican, we're on a mission to shine a light on important issues affecting our community's well-being. Join us in the fight against harmful practices as we raise awareness about the dangers of skin bleaching and the risks associated with addictive drugs. ...
Wax maka fahamsan tihiin Menopause and perimenopause ?
Переглядів 9 тис.2 місяці тому
#health #awarenessmatters #menopause #perimenopause Menopause occurs when your periods stop due to decreasing hormone levels. It often affects women between the ages of 45 and 55, however it can occur sooner. According to NHS England (2022). It affects anyone who has a period.Menopause and perimenopause can produce symptoms such as anxiety, mood swings, brain fog, hot flushes, and irregular men...
Sidee ayay idinla tahay in aan 3.5kg ku rido 10 maalmood?
Переглядів 17 тис.2 місяці тому
Welcome to Shukri Fiican - Advocating for Health, Empowerment, and Awareness! 🌟 🚨 At Shukri Fiican, we're on a mission to shine a light on important issues affecting our community's well-being. Join us in the fight against harmful practices as we raise awareness about the dangers of skin bleaching , weight gain and the risks associated with addictive drugs. Empowerment for All: Shukri Fiican is...
Ma dooneysaa in aad misaanka isaga yareyso si dabiici ah? #weightloss
Переглядів 11 тис.3 місяці тому
Ma dooneysaa in aad misaanka isaga yareyso si dabiici ah? #weightloss
Muxuu yahay xiriirka ka dhaxeeya Cayilka iyo Cudurada qaar?
Переглядів 10 тис.3 місяці тому
Muxuu yahay xiriirka ka dhaxeeya Cayilka iyo Cudurada qaar?
Q/2aad Ee Socdaalkii Milicsiga: Kobaca Shakhsi ahaaneed ee Suuban.
Переглядів 3 тис.5 місяців тому
Q/2aad Ee Socdaalkii Milicsiga: Kobaca Shakhsi ahaaneed ee Suuban.
Q/1aad Socdaalka Milicsiga: Kobaca Shakhsi ahaaneed ee Suuban.
Переглядів 5 тис.7 місяців тому
Q/1aad Socdaalka Milicsiga: Kobaca Shakhsi ahaaneed ee Suuban.
Maxaa I helay maalmahan? Qiso yar iga guddooma.
Переглядів 17 тис.7 місяців тому
Maxaa I helay maalmahan? Qiso yar iga guddooma.
Wcs waa wax laga xumada waxa hada kasocdawadankena wayna kasii dareysa xalka tan ah leskama deen kara waa been Aniga alxm wan iska❤ dayay aniga oo isticmalaya 10 years Midibkeyga waa uu iso laabtay waa goan adag lkin waa ladeyn kara
From Snapchat mama shukri fiican ❤️❤️🇸🇴
100 dollar 💵 wax ka yar qof ku shaqeya oo 20 dollar in dawo ka bixiyo wa igu adagtahy allh inoo saqiro maskaxda allh inoo soo celiyo
Anigaa ayaa diyaar u aha wacyigalintaa waliba sidan ugu marmaray dawo lesku cadeyo ayaan ka sinaa aqoon hblaha insha,aalh wn ku sugaa mamo qurux❤
@@hamdihanafi7960 waan kula soo xitiiraa IA
Jazakallah kheyr walaal ilaahay ha ku barakeeyo adiga iyo qoyskaagaba
Hdda imarsanthy iga soduceya in ilahey iga madobeyo
Shukran mama wankujeclahay❤🎉
love u too mom
Mama ankor uqaaadno
Isbital malin aday gabar ka mida shaqaalha nadafada 120$ musharkeda yhy we is cadesay lugaheeda waxa modaa sanbab
Wax laga noxo waaye😢
Hbo fiican intaan muqdisha joogty waa iisoo jwb weydey waxaa raway in aan ku arko
Sorry habo aad ayaan u mashquulsanaa
Masha Allah ❤😊
Masha allah wa mustaqbalkii dalkan iyo dadkeena wallahi illahow idiin gargaar dadka qaadanayana ilmaha hasiiyan xaquuqdoda illahay howgabaqan mahadsanidin mamoyin
Intee lagala xariiri karaa
Maqraati ayaaan ka ahy in cayilku sabaabo cuduro badan
Waxas jirka wa u halis qaleel ayuuna ka qada iyo xoq xoq😢
Mshlh
Private tag wadaayeey
Aniga isku arkey jazaka Allaah qeyr xappti ❤
Maasha allah Laba maama culus baa is helay .. Maama ugaaso shaqo fiican ayay qabatay oo loo baahnaa in lagu garab istaago . Booskii hooyanimo ayay u buuxisay .
Allaha ajar allaha kasiiyo maaama waano
Mama Ugaaso Mohamed Nur Allah Barakeeyo
From Tictok 🥰🥰
Shukriyeey gabar aa jeclahay na waa tahay oo wanaag badan walaalkeen Abdiwahab sidaa abaayo ugu aheed na waa ogahay lknse waxaa ka xumahay oo i qalbi jabiyay inaa Ethiopian Airlines raacday oo weliba xayeysiis bilaash ah ugu sii dartay. Ethiopia waa cadawgeena waa kuwa dhul, bad iyo barrin ba inee buuq nooga furaan rabo. I still love you as my sister abaayo lknse injireey mar kale hanagu soo dhisin 😂
Wal waan ku salaamayaa Xaaladdaas waan qabaa caaduse mar hore ayey iga tagtey
😂
Masha Allah guuleyso walal ❤❤❤
Anaga qabiil ayaa bawer Sheering kula jirnaa
Inay English ku qoraan waxaa uga fiicneed inay Somali kuraan sabatoo ah dadkay ka gadayan ceymiskan waa dad Somaliyeey
Manshaallah horomar la gaaray heersare 🎉❤🎉
Masha allaaha abaayo waan ku salamy
Skincare kasoohadal
😂😂😂😂 mar aan is iraahdaa maka war doontaa lakiin addiction ayaan ka baqaaaa
Cajaib weeye cilmilanto😌
Walaahi waat sooqurxanaati maashallah
We have professional in Nairobi but we want to support our sisters but also they must get trained well
Yes my sister you are the truth instead of coming out relaxed you are coming out tired
Thank you ❤
❤❤❤❤ilaahey ha ku xifdiyo wallo shukri
❤WAXAA TAHAY GABAR RER MAGAAL AH WAA LADHAGESN KARA HADALKAGA❤❤❤❤❤❤
Asc Walaal Waxaan ahay Mama ka timi Europe but now ku nool Nairobi. Aad iyo aad baad u saxsan tahay. Somalida bididood Quality way ka dhamaantey ee waxaa badan Somalia quantity ah. Somalidii Quality ilaalin jirtey decline bey noqdeen. Saloon nada product ay hayaan badidooda waa Chemicals NOT Herbs. Wacyi gelin fara badan ayey u baahan the lost generation of. Somalis. Can I contact you by the phone or WhatsApp, also I am from Uk as well
Masha Allah ilaahay ha Ku barakeeyo walaasheen aad baad u aqli badan tahay ❤
Ani wan ka faidaya habyar hadan kilo sokra isku dhaya wad mahadsanid tahya waxn la cadan waya waa sokar an ku qabesan😮😮
Aad baad uqaldan tahay, Waxaad tahay, Maamo Weyn, waxaa fiicneyd, Markaad joogtay Saloonka in aad u sheegto, Hablaha jooga goobtaasi, Qaladkooda aad ku aragtay, Inta aad Hada kahadleeyso gadaashooda ama You Tube ka, Anigu Waxaan kuu arkaa in aad tahay Qof Aanan kahadli Karin, Dhibaatada laguu geysto xiligaas lataagan yahay, Taasi na waa iga xasuusin,
Asc shukri sidee tahy abaayo
Habo where can I contact you?
Masha Allah si wanagsan ogu iftimisay. thank you wa dareemoona.
Ilaahow walaalahayo reer muqdisho nabad u siyaadi, yaa rabbi allahuma baarik ❤❤❤
Sister, you're a strong 💪 lady
Masha Allah baraka Allah, sister, you're a good storyteller. Wonderful 👍 ❤❤❤🎉🎉🎉
Allah runbadana wa waano dhaxalgala qofkii fahmaya fahma
Cadey sokorta madhadhamisay
Wa runta waxa sheegtay mama shurki ❤❤