Sundusteyda caashaqa qalbi xabxabtayda inta ku jecel ka badan dadka qaar mi Queen strong mom,karti badan,naag nool love u caafimaad iyo Cimri iyo cibaado wanaagsan kuu rajaynayaa❤
Halka Tala ku siinaayo waxa weeye sunduseey waqti asxaabtaada la joogti maahe waqti kale waxbaro xppti❤gabadh mustaqbal leh ba tahaye hooyo yar oo karti leh baa tahayw❤
Sundus waaba qosol miiran kulaha asad islaanta geesk iga xigta dhacdayy😂islaanta wxay nagu tiri dont worry anna iijoga madhacaysiin😂islaanta way dhacday annaga qosol kulaha ar ilaahow sundus hano waynin🥹🫂
You tupe saafi ah ma daawado aan adiga ahyn runti oo wlhi ah wn ku daawada mar wlba guuuleyso gclo ina ayaanle sida ila dhlaty ban jecelhy frxaada oo wlhi ah❤
Sundus ano ku imaday aya xale kuriyoday walahi abayo ilahada waxan umaleya run run abayo walahi wan ku jelaalay ilahay. Haku dhafo. Sundus iyo ladan iyo I am ky ilahy ani nabad geyo sister wani jeclahy dhamantina. Nolada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.
Sundusay anga guri gii baka sugayna naag adg ba thy hoyda io wilka io naftada wx uqabso plz wliga qof wx xun ku so qora ama cay ha firin hana ujawabin keep going my sis 😭🫶🏻❤️
Sundus abayo wan ku keclahy lkn please dharka kugu dhagdhagan eed xidhato iska dhaf please waa iga wano wlhi xuman igama aha wlhi😢
Ayyyyy boqoradeenii Sundus qalbi safi😢600k😭💋🥹
War 559k maba dhafos 600k max dhaw dadkiidhan waydhafayn😢
40k dhiman😢@@AmranYaxye-c8j
@@AmranYaxye-c8j wedhawada 570k cawa gale 600k👑👑💋💋💋qalbi nadifa👑👑🧠💋💋❤️🩹🎉🎉🧨🧨
Cadow baajiro yuu idinka dhex faaideysn please sundus amiiro iyo adi hishiiya hadee dagaal jiro ❤😢😢
Ma is dagaalsano ee wax ma isla duuban hada. Asad iyo ceydaba wax ma isla duuban ma is dagalsanyihin! Caadi iska dhiga
qalpi ma is dagaashano waxaysan isla duubin maahee Adi 7+7 warkooda UA-camka latimide 😂😂
@@Rahma-rv7wt4po6j 7+7 warkood iga waaleen inee beeniyaan aa rabaa sister tiktok nafta iga qaaden
@@mohmood7987 wiil miya thy misa gabadh wllo
Sundusey waku jeclnahay abayo sidaas mar walba noo farxsanaw Rabi wax ku dhibo kuma tuso l love you so much my queen❤❤
Sundus 600k gaadhsiiya please 1m rabnaa inaan gaadhno is muujiya team sundus
Quruxdydiiyeyy San ku jeclhy hadad ogan lahayd wad suuxi lahayd👸🫶♥️🥹😁
Sundusteyda caashaqa qalbi xabxabtayda inta ku jecel ka badan dadka qaar mi Queen strong mom,karti badan,naag nool love u caafimaad iyo Cimri iyo cibaado wanaagsan kuu rajaynayaa❤
Halkeebey aadeen❤
Sundusay dadku waa kuwada jecelyihiin kuwa commentiga xun kuso qorana waa inaad tusta kartidada waliga qof yuu kuniyad jabin horay usoco ❤❤❤❤❤
Waagee dadka ku maagi jireen saa kuujeclaa lee ilahada waxaa qabaa cudur sundus ladhoho❤❤❤❤
indha haygiii Kama daalo Dhiira Galin Tada iyo inan wax wanag san kuuso qoro Nolow Qalbi Nabad kutag insha allah illahy wax dhiba Nima tuso Dhaman Tiiin Umc❤❤❤
Sundus abyo wakujecelnahy qof lajecel yhy aa wax wanagsan lala jeclada mar walba faraxsanow allaha ku xifdiyo abyo mcney ❤
Sundus hada lambarkeda helo subaxwalba saa u dhiiri galinayo way isoo eryi lhyd😂😭
😂
❤❤❤
Halka Tala ku siinaayo waxa weeye sunduseey waqti asxaabtaada la joogti maahe waqti kale waxbaro xppti❤gabadh mustaqbal leh ba tahaye hooyo yar oo karti leh baa tahayw❤
Wankugu raacsanahay inay waxbarato xiliyada firaaqada ah🎉❤
Siida walashed hani iyado marwo jamacada hindia kaqalanjibise 🎉
@@hiboabdi350 sax
@@Baxsooxaar sax
Wllhi qalbadayda ayaad hantiday waayo waligay qof caan ah ma jeclan ❤❤❤❤❤😢
Nolosha naftaada iyo waxaad usocoto uun ka fikir hppti farxadaadu waa taayada ee hanaga murugoon gclo love you gclo wlgi❤❤❤❤❤❤
Ku ruuura yaa qeyyy 600k ❤my team sundus yaa nalaga hormarin heee 😢😮❤
Ka bdn u qalantaa wa maskiin sundus hala hormariyo❤😢
Sundus waaba qosol miiran kulaha asad islaanta geesk iga xigta dhacdayy😂islaanta wxay nagu tiri dont worry anna iijoga madhacaysiin😂islaanta way dhacday annaga qosol kulaha ar ilaahow sundus hano waynin🥹🫂
Muuqaal walba oo aad soo dhigto ima dhaafo Sundus xataa waan fiiriyaa saacad walba inaad wax soo dhigto hormar wanaagsan ayaan kuu rajaynayaa gabadh qalbi wanaagsan ayaad tahay ina adeer
Sundusey horey usocooo ha isi bedelin qosolkga iyo farxadaad yey is bedelin qofkii aaadan kehil o respect ka weydo ka dhaqaaji habalaha haku sinaadon sxb qaaasa hani hakuu ahaaato
Nabad ku taga sundus ❤❤❤❤❤
Qlbi wx ku dhiba ma jeceli allh ku jecelaado oo frxd nolosha haku dhmeyo gclo❤💋hormar wacan dheemn qlbi saafiyey❤😊
boqoradeena sundus ayaanle 600k coming soon ❤👏
You tupe saafi ah ma daawado aan adiga ahyn runti oo wlhi ah wn ku daawada mar wlba guuuleyso gclo ina ayaanle sida ila dhlaty ban jecelhy frxaada oo wlhi ah❤
Sundus qalbi wanagtaydii horey usoco xbbti❤❤❤
Wll looshinoow saan mexee tahay sundusteena xaaad ugu dagantihiin kutuura noh 600k I.a mardaw gaareesa guuul wcn wllshey mcnto 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
Sundusey dadkaaan waliaga hadhagaysan waxay rabaan teamkaan inay kaareebaan oo aad meel cidla ah kuso dhacdo❤❤❤
Sundus amiira maad wax lasidubtid pls dad badan qac kayeersiya ❤😂😂
Haday soo noqote bal wan sugayna dad badan in qac kayeeri doontay ila egtahay haday wax jiraana koko baa xalin doontan isleyahay
Sundus abaayo intaan iyo in ka badan horay usoco waa ku taageer aa I. A waxaa kuu rajey naa caafimaad iyo cimri dheer ❤❤😊😊
Walalayaal aan. Sundus aan meel waye gaarsiiyo🎉❤
Ismujiya team sundus 600k yanagala hormarin ❤❤
Asc sunduus waxaad thy gabdh alle taxadiray cadoowgaaga u nooloow waligaa asad hajiyow ha ka agtagin waayo markaad asad hajiyow ka dheeraato waxaad yeelaneysaa cadow badan anagana waran ku wadanaa dhamaantiin waa idiin wadanaa waxaad kuu rajeeynaa guul xbbti keep going
Coming soon 600k 🎉sundus ayaanle my boqorad walhi abyo waa ku jecelhy hor mar wacan ku rajeynaya sundus qurux
Sundus Alxandulillaah hadaa soo noqoteen idinko nabad hadaan ku dhirigilinin wax wanagsan kuso qorin maxan unahy dad ku jecel asxabtada kuwa kulajogo cml kuula soconaa keep going❤
Mcntadaydii quruxda badneed saan lee mar walpo noogu faraxsanow❤ qalpi nadiifey💋✨️😊
Sundus ayaanle hussen gabadha kaliyee farxadu agteeda taal horey usoco quen❤❤
AMEYSINg sundus ayaanle❤teeda klene qufka ku dhipo alle hkaa qabto❤hna kumashquulin wax hoos kuu dhipaayo❤sda coment xun❤so happy ahaaw adiga iyo teamkaaga❤
Nabad iyo cafimad kutaga ayan idinleyahay walahay mcn an wadajeclahay in.❤❤❤
sundusey we love you❤❤😢😢
❤rtjyu
We love u too qali ad mhdsanid sidaa sundus u jeceshy ❤
Soonogod wanagsan,
We love you so much guys.
5 gabdood aan kufanoo.
Nookusaalam ASAD IYO IAMK ❤❤❤❤❤❤
Gabada maxa ugu dagantihin guys plz 600k an galno boobsiya😢
Aan ku tuurno i.a
Sundus ano ku imaday aya xale kuriyoday walahi abayo ilahada waxan umaleya run run abayo walahi wan ku jelaalay ilahay. Haku dhafo. Sundus iyo ladan iyo I am ky ilahy ani nabad geyo sister wani jeclahy dhamantina. Nolada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.
Noloshaydiyyyyyy miss you so much 💖 mar kasta noo farxasnow mcnyyyyyyy❤garba Kaga nahay wllshyyyy❤❤
Ala sundus qalbi wanaageyy weligaa kor alow wllo mar naba niyada kafaraxsanowwwww❤❤❤❤
Queen sundus ayanle qali keep going 600k kamisun🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Horey.u.soco.zundusteryda.1milyan.come.soon..dhamaantiina.waa.idin.jeclahay.safar.salaama.nabad.ku.taga❤❤❤❤
Sundus keep going xappti farxad kuu rajeynayaa i.a waa ku jeclanahay ❤❤❤❤❤
Sundus Ayaanle keep going my queen 👸 ❤
Horay usoco qalbi safiyey barnamijyo qurux badana soo gali kuwa kugu naxsan dhag hau dhigin farxadada dhibta ilhy ishiido hakaa duwoo kuwas kumanaan ku jecel oo ina wax so dhigto sidii musasalkii usugaa jira wlhi oo aa kamid nahaye ilhy haku xafido❤
Sundus my sister walaashay waa kutaageeraha my queen horay usoco qalbi yeeya my Queen
Sundusey marwalba comment sana liso qora mxa udhahda naag adag iska dhig o wxi wngsn ka qado wxi klane ina shekto iska dhafe inadn arkin lagaso qada❤️
Sundus quruxdeni markasta waku jecelnahay noofaraxsanow illahey hano kaa ilaliyo❤❤👸😘
Anu UA-cam ne wn ka eegah TikTok ne isokle one love hpt❤
Sundus sida hore isku ahaada amiiro isku solabta wadajirkin aya jecel nahay ❤😊
600k coming soon🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Coming soon 600k I.a ❤🎉
Sundus. Lasgoo 600.k guys
Sundus yan lagu niyad jabin ee hore u soco sister nag kartile oo isku kalson ba tahe keep going ❤
Wargawadheyna 40k bis ugu dhinan 600k anciyow garsiino please asxabta❤❤
Quruxdii haa niiyda jabn anka ku jogan shido youtube anka supperi gaarin maar walba ❤❤ adiga cungaa wxan jcyln malysia nagu imada wxabarshda marka geenysida naaso duubta ❤insha Allha guriaan wd qadanto maar dhawo❤❤❤
Inashalaah kheyr xabiibtay Ilaah xagiis waxba kuma ah Inashalaah kheyr xabiibtay way iimaanka doon Ilaah haddii raali ka dhiigo amiin amiin Yaa Alaah xabiibtay ❤❤❤❤❤❤❤
@luleey381 ameen insha Allha wn u ducaaan wl 🤲🤲❤️
Jh mss ayanle 600k kabadan au qalantaa ee Lixda Nola garsiya
Ilaahey Haku xifdiyo my love sundus❤
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
KU SALIYA NABIGENA MUHAMED SCW SCW SCW ❤❤❤
Saaan kuu jecelhy aale haakuu jecldo hore uusocoo wlll❤😢
Sundusteena farxadaadu waa tayada qali dadka nagative ka wax ka eega dheg hawdhigin 🫅❤️
Sundus coming soon 600k abyo
Sundus ❤❤❤ queen of the 100
Sabab faaraxyaasha looga tagay safarka!
Safar kooxeed ma aheyn miyaa!
Inta amiiro io sundus isla jecel😭💕💐
Please amiiro haka tagin zaxiptinimada SAS Maha
😻☹️
M.a sundus wa naxaristi o qofa say uga naxeso wllked 🥺❤️
Wow Masha Allah boqoradeenii sundus qalbi safi❤❤😢600k❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤❤
Scw scw scw
Sundusteydi waa ku jecelanhy abyo horey u soco ❤💋
Team sundus ayaale one like 🎉❤
Aaaaayyy sundusdeena hore u soco xbbbti❤❤❤
Sundus wan ku jecelnahy Mar walibo no Farax sanow abayo mcn I love you keep going ❤
Muqalka markaa dawatan like usaara say dad badan u arkan sundus ayanle hormar intaa kabadan ban kurajaynayaa❤❤❤❤
Sundus daad adika kuniyad jabinay haukaban waad daad ka masersanne qoff talent Lee siidaa adikokalle daad ka masersanne siduu uyelaneen gabar qurhunne sundus ayanleh ❤❤❤❤❤ liké saare comment kayka
Faraax kugumalne naxris badaan weyaaryihiin sodawaaw baal😂😂❤
Sundus babi anagana wa kula wadna 👏👏 coming soon 600K! barnaamijyo dab ah noo keen views badan marka heshid kor usoconee.
Ayy team sundus coming soon 600k❤🎉🎉🎉🎉😢
sundus aad ba ku tageera alle ku xifdiyo ina adeer mcn
Sundus my ❤ seetahay hore usoco qosol wanag
Sundus horu mar wacan abayo ❤
One team sundus ayaanle kiki afcad koko sam ladan🎉
Sunduseey abaayo qali wan ku jecenahy horey usocoda walalahy ❤
Samia sundus wn jeclnhy wa laba hablood oo yar oo dacada sas iskugu dubnaada dhamtiin hablo is jecel.noqda samkoki gaadhi wda raceen ladan sundus Imk gaadhi jah ❤
Ala sunduseeyyy hada ogen lahed sa ku jeclahy leeee alle haku jeclado sa ku jeclahy hana naga niyad jabin yahe💞🤲😭
Congratulations to 560k🎉😢❤
ManshaAllah sundusey we love you ❤ keep going sister mcnto
Alx hada nabad timaadeen qali❤😘Sundus Imk inuu ina adeerka yahy awal madan ogayn wadigii lahaa reer waqoyi batahy hh waa nin Ogadeena kablalax baa isku tihiin is ilaashada qali❤😍
Naa maha wa shiqaal
Miid baa shiqaal leeh sundus inadeerke madexeen inu darood yeehe nicadenesa mute gaal 😂😂
@@hiboabdi350 anu darood ahey lknsee ninkani wa shiqal
Waa run ogaaden bahgari ah weye asagaba dhahay fananka aar manta ahba adeer ii ah
Sundus abyo wlx hori usoca hben wlba waxan sugaa videogaka manin wlba mararka qar Ani patient isugaa Ayan dawda wlx horii usoco niyajabka iskdf love you 😢 inanteydi lkni wxn jeclani laha in ad snpka igasoqabato abyo
Sundusteena quruxdeena gabadheena anoo daawan video gaaga ma seexdo ilaahay hanoo kaadaayo gabadheena down worry Sundus meel kasta oo joogtid niyada kaala joognaa horey usoco abayadeena ilaahay wx ku dhiba kuma tuso ❤🎉💋🫂
Sundusay anga guri gii baka sugayna naag adg ba thy hoyda io wilka io naftada wx uqabso plz wliga qof wx xun ku so qora ama cay ha firin hana ujawabin keep going my sis 😭🫶🏻❤️
M.shallah sanadus qalbi ❤❤❤❤❤
Walal dhar ku asturayaa xiro sida gabdhaha kale quruxdu waa asturnata
Sunduse markadan vidow sogalin Wan Caremark walah hanagacajisin abayo❤❤
Ayyyy mcnteyda l can to wait 600k I shallh❤❤❤byo
Abyo amiira mais dagaa sheen mise runtaiisheeg sicaadi lee kuu weydi yaah hadii kale iska dhaaf❤😢😊
Wlashy mcn zundus hore soco ❤
Comsing soon 600k
Sundusdeena we love you keep going sister 🫶🏻😭❤️🫂
600k coming soon my queen👸🏽❤️ 0:52