NADIIRA NAYRUUS & QOOB KA CIYAAR CUSUB | MATAANAHA FANKA | JACAYL RAAXA LEH 2017 | OFFICIAL VIDEO 4K

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2017
  • JACAYL RAAXA LEH 2017 4K VDIEO
    SHOWGA CIIDDA CARRAFO
    MATAANAHA FANKA JOWHAR
    CODAK : NADIIRA NAYRUUS
    NADIRO MOHAMED IGE
     EREYADA: ABWAAN
     CABDULQAADIR HALAQEY
     MUSIC: BY AMSAL YARE
     LAXANKA: MAXAMED KABANLE
     ……………………….
     SPECIAL THANKS ..
     MAAMULKA DEGMA JOWHAR
     MATAANAHA FANKA
     NADIIRA NAYRUUS
     SHAADIYO SHARAF
     MEESK SHEENO
     XIDIGAHA XAMAR
    ........................................................
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

КОМЕНТАРІ • 198

  • @debjaceel784
    @debjaceel784 6 років тому +4

    Nadiiro Neyruus marka hore waat salaammantahay aniga oo ah xuseen Naaji Nadiiro adiga weligaa masoo xasuusatay alle su'aashu waa maya maxaa yeeley adigaa sidaan ah oo dhunsan idinka anduunka raaxo ayaat aragteen marka raaxada ayaa niiga awoot badiyey kadibna alle waat ilowdeen lakin alle wax ma ilaawo weligaaga cadaabulqabri masooxasuusatay waa maya raaxadaan ayaa been kuu sheegaayo wallaahi xisaab ayaa na sugaayo maalinta qiyaamaha maa lintaas waa maalin qofwalba oo sha'ni haysto laakiin heesahaan wax aytarayso malle kafaa I dayso anduunka inta adiga aat nooshahay

  • @aamindayl1604
    @aamindayl1604 6 років тому +61

    gabadhu may is qaawisaaaa
    kolayba jidhkeeda waala arkaa
    alle umada xaqa ha garadsiiyo
    haday heesay
    may isa so asturtaaa

  • @omaradan8062
    @omaradan8062 6 років тому +1

    Thanks that's beautiful video. Great Nice song we love you NADIIRA,NAYRUUS

  • @israadey405
    @israadey405 6 років тому +3

    Ilove nadiira wlh cod mcn waana qof so jiidasho leh

  • @gulledsimba6012
    @gulledsimba6012 6 років тому +5

    abaayoo horta ani waan ku taageeraada madaama aan wllshy oo kale kaasoo qaaday is astur nadiira

  • @luckyh4131
    @luckyh4131 5 років тому +1

    Horey u soco nadiira ninkeeduna wuuba ka jeedsan la yahay he's in love ❤❤❤❤

  • @miskiabdullahiali9427
    @miskiabdullahiali9427 6 років тому +7

    gabdhaan waxaa. kujeclhy cod ay ledahy teda kale dhesha way xargaysaa ilaahy ha ku dhowro.walba.fanaanad ay aheed.maxay.qawaanaan.kadhimee wax jirtaa tahy nooliw

    • @zakiaweys5388
      @zakiaweys5388 6 років тому

      miski abdulahi ali isha far ka galizy

  • @somalistars1320
    @somalistars1320 6 років тому +1

    ereeyada waxa iska leh
    bg bro
    king halaqey
    👏

  • @luckyh4131
    @luckyh4131 6 років тому

    Masha allah qurux cod waa ku dhamaadeen aad iyo aad ayaan u taageeraa

  • @shukrielmimumin
    @shukrielmimumin 6 років тому +25

    Ma fanaanad asturan baad aragteen.
    Codka iga gadan
    Isruxana dumar bey u tahay
    Wajiga qurux faceed kama foolxuma.
    Nadiira neyruus boqorad

    • @abdiato21
      @abdiato21 6 років тому +1

      Sacdiyo siman gbr asturan wlhi

    • @shukrielmimumin
      @shukrielmimumin 6 років тому

      Maxaa u asturan iisheeg.

    • @abdiato21
      @abdiato21 6 років тому

      😂😂😂 sacdiyo siman ka hadloyaa ee kiin jaamac maku dhihin😂😂😂😂😂😂

    • @shukrielmimumin
      @shukrielmimumin 6 років тому

      War sacdia aad sheegeyso maxaa u asturan iisheeg?

    • @abdiato21
      @abdiato21 6 років тому

      Shukri Elmi dowd aad raptaa walashey ☝️☝️

  • @hanadmerseysider5762
    @hanadmerseysider5762 6 років тому +23

    War inantaan usheega Ilaah laga cabsado inu jiro

    • @maryanyussuf4825
      @maryanyussuf4825 6 років тому

      HANAD merseysider haa balse adhiga maxa halkan kasodoontahy

  • @nimcooslo1459
    @nimcooslo1459 6 років тому

    i love nadiira fanaanad jirtaa tahay

  • @deeqoplueyes481
    @deeqoplueyes481 6 років тому

    Nadiira nayros wllshey wlh waan ku tageeraa horo usogo cadawga cagta hos

  • @khayrqabe7497
    @khayrqabe7497 6 років тому +2

    nadira nayrus Nolow qoftanu wa qurux badantahay manshalah weye

  • @neimamahamoudneima574
    @neimamahamoudneima574 6 років тому

    Ilaahay ha soo hunuuniyo wll

  • @xamdafaysal1200
    @xamdafaysal1200 6 років тому

    Waxyaroo shidan nadira♡

  • @qadijomahamed5712
    @qadijomahamed5712 4 роки тому

    Neyruus horey usoco qali dumar ♥️♥️

  • @zamzamkeynan5543
    @zamzamkeynan5543 6 років тому

    nadiira neyrus fanaaninta muqdisho ayada aya ugu cod macaan

  • @umuismahani204
    @umuismahani204 6 років тому

    Subxanallah allow qatumada noo toosi aqiro samanki baa lajogaa dumarka isturnaan ba lagu yaqiin

  • @diinaari2251
    @diinaari2251 6 років тому +1

    Qasaare waxaa taagan intay ka dhalatay Markay saan Ku Arkaan Inay xidh xidhaan bay ahayd

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 6 років тому +3

    Allow caafi

  • @wtfmoments3886
    @wtfmoments3886 6 років тому

    Wooow sida ay u walaaqday ba I dishay

  • @cymxcf6872
    @cymxcf6872 6 років тому +9

    Pppppppppppppppppppppp best hees wlhi nayruus tagero ween baan kuu ahay runti qofkii caay soo qoro anaa ujoogo ha ubixi taas iibaashaal

  • @queenfahmo3067
    @queenfahmo3067 6 років тому

    Subxan allah

  • @humbledemumtaz4936
    @humbledemumtaz4936 6 років тому +1

    Cod weku dhamade aay fududey🤗😘

  • @faizoyusuf5864
    @faizoyusuf5864 6 років тому

    Asc neeruusay ina adeer markale saan ha u so labisan waayo meelo muhiim ah ayaa loo jeeda illahey wuu ku asturer is astur insha Allah cadey

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Рік тому

    Horta meek sheeno aaway waa la waayee ma nool yahay? 13/02/2023

  • @fjeifu2552
    @fjeifu2552 6 років тому

    Naagaha reer somaliyaa labiska wa eeber 🤓🤓

  • @mardhaachennel450
    @mardhaachennel450 6 років тому +1

    Hesta way macantahy lkn iga astur jirkan qawan

  • @faraxcumar5341
    @faraxcumar5341 6 років тому +1

    way inan tu waareer waqooyi reerxamar ku khaldantay iskasoodhiiba inadeerayaalow kugu haystaa nice wlhy reer xamar fanaanad taasuun arkay waxakale igadaa

    • @frdossoso533
      @frdossoso533 6 років тому

      farax cumar hhhhh de ha ino kenan hadaba hhh

    • @ayaanrooble8215
      @ayaanrooble8215 6 років тому

      farax cumar hada maxaad reer Xamar ka taqaana hade boqolaal ayaad ka fnaansan ayaa ka buuxa laakin sxb waxba nooma quurtaan

  • @sheikmohamedalazizi835
    @sheikmohamedalazizi835 6 років тому

    Qoftan cod aan inaba caadi ahayn bau ledahay yaaan lagu mashquulin fadlan ...

  • @munaabdilahi5688
    @munaabdilahi5688 6 років тому

    Nayruus codkaga waa maraya xbbti balse is astur mcn badaneey qaali heesta way shidan tahay

  • @kumanriyaqinebalkaadzo7042
    @kumanriyaqinebalkaadzo7042 6 років тому +3

    👂👂

  • @macab6141
    @macab6141 6 років тому

    Masaakiin!

  • @aqiilicarab3338
    @aqiilicarab3338 6 років тому +7

    Xudun weynaa Geel miyaa

    • @farhiyoasaldhalad6936
      @farhiyoasaldhalad6936 6 років тому

      Aqiili Carab😂😂adiga Kaaley Gabadha kumashquul miyaa laku dahay mise hesta dageyso ninku fiiris badanaa anaa yabiyee👉😂😂😂

    • @mushtaaqhassan3938
      @mushtaaqhassan3938 6 років тому

      indho dheerida goormaad xuduntana aragtay ma iblays baa tahay walal😂😂😂😂😂😂

  • @hiboyoniscaalin222
    @hiboyoniscaalin222 6 років тому

    xishood majiro subxan aa alaaha

  • @halimaalihashi6692
    @halimaalihashi6692 6 років тому +2

    Funny girl i like u

  • @cabdicasiissaleebaan5178
    @cabdicasiissaleebaan5178 5 років тому

    Xundhurteeda geelbaaba ka cabi laha hadii lagu waraabiyo

  • @mariammahamed1022
    @mariammahamed1022 6 років тому

    Subxanallah subxanallah ilhowo No naristo

  • @umiiraladan3051
    @umiiraladan3051 6 років тому

    IsqaaWin horumar Tolow lagu GaadhaaH ku yidHaaHdeen miYaaH?

  • @A.MTOGOX
    @A.MTOGOX 6 років тому

    Xaaaska iskaabulada nadiiro

  • @abdiqanidagal8237
    @abdiqanidagal8237 5 років тому

    xariif xagaana wixiisu waa kadhanaanso

  • @somaliaandjiboutionelove9958
    @somaliaandjiboutionelove9958 6 років тому

    war inanti lix back bey isku aragtay naagaha Somali market cayilan waa is asturaan markey style noqdaana waa tuurtaan dharka war ha isoo jaleecina aniguba waan idinka midahaye waana aragtaane neefsada hadad xanaaqdiin waa caafimaadeysaan anigaa hubee

  • @shakiirabuety953
    @shakiirabuety953 6 років тому

    siday raga ugu luxaysa ayaaba yaab leh iyaguna ugu qoslayaan

  • @sowdaothman4607
    @sowdaothman4607 6 років тому

    Gabadhan fashion ka ayaa ka qaldan ee ha loo saxo walaalayaal

  • @ugaasyare5528
    @ugaasyare5528 6 років тому

    Jacayl raaxalih korakaaty

  • @cabdullaahiibraahim1216
    @cabdullaahiibraahim1216 6 років тому

    waaaaw

  • @hoodohashi8413
    @hoodohashi8413 6 років тому

    Badawad layidhi hees watano kale fananinti meel kaga dhacday

  • @queenaraweelo2612
    @queenaraweelo2612 6 років тому +5

    Maxad gabadha ugu mashqulaysan ma fanand asturan bad argten

    • @stayblue759
      @stayblue759 6 років тому +1

      queen araweelo
      Alla Bal huuno u Sheeg waaba fanaanada ugu ciyaarta fcn gabdhaha xatta cod fcn bay ledahay mnzha Allah

    • @shabooy1980
      @shabooy1980 6 років тому

      queen araweelo hhh hh wax waa u sheegay hadii la qaadanaayo

    • @zakiaweys5388
      @zakiaweys5388 6 років тому

      +stay Blue hehehe nasa la ruxo m ciyar ba mise wd ku sigesata bal

  • @A.MTOGOX
    @A.MTOGOX 6 років тому

    Mxad gabadha u caayaysan jirkeeda iyda ayaa iska Leh say rabto ha yeeesho

  • @ahmedfly2779
    @ahmedfly2779 6 років тому

    islaantu may is as asturto mise hadii LA heesayo

  • @hassandaakir7166
    @hassandaakir7166 6 років тому

    hmmmm hargeisa

  • @guledmohamed3767
    @guledmohamed3767 6 років тому +19

    Xudun waynaa wxa ma geeel baaa?!

    • @yaroobem7271
      @yaroobem7271 6 років тому +1

      Guled Mohamed sxbow indho dheerida ma wax kalaad gashatay ani ma arag eh

    • @luuldeyman1813
      @luuldeyman1813 6 років тому +1

      Guled Mohamed hhhhhhhhh caadi matihid wlle

    • @farmajoelectionwinIacarafey
      @farmajoelectionwinIacarafey 6 років тому +1

      Guled Mohamed xudunta wey udurantahy bira kujirto 😍

    • @warzandahir5915
      @warzandahir5915 6 років тому +1

      Guled Mohamed kkkk see ku aragtay xudunteeda hhhhh

    • @dekahassanhasan862
      @dekahassanhasan862 6 років тому +1

      Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh. Indho dhera qofku

  • @ilovetheboss8987
    @ilovetheboss8987 6 років тому

    BaLaaayo La ruxmo

  • @cabdallexiddig3831
    @cabdallexiddig3831 6 років тому

    Wx walbo waa igala dabalsan nimanka waaweyn oo sawirka lagala

  • @hanjabimedia2366
    @hanjabimedia2366 6 років тому

    nadiira walashey nolwow

  • @hudheeyahmed7612
    @hudheeyahmed7612 6 років тому +1

    Abayo hes macan wad kaday maxay kugu talaa wad gawantahee is astur nadira

  • @cabdullaahiibraahim1216
    @cabdullaahiibraahim1216 6 років тому

    nur cala nur

  • @mohamedbuurfuule8371
    @mohamedbuurfuule8371 6 років тому

    ilaahey haso hanuuniyo

  • @mulkiabdi814
    @mulkiabdi814 6 років тому +2

    Kkkkkkkkkkkk kkkknkkk albeerka kulahaa xudon weeynaa mageelbaaa

  • @mahbuubyusufsulayman1645
    @mahbuubyusufsulayman1645 5 років тому

    Wll waxaa iga codsi ah inaad is asturto waayo qaabkan oo dhan khalada runtii

  • @bintimukhtaar5374
    @bintimukhtaar5374 6 років тому

    kala kacsanthy qaali hormar wcn

  • @mohamedsaalah4473
    @mohamedsaalah4473 5 років тому

    Soomaalida. Hada. Waxaay. Ubadantahay. Dadkii. Badiya. Ka Imaday. Waayo. Inaay. Cayana. Fanaaninta. Uun mahan Ee. Wax kale. Mayaqanan.

  • @luckylady4236
    @luckylady4236 6 років тому

    Saaxiibey QaLabkaas Nin Raga Lahaan doonee, baL aayari meeL waLbo Lama ruxee.

  • @suleymanndaood8857
    @suleymanndaood8857 6 років тому

    Nolasha waa malmo kooban caafimadka inta aan qabno aan ka faa idaysano allah ha soo hadayo inanta is qaawisay

  • @siyaadcarale8178
    @siyaadcarale8178 6 років тому

    Ma ninlan bahaysa

  • @saidmohamed2517
    @saidmohamed2517 6 років тому

    Asxan xundhurta (buufka) mey qarsto buuf weynta

  • @hamdiyo8535
    @hamdiyo8535 6 років тому +7

    Muqdishan shaqa u raadsanaya an hablaha make up ka u mariye sidani wax la fiirsan karo maahe gabdhihiba sawtan lagu ciyaaray maaha.

  • @armybtssuga5175
    @armybtssuga5175 6 років тому

    Weliga jaceyl raaxo leh illahay muku siyo

  • @khayrqabe7497
    @khayrqabe7497 6 років тому

    cadi maha nadira nayrus siday isu ruxayso cadi maha qarkeda dabe iyo qarkeda sare mid ba marbay ruxaysa

  • @mr.goodtry850
    @mr.goodtry850 6 років тому

    Gaaba gaabey iswalaqa

  • @khadarmuse2322
    @khadarmuse2322 6 років тому

    war naagtan waalan mayee fanaaniintii siminaar ha u furaan fanka iyo sida tembada loo raacana ha baraane waba isku ruxa tani

  • @bintumuhabaqorane2469
    @bintumuhabaqorane2469 Місяць тому

    This song belongs to stubborn girls if you are watching 2024 raise your hand. 🤚

  • @shukriabuukar8449
    @shukriabuukar8449 6 років тому

    Artan nin hadan ahan laha ma iga fakaten away hee

  • @sadioahmed6555
    @sadioahmed6555 6 років тому

    cod baa ku dhamaadey ax ax

  • @nimcoayaan1287
    @nimcoayaan1287 6 років тому +3

    ASxaby ninka tiyka baluuga qaba waaa nadiiro ninkeda waleeee qarwaaqo wu hysta.wiil ayey u dhashay

    • @mohaofficial7975
      @mohaofficial7975 6 років тому

      nimco ayaan kkkkkk nicatul fushuq ayu haysta lkn ani mabu u. Aqanin ani asagu qabo waba cunug yirisa ayu ila aha lkn nin yareysi maleh

    • @aishaabdirizak1049
      @aishaabdirizak1049 6 років тому

      nimco ayaan sxbey ma iga hubtaa kaas ma qabo

    • @nawalabdi4583
      @nawalabdi4583 6 років тому

      Mansha alh uu nolaow cadowgad maxamud iyo nadiro

    • @rabiicdiaby7095
      @rabiicdiaby7095 6 років тому

      nimco ayaan shaale ma qapo hlkaaa iga hupso qrxy 😂😂😂

    • @MrQarad
      @MrQarad 6 років тому

      nimco ayaan try and 8th of 8th of a 7p2
      .

  • @wiilkarersaalax1407
    @wiilkarersaalax1407 6 років тому

    xudun madoba

  • @aliwacays3361
    @aliwacays3361 6 років тому

    tani ilaahay ka biqi mayso tolow ku wii dhalay ama kan guursanayaa ayaan daranaa laga ma saaraaney

  • @hadmaadijeclaan5420
    @hadmaadijeclaan5420 6 років тому +2

    Malinba sheeko cusub keen naaa ilahay ka cabso ooo xishood sharafti naga basgoladaysay 😡😡😡😡😡😡

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 3 роки тому

    Naagtaan miyiko miyey qabtaa mise niikada ayay lacag ku raadin kkk

  • @XxHannaxXFan
    @XxHannaxXFan 6 років тому

    6 packs keeda ayaa muuqda

  • @najiiblast8255
    @najiiblast8255 6 років тому

    cod weeyleedahay balse iswaal waalka ha iska dhaafto

  • @munamusse9186
    @munamusse9186 6 років тому

    Dirucu qafiif bdnaa weyqawantahy ilaahow sohanuni

  • @yusufcqaadir3744
    @yusufcqaadir3744 6 років тому +1

    Yuu yuu cade

  • @rafiiqoomaar4649
    @rafiiqoomaar4649 6 років тому

    qawanantu malaha hesta ayka mitihay😄😄😄

  • @cadaaweclrisaaq6518
    @cadaaweclrisaaq6518 6 років тому

    Isqawisaa aaa

  • @qalbiuron2422
    @qalbiuron2422 6 років тому

    Abayo mcnto hees iyo qawnasho baad iskudarsate lkn xasusnow qayamo iyo qabri inoo kusugayo Ilahay hakusohanuniyo mcnto

    • @leilanoor3054
      @leilanoor3054 6 років тому

      Qalbi Uron watmahatsantahay walaley waxan filaya in aykaqadan donto

  • @hamseahmed500
    @hamseahmed500 6 років тому +1

    naa waa lagugu siigaysanyaa

  • @kalitok6072
    @kalitok6072 6 років тому

    Xaax

  • @jamiiljagsan8408
    @jamiiljagsan8408 6 років тому

    😓😓

  • @wtfmoments3886
    @wtfmoments3886 6 років тому

    Caadi mhan waa sexy mashiin sariirtii ku macdaha

  • @salmamohamed5189
    @salmamohamed5189 6 років тому

    Wey qanwantay kulaah xage ka qawanthy 😼😼

  • @curejiaxmed8281
    @curejiaxmed8281 6 років тому +3

    Naaskaba hadey ruxen meyba dhelin naagta wey walanty maskinta yaa quran saro

    • @zowdoali5291
      @zowdoali5291 6 років тому

      Cureji Axmed wllhi quran saar ay.rabtaaa beentaa maahn

    • @nistexanishaa6316
      @nistexanishaa6316 6 років тому

      @@zowdoali5291 haa wlhi Quran weyn ayey ubahan tahay

  • @MOHAMEDOmar-md1wv
    @MOHAMEDOmar-md1wv 6 років тому

    ogadeenka hurtin boilbaxsana afgada lama igaa

  • @afhayeenkademoqraadiyadapu2639
    @afhayeenkademoqraadiyadapu2639 6 років тому

    Gabadhaan waxay ka mid tahay dhibaatada PL haysata oo qof walba oo macno leh uu xamar iskaga xaadiranayo
    Muqdisho Down FU

  • @qalanjo1104
    @qalanjo1104 6 років тому

    inaga yaab aragne waxa saan la iskugu ruxi waa rag.

  • @sawdalakki3746
    @sawdalakki3746 6 років тому +1

    Bisinka waaba jeex bani aadam ka yare yurub qabaye hhhhhh maxa ku dhacay ka yar ma iyadaa ka muudsatay

  • @nurdinaxmed4790
    @nurdinaxmed4790 6 років тому

    Kkkkk caadi baay uqaawan tahy wlhi

  • @caqli_same8270
    @caqli_same8270 6 років тому +4

    Waxaan ka baqaa inay kaa go.aan wxanaa saa uwareejinayso 😂😑

    • @redpill4192
      @redpill4192 6 років тому +1

      caqli same hhhhhhhhhh sxb hadaana walugu dhajinayaa

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 6 років тому

    Cadi mahan hesta lkn qafta buufkey soo banesatay sida nagihi hunuuda