Wararka: Suldaan Sabeyste Oo Farin U Diray MW Cirro | Xogo Kaso Baxaya Duqayn Cirka Ah Oo Ka Dhacday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2025
  • Wararka: Suldaan Sabeyste Oo Farin U Diray MW Cirro | Xogo Kaso Baxaya Duqayn Cirka Ah Oo Ka Dhacday Xadka Jabuuti Iyo Itoobiya

КОМЕНТАРІ • 21

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 5 днів тому +4

    Suudan sabayste illahay magacaga ha rajiiyo suuldan jiira beelwaynta super awal ee galiga ah suuldan koodii noolow suldan

  • @najahdarajo4689
    @najahdarajo4689 5 днів тому

    Bedel Khayr Qaba Alla Hasiiyo

  • @KayseCaliShaqaleh-m7e
    @KayseCaliShaqaleh-m7e 6 днів тому +3

    𝐬𝐚𝐚𝐛𝐚𝐲𝐬𝐭𝐞 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚 𝐝𝐚𝐚𝐲𝐞 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐛𝐚𝐲 𝐜𝐢𝐢𝐫𝐨❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedmaal8494
    @maxamedmaal8494 6 днів тому +3

    🎉 kiinacaska ahaa ee ina awsiciid habixiyo waaka meelo aanwaxasan ankahelaynin bixiya

    • @dhulgariir
      @dhulgariir 5 днів тому

      Sabayste miyaad fahantay sababta uu dadka meeshan uuga rarayo ee uu idaacada dhexdeeda banaanka u geynayo
      Halkan ina awsiciid ayaa isku wada oo loo qoondaynayaa
      Muxuu u odhan waayay dawladu dhakhso ha uugu dhisto aqalo yaryaroo jiingafo habaysan ah ama qolal ku meel gaadh ah si aanu ganacsigu u burburin
      Wuxuu yidhi idaacada ha u rarto waa filim

  • @KayseCaliShaqaleh-m7e
    @KayseCaliShaqaleh-m7e 6 днів тому +1

    𝐱𝐨𝐨𝐠𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐧 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐝 𝐡𝐚𝐚𝐲𝐬𝐚 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 5 днів тому +1

    Ilahay umada ha ugargaaro

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 5 днів тому

    MashaAllah

  • @AhmedAli-u8c
    @AhmedAli-u8c 5 днів тому +1

    Suldaan sabayste, geesi weeye. Waanu ku garab taaganahay.

  • @KayseCaliShaqaleh-m7e
    @KayseCaliShaqaleh-m7e 6 днів тому +1

    𝐬𝐚𝐚𝐛𝐚𝐲𝐬𝐭𝐨 𝐰𝐚𝐚 𝐧𝐢𝐧 𝐚𝐝𝐚𝐠 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐦𝐚 𝐧𝐢𝐧 𝐤𝐢𝐢 𝐬𝐚𝐚𝐧𝐝𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐧𝐨𝐨 𝐬𝐢𝐢𝐝𝐚𝐲 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐚𝐥𝐮𝐦𝐚𝐲 𝐞𝐞 𝐬𝐚𝐝𝐚𝐥𝐚𝐝𝐢 𝐛𝐚𝐚𝐬𝐭𝐨 𝐬𝐢𝐢𝐬𝐭𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐲𝐬𝐭𝐨 𝐤𝐮𝐠𝐮 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐧𝐚𝐲 𝐞𝐞 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨𝐜𝐨𝐨❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedmaal8494
    @maxamedmaal8494 6 днів тому +3

    Carwakaase citisam ha bixisaa lacag dadkaa lagucaawiyo duminta somalilanba waxaykubixiyaan malaayiin dolar

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 5 днів тому +1

    Suladan sabayste noolow inta nolol jirto wxa tahay dadka dacade mesha ku hadhay

  • @zamzamibrahim6373
    @zamzamibrahim6373 5 днів тому

    Sabeyste fariid fariid dhaley subeer awaloow iscaawiye lacagtaa ha udhiibina qof aan subeer awal aan aheyn

  • @abdulrahmanali8421
    @abdulrahmanali8421 5 днів тому

    Isdhexyaalka suuqa iyo anshxa xumaa akhlaaq xumad iyo nadaafad xumaa taala marka hore wax kaqabta belaayo Ka hor teg ayay leedahay

  • @Dayibmuuse-c3b
    @Dayibmuuse-c3b 5 днів тому

    Hoos halo eego cadawbaa kudhexjirta somaliland dhamaanteed warla isumahayo way isdhexfadhidaa macal xuumada cirona dhah00 aamin majiro

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 5 днів тому

    Huwantii iyo Nisa aya gudaha hargaisa ku qayilaaya taas . Qorshe ka yeesha marka hore hadii kale waxa ku xiga qarax iyo toogasho toos ah waar meesha dawlad ma joogto ee isku tashada oo security samaysta hadii kale afka soo kala haya sida naaga😮😮

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 5 днів тому +1

    Sanduuq ha. Loofuro gudi u saara

  • @dhulgariir
    @dhulgariir 5 днів тому

    Sabayste muxuu u yidhi idaacada u rara ganacsatada
    Wuxuu u banaynayaa meesha ina awsiciid oo hunguri weyni ka galay dhulka uu suuqani ku fadhiyo
    Muxuu u odhan waayay sabayste
    Jiingado u dhisa degdeg

  • @sahramuude3563
    @sahramuude3563 5 днів тому

    😅
    L

  • @Ham-n2c
    @Ham-n2c 5 днів тому

    Waar dagaalka gal , Mowliidoow