XOGTA QARSOON
XOGTA QARSOON
  • 361
  • 3 105 025

Відео

Wararka: Shirka Heritage | Xogihi Ugu Danbeyay ee Dagaalka Ceerigaabo
Переглядів 7 тис.2 години тому
Wararka: Shirka Heritage | Xogihi Ugu Danbeyay ee Dagaalka Ceerigaabo wararka caalamka somaliland somaliya
Wararka: Wasiir Fiqi oo Sheegay in Fikirki Madaxbanaanida Somaliland Dhamaday Ka Dib Dorashada Cirro
Переглядів 7 тис.4 години тому
Wararka: Wasiir Fiqi oo Sheegay in Fikirki Madaxbanaanida Somaliland Dhamaday Ka Dib Dorashada Cirro
Wararka: Fashilka Maayir Mooge ee Wadooyinka Hargeysa | 28 Qof oo Somali ah o Ku Naf Wayay Xeebaha
Переглядів 10 тис.7 годин тому
Wararka: Fashilka Maayir Mooge ee Wadooyinka Hargeysa | 28 Qof oo Somali ah o Ku Naf Wayay Xeebaha Madagaskar. Wararka: Kacdoon Ka Dhanka ah Maayir Mooge | 28 Somali ah oo Ku Naf Wayay Xeebaha Madagaskar. wararka somaliland wararka somalida wararka cusub
Afhayeenka Habar Awal oo Kabaha La Dulmaray Suldaan Siciid | Waraysi Gaara Siciid Cilmi rooble
Переглядів 22 тис.9 годин тому
Afhayeenka Habar Awal oo Kabaha La Dulmaray Suldaan Siciid | Waraysi Gaara Siciid Cilmi rooble wararka caalamka war deg deg ah suldaan siciid suldaanka habar awal habar jeclo somaliland
Suldaanka Guud ee Habar Awal oo Ka Hadlay Mowqifka Beesha ee Madaxweynaha Cusub iyo Arimo Kale
Переглядів 18 тис.9 годин тому
Suldaanka Guud ee Habar Awal oo Ka Hadlay Mowqifka Beesha ee Madaxweynaha Cusub iyo Arimo Kale
Wararka: Prof Samatar oo Fashiliyay Cida Ka Danbaysay Shirqoolki Loo Dhigay Muuse Biixi e Doorashada
Переглядів 23 тис.12 годин тому
Wararka: Prof Samatar oo Fashiliyay Cida Ka Danbaysay Shirqoolki Loo Dhigay Muuse Biixi e Doorashada. Wararka: Prof Samatar oo Fashiliyay Cida Ka Danbaysay Dhicisti Muuse Biixi | Afhayeenka Guud ee Subeer Awal oo Ka Jawaabay Hadal Kasoo Yeedhay Suldaanka Guud ee Habar Yoonis
Deg Deg: Afhayeenka Habar Awal oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi ah | Waraysi Gaara Cawil Cilmi Rooble
Переглядів 15 тис.14 годин тому
Deg Deg: Afhayeenka Habar Awal oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi ah | Waraysi Gaara Cawil Cilmi Rooble
Wararka: Ganacsade Maxamed Aw Siciid oo La Haysto | Maxkamadda ICC Oo Amar Soo Qabasho Ah u Jartay
Переглядів 27 тис.14 годин тому
Wararka: Ganacsade Maxamed Aw Siciid oo La Haysto | Maxkamadda ICC Oo Amar Soo Qabasho Ah u jartay raysal wasaaraha Israaiil iyo masuuliyiin kale.
Wararka: Isbarbar Dhiga Guul Darada Muuse iyo Cirro Siday u kala Aqbaleen | Madaxweyne Muuse Biixi
Переглядів 4,7 тис.16 годин тому
Wararka: Isbarbar Dhiga Guul Darada Muuse iyo Cirro Siday u kala Aqbaleen | Madaxweyne Muuse Biixi oo aqbalay Natiijada Doorashada.
Deg Deg: "Waxaan Aqbalay natiijada Doorashada ka soo baxday"Madaxweyne Biixi
Переглядів 1,9 тис.16 годин тому
Deg Deg: "Waxaan Aqbalay natiijada Doorashada ka soo baxday"Madaxweyne Biixi
Wararka: Muuse Biixi Duuliye Dagaal ilaa Hagaamiye Dal | ibrahim Caydiid oo Fariin Muhiim ah Diray
Переглядів 15 тис.19 годин тому
Wararka: Muuse Biixi Duuliye Dagaal ilaa Hagaamiye Dal | ibrahim Caydiid oo Fariin Muhiim ah Diray Wararka: Muuse Biixi Duuliye Dagaal ilaa Hagaamiye Dal | Tariikh iyo Waxyaalaha Lagu Xasuusan Doono doorashoyinka somaliland doorashada somaliland muuse biixi cabdi cabdiraxmaan cirro
Afhayeenka Habar Awal oo Hada Ka Hadlay Natiijada Doorashada Siday u Arkaan iyo Arimo Xasaasi ah
Переглядів 27 тис.19 годин тому
Afhayeenka Habar Awal oo Hada Ka Hadlay Natiijada Doorashada Siday u Arkaan iyo Arimo Xasaasi ah
Natiijada Kama Danbeyska ah ee Doorashada S/land oo Lagu Dhawaaqay iyo Sida Codadka Loo Kala helay
Переглядів 4,5 тис.19 годин тому
Natiijada Kama Danbeyska ah ee Doorashada S/land oo Lagu Dhawaaqay iyo Sida Codadka Loo Kala helay
Wararka Doorashada Somaliland iyo Goorta Lagu Dhawaaqayo | Aas Qaran Axmed Silanyo Loo Sameyay
Переглядів 9 тис.21 годину тому
Wararka Doorashada Somaliland iyo Goorta Lagu Dhawaaqayo | Aas Qaran Axmed Silanyo Loo Sameyay Wararka Doorashada Somaliland iyo Goorta Lagu Dhawaaqayo | Aas Qaran oo Hargeysa Loogu Sameeyey Madaxweynihii Hore ee Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo
Wararka Been Abuurka ah ee Doorashooyinka Somaliland ee uu xusbiga Wadani Sameyay
Переглядів 15 тис.День тому
Wararka Been Abuurka ah ee Doorashooyinka Somaliland ee uu xusbiga Wadani Sameyay
War Deg Deg ah: Xaaladda Tirinta Codadka Doorashada ee Gobollada Somaliland oo Komishanku Ka Hadlay
Переглядів 9 тис.День тому
War Deg Deg ah: Xaaladda Tirinta Codadka Doorashada ee Gobollada Somaliland oo Komishanku Ka Hadlay
Wararki ugu Danbeyay ee Doorashada S/land | Madaxweyne Muuse Biixi oo Laba Maalmood Fasax Qaran
Переглядів 18 тис.День тому
Wararki ugu Danbeyay ee Doorashada S/land | Madaxweyne Muuse Biixi oo Laba Maalmood Fasax Qaran
Wararki u Danbeyay ee Doorashada S/land | Geerida Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Tariikhdisa
Переглядів 22 тис.День тому
Wararki u Danbeyay ee Doorashada S/land | Geerida Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Tariikhdisa
Wararka: Natiijoyinka Doorashoyinka S/land iyo Digniinta Komishanka | Safiirada Caalamka Somaliland
Переглядів 8 тис.День тому
Wararka: Natiijoyinka Doorashoyinka S/land iyo Digniinta Komishanka | Safiirada Caalamka Somaliland
Ibrahim Caydiid oo Ka Hadlay Natiijada Doorashada iyo Wararka Been Abuurka Ah ee Mucaaridka
Переглядів 17 тис.14 днів тому
Ibrahim Caydiid oo Ka Hadlay Natiijada Doorashada iyo Wararka Been Abuurka Ah ee Mucaaridka
Doorashoyinka Somaliland iyo mucjisooyinka lagu Arkay.
Переглядів 9 тис.14 днів тому
Doorashoyinka Somaliland iyo mucjisooyinka lagu Arkay.
Wararka: Dib u Doorashada Muuse Biixi iyo Aqoonsiga Somaliland | Fariinta madaxweyne Biixi
Переглядів 5 тис.14 днів тому
Wararka: Dib u Doorashada Muuse Biixi iyo Aqoonsiga Somaliland | Fariinta madaxweyne Biixi
Suldaanka Guud ee Habar Awal oo Ka Hadlay Xubno Sheegtay Inay Ku Hadlayaan Afka habar Awal.
Переглядів 15 тис.14 днів тому
Suldaanka Guud ee Habar Awal oo Ka Hadlay Xubno Sheegtay Inay Ku Hadlayaan Afka habar Awal.
Madaxweyne muuse biixi oo hada hadlay
Переглядів 2,5 тис.14 днів тому
Madaxweyne muuse biixi oo hada hadlay
Fariin Waano Ah oo loo Diray Shacabka Somaliland | Fadumo ibrahim Qurbe joogta Somaliland
Переглядів 4,3 тис.14 днів тому
Fariin Waano Ah oo loo Diray Shacabka Somaliland | Fadumo ibrahim Qurbe joogta Somaliland
Muraaqibinti UCID oo La iibsaday | Afhayeenka Habar Awal Cawil Cilmi Rooble
Переглядів 7 тис.14 днів тому
Muraaqibinti UCID oo La iibsaday | Afhayeenka Habar Awal Cawil Cilmi Rooble
Wararka: Kulmiye oo La wareegay Gobolada Galbeedka | Suldaanka Guud Habar Awal oo Shacabka Ugu Baaqa
Переглядів 21 тис.14 днів тому
Wararka: Kulmiye oo La wareegay Gobolada Galbeedka | Suldaanka Guud Habar Awal oo Shacabka Ugu Baaqa
"Tujaarta waxaan Leeyahay Hal Xaq Baad Leedihiin waa labadiina kaadh" Nimco Cali Tuyuub
Переглядів 7 тис.14 днів тому
"Tujaarta waxaan Leeyahay Hal Xaq Baad Leedihiin waa labadiina kaadh" Nimco Cali Tuyuub
Wararka: Madaxweyne Muuse Biixi | Fashilka Maamulka Saxafada Kulmiye iyo Fariinta Ku Socota
Переглядів 9 тис.14 днів тому
Wararka: Madaxweyne Muuse Biixi | Fashilka Maamulka Saxafada Kulmiye iyo Fariinta Ku Socota

КОМЕНТАРІ

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 16 хвилин тому

    wad aragtan af ay ku hadlayaan qofwalowba dhagahaga ayad ku maqlaysawa waxa ay ku hadlayan

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 17 хвилин тому

    ilayn xisbiga wadani show waa xaqiiqo inay yihiin huwaanta gudaha shacbiga somaliland maanta waxa u fadhiya inay cadeeyan xil m abiib iyo ninka la socda ee ay ilmaaderta ay yihiin madaxweyne ciro cida dirtay ha cadeeyan hadii kale wllhi gacmaha ayanu ula tagaynaa

  • @aminamusa5517
    @aminamusa5517 35 хвилин тому

    Fari fool ma dhaqdee ibraahim waa kalidii e dadki kale maye meeshu ma rag laanbaa

  • @aminamusa5517
    @aminamusa5517 35 хвилин тому

    Fari fool ma dhaqdee ibraahim waa kalidii e dadki kale maye meeshu ma rag laanbaa

  • @iali8540
    @iali8540 Годину тому

    Horey qaar hore isugu day een in Somaliland iu gacan galiyaan doofaaradii Faqadhta ahaa ee aynu iska saarnay waanay ku hungoobeen Cirrona halkuu Cadiraxmaan Maray ayuu mari doonaa haday u fataalaan Hawiye iyo Daarood.

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 Годину тому

    Waddani riye kujiraan waar Somalida kurabta waa kuwe nacaas tulli foqool tulli Somalilland hoog beey kudacddey markeey waddani ladorteey tollahaay Allow Dhawr Somaliland Allow kuwaan naqqabo

  • @MaxamedYusuf-c7z
    @MaxamedYusuf-c7z Годину тому

  • @MaxamedYusuf-c7z
    @MaxamedYusuf-c7z Годину тому

  • @MaxamedYusuf-c7z
    @MaxamedYusuf-c7z Годину тому

    Waxaasi waxba kasucun maayaan wadani

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 Годину тому

    Afqadhmuune dawlada iyagaa loodoortay ay kaadi raaca

  • @ahmedgahnug9813
    @ahmedgahnug9813 Годину тому

    NACALAA WASIIRTAA KU YAAL FAQASH FAQASH DHASHAY

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf Годину тому

    Well done Ibrahim

  • @axmedayro9926
    @axmedayro9926 2 години тому

    Shacabku habilabaan mudaaraax dawlada cadadis lagu saaro in ay iscadsydo

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 2 години тому

    Waar Cirro waa nacaas sidee buu uamini karaya Jabuuti oo aah caddowga uguweyn ee qaranka Somalilland waar ninkaan maxa sii kaaha shame on waddani

  • @Nameless-i5v
    @Nameless-i5v 2 години тому

    Ha dhaartaan Wadani oo dhana gacmahaa wada go'i doona, waan hubaa.

  • @Nameless-i5v
    @Nameless-i5v 2 години тому

    Dalkan Cadow baa qabsaday, waa inoo Fasax oo Cirro ayaa fasaxay, in aynu hadh cad Hargeysa isku toogano, ninka Faqash la hadlayaa muxuu Axmed Aw-Aadan kaga duwan yahay?

  • @abdijama-n8h
    @abdijama-n8h 2 години тому

    Ooyay Allah afka ha ka xiido

  • @abdijama-n8h
    @abdijama-n8h 2 години тому

    Ha du biin ku daaro ciro Illahi ha halla go

  • @Gashaamo99
    @Gashaamo99 2 години тому

    Walle imikad qodob lagugu xidho la haya duuflooyow.

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 години тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 години тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 3 години тому

    Xaarka xajiso adiga barnamijkagu wuxu ahaa doorashada ka hor inad isku dhufato ciidagale iyo h.yonis weykaa fashilantey markaa ninyohow beenta iyo iska horkeenka bulshada iska daa xaqiiqada waxay tahay ciro hala gaadho wakhtigisa xilka hala wareego wadankan kulmiye wuu isku dayey lkn wey u mari weyday wakii siilaanyo allah ha u naxariisto labada u fureen in uu somalida la hadlo waxba lagama nin iyo laba waxba sheegi maayaan

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r 3 години тому

    ADEER CADAWGA GUDAHA WAA LAGA RAYSANAYAA WAAYO SAMALILAND MAAHA DAL UU LEEYAHAY QABIIL KALIYA OO QABIILADA DEGAN AH SOMALILAND HABAR AWAL MIYEY KA XIGTAA BEELAHA KALE EE DALKA DEGAN WAA EDEBDARO INAAD SOMALIYA KU DACAAYADAYSAAN SOMALIA ADEER SOOMAALIYA NINKA WADAHADALKA FURAY MIYAANU AHAYN MARXUUNKII SIIRAANYO KUWAN XABASHIDA WAATAA DALKA HAYSKAGA BAXAAN SOOMAALI BAAN NAHAY LAAKIIN DAMEERKAN MACAACDA HAYOOW AF QADHMUUNKA MEELAHAA ULAJEESO.

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 3 години тому

    Haloo diyar garoobo kacdon dalka lagu bad badinayo 😢

  • @AmiraHassan-g8i
    @AmiraHassan-g8i 3 години тому

    Codka wasn’t dhagaysanay kin in baad ka jartay Ilaahay Ka baqa

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 3 години тому

    Wlhi Ciro haduu kan xidhi wayo iyo haduu heshiiska itopia iyo usa uu ka noqdo isaga gacan tiisa isku toogtey ciro waa la inqilabaya wlh

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 4 години тому

    Reer somaliland waxayku doorteen somaaliyayraban iskada sidoodiiba xiniinyaha kalbalagaga qabandonaane

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 4 години тому

    Muse biixi's curse will fall on somalilanders sooner than expected for their wrong decision/choice of electing the puppets/traitors party and evil advocates party called WADANI. Somalilanders will soon be back to where they were 30yrs ago, they should be ready for the consequences of their choice.if, and only if, they they don't stop this hypocrates before things fall apart.@ Concerned kenyan born and patriotic somalilander. Who have been warning fellow somalilanders for long before the elections !!! 😂

  • @warss11
    @warss11 4 години тому

    Faqash 💩

  • @AasiyaMaxamad-u8o
    @AasiyaMaxamad-u8o 4 години тому

    MEEL XUN JOOG

  • @mohismail2571
    @mohismail2571 4 години тому

    Somaliland 33 sanadood ayay Ibraahimoow Kontayner ama saxaarad ku jirtay waxaana ku😮 dhex riday noocaagaas oo kale ee stupid ka ah oo kale iyo Muuse iyo ina kaahin oo kale caruurtii dhalatay 1991kii wax mustaqbal ah malaha tahriib iyo qabyaalad iyo cuqdad bay u wada dhinteen ictiraaf looma baahna waxaa loo bahanyahay 1) Nabad waarta oo Somaliland kula noolaato banii adamka ugu horayn Soomaalida geeska Africa iyo dowladaha jaarka 2) horuumar dhaqaale oo furfuran oo Nayroobi to Jabuuti to Addis to Sancad ku xidhan si dadku u noolaadaan 3) Is dhex gal bulshowaynta soomaaliyeed ah dal iyo dibad oo soomaalidu dhulka aanay Kala sheegan Karin iyo magaalooyinka wax xududo la yidhaah daana aanay jirin geeska Africa 4) in Somaliland inta rabta in ay sii ahaato waa qabiilada waqooyiga soomaaliya daga ayay si xor ah oo xalaal ah masiirkooda u gaadhaan kii Awdal State noqonaaya , kii Khaatumo state noqonaaya kii Maakhir state noqonaaya kii Gabooye state ama daaami state noqonaaya kii Snm state noqonaaya qof walba waxa uu rabo uu yeelo se nabad , walaaltinimo iyo horuumar baahsan la wada gaadho si khayraadka bad iyo Bari ku jira aynu ula soo baxno . Siyaasada Mr Cirro iyo Mr Maxmed cali waa intaas Maxmed abiibna waa Af hayeenka Fikiradaas . Waxaanu rabnaa in Isaaqsiisamkii Muuse iyo ina kaahin oo calan castii shuuciyada ahaa ee qabiilaysnaa meesha laga saaro waayo isaaq waa soomaali waana beel.ama.qoys ka mid ah soomaalida iyo Soomaaliya 33sano ictriaaf ma hayno 33 Sano ee soo socdana ma jiraayo ee danteena aynu eegano iyo mustaqbalka ubadkeeda danbe Mr Cirro waa nin dublamaasi ah meesha Somaliland aadi karto ama ay ku haboontahayna geen Kara iska seexo waxii kadanbeeya December 13keeda marka la dhaariyo cirro 5ta sanadood ee soo socota camii kuuma taalo. Waayo adigu waxaad tahay calooshiisa u shaqayte aan wax caqli ah haynin umadanin mustaqbal ayay u baahantahay'e nin sidaad oo kale oo $1000 ee la siiyo ku niikinaaya Uma baahna yurubtaadii isaga noqo adiga iyo inta cuqadada qabtaa hadii tubtaas cirro , xirsi iyo maxmed cali jeexeen dalkani Mari waayo Somaliland danbe oo walaahi sii jiraysaa ma jirayso tuuladii reerkiina ayaad ka soo dhex too si doontaa ee hadii aad ka bixi waydo fikirkii hore hadeerba dhul tuuladii ayaydaa meel ka sii raadso Tani sii wada joogi maysee ama noqo shicib mustaqbalka ubadkisa iyo ubadkooda ka fakara iyo siday caalamka wax ula qaybsan lahaayeen si nabad iyo xasilooni ah

  • @AasiyaMaxamad-u8o
    @AasiyaMaxamad-u8o 4 години тому

    HADA YIU KABO QAAD U TAHAY

  • @RaaqiyaInraahin
    @RaaqiyaInraahin 4 години тому

    War waxani waa faqash ee dalka hs laga qabto inta gori goor tahsy ee wixi hurdaa qor yaha ha sifaystaa.

  • @AasiyaMaxamad-u8o
    @AasiyaMaxamad-u8o 4 години тому

    MAROORA DILAAC WEEYE KANI MABA MIYIR QABO LAAKIIN. RUNTA AYAA HOR IMAAN SHAQO HALAGA QABTO

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 4 години тому

    Sorry Somaliland. Yaa Allah Baad baadi S.LAND AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲

  • @FarhanFuaad
    @FarhanFuaad 4 години тому

    IBARAHIMAW DADAKAD LAHADALAYSABAN DUX IYO IIMAN LAHAYAN WAY DHOHAN YIHIIN CAQALIGIIBA DOONI LAGA SARAY? gorayoy Giii gorayoy Gii? inay iska yidhahadan Ibrahim Cayadid wa mujahid Iyo waruntii Mooyane Wa habeen Xalay tagay inay dhaq dhaqaq Sameyan ) malintay Xamar qabasato E xasan shekh Hargaysa Kasodago Aya laga yaaba Inay HANBABARAN

  • @issaal-hashemi4581
    @issaal-hashemi4581 4 години тому

    الأفضل والصح كمسلمين عدم الأخذ بالجنه والتأكد من مصادركم ووزن الكلام قبل قوله . فالكلام الذى سمعنا من المشاركين من ارض الصومال لم يكن فيه بأس ونتفق مع السيد ياسين لصراحته مع السيد الفقى واما النائب فالكلام الذى قدمه كلام طيب وصريح فيما بارض الصومال الحتة الوحيدة التى استصعبت فى كلامه مل قاله عن الرئيس موسى بيحى . كان يكفيه ان يقول "ما كان بيننا هو اختلاف الرأي فى بعض القضايا" . نسأل الله التوفيق للجميع وان يحفظ شعب ارض الصومال من الفتن وان يحفظ لهم دينهم ويختار لهم اهل الخير والخيار منهم

  • @ahmedabdiisse7512
    @ahmedabdiisse7512 4 години тому

    waligi ma noqon maxamed yasiinshaqaale wasaarad arr.dibedda in safiir ka noqday kuwate waa beenti.

  • @husseinhman
    @husseinhman 4 години тому

    Ibraahin duufle

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 4 години тому

    Basaas Faqash Yaasiin wuu riyoonayaa ! "Jiil cusub ayaa Somalilaand u kacay oo midow Somaali doonaya" waa hadal uu Illaahay iyo Somaali been u sheegay ! Waa mujrim taariikhdii madoobayd ee uu ka galay jiilka cusub ee uu aabayaashood iyo awowyaashood basaasay ee aakhiro u diray daniirkiisu ka seexan waayo markasta oo uu arko kumaankunka dhalinyaro ee farxada iyo raynraynta ku debedbaxaya, ku dabaaldegaya iyakoo Calanka Dooga ah ee Towxiidka lulaya oo ku faanaya in ay calankaa ku hoos dhasheen oo 34 iyo 25 20 jir ku gaadheen ! Iyakoo ku faraxsan in calankaa hoostiisa nabad Qur'aanka ku dhameeyeen oo jaamacad ku dhameeyeey oo hoostiisa ku shaqaystaan oo ku ganacsadaan, iyakoo xor ah oo nabad ku seexda oo ku soo toosa oo 11 habeenimo haday shaqo hayaan ama jaamacad ka yimaadeen aan tuug baadha iyo mooryaan dila aan ka baqanayn. Jiilkan cusub ee Faqash Yaasiin yidhi midnimo dhimatay ayay doonayaan waa jiilka Calanka dooga iyo casaanka shaadhadh, saraawiil, toobab, koofiyado iyo dalaayad ka samaystay. Jiilka uu beenta ka sheegaya khaa'in Yaasiin waa jiilka dalkooda Somalilaand ugu jecel, waa jiilka Caalamka ugu wadanisan ee dunidu la tacajebtey! Wuxu dalkiisa ku jeclaaday in uu yahay dal ay maamulaan Bari ilaa Galbeed, Woqooyi ilaa Koonfur walaaladii, ilmaadeeradii, adeeradii, abtiyaashii iyo ilmaabtiyaashi oo xafiis kasta iyo dukaan kasta iyo jaamacad kasta iyo wasaarad kasta uu ugu gelayo qof uu garanayo oo ay wax isu yihiin, qof ay saaxiib yihiin oo la soo dhoweenayo oo markiiba xaq muwaadin waxa uu u socdo loo dhamaynayo. Waxa uu dalkiisa ku jeclaaday, maaha dal u xaqiisa u doonanayo qof qalaad oo aanu garanayn oo jidh neceb oo isir neceb oo xaqiisa ishortaagaya oo qallbada ka jebinaya, xaqiisana ishortaagaya ! Xaqiisa ma maamulayo nin dalkiisa xaqdaro ku haysta oo cadaw soojireen ah oo aanu af iyo dhaqan garanayn oo ka yimid Kismaayo, Gedo, Muuqaadisho, Wenleweyn, Gaalkacayo, Caabudwaaq iyo Garoowe. Jiilka cusub ee Somalilaand waa mid aan Somaalia, iyo Jabuuti aqoon oo ku dhashay, ku barbaaray, wax ku bartay, kacsaqeeya Somalilaand ! Somalilaand oo nabad, xuriyad, dimuqraadiyad iyo horumar iyo mustaqbal iftiimaya uu ku haysto ! Jiilka cusub wuu ogyahay, kama qarsoona, dunidan Internett ayaa macallin u ah, wuu ogyahay in Somaalia ay tahay jiritaan fashilay oo guuldaraystay oo aan ismaamuli karin oo gaalo madaw iyo gaalo cadi maamulaan oo quudiyaan oo dadkoodo aanay xor ahayn oo aanay hadli karin oo aanay aayahooda iyo dalkooda ra'ayi ka dhiiban karin oo aanay madaxdooda dooran karin. Jiilka cusub ee Somalilaand wuu ogyahay in meeshaa Somaalia ay joogaan Khawaariij argagixiso ah oo diinta ku maxafsada oo dadka takfiiriya oo meydkooda iyakoo kumaankun ah laamiyada, xeebaha iyo hudheelada wadha. Jiilka cusubi wuu ogyahay in Muuqaadisho ay tahay kawaanka dadka ee aanay Caasimad iyo magaalo ahayn. Wuu ogyahay in Somaalia ay tahay meel dalal Carbeed iyo dalal gaalo oo Isirka Somaali dhaqan, af iyo jiritaan doonaya in ay tirtiraan ay remote control ku maamulaan, hawshana ay u fuliyaan calooshood u shaqaystayaal, Somaali sheegta, madax sheegta, dhaqan sheegta oo wakiilo u ah shisheeyaha Carbeed iyo Gaaleed oo hawshoodu tahay in ay dadka laayaan, isku diraan, qarxiyaan, dhacaan oo boobaan oo gaajo iyo saxariir wehel uga dhigaan; yacni in ay Somaalia cadaab jaxiima ah ka dhigaan oo murugo iyo rajo la'aan ka dhigaan oo dadka quusiyaan oo nitadjebiyaan oo ku khasbaan in ay dalkooda ka haajiraan oo iyakoo dulaysan ay magangelyo waydiistaan gumaystihii Carbeed iyo Saancad ee dalkoodii ka soo saaray. Jiilka Cusub ee Somalilaand joogaa wuu ogyahay in shacabkii Somaalia uu u kala qaxay Carabiya, Europe, America iyo Africa oo ay qaxooti aan adoon dhaamin oo aan dal iyo xaq ku lahayn yihiin. Jiilka cusub ee Somalilaand mid la khaldi karo maaha ! Wuu ogyahay Somaalia in nabad, nolol iyo dawladi aanay ka jirin Somaalia oo warkeedu qarax, dil iyo dhac iyo fashil uu yahay. Wuu ogyahay meesha 40 sanadood ka hor dalkiisa lagaga soo duuley ee shan boqol oo kun Somalilander lagu xasuuqay ay tahay, Wuu ogyahay lagaga soo duuley ee laga burburiyey Hargeisa, Burco, Gabiiley iyo Berbera ay tahay ! Jiilka cusub wuu ogyahay in Jabuuti ay tahay jaalaha Somaalia ee cadaawad kasta, xassidnimo kasta iyo shirqool kasta iyo duulaan kasta oo lid ku ah Somalilaand in Somaalia tahay !

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 4 години тому

    MUJAHID IBRAHIM. WAA HAYLEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤THANKS FOR SPEAKING THE TRUTH

  • @MaxamedAmo-z5q
    @MaxamedAmo-z5q 4 години тому

    Waad mahadsantahy geei halgamaa ibraahim caydiid noolaw wadankeena waan difaacanaynaa

  • @ibn.dahir.
    @ibn.dahir. 4 години тому

    Warku waa dhanyee hurdaayoow toos haddii kale bishuba hortaada way iman.

  • @FadumoLiban-n2l
    @FadumoLiban-n2l 4 години тому

    Iminka cidi kuma dhegeysanayso hora loosoconayaa

  • @NadiaAbdi-lm6qr
    @NadiaAbdi-lm6qr 4 години тому

    War niyow waxma ku sheega dadku hadhu ka dhidiyiwayno

  • @ibrahimguled9767
    @ibrahimguled9767 4 години тому

    Geesi qaran guuuuuuuul Ibrahim caydiid runsheeg

  • @OmaryIbrahimu-kz5ok
    @OmaryIbrahimu-kz5ok 4 години тому

    Diyaar banunahay abti dayran cadawgagu

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 5 годин тому

    Xalkale hadii la waayo ciidan qarranka ha wa reego dalka shicibkuna ha ku raaco.

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 5 годин тому

    Dadku iyagaa doortay si aqlabiyada ayuu ku soo baxay mdxwnyn ciro markaa cagta haloo yara dhigo

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 5 годин тому

    Dadka cadowga iska dhaadhicinaya ujoodadoow? Kuwan Allah ayaa fashiliyey isaga ayaa inaga qaban insha Allah. Jazakaallahu Kheyr Ibrahim Caydiid 💚🤍❤️