Wax maka fahamsan tihiin Menopause and perimenopause ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • #health #awarenessmatters #menopause #perimenopause
    Menopause occurs when your periods stop due to decreasing hormone levels. It often affects women between the ages of 45 and 55, however it can occur sooner. According to NHS England (2022).
    It affects anyone who has a period.Menopause and perimenopause can produce symptoms such as anxiety, mood swings, brain fog, hot flushes, and irregular menstrual cycles. These symptoms can begin years before your periods stop and persist afterward.
    Menopause and perimenopause symptoms can have a significant impact on your life, affecting your relationships and career.
    There are things you can do to relieve symptoms. There are various medications that can replenish missing hormones and alleviate symptoms.
    Connect with us
    📷 Instagram: @ShukriFiican
    🐦 Twitter: @ShukriFiican
    Facebook: @ShukriFiican
    #ShukriFiican #AwarenessMatters #Empowerment #CommunityAdvocacy #SkinHealth #SayNoToAddiction

КОМЕНТАРІ • 114

  • @hiboxasan3954
    @hiboxasan3954 Місяць тому +4

    Walaasheey waxaadba moodaa inaad aniga iga hadleysid
    Ajar Allah hakaa siiyo

  • @LaylaFarah-ym1vc
    @LaylaFarah-ym1vc 17 днів тому

    Maasha Allah abaayo shugri ilaahay ajirhaku siiyo aadbaad daacad noogu tahay ilaahay jano hakuugu badalo

  • @mohamudabdi5130
    @mohamudabdi5130 Місяць тому +2

    Masha allah walaal ilaahay ha ku xafido hana kuu barakeeyo fahamkaaga iyo dadaalkaaga jazakallah kheyr

  • @fuadyusuf2039
    @fuadyusuf2039 Місяць тому +1

    Here to learn and support.

  • @maryanhusein7357
    @maryanhusein7357 Місяць тому +3

    Gabadhow chanalkaan an kor uqaadno faaida badan ayeey inosogudbisaa walasheeyn si dumar badan ooga faaideystaan mahadsanidiin

  • @nasraosman7686
    @nasraosman7686 Місяць тому

    Maashaa Allaah shukri, very informative clip

  • @nasrocaziz6703
    @nasrocaziz6703 Місяць тому +3

    30 jir ayaaan ahay intaasna waan isku arkay ilahay cafimad taaam ah hana siiiyo

  • @aishaahmed9772
    @aishaahmed9772 Місяць тому +2

    Thank you so much, sis I really like your advice Keep going ❤❤love you sis❤

  • @Goat0250
    @Goat0250 Місяць тому +1

    Waa mahadsantahey shukri cadey waa la noolahey arinkan waxna waa ka ogaa Alxamdullilah waa muhiim wacyi galinta

  • @mohamudabdi5130
    @mohamudabdi5130 Місяць тому +1

    Walaal mar labaad caqliga ilaahay ha ku xafido guuleeyso aduun iyo aakhiraba

  • @safiyahussein6648
    @safiyahussein6648 Місяць тому

    Masha Allah it’s really amazing topic
    Waxan aad iyo aad uga helay si aad u hadaleysid iyo, mahmayadayada aad so qadato.
    Barak lahaa fiik Jizkalaah Qeyr

  • @wellcomtozanzibarcoronafre4101
    @wellcomtozanzibarcoronafre4101 Місяць тому +1

    ❤INA FOLDUUR ❤wlc to Holland❤Masha Allah

  • @halimamohamed4025
    @halimamohamed4025 Місяць тому +1

    Yes, yes, yes

  • @inayeeyowalaal-nr5tu
    @inayeeyowalaal-nr5tu Місяць тому

    Masha.allaahu guul Ayaan ku rajeeynayaa ❤ sida aad ugu soo gudbiso mar walba waxtarka uleh bulshada

  • @xaajiafrisom114
    @xaajiafrisom114 Місяць тому

    Maa shaa Allah Shukri Fiican! Waa arin fiican in umadeena Soomaaliyeed lawacyi geliyo siiba dhinaca hormuud adaa!

  • @ismahancali6643
    @ismahancali6643 Місяць тому

    Wcs wrwb Walashey , Jazakallahu khayr Caafimadka Waa Muhiim in Laga Taxadaro. 👍👍👍❤❤❤ ilaahay Cilmiga & Aqliga Weli ba Cimriga Hakuu Barakeyo Aamiin yaarab insha Allah 🤲 🤲 🤲 Jumca mubarak ❤❤❤❤

  • @user-lh9hr5qk5e
    @user-lh9hr5qk5e Місяць тому

    Jazaka Allah sister ❤️ 💖 ❤❤❤

  • @piixez7425
    @piixez7425 Місяць тому

    Jasakalaahu kheyyr❤

  • @RM-sh6rc
    @RM-sh6rc 29 днів тому

    BARAKALLAHUFIKI ❤❤❤

  • @Rando399
    @Rando399 Місяць тому

    Jazakallahu khayran abayo❤

  • @HaboMaham
    @HaboMaham 7 днів тому

    asc walal waa kusamayaa

  • @zamzammohmud9961
    @zamzammohmud9961 Місяць тому +2

    Inta calamadod aad sheegty wan leyhy xabibti marka laga reebo dhiig baxa ,wuu soo daha 3,4 bilod ayuu naqnada ka dib calamad ahaan wuu baxaa, dhaqtarka wuu isheegay ina minibos leyhy kaninba ley qoray lkn ma qadan,calamadaha sheegtyna iney si badan mahine ma yaranayan please xabibti nala wadag taloyin badan io cuntoyinka u fcn jizakallahu kheyr ❤

  • @salmina5393
    @salmina5393 Місяць тому

    Maa shaa Allah tabarakallah sis... Thank you for this topic. I honestly thought I was going mad 😢😢at 36 years old.

  • @QadanWarsame-c1u
    @QadanWarsame-c1u Місяць тому

    Mashallah ❤shukran walashay❤

  • @mullerkay4743
    @mullerkay4743 29 днів тому

    Maansha 3Shukri fiican waa dhuubatee qalanjo cashada iga sii breav

  • @Inverthon
    @Inverthon Місяць тому

    Walal Shukri waad mahad santahay ❤❤❤❤❤

  • @fartunmohamed9696
    @fartunmohamed9696 Місяць тому +1

    32 ayaan jira calamadahas qaar kamida waan isku arkay

  • @FaadumoxasanxashiFaadumo
    @FaadumoxasanxashiFaadumo Місяць тому

    Mashaallaah

  • @ireallylikemangos
    @ireallylikemangos 29 днів тому

    Mashalah walashay wan jeclahay dhirigalintaada jizakalah 😊

  • @umusalmaan7231
    @umusalmaan7231 Місяць тому

    Mahadsanid habaryar mcn

  • @naciimaqaali6884
    @naciimaqaali6884 Місяць тому

    ❤❤mnshaalh shukru aad bad uquruxbadnthy wad dhuubatay🎉❤❤🎉❤🎉mnshaalh humbly

  • @samiyaamahamudsamiyaamaham3250
    @samiyaamahamudsamiyaamaham3250 Місяць тому +1

    Inta ad shegtay wn qaba marka laga rebo dhig baxa 27wn jira kawarn

  • @mulkehussein4183
    @mulkehussein4183 Місяць тому

    Mahadsanid walaashen🙌❣️

  • @nafisom1905
    @nafisom1905 Місяць тому

    ASC walal warun jasakalahu khar

  • @farhiasaid1974
    @farhiasaid1974 29 днів тому

    Wllh you are the olny Somali woman speaking about menopausal. Thank you so much dumarka somaliyeee awareness kama qabaan wax menopause yayahy. I’m 37 and already struggling in menopause just started going to gym and taking are my self .

    • @ShukriFiican
      @ShukriFiican  29 днів тому

      because ceeb ayay u arkaan dumarka in ay dhibtooda ka hadlaan sida caadada iwm

    • @mullerkay4743
      @mullerkay4743 29 днів тому

      Farhiasaid abaayo weli waad yer tahey

    • @faizawarsame9848
      @faizawarsame9848 24 дні тому

      Waad mahadsan tahay shukri xbbt aniga waxaan isku arkay heavy period and anxiety at night time
      Shukri walaalo ka soo hadal english and maths level can you go high ameducation like healthy and social care , childcare level 3 iyo wax walba oo fudud

    • @deqageddow3187
      @deqageddow3187 21 день тому

      Masha Allah, abaayo Ilaahey qeyr badan hakusiiyo ee goormee laga gudbaa xaaladaas oo qofku caadikuso noqonaa? Thanks abaayo.

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 Місяць тому +1

    Masha Allah Shukri fiican magaca laguu bixiyay waatahay walaalsheen allaha ku barakeeyo. Waa saad usheegtay waa inaan iska war qabnaa walaalo xageen kala soo xariiraa arinka aad ka dhawaajisay waan la noolahay waxaad moodaa inaad aniga ila nooshahay. Rageena inay kuu naxariistaan ama ku fahmaan iska daaye way kula yaabi kan oogu fiican waa kii kaa aamuso asaga oo kula nool haddii kale waaba uu kaa tagi waad mahadasntahay shukri walaalo. Wajigaaga waa igu yalaa qof aan aqaano ayaad iila egtahay lkn waan kusoo dhiffan la’ahay Anyway aadbaan kuu salamayaa inaan kaala tashado dhibka aan qabona waan rabi lahaa 👍

  • @ubaxgidhi4745
    @ubaxgidhi4745 Місяць тому

    Masha Allaha ❤❤❤❤

  • @iglanmuuse7677
    @iglanmuuse7677 Місяць тому

    Kor xanuun badan qawaa wlh

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 Місяць тому

    Mashaa allah waa wacyi gelin umadaan ay ubaahantay mahadsanid abaayo

  • @anisaomar8820
    @anisaomar8820 Місяць тому

    Thank you abayo nosobadi women health

  • @FatimaJama-d9m
    @FatimaJama-d9m День тому

    Abaayo waqtigaas menopause waa waqti adag hadaan gabadha somaliyeed ma ahan kalmadaan horey loom soo maqlin nolosha oo noqotay mid Adan fahmi karin illahay bay u garage waydisanaynaa

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 Місяць тому +1

    Walaaley dumar waxaan arkey dhiciyey dhowr mar markaa dumarku iyagoo Menopause ku jira ma dhali karaan mase sababi karaa dhiciska Menopause ku mahadsanid

  • @haniahmed7534
    @haniahmed7534 Місяць тому +1

    Samiyey haqadan HRT breast cancer leyahay patches ka kafagow just take supplements and good diet will do inshallah I am in premenopausal women allaha no fududeeyo HOT FLASHES IS KILLING ME try to avoid Sugar and spices allah macana dumarka weyqarsadan cadada markey istagto da kacarar ma oga some times in ado yar inad xalada gali karto xx ❤

    • @ShukriFiican
      @ShukriFiican  Місяць тому +1

      @@haniahmed7534 researchkaas 90th ayaa la sameeyay waxa ay ku baroobeeyaan dumarka 60 ka weyn posminopause lkn sax maaha. Dib u raadi

  • @hayaatbashiir542
    @hayaatbashiir542 26 днів тому

    Thanks dear sister

  • @abdulahi1483
    @abdulahi1483 29 днів тому

    Mahadsanid❤

  • @AhmedIbrahim-o7d
    @AhmedIbrahim-o7d 29 днів тому

    Asc Shugri fican suaalbanraba in aanku waydiyo

  • @sahraadan9405
    @sahraadan9405 Місяць тому

    Masha Allah waa runtaa

  • @Qamareeyshow
    @Qamareeyshow 29 днів тому

    Thank you so much abaayo advice kaaga

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 Місяць тому +2

    Wlhi aniga intaas oo dhan waan darema hadane hilib keyga meeshan riixo waa ibukta hadane xamilan noqday said inaan istaago waa idhibe

    • @ShukriFiican
      @ShukriFiican  Місяць тому

      @@sacdiyanur9243 ilaahay hakuu fududeeyo abaayo dumarka dhibaatooyin badan ayay la nool yihiin

  • @NadarDahir
    @NadarDahir Місяць тому +2

    Hbo 27jiraa anigo da'dhalin oo 22jira la idhahy ugxantaadu waa daciif kadib daawooyin qaatay hal wiil baa dhalay alx dhiigeyga hada bilaahan danbe 4days iso hormaraa hadana 7,8days gaara awalan 6days iga goai jiray
    Waa ku wareeray 2024 februuary sidii kle la igu sheegy over weight waa ahy maxa igula talineysaa

  • @fiicanabdulahi7379
    @fiicanabdulahi7379 21 день тому

    Asc hbo iftiinka muqaaladada wa saaid iska yareey Habeenki o kale maba la fiirin karo runti

  • @raqiyogym
    @raqiyogym Місяць тому

    Mashallaah ❤

  • @hafsaomar2364
    @hafsaomar2364 26 днів тому

    Waa ku mahadsantahy lkn 1talo raba iney ogadan dadka media wax kuso gudbiyo ina qatan oo wax ka badalanoo ah information aan shegayo kuma quseyo ee iska bax hdi aanan hda garin age aad ka hdlesid koley wn garena un hdna waxn usi gudbin karna dadka marxalada la nool ina u gudbino laga yaba sida hooyo ama wlasha ka weyn oo sanadkas jirto marka iska bax iska daaya kher hele

  • @farhiasaid1974
    @farhiasaid1974 29 днів тому

    Please ka sol hadal how to increase estrogen level kaaga . Very needed topic

    • @ShukriFiican
      @ShukriFiican  29 днів тому

      waan ku shaggy muuqaalka qeyba dambe. Dhakhtarkaaga weydiiso waxa jira dawooyin kaalmaato sida kaniin ama estrogen patches

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 Місяць тому

    I'm 38 my sister interested your topic thank you sis.

  • @muniiroali
    @muniiroali Місяць тому +1

    Kale waa sukumo kenya laga cuno

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 28 днів тому

    Asc walaal waad mahadsantahey waxaas oodhan wey soo mareen waan kuwareey hadaan soo fahmaya Ilaahay hanoo fududeeyo taladadana waanqaatey❤❤❤❤❤

  • @farhiamusa5460
    @farhiamusa5460 Місяць тому

    ❤❤❤❤mahadsanid gacalo

  • @abyanosman9684
    @abyanosman9684 29 днів тому

    Aniga hada waxa jira 26 lkn xalada waxan dare may 21 marka jiray mar walbo marka ka dambedo wu igu si siyadoya dhibkana waxa i kanay kali ahanshaha wayo waxa ley gursaday anigo 19 jira ila hadana kaligey aya ahay ninkeyga wu safar badan yahay isbuca u jogo uma dulqadan karo eray yar hadu i dhaha waxa u fasirana ine xuman u ka wado lkn gurkeyga ka hor waxa aha qof xayi ah ber aado xolo racdo kuriga malintan jogta laga garto qof waxan aha hool kar ah o dadko dhan jacel yihin balse hada wax ina qabto iska daaye gurigeyga xita ma haga jin karo wax iga qaldan ma aqan dadka iska daye aniga aya is nacay😢😢 run ahanti qatil aya iska joga waxa ahay qof nolasha ku fa shilmay lkn cado wareer ima hayo waxana hada ku nolahay kenya sababtana dad kama aqan an ado sida guri ugu jirayna sida aya isku badalay ina isbadalay waxan ku ogaday mara family geyga aday somaliya dadko dhan ayan u careysanahay sababtana ma aqan hadi hadl an dhaha San ma ahan waa aan ley dhaho waxanba darema ciriri iyo xanaaq

  • @user-vp3gn6mb8d
    @user-vp3gn6mb8d Місяць тому +1

    wall aniga wuxu igu dhacay anoo jira 24 waxan la nolaa 4sano😢

  • @mohamudabdi5130
    @mohamudabdi5130 Місяць тому +1

    Runtii saacadu xiligayga waa xili danbe oon cibaado u kacay goor sheegtaydu 03 . 03 hadana waxaan dhaafi waayay shugri inaan dhagaysto walaal waan kuu duceeyay adiga iyo qoyskaagaba siiba hooyo iyo caruurtaadaba

    • @ShukriFiican
      @ShukriFiican  Місяць тому

      @@mohamudabdi5130 mahadsanid qaali cibaadada Rabbi hakaa aqbalo

  • @hafsoisman1847
    @hafsoisman1847 Місяць тому +1

    Ad ayad umahadsan tahay xabibti

  • @amiiracalii3692
    @amiiracalii3692 Місяць тому

    Oktoobar 29 jir noqanaa waan isku arkay daalka iyo xanaaqa inta kale iskuma arkin

    • @ShukriFiican
      @ShukriFiican  29 днів тому

      stress ayuu noon kara amiga ma gaarin hawshaa

  • @shiiljuiced1977
    @shiiljuiced1977 Місяць тому

    Kale !! waa qeyb ka mid ah kaabash qeybtiisa fidsan

  • @Inverthon
    @Inverthon Місяць тому

    Shukri walal waxan ahay menopause ❤

  • @DuuliyeMoha
    @DuuliyeMoha Місяць тому

    Shukri wll waa ku salmay

  • @piixez7425
    @piixez7425 Місяць тому

    Masha alaah waalal anigaa iku arkey calamadhaa maxaa cukaraa kalmate fetameenada nalasoo wadaag

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia Місяць тому

    Dhabar xanun oyin lugo xanun jidhka jajab korka dhan xata wajiga aya ibadal may

  • @manaalcadeey6579
    @manaalcadeey6579 Місяць тому

    Sidee kor loogu so qaadi karaa hormone ka strogenka

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 Місяць тому

    Kheyr allaha ku siiyo aniga sanadkan guduhiisa ayaan maqley arinkaas oo gabadh somaliyad ayaan ka maqley somalida wax akhriska habadiso wax ma akhrido

  • @hodanmahamed2299
    @hodanmahamed2299 Місяць тому

    Mommy wax badan kaa faiday Mahadsanid 🦋❤️🫶

  • @umusahra2521
    @umusahra2521 Місяць тому

    Gabadhaha oo kaliyaa xalaad ma galaaaan lkn xataa ragu waa sidaaa

  • @naimamohamud2548
    @naimamohamud2548 26 днів тому

    Ano 25 jir isku arkay wlley e anagana naga so hadal tiktok kaso raacay mahadsanid

  • @QadraDahir-m7e
    @QadraDahir-m7e Місяць тому

    Ani maaiga hadlaysa abayo waxas Dhan waaleyahay

  • @fatmasharifmohamed9326
    @fatmasharifmohamed9326 Місяць тому

    Daal badan wlhi wa arkay
    Korka wa ixanuna marka socodo
    Caajis wa darema ina howl qabto ma rabo
    Wan isku arkay ilow bdn
    Dhiigana waqtigu rabo imaada
    Kuli waa iqabata inta sheegtay
    Sanadkaygana waa 34sano

  • @laylaqadi7409
    @laylaqadi7409 Місяць тому

    Walsham shukarn aniga luxury igu Friday labo shay oo ah cadho badan iyo jiro ii huuray

  • @geenyomudug8492
    @geenyomudug8492 Місяць тому

    Aniga sidas ah saririta jaf jafjafta shanqar ma rabo dood ma rabo wax dhan ina qabto ma rabo 😢😢

  • @mohamudabdi5130
    @mohamudabdi5130 Місяць тому

    Shugri waa tusaalaha nool ee halaga qaato waanada iyo wax sheega ay bulshada u hayso ilaahayna waxaan uga baryaynaa inuu ka abaaliyo wax u sheega bulshadeeda ay u hayso

  • @HawaMohamed-gf4mg
    @HawaMohamed-gf4mg Місяць тому +1

    27 ban jira wana isku arkey dhiga mahane inta kale wan haya malaha waa istareska qurbaha

    • @ShukriFiican
      @ShukriFiican  Місяць тому +1

      @@HawaMohamed-gf4mg weli maadan gaarin adiga vitanims kaaga hubi

  • @sacdia1238
    @sacdia1238 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤✅

  • @wellcomtozanzibarcoronafre4101
    @wellcomtozanzibarcoronafre4101 Місяць тому +2

    Your too lite today😊

  • @anabchannel3670
    @anabchannel3670 Місяць тому +1

    Aniga 37 sano ayan jira dhiba ku qaba dhiga 😢😢😢

    • @ShukriFiican
      @ShukriFiican  Місяць тому +1

      @@anabchannel3670 dhakhtarkaaga u sheeg si uu kuu caawiyo

    • @anabchannel3670
      @anabchannel3670 Місяць тому

      @@ShukriFiican Insh Allah Abaayo

  • @KhadraAbdulahi-z8x
    @KhadraAbdulahi-z8x Місяць тому

    Shugri my sister mahadsanid xaladaa aa shegtay qof ku jirto fursada uur inee qaado maledahy ilaha bixiyee aqoontadada igu caawi

    • @ShukriFiican
      @ShukriFiican  Місяць тому

      @@KhadraAbdulahi-z8x gynaecologist in la weydiiyo abaayo aniga public health ayaan bartay su,aashan jawaabteeda iima furna

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 Місяць тому

    30 jir ahy wana ku dawanoya ka sheke wana darema sidas 😂

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x Місяць тому

    Manaqano waxaas aqoon la aanta nogu wacay

  • @manaanmohamed2085
    @manaanmohamed2085 Місяць тому

    Waad mahadsantahay, Abaayo sidee kor ugu qadi karna estroginka kaso hadal ❤

  • @hanaahaji7982
    @hanaahaji7982 Місяць тому

    Asc abyo qofka hadu premipose o galo wax ma dhali karaa

    • @ShukriFiican
      @ShukriFiican  Місяць тому

      @@hanaahaji7982 su,aashan gynaecologist lee ka jawaabi karo qaaliyeey

  • @Qabyaaladdiiday
    @Qabyaaladdiiday Місяць тому

    Eedo iska tak aa aduunka Afaara Afaaraheyga Aheen inaa ogaadaa ugu jeclahay 😂😂

  • @BisleRuppetti
    @BisleRuppetti Місяць тому

    Hada Islaamaha ma cadeeste yaasha ah haloo dulqaato maa na leedahay 😂

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia Місяць тому

    Wlo aniga gabar ilmo laygujexay ahay ilmo uguhoreyey deel dhabar xanun lugaha masocon karayo aniga haa walaahiy 😢nafta wanacay xata cudur kayga ma aqan dadka waydiya maxa shacay makici karo gabar yar wan ahay wallo

    • @ShukriFiican
      @ShukriFiican  29 днів тому

      macaanto waxaa jira stress umulaha ku dhoco wax la yiraahdaa Post-Traumatic Stress Disorder (PTSD) waa xaaalad nafsi ah plz caawimaad raadso

    • @Nsead-pu1swnadia
      @Nsead-pu1swnadia 29 днів тому

      @@ShukriFiican haye wllo hada wankabaxay 6bil ilamaha jira lakim xanunka an lugaha kakici karayn kayabanahay deel kan badan

    • @Foosomar-c3d
      @Foosomar-c3d 18 днів тому

      ​@@ShukriFiicanmama shukri mahadsanid hoyoyinka yaryar ee hadane cimri dagdagay maxaad kula talineeysaa mahadsanid

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 Місяць тому

    Qaali mantan kuarkay aniga hada mudo dhen ayan inaadshegtayba isku arkayay lakin mafahamsnen inu hormon marka hadan dhakhtarka tago isbadho miyay iga caawinayan

    • @ShukriFiican
      @ShukriFiican  29 днів тому

      u she dhibka ku hays kana codso in hormonal implance algae ego

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 Місяць тому

    this is all about me i thought i have depression 🫥