SHAADIYO SHARAF & GUURKA QARSOODIGA 'QUDBO SIRO 2017' | MUUQAAL XANUUN BADAN (OFFICIAL VIDEO 4K)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • • Guur Laga Qancaa
    • Qarnigani Jiree
    • Qudbo Siro Miyaa
    • Gabadh Lagu Qaldaa
    • Qooto Qooto Miyaa
    • Qoys Lagu Dhisaa
    SHAADIYO SHARAF
    The Talented New Rising Somali Star
    Shadio Abdullahi Abukar ..
    .....................................
    XIDDIGTA FANKA - SHAADIYO SHARAF
    OO U HIILISAY GABADHAHA SOOMAALIYEED
    KHUDBO SIRO MIYAA GABAR LAGU QALDAA?
    HEESTA CIIDDA CARRAFO | 2017 4k
    SHOWGA CIIDDA CARRFAO EE MATAANAHA FANKA
    SHAADIYO SHARAF & NADIIRA NAYRUUS Ft
    ALFANAAN MEEK SHEENO
    SOO SAARISTII | DUR-DUR MEDIA GROUP
    FARSAMADII ABDI ASKARI @ABDIASKARITUBE
    ..............................................
    • KHUDBO - QUDBO SIRO MIYAA GABAR LAGU QALDAA?
    • EREYADA: ABWAAN : CABDIRASHIID MUUSE GUDCUR
    • LAXANKA: USTAAD XAYBARO
    • MUSIC: USTAAD SUBXAANYO
    • CODKA: SHAADIYO SHARAF
    • PRODUCED BY ABDI ASKARI
    • @ABDIASKARITUBE
    ................................................
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube

КОМЕНТАРІ • 234

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  7 років тому +82

    Goy Qaraabadaa Quruxdaadana lumi
    Hadhowtana Qarracan
    Qudh Gooyana Ka Daran!
    Qudbo siro +Lyrics
    ua-cam.com/video/pdZqTpawad0/v-deo.html

  • @mariajama3019
    @mariajama3019 7 років тому +38

    Guur lagu qancaa qarnigaan jiree qudbo siro miyaa gabar lagu qaldaa qooto miyaa reer lagu dhisaa 😊 👌 shaadiya wax jiray ka hadashay 😍 😍

    • @adaruzmohamedahmed5862
      @adaruzmohamedahmed5862 7 років тому

      Maria Jama
      Lkn meesha hablo kama.muuqdan
      Heestu mala Waa dhab kahadal
      Hargaisa inaan usafro mooye
      Anigu yaabay hhhhhhh

    • @mariajama3019
      @mariajama3019 7 років тому

      ADARUZ MOHAMED 😂 😂 😂 nin walba dooq bu leyahay sxb hargaisa iska xaadiri hee halkaaba xuural caynti aduunka joogte

  • @QuenMunah
    @QuenMunah 5 місяців тому +5

    2024 wixii iga danbeya wan salamay 🥺

  • @ruuxichannel9750
    @ruuxichannel9750 7 років тому +55

    Guur laku qancaa qaranigan jire qudbasiro miyaa gabar laku qalda faraxyaaloow ilahay ka baqa yaqe 😂😂😂😂😂😄👏👏 shadiya sharaf 👏👏👏👏

  • @boqoradareerputland967
    @boqoradareerputland967 7 років тому +51

    Guur laka qance qarnikani jire qudba sire miya gabar laku qalda aa qototo miya waaa ruun waa wax qarnikani jiro wlhi😭😭😭😭😭😭😭

  • @gobaadmohamed5031
    @gobaadmohamed5031 7 років тому +52

    Qawl aan run noqon
    Qosol iyo ciyaar
    Yaa qaadan kara
    Qorx soo baxdaba☝
    nafta waan qasbaa
    Ciil baan qabaa oo😪
    Qoomamay dishee😪😪

  • @user-bb3us4zt1b
    @user-bb3us4zt1b 4 місяці тому +1

    Alhw qodbo Siro ka magan galey 😢😭🤲 yaa rabi na astur adiga awoowd leh 😭🤲🤲🤲

  • @hafsoquruxo21
    @hafsoquruxo21 4 роки тому +14

    Maxamed hooyadis 2020❤❤❤❤

  • @drayaanmohamed9877
    @drayaanmohamed9877 4 роки тому +9

    LAbo sano kadib shadiya oo is badashy mash allah

  • @Sumada01
    @Sumada01 7 років тому +28

    HEESTA SANADKA UGU WACAN WAAN KA HELAY MAHADSANID ABDI ASKARI TUBE

    • @hooygawaanada226
      @hooygawaanada226 6 років тому

      Guur laga qancaa qarnigan jiree qudbo siro miyaa gabar lagu qaldaa

  • @yusra4728
    @yusra4728 4 роки тому +10

    Yaa dawanoyoh 2020😅✌✌

    • @yahyaibrahim8838
      @yahyaibrahim8838 4 роки тому +1

      Ani 🤣

    • @yusra4728
      @yusra4728 4 роки тому +1

      @@yahyaibrahim8838 🤣🤣you are beeloh🤣qatar aa thy cml😁😂

    • @xarako2171
      @xarako2171 3 роки тому

      🤣😜✌

    • @yusra4728
      @yusra4728 3 роки тому +1

      @@xarako2171 😂😂sharafaaa ledahy iqwaan😂

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 Місяць тому

    Heestiin waa hees habalaha somaliyeed anfacaysa naa hooy iska ilaliya nimanku xun xun intaya marka hore isu kiin wanagsan hadhawaan ciidala idinkagag cararay heestan aniga ada ayay isoo jiidtaya 🤗

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka 5 років тому +4

    Shadiyo FAVOURITE Song ❤🤚

  • @muniishpea9830
    @muniishpea9830 2 роки тому +5

    2022 🤚😂❤️

  • @idmanqeuun2822
    @idmanqeuun2822 7 років тому +9

    Wan kugu racsanhay sacdiyo sharaf 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍nolow

  • @derherabdikadir7502
    @derherabdikadir7502 5 років тому +3

    First Somali song I love super sadia sharaf

  • @bushrasharif8080
    @bushrasharif8080 7 років тому +8

    Matanaha. sanadka
    Masha Allah nadiira and shadiyo
    Noolada

  • @ilyasawale4942
    @ilyasawale4942 7 років тому +1

    Wooooow mnshaaaa allaah runtii waa hees dhabta ka hadlaysaa eee ka waantaaaabo dadka caadaystaay qudba siraha

    • @munaaalii920
      @munaaalii920 7 років тому

      caadi. maha. shaadiyo. sharaf. horay. usoco

  • @sundusabdulahi9452
    @sundusabdulahi9452 7 років тому +10

    best song shaadiya sharaf ku tageraa 😍😍😍

  • @deeqoplueyes481
    @deeqoplueyes481 6 років тому +3

    Waaaaw waaaaa run shaadiyo cod masha allh rer muqdisho horo usocda

  • @samiradiriye1531
    @samiradiriye1531 2 роки тому +1

    Tariikhda 29/10/2021 wakhtiga9:6 aroornimo malin jimcah
    Wadnka ugnda nice song🥰 raaga nagdaye wax nagu wadan hadii kle waa n tashan hdna nahyn dumar soomaaliyed farax kasta qudbo siro la waregin
    Hees iyo bdh🤑 I want farxa lcg lehe😂😂

  • @asmaruun9514
    @asmaruun9514 7 років тому +4

    Manshallah ncy song wlhi I like it allow kudaah Inaa ader

  • @drmomalik1260
    @drmomalik1260 7 років тому +5

    Codka gabadhan wax loo dhigo malahan Mrka jcylkygii laga yimaado. WORLD#2

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 4 роки тому +1

    Waqtigu waa cajiib shaadiyo maba la aqoon karo weenaadaa wanagsanaada

  • @araweloyar7958
    @araweloyar7958 3 роки тому +1

    Hestaan shadiyo ayay kusocotay marki lodhibyay lkn aydu ma ogeen maskiin anway iminka rerkad allah kubarkeyo leyahy

  • @yartashidn7557
    @yartashidn7557 7 років тому +5

    wow heesku cadi mahaa hees igadeh qotoo qotoo miya rer lagudisa

  • @iftinosman7453
    @iftinosman7453 7 років тому +8

    Iga gadaan sharafa ledahay Allaha ku sharfe

  • @shakrashorts
    @shakrashorts 7 років тому +2

    Hees waa iga qaaday tlhi shaadiyo taageero kuu ahay

  • @madaxwenahabeshahawiye3550
    @madaxwenahabeshahawiye3550 3 роки тому +1

    Waa iska dhafay hestan marka maqlay qudbo sir calosh ika hurisay wlh

  • @asturan_edebsan5630
    @asturan_edebsan5630 7 років тому +11

    guurka laku qancaa qarnikaaan jiraa qudbo siro miya gabar laku qaldaa qooto qooto miya qoys laku dhisaa ..

  • @sagalosman73
    @sagalosman73 6 років тому +5

    Qorox
    Soo baxdaba
    Nafta wan
    Qasbaa ciil ban
    Qabaa qomamay
    Dishee
    Guur laga qancaa
    Qarnigani joree
    Qodba sira miyaa gabadh
    Lagu qaldaa
    A qooto qooto miyaa qoys lagu dhisaaaa

  • @SafiysAbdallah
    @SafiysAbdallah 4 місяці тому

    Qowl aan run noqon
    Qosol iyo ciyaar Yaa qadan kara😢

  • @khaalidosman4358
    @khaalidosman4358 5 років тому +4

    ilaaheey haidin suuhanooniyo

  • @sagalcabdi4076
    @sagalcabdi4076 3 роки тому +1

    2021 yadawanoyo🤣🤣🤣✌✌

  • @farhans__pey6584
    @farhans__pey6584 2 роки тому

    Waleee music qofbaaa tumey another level

  • @nacnacisiibae9504
    @nacnacisiibae9504 6 років тому +13

    Qoftaan codkeeda xaax waaye wax laga qaban Karo bae

  • @yasminalinour681
    @yasminalinour681 3 роки тому

    Yaa dawanoyo 2021 bishi 7/18😁😊

  • @axmednurshariif9349
    @axmednurshariif9349 6 років тому +8

    sxp yaal waxaa qiraa aniga shaadiyo inay cod meesha kuheen nadiiro ayaa kacod macn managaari karto

  • @mimil3869
    @mimil3869 4 роки тому +2

    This is my favorite song of you and it is true❤️😭😭😭 I feel so sad for theses girl

  • @queenloverelaxwithme1567
    @queenloverelaxwithme1567 6 років тому +6

    Single mother yada qooto qootada naga daaya qudbiso no dhaha anaguna maseerka hanaga yarade 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hiremahamoudabi6932
    @hiremahamoudabi6932 4 роки тому

    Fantastic song wlhy shadia sharaf

  • @iloveyouallah4713
    @iloveyouallah4713 6 років тому +2

    waaaaw 😄😄😄😄❤❤❤❤❤😙😙😙😗😗😗😗👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👏👏👏👏

  • @sagalosman73
    @sagalosman73 6 років тому +1

    Esh calaa erayo heestii sanka 2018 weeye

  • @khadrafarah6297
    @khadrafarah6297 6 років тому +1

    # I love this song

  • @adamcali2206
    @adamcali2206 6 років тому +7

    Heees i Daran ani ahaaan 💯😭😭

  • @alihaji6601
    @alihaji6601 6 років тому +2

    qudba siro waxaad moodaa in laga fcnyahay xagga diinta

  • @tayoqaran.1446
    @tayoqaran.1446 7 років тому +13

    • Guur Laga Qancaa
    • Qarnigani Jiree
    • Qudbo Siro Miyaa
    • Gabadh Lagu Qaldaa
    • Qooto Qooto Miyaa
    • Qoys Lagu Dhisaa ( waa ka baxsatay Shaadiyo Sharaf) Noolow Sidoo Kale Abdi Askari Tube Salaan qaaliya

    • @leomessi2535
      @leomessi2535 6 років тому

      JOB
      JulJazzJazzJBLZZLZZZMZZZ
      JbLzzlzZzmzzzmlzllz

  • @farayaremadia435
    @farayaremadia435 6 років тому

    heeesta sanadka shadiya sharaf i love you

  • @abdikanselector1029
    @abdikanselector1029 7 років тому +5

    Qoftan codkeeeda waa heersare balse gebdhahey nagudire qudbasiro ay kashifeysaaa cml✌✌✌

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 років тому +1

      abdikan Selector waaa nila bartaa gabdhaha ayaad ku bahdishaan
      Imisa nin ayaan ka diiday aniga wajixunyaal dheh

    • @abdikanselector1029
      @abdikanselector1029 7 років тому

      Asmo Curada cida qof hadey gabartahay qudbasiro malagugalikaro lkn garooob ayagaaaba kuqaraabto qudabasiro cml

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 років тому +6

      abdikan Selector garooob aniga ah gabar na wanka qiimo badanahy alxmdullh afar wiil ayaana igu dayday waligey Lkn inta xalaasha jecleyd ayaa ka badneyd garoooob sharaf leh ayaan ahay alxmdullh
      Wiil maxaa tahay idhahaana ma arkin waligey inaa aniga usheegto mooyee
      Gabar iyo garoob adigeeba kuu kala duwan yihiiin sxb xalaal raadso

    • @abdikanselector1029
      @abdikanselector1029 7 років тому

      Asmo Curada cida abyo culamada qaar aaba dhahayaaan qudbasiro waa caaadi kuwa qaarne weynodideeeen marka halkeen kutoosnaa anyway walashey tnkx xalaaaal raadis bilowa i.a

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 років тому

      abdikan Selector qofka dumarka eh wali la.aan ma mehersanto wallkey
      Waa xaram qudbo sirada waana lawada ogyahay taas ,ee culumada hada soo baxday warkooda
      Lama aami karo, guur aan ehelka ogeyn faaiido ma leh wax kuu soo martinayo xitaa mlhn
      Mana lagu xaslo illley ducada waalidka aaba meesha ka maqanee
      Gabar kaste walaashaa. Ayaa laga soo qaadaa wallkey cade Adiga mudan

  • @sunduscabdi7098
    @sunduscabdi7098 6 років тому +1

    Heestan single mothers baa loogu talagal iyo nimanka single fatherka guurkooda qooto qootadaa $$$$

  • @micrajhassan6769
    @micrajhassan6769 6 років тому

    ilahada dhagesta wlh ani hadan qudbasiro laigu Waldo hadhawna igatago wlhi cadab ankumutee kasnaftan dhafini lahaa

  • @mohammedhassan6801
    @mohammedhassan6801 4 роки тому +2

    qotoqooto miyaa guri qos lagu dhisa my my

  • @shakiirabuety953
    @shakiirabuety953 6 років тому +2

    qudo sireed ilaahay naguma qabto eleen waa habaare yur 😕

  • @user-cc3ni7fd3b
    @user-cc3ni7fd3b 3 місяці тому

    Lahayso

  • @macalimaadxaliiso2192
    @macalimaadxaliiso2192 6 років тому +2

    😍😍😍😍🖒🖒🖒🖒

  • @mariatwingle7187
    @mariatwingle7187 4 роки тому +1

    Na ada hada lagula galay gur qarsodi ah

  • @ilovemybbenesteh7755
    @ilovemybbenesteh7755 6 років тому +1

    Nce one

  • @mhflexy5377
    @mhflexy5377 6 років тому +1

    Top 😃😉

  • @mariasheekhdoon4460
    @mariasheekhdoon4460 7 років тому +1

    heees iganeh 2017

  • @wilkatabakayomadoowhero5439
    @wilkatabakayomadoowhero5439 7 років тому

    wwwwww masha allah abaayo qaali ah sacdiyo ilkacase nice song

    • @xubixubi5615
      @xubixubi5615 7 років тому

      wilka tabakayo madoow Hero ciwankagaa iso dir

  • @mssistuqarastamssistuqaras9063
    @mssistuqarastamssistuqaras9063 2 роки тому

    Heesta waa mid nolosheydi taabatey wlhi😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @qurxoonsidahooyadeed6676
    @qurxoonsidahooyadeed6676 7 років тому +3

    Aqaz qudba siro koonfur aya laga yaqaan wlhi inta hoos lagaa dhameeyo aya lagu eryi hadhaw😉😉

    • @yusra4728
      @yusra4728 4 роки тому

      😅😅😅pn kima shgin🤣

  • @ruqiyohassanmohamed6184
    @ruqiyohassanmohamed6184 Рік тому

    Qabya aan,dhamaan qahar iyo dhib badan💔😥😭

  • @quruxsanamanjecyl635
    @quruxsanamanjecyl635 5 років тому

    Wankuugu tager sanahey shadiyo hesta

  • @omaahmed6932
    @omaahmed6932 4 роки тому

    Shadiya waanku tageraa bro

  • @Abdi_Iskooj
    @Abdi_Iskooj 6 років тому +2

    garoob qudbo siro ku guurso islahaa Ayaa heestan Aawadeed aanku waayay Axxxxxxxxxxx Anigoo wadaadkii usii wada Ayaan heestan daaray gaadhigii kadib waygu boodayba halkii ayay igaga dagtay shit 😢

  • @faizaabdirahman2391
    @faizaabdirahman2391 6 років тому +1

    cadko macan

  • @zaamzaylac3892
    @zaamzaylac3892 7 років тому +1

    Hees iga dheh

  • @omarmohamedkaliif2596
    @omarmohamedkaliif2596 5 років тому

    Guur laga qanca qarnigani jire qudbo siro miyaa gabar lagu qalda

  • @MD-ke8ny
    @MD-ke8ny 7 років тому +1

    qudbo siro 1990 u ahaa calankeeda mar hore dhacay hada muu filmkaas wali somali ka dhagsan yhy !

    • @mariajama3019
      @mariajama3019 7 років тому

      Mohamed dagane qurbaha bay Caan ka tahay hada

    • @MD-ke8ny
      @MD-ke8ny 7 років тому

      Maria Jama hhhh inta ka war haayo aniga mesha ka joogo qurbaha wali ma arag filmkaaas intu ka dhagan yhy

    • @mariajama3019
      @mariajama3019 7 років тому

      Mohamed dagane yurub waliba islaamaha iyo odayaasha ayaa ubadan 😂 😂

    • @MD-ke8ny
      @MD-ke8ny 7 років тому

      Maria Jama hhhhh saas waaye miya

  • @Hafsa2020-yq3ez
    @Hafsa2020-yq3ez 5 місяців тому

    2024 ❤

  • @kawsarsicid7624
    @kawsarsicid7624 3 роки тому

    Waran shadiya 😥😥😥

  • @hibaaqahmed8758
    @hibaaqahmed8758 7 років тому

    meesha ay joogaan xagee waaye asxaapeey iga daba geeya xagee showga ku qabteen

  • @cadeybollo9256
    @cadeybollo9256 3 роки тому +1

    😭

  • @selflovebeauty5870
    @selflovebeauty5870 7 років тому +1

    Waaaaw 💕❤️💋

  • @hananhassan3666
    @hananhassan3666 2 роки тому

    Hye

  • @abdirahmaandacwi
    @abdirahmaandacwi 6 років тому

    Cabdi askari fanaaniin cusub ayaalagu ogyahay inuukeeno

  • @bajunfam275
    @bajunfam275 7 років тому +70

    Hhhhh reer Nairobi iyo reer muqdishey kusocotaa heesta

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 років тому +4

      Bajun 7 sooomali ooo dhan ayee ku socotaa wlhi

    • @saabiriinsiman6333
      @saabiriinsiman6333 7 років тому +2

      Asma Curada cida usheeg bal

    • @bajunfam275
      @bajunfam275 7 років тому

      Melkalo qudba siro laga aqaano koley man maqlin

    • @bajunfam275
      @bajunfam275 7 років тому

      Nairobi iyo muqdisho ma ahane

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 років тому

      Bajun 7 ar shib dheh Minnesota aan ku noolahay aniga waana laga yaqaan saaid waliba
      Iwareyso aniga war jiro moog aan tahay 4 nin aa iikeenay lacag guri iigooyso labo cariish xitaa oo idhahay koombadaada isii😂😂😂😂 kir aan ku dhahay isfareeya waryaada edab malihidiinee
      Anigoo eh ka warn heee waliba single mother aa saas qaali u ahay marka raga waa dhurwaay dhar wato
      Qudbi siradana tii doqon eh aa yeesho .daruuf kasto iheysato wan xamaalanaa guur aan reer ka iyo soomalida ogeynbo marabo.iyo guri aan marti imaaneynin
      Qudbo siradana meel kaste ka jirtaa ogoow oo soomali joogto Dad goonina ma u badno wallkey 😘😘😘😘😘😘

  • @wizyazin4949
    @wizyazin4949 7 років тому +1

    cod iyo qurux ilaah waa u dhameeyey

  • @sadikmoha2762
    @sadikmoha2762 7 років тому

    Waaw heees iga dheh wllhi

  • @ahmedhassan1549
    @ahmedhassan1549 6 років тому +17

    Yarta iso qabta melay jogtoba aan call gareyee like ta igu qabta abti

  • @shaymaamaxamed9638
    @shaymaamaxamed9638 4 роки тому

    Wax kale

  • @Sharmakasharma856
    @Sharmakasharma856 6 років тому +2

    Ax ax 😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢 wlhi waan ooyay waxan xasuustay gabar aan habar wadaag aheyn oo qudbo siro lagu guuursaday wlhi weey geeriyotay cil dartis ayeey u dhimatay

    • @masbal9180
      @masbal9180 6 років тому +1

      Ax xanuun waaye wlhi Iyo calol xumo Alle midkii gabar maskiin ah qayaamaba cadaabtii haku fogeeyo wlhi habkuhu waa il madow nabsigooduna maharo

    • @Sharmakasharma856
      @Sharmakasharma856 6 років тому

      Hilaac Dahir ha amiin huuno
      Wali waan xasuusta oo uur beey laheyd markey geeriyoneysay😢😭😭😭😭😭😭😭

    • @masbal9180
      @masbal9180 6 років тому +1

      @@Sharmakasharma856 Allah maxay sabbsatay wllo

    • @Sharmakasharma856
      @Sharmakasharma856 6 років тому +1

      Hilaac Dahir meel cidlo ah ayuu uga tagay wllo markay foshi qabatay lkn nasib daro hospitalka waa laga so garsin waaye😭😭😭😭😭😭😭😭
      Goy qaraba
      Quruxdada lumi
      Hadhowta qaracan
      Qoor goyana ka daran
      Run waye wlhi😭😭😭😭

    • @masbal9180
      @masbal9180 6 років тому +1

      @@Sharmakasharma856 ax xanunbadanaa Yaaa Allah wlle aakhiro asagaa loohaystaa dambigaas waana laga jarin wllashiis hooyadis habryartiis eedadiis wlhi nabsigaas kama harayo doqonkaas laba dambi buu kalay aduunka cinqaab akhira cinqaab Alle ha dhowro dumarka muslimka ah adigana is ilaali quruxeey

  • @iloveyouallah4713
    @iloveyouallah4713 6 років тому

    waaa jiraata heesto walhiy ❤❤❤❤

  • @canabrooble4016
    @canabrooble4016 7 років тому +5

    Kkkkkkkkk nadiiro muqdishaa lagaga yaabana jawhar maaad kubilaawi rabtaaaa waalidaadi

    • @moxamedbaliil4623
      @moxamedbaliil4623 7 років тому

      dsjvdsuv ongddvjj jnfubm knfyim knbdr
      gfruknv infrfv inged knrecv

    • @maryansheikh3029
      @maryansheikh3029 3 роки тому

      Hadana wey isqawan😂😂😂😂
      Waxyi miyaa kugusodagay wll

  • @dhawrzanali5334
    @dhawrzanali5334 6 років тому

    top heestan waaa

  • @shacnishimaa9461
    @shacnishimaa9461 6 років тому

    Waaw shaadiya

  • @ayanmaxamudmaxamud2649
    @ayanmaxamudmaxamud2649 6 років тому

    Pbbb Qatar waaaw ka bazsaty

  • @abasssomane9760
    @abasssomane9760 6 років тому

    Dayaxsalnuurshe

  • @hiboheenahiboheena3692
    @hiboheenahiboheena3692 4 роки тому

    Kadaran kadaran qor goyana kadaran

  • @najaxabdirisaq5092
    @najaxabdirisaq5092 Рік тому

    love saar dawanayso2023

  • @fqrxiyoxasan2002
    @fqrxiyoxasan2002 Рік тому

    2023😘😘

  • @princesseszalma4549
    @princesseszalma4549 5 місяців тому +1

    2024 😢 yaa ilamid ah oo dhgeysta

  • @maryammuse6829
    @maryammuse6829 7 років тому

    kkkkkkkkk asxaaabey meshan yaaad uga jeedaaan wariye weyn baaa taagan

  • @noramose1751
    @noramose1751 3 роки тому +1

    😂😂😂😂2021

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 роки тому

    Shadiyo barigas iyo hada

  • @mimil3869
    @mimil3869 4 роки тому

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @canabmaxamedxarred124
    @canabmaxamedxarred124 6 років тому

    Guur laka qance qarnikan jire qudbow jiro miya gbr lugu qalda qooto qooto miya qos lugu dhisa

  • @hafsomahomed1439
    @hafsomahomed1439 6 років тому

    Mayo mayo

  • @sundusinaali3034
    @sundusinaali3034 6 років тому

    Oh oh oh!!😓😭🤙😚