MARKII IGU HOREYSAY AAN FARAS WADAY DADKII BAN KAYABIYAY QOSOLKA ADUNKA 🤩

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 265

  • @IlwaadMohamed-t8f
    @IlwaadMohamed-t8f 2 місяці тому +110

    Sundusey xppti farxadaada yaan lagaa qasin dadkan warkooda ha dhagaysan maskaxdaada kasoco horayna usoco taloyinka inta wanagsana ka qaado

  • @QueenHayatmoha
    @QueenHayatmoha 2 місяці тому +84

    Sunduseey ogow dadkaan ku dhahaya wa lagu bahdilooyaa dad horumarkaaga aan jecleyn waaye wxay rabaan inaad asxaabtda saas ku jecel kaa fogeeyaan marka ha dhageysan dadkan warkooda waa dad aan jecleyn farxadaada iyo hore usocodkaaga sis taxadar in badan 🥰

  • @IdoFarah-jl8pp
    @IdoFarah-jl8pp 2 місяці тому +131

    Jh sunduseyy samiyo sey ku jecshayy keen ku dubee ee ku dhhdayy😮❤

    • @QueenSabax
      @QueenSabax 2 місяці тому +4

      Hadii lays. Duubo ma lis jeclaanaa hooogto😂😂😂

    • @Baxsooxaar
      @Baxsooxaar 2 місяці тому +6

      ​@@QueenSabax anoo qiireeysan baa igajiirtay balaayo kkkk😢😂😂

    • @khadraali5225
      @khadraali5225 2 місяці тому

      😂😂😂 ani xita​@@Baxsooxaar

    • @Mieaneyy
      @Mieaneyy 2 місяці тому +3

      ​@@QueenSabax ee qof kujecel lee kuala rabo waxkasto qurxoon inuukuduubo maaahano😂😂

    • @QueenSabax
      @QueenSabax 2 місяці тому

      @Mieaneyy m.a daacad mee kaatahy hada🤣🤣🤣

  • @Thebeutyher
    @Thebeutyher 2 місяці тому +51

    Wallhi niyada iska lahaa sundus hada ayey vidioga so dhigeysa waqtiga badana aad soo dhigijirty jah sundusteyda ku jicliyaa horay usoco❤

  • @naciimamursalabdullahi5954
    @naciimamursalabdullahi5954 2 місяці тому +78

    Horta team sundus maxaa u nahayy hada faceeda ka saramrin waynayy qof walbo team kiisu hormariya anaga hada hormarin sundus waa niyad jabenaa ayada neh sidoo kle Marla team no more hos ❤🎉lest go 700 maxa ku haysanaa neh I.n farcada ha ka hormartoh qof saxib lama ahan aniga eheen 😢😢❤

    • @Nadwadahir123
      @Nadwadahir123 2 місяці тому +6

      May Hder hadee walsheed ama wiilkeeda kedis ugu yimaadan Sida Mooji dhakhso ku galaysaa 600k

    • @IlwaadMohamed-t8f
      @IlwaadMohamed-t8f 2 місяці тому +8

      Qof walba lbo ilaa sadex email hasameeyo ha uga saaro

    • @Amuunmoha8
      @Amuunmoha8 2 місяці тому +3

      Haa asxapey sundus mesha ankaqadno way kuragtay😢

    • @rahimamahmoud7481
      @rahimamahmoud7481 2 місяці тому +4

      Wallah waan jeclahay 1M baan siin lahaa❤

    • @naciimamursalabdullahi5954
      @naciimamursalabdullahi5954 2 місяці тому +1

      ​@@Nadwadahir123 been ma shegin ❤ 😮

  • @Teamceyda-f7q
    @Teamceyda-f7q 2 місяці тому +32

    aan kuwada salino nabigen maxamed scw scw ❤❤❤scw 🎉❤😢

  • @MaskinTiiyareyda
    @MaskinTiiyareyda 2 місяці тому +50

    Sundusey huno farxdad yana laga qasin asaga uu hore dadka warkod ha qadan dadka dhan wy kujecelyihn ilahay talo saro marwalb Huno

  • @meraali7575
    @meraali7575 2 місяці тому +25

    sundus mashalah qurux faraska markaa arkay saa ufarxay cida faraska gabdhoda ku salmty❤❤❤

  • @zainabmohamudjama-bu3nm
    @zainabmohamudjama-bu3nm 2 місяці тому +72

    Habeen kasta wan sugaa inay wax sodhigtay sidi musasal cml ugu xirahay sundustay caashaqa

    • @Hananwacan
      @Hananwacan 2 місяці тому +5

      Sido kle xppti sundustena cashaqa allaha noo daayo🎉

    • @hanihassen6686
      @hanihassen6686 2 місяці тому +2

      Amiin 😊​@@Hananwacan

    • @AishaOmar-oz4dp
      @AishaOmar-oz4dp 2 місяці тому

      Likewise

  • @Queensapnaa-u1f
    @Queensapnaa-u1f 2 місяці тому +15

    Ay sunduseey walahi mashalah geesiyad iyo qurux uskudarsateh ay kokodeydana inta kasalaamaa❤❤❤❤

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 2 місяці тому +35

    Team sundus io samiya io koko qurux io Kiki qurux io ladan wan niijeclahay abaayaal inoolaada 🎉😊😊🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉😊😊

  • @Maryan__sheeko_xariiro
    @Maryan__sheeko_xariiro 2 місяці тому +10

    Abaayo ha noqon qof marba dadka dhinace rabaan u wataan hadalka xuna dhag hau dhigin noloshada ku faraxsanow mar wlpo asxabtada yaa lagugu dirin ❤😢

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 2 місяці тому +19

    Kusali nabigena muhammas scw❤❤❤

    • @HudiitaHazmar
      @HudiitaHazmar 2 місяці тому +1

      صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @HamdaIbrahim-p5w
    @HamdaIbrahim-p5w 2 місяці тому +18

    Masha allh sundus ayanle wllshya macan wan ku sugayay cawa wllo noloshu kuma xumayso hore usco❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hakimi932
    @Hakimi932 2 місяці тому +8

    Sundus iyo Samiya waa walaalo is jecel ilahay Haydin xafido walaal ❤😊

  • @Raimayy_mohammed
    @Raimayy_mohammed 2 місяці тому +15

    Sundus plz dadka talada wanagsan kusiya qado dadkn lee walagu bahdilay iyo wxn iska daa wxy kugu Doreen sxpta Amira hdn a wxy rabn iny kugu diran hablahan ❤

  • @ahlamhassan2911
    @ahlamhassan2911 2 місяці тому +25

    Sundusey apa dadka walagu bahdile ku dhhyan wrkoda iska da apyo ine cuqdad kugu Bern rbne asxp ku jcel hesta hore usoco qlbi❤🫶

  • @shqarBoy
    @shqarBoy 2 місяці тому +18

    KAWARAN HADA HALMAR KUWADA SALINO MABIGEENA MAHAMETH CSW ❤

  • @NajmoOsman-y3l
    @NajmoOsman-y3l 2 місяці тому +7

    Sundus abyo maskxdaada kasoco dadkaan umada yey kugu dirin apyo anagane grbkaga nahy wllsheimcnn sunduseyyyyy noloww inte nolol jirto❤🎉🎉

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 2 місяці тому +12

    Adiya samia manta one of my dreams aa samayseen inaa faras wado waa jeclahay m.a ana one day insha allah❤❤❤❤

  • @nasromuumin6612
    @nasromuumin6612 2 місяці тому +15

    Sunduteen caashaqa waligaa noo faraxsanow abaayo❤

  • @IqraCadaY
    @IqraCadaY 2 місяці тому +19

    Sundus anyaale waan ku jecelahay abaayo❤

  • @SahroCabdi-n9g
    @SahroCabdi-n9g 2 місяці тому +16

    Sundustayda waakujclhy abaayo m.a❤🎉

  • @shamsasaid330
    @shamsasaid330 2 місяці тому +18

    Team sundus ismuujiya❤🎉

  • @FardusAxmedsaleban
    @FardusAxmedsaleban 2 місяці тому +18

    Sundus quruxbadan abayo horay usoco❤600k❤ dhakhso ugaadhno❤🎉🎉😭🫅

  • @NastexoAbdullah
    @NastexoAbdullah 2 місяці тому +29

    Sundus cawa ana u horeyay dawashada muqalkaga quruxda badan

  • @muniiramohamud8702
    @muniiramohamud8702 2 місяці тому +14

    Bahalka wu gajaysan yaha kulaha sundus funny wlhi😂

  • @YusraAbdilahi
    @YusraAbdilahi 2 місяці тому +8

    Sundus teamkan dad ka fcn ood la shaqyn lhyd majira yey kugu dirin dadka team Amiira wye wx qasayo ayga dhan xitaa wa in yar uun hdlkoda dhag ha u dhigon kooko la tasho ayda socal mediaha qubrad uleh❤we love Sundus Ayanle xuseen Hormarkga jeclhy Hoorta uun usoco👑😫

    • @BushraMaxamed-i3m
      @BushraMaxamed-i3m 2 місяці тому

      Subxanallah abaayo ma nanabee anaga oo team amiira ah ku dhahayo ee dadkaas ayada Lee ka xunyihiin ee sawirada amiira u saaran Lee maha naga mid maha ee beenta nagadaa bisinke

  • @Ina_cabdulaahi
    @Ina_cabdulaahi 2 місяці тому +7

    Sundus imk iyo ladan ,🤩😍😍 cidas kale caajis waye adinka lakiin 😂😂😂

  • @LeyloAhmednuur
    @LeyloAhmednuur 2 місяці тому +7

    Team sundus hadaa nahay farxadaada waa farxadeena walagaa farax sanow saa anagana u faraxno❤❤❤❤

  • @SahalAbdullahi-s3n
    @SahalAbdullahi-s3n 2 місяці тому +8

    Team 27 waaba dab iyo holac ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
    Si cajiib ah ayey u soo gudbiyaan parnaamijyada
    Very much appreciated ❤❤❤

  • @Dekadagan-j2j
    @Dekadagan-j2j 2 місяці тому +4

    Kusalii rasulkena scw ❤️💗💝💝

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 2 місяці тому +7

    Yaasalam waxan dalxis wadhafay wlhi magicisa soobixiya dalxiiskan wabashal qaraxadiisa watee ❤🎉

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 2 місяці тому +4

    Edo waa dalxiis aad u fiican ASAD HAJIO thanks gabdhaha waa masaakiin qofkii ka farxiyo wuu guuleystaa ❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryanmuhammed480
    @maryanmuhammed480 2 місяці тому +10

    Yaaqaqey sundus horey uma wadiin bee horay uwada noh maxa waye san ida wee dadaale idinka neh dadaala noh🎉

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor 2 місяці тому +10

    Sunduseyy dalxiiskii aha wu ni fadhiya ibashala hppyal ❤

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd 2 місяці тому +8

    Sundus maxa ku hay satan meesha maka Qadno wlhy waa Uqalan taaaa maskiin Ta waa Da dalay saaa Lkn Horay uma Wadiiin Shit Farxada Sundus wan Jec lahy wlhy Hadan Gar siin Karo Waan Gaar siin laha Runtii😢❤

  • @fadumoh786
    @fadumoh786 2 місяці тому +3

    Sundusay xbbti dadkan waashay how joojin horumarkaaga bay ka xunyihiin marka how joojin Quruxbadanay waan ku jecelnahay❤

  • @samiraosman49
    @samiraosman49 2 місяці тому +13

    Sundus horay u soco❤❤

  • @Nimacoxabeb
    @Nimacoxabeb 2 місяці тому +2

    Sundus intaa hadleeysid intaa aanusantahay hakabadnaato ❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 місяці тому +8

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @RuwaydaAbdi-g1s
    @RuwaydaAbdi-g1s 2 місяці тому +14

    Qofki uku horeyay wlhi ayyyy😂 suntustena cawa wa shidan thy😂❤

  • @Fartuunmohamuud-s6z
    @Fartuunmohamuud-s6z 2 місяці тому +13

    Sundus sas karaba dharka kugu dhegan iskada❤

  • @manaaLinamoha
    @manaaLinamoha 2 місяці тому +6

    Haa sundus ani salantayda wey ku jirtaa❤😢

  • @Nadwadahir123
    @Nadwadahir123 2 місяці тому +14

    War gabdha maxa ugu dhegan tihiin 600k gaadhsiiya

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 місяці тому +5

    Mashaa Allaah sundusu is not easy❤❤❤🎉👍

  • @Sagaliitacadey
    @Sagaliitacadey 2 місяці тому +7

    Sundus ayaanle geesiyaad❤❤❤🎉🎉🎉

  • @tawakalmxasan1978
    @tawakalmxasan1978 2 місяці тому +8

    Keep going 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤600k❤❤❤❤❤❤

  • @Indha_deeqa
    @Indha_deeqa 2 місяці тому +9

    2:13 small brather mída kle cunto masiinin miyaa bahalka wuuba xanaaq san yahee Alla tanaa Sundussssss❤❤

  • @sofiamohammed7187
    @sofiamohammed7187 2 місяці тому +10

    Sundus abaayo amiiro max islasooduubdaan❤❤❤❤

    • @hiboabdi350
      @hiboabdi350 2 місяці тому +2

      Laax miiya jiijo tuur dheer shirqoolki ogeyn ukeente adeso human have 🧠 of sensing their enemies 😂😂

  • @shamsojaceeloow
    @shamsojaceeloow 2 місяці тому +7

    Sundus dadka ku caaya okuleh waa labahdilay wexey raban iney ku niyad jabiyan dhag ha u dhigin warkoda

  • @HiboMaxamed-ru9zl
    @HiboMaxamed-ru9zl 2 місяці тому +3

    Team sundus ayanle❤❤ like😊

  • @RozaXasan
    @RozaXasan 2 місяці тому +42

    Guys mxaa qaldan 558k uga fujin la'dihin sundustena babiya yqey😪🥺

    • @Hananwacan
      @Hananwacan 2 місяці тому +4

      Uma saaraYan gabarta caawa inan 560k xir no rajeenenaaa

    • @Nadwadahir123
      @Nadwadahir123 2 місяці тому +3

      Hader walasheed kedis ugu timaado Sida koko daqiiqad ku galeysa 600

    • @IlwaadMohamed-t8f
      @IlwaadMohamed-t8f 2 місяці тому +5

      Qofkiiba lbo ilaa sadex Email ha uga saaro

    • @Nadwadahir123
      @Nadwadahir123 2 місяці тому +4

      Insha Allah waa gaareysa Hder sanad kuma jirto UA-camka 600 wee ku socotaa

    • @RozaXasan
      @RozaXasan 2 місяці тому +1

      @@Hananwacan I.a weey gaaryda Allah uga soo qaado dadka

  • @NaimaDagan-q7k
    @NaimaDagan-q7k 2 місяці тому +4

    Sundusteyda ashaqa wanaga so dahday ❤❤

  • @BarwaqoFaysal-t7l
    @BarwaqoFaysal-t7l 2 місяці тому +4

    Abyoyall wllhi wad wanagasan tiihiin 1qof bad kadhignaydeen abidkineh dhayal maha wllnimadiinu ❤🎉kib gowen mar wlbah🎉🥺

  • @Xafzaamaxamed
    @Xafzaamaxamed 2 місяці тому +5

    Sunduseyy wan washay boqoradeenii lkn xoga wanaguso dahisay horay usoco bayoh❤❤❤❤❤

  • @FoosCabdi-t8i
    @FoosCabdi-t8i 2 місяці тому +5

    Sundus ayaanle guuuuuuul wllo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AyaanHazzan-k6u
    @AyaanHazzan-k6u 2 місяці тому +2

    Sundus abyo dadka hadalada xun xun oo beenta aha isku aadisaday ha,amini abyo maskaxdada kasoco sidaan anaga kuu jecel nahayna ilahy hakuu jeclado ❤🌸💋

  • @HassanHafsa-v2h
    @HassanHafsa-v2h 2 місяці тому +6

    Sudus bn dawady mana qoslin seembarys kulahaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Mirhan777
    @Mirhan777 2 місяці тому +9

    Marwo sundus ahaa ❤ macan saas kaa rabaa horey u soco 🎉🎉❤❤❤

    • @IlwaadMohamed-t8f
      @IlwaadMohamed-t8f 2 місяці тому

      Yaa qabo goorme la guursaday

    • @hiboabdi350
      @hiboabdi350 2 місяці тому +1

      Wala arosi raaba wudoowyehe hadaa marwo mahaan gawadha hanagahareynin😂

    • @Jennie-w7x
      @Jennie-w7x 2 місяці тому

      ​@@hiboabdi350is that real waxa la sheegayo

    • @SumayoAhmed-s7f
      @SumayoAhmed-s7f 2 місяці тому

      ​@@hiboabdi350goorme la aroosin

  • @Kabeeye
    @Kabeeye 2 місяці тому +1

    Baaayeh mcn guuleso sundus quruxey ❤️
    Horey usoco nolashuna kuma xumesso
    Saan ku jeclaaday waligey gabar UA-camr ah uma jeclaan umana tagerin 600k is coming

  • @HibaqcismanHaybe
    @HibaqcismanHaybe 2 місяці тому +5

    Sundusey sad usocotay faras ma dhunkatay😂😂😂😂😂

  • @farxiyocabdiraxmaan3638
    @farxiyocabdiraxmaan3638 2 місяці тому +4

    Poqoradeena ina ayanle keep Going wlsheyy mcn❤

  • @NajmaCaraale
    @NajmaCaraale 2 місяці тому +8

    Msha alh mrksta frxsanoow sundusteena

  • @Nasteho-k3d
    @Nasteho-k3d 2 місяці тому +11

    Sundustayda asaga u sare😘

  • @Bahjuuniindhadeeqa212
    @Bahjuuniindhadeeqa212 2 місяці тому +10

    Ayyy sundus oo faras fuushan wax kale

  • @Amran-jp1nl
    @Amran-jp1nl 2 місяці тому +2

    Team sundus, 4 gabdo iyo IAMK iyo Asad I really liked 👍 🙏

  • @SamiiraAbdullahi-m3u
    @SamiiraAbdullahi-m3u 2 місяці тому +7

    Sundus koko samia 🎉🎉😂❤❤❤❤😮

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 місяці тому +3

    Maasha Alah dalxiis Wanaagsan oo wacan❤❤

  • @shukridhaqane8127
    @shukridhaqane8127 2 місяці тому +6

    Team aunduuua😂❤like haleysaro😂

  • @user-azwaana24
    @user-azwaana24 2 місяці тому +7

    Hy GUys Ani Waye i HOpe iNA Ficantin❤🎉 one Like team sundus❤

  • @idilmohamed8658
    @idilmohamed8658 2 місяці тому +11

    Prother sundus wakufadhdaa😂😂erygas😂😂

  • @Malyuney-w6s
    @Malyuney-w6s 2 місяці тому +7

    Sundus love you so much ❤

  • @Naacimoxaajiahmed
    @Naacimoxaajiahmed 2 місяці тому +2

    Alla samia sey ugu naxeyso m.a ❤❤🎉🎉

  • @IlwaadMohamed-t8f
    @IlwaadMohamed-t8f 2 місяці тому +5

    Dhaqsada team sundus 600k aan ku tuurno

  • @unknownchick31
    @unknownchick31 2 місяці тому +7

    Sundus kali kali wax ma tarto saaxiibadaa dhaxda uga jir aqligaaga kaasho🎉

  • @Deeqow861
    @Deeqow861 2 місяці тому +4

    Ar sundus meydhaheen smoll pro kulahaa af somali ayey kula hadlysaa maba yaqaanee

  • @HanaMohammed-x2l
    @HanaMohammed-x2l 2 місяці тому +1

    Wow sudsu ❤❤❤❤

  • @NimcoAbukar-xl9hx
    @NimcoAbukar-xl9hx 2 місяці тому +3

    Asc walaashay waxan rabaa in an ku dhaho horay u soco waxan arkay TikTok oo kugu wada wado Marka waxa ha u bixin mida kale waxa tahy hooyo hadan caan ah waxa yaabah qaar iska ilaali ciwaanada dadka markaad kasoo miqanaysid is ila soco afkaada waxa kasoo baxaayo iyo ficilkaba adi waxa tahy qof daacada ah dadaal badan mansha allah ogow dada ku jecel ayaad haystaa oo xumaantada dhibayso Adan qalbigooda u ilaali taloyinkoodan qaado❤❤600kuu rajaynaa

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to 2 місяці тому +5

    Team sundus one like 👍

  • @feyloabdullahi6840
    @feyloabdullahi6840 2 місяці тому +1

    Keep going my sweet sister

  • @AmiiroMuhumed
    @AmiiroMuhumed 2 місяці тому +7

    Quruxleydeydiiiiiiii❤❤

  • @muniiroinamuniro8381
    @muniiroinamuniro8381 2 місяці тому +5

    M.a wllshey quruxey ❤❤❤

  • @hiboabdi350
    @hiboabdi350 2 місяці тому +3

    Sunduseey qalbi happti 😂❤❤

  • @FaadumojaamacDhamac-eq6cc
    @FaadumojaamacDhamac-eq6cc 2 місяці тому +5

    Manta dhan saa usugaayey❤

  • @NasteexoZsiyaad
    @NasteexoZsiyaad 2 місяці тому

    Sunduseyy faraska d5 baan unahny tolken dhulos🐎🔥

  • @MohamedAdan-r3g
    @MohamedAdan-r3g 2 місяці тому +5

    Hambalyo sundus 558k 🎉🎉❤❤🎉🎉

  • @hodomahamed3766
    @hodomahamed3766 2 місяці тому +1

    Dadku asxaabtada yaykugu dirin wll danbaad is kuwada qabtane❤

  • @CadeDheere-n4q
    @CadeDheere-n4q 2 місяці тому +15

    Sundus koko samiya🎉🎉😂😂❤😮

  • @muniiramohamud8702
    @muniiramohamud8702 2 місяці тому +2

    Masha allah dalxis qurux badan ❤

  • @Najahabdulkadir-eq4qh
    @Najahabdulkadir-eq4qh 2 місяці тому +5

    Mazha allah ❤

  • @user-tl4on3kw5g
    @user-tl4on3kw5g 2 місяці тому +2

    M.a xbbti sundus❤😊❤

  • @SumayoAhmed-s7f
    @SumayoAhmed-s7f 2 місяці тому +7

    Asxabta dhaqsada like boqol gaarsiiya sundus aan boobsiino wan samayn karnaa team sundus

  • @HaliimoJibriilismaaciil
    @HaliimoJibriilismaaciil 2 місяці тому

    Sundus wan ku jacalay abayo mcn cadawgada ha uu jabin wllhi far illhay ban ku jacalahay

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle470 2 місяці тому +2

    Sundus yr 🎉🎉hore u soco abye ❤

  • @ahmednunow2717
    @ahmednunow2717 2 місяці тому +2

    600k soon

  • @Samiiro-r5c
    @Samiiro-r5c 2 місяці тому +2

    Wan ka qadnay samiya axmed miss iskor

  • @Nadwadahir123
    @Nadwadahir123 2 місяці тому +6

    Sunduseyy walashaa hadaa kedis kuku timaado dhakhso ku gaadheysa 600k😂😢

    • @Mieaneyy
      @Mieaneyy 2 місяці тому

      Wah😂😂😂😂😂

  • @MubarigKhadar-f2x
    @MubarigKhadar-f2x 2 місяці тому +8

    Qofki u horeyayyy hore u soco❤🎉

  • @rahaafhusein705
    @rahaafhusein705 2 місяці тому

    Sundus wll alle hku xifdiyo wn ku jecelnahay