Mohamed siyad Allah ha danbi dhaafo. Xukun walba dhib iyo dheef waa leeyahay laakin asaga kaligiis ma qaldamin, ilaa hada khalad ayaa la galaa lamana kala garqaato. Danta guud ayaa ka muhiim san qabyaalada ayaa hoos noo dhigtay Soomaalidu cadaalad bay u baahan tahay in qof walba naftiisa ka bilaabo
Markad ka sheekaynayso qisoyinka aad bay u ficanyihin wayo hadalka ma calashanaysid waad soo turaysa markiba halka wax kancad inanad lacag radis ahayn manshallah
Dembi dhaaf iyo naxariis Ayaan illaabey uga rajeynayaa . Khaladkiisa ka waaweyn ayaa habeen iyo maalin laga galayoo dalka dadka iyo duunyadaba. Markaan dib u fiiriyo na asagaaba naloo qaatay Allaha u naxariistee
Xeelada war tabintaadu wacana si aan filin ahaan u fiirsanayo ayuu ii xiiso galiyey, mahadsanid. Aduunyo xaalkeed waa sidaa allaha u naxariisto intii dhimatay sheekooyinka somalia xiliyadaa waan jeclahay❤
Tan ah inuu dalka isaga ka harin waa been iyo borobagaando nalaga dhaadhiciyey Allah u naxariistee marxuumka asagoo leh wadanka hanaga burburinina waan baxayaa wado nabad qh i siiya ayuu ceydiid diiday asagoo fulinaaya cali mahdi fariin la soo marsiiyey oo aheyd in shirkadaha shidaalka iyo dowlado ay ka mid yihiin talyaaniga norway ay doonayaan meydkiisa keliya wax wada hadal ahna aan lala yeelan. Nima kaasna maadaama ay rabeen xukunka ahaayeen na kuwo la isticmaalo si ayagana ay u helaan hubka iyo taageerada ay reer galbeedka ka rabeen ma diidi karin wixii laga codsado. Allah u naxariistee mudane professor jawaari ayaana facebook ku cadeeyey taariikho badan oo nalaga qarin jiray iyo siyaasiyiin kale oo waqtigaa wadahadalka ogaa manifesto iyo wixii ka dambeeyey
@QarniJoog102 Darewalkii Barawaaniga Abasheikh Abu mudhir oo lacagta loodhiiway ayaa idhalay Allah janada hakawaraabiyo wuxuu kudhintay London 29 April 2022 . Ismaciil Naxar aad iyo aad ayuu u amaani jiray kuligooda janada illahey haka waraabiyo . Thanks for your kind words and telling the truth. الله يحفظك ويرحم امواتنا
Wuxuu ahaa hogaamiyihii ugu wacnaa ee soo mara Somaliya taariikhda xaqiiqadaas taariikhda ayay ku qoran tahay, Siyad Barre had iyo jeer wuu saxsanaa Wuxuu yiri maalinta ay dowladdaydu ka baxdo dalka Soomaaliya waxay gacanta u geli doontaa Itoobiya wayna dhacday
Really madax weynaha waa la khalday ee halyey ayuu ahaa lam from Somaliland dad badan oo family badan ayaa igaga dhintay lkn inuu ka wadani Sanaa intii ka denbeeyey
Sxb aad ayada umahadasntahay wax badan ayaan ka fa idney holw ficana wa wadaa nosobadi wax yabaha ku sabsan kacanka iyo xogaha la xarira dalka iyo dadaka oo dhan tnx❤

Murtad diinta kanoqday Ilaahay ayadkisa kahor yimi Umad culimo xasuqay In umada la xususiyo maha Kuwa dadka hor wadwadaa Waa la mid ehlu naar ah Labadoduba allah haku Fogeeyo dulliga
Asc muwaadin muwaadin dhalay oo umada soomaaliyeed u dhashay maxamed siyaad barre alle ha ku naxariisto isaga iyo intii dhimatay ee lahalmaashaba insha allah aamiin aamiin aamiin dalka dadka diinta alle ha inoo badbaadiyo insha allah aamiin aamiin aamiin
@@nasramohamed5040wll qof dhintya weeye anigo isaaq ah ayaa leh alle haw naxariisto wlp wxn amiinsanahya wxi nagu dhacaya hadaynu nahaya dadka ku nool waqooyi siyada bare kama danbynin ee wxa ka dnbyaye kuwii ka hooseyaye oo rabaya in ayaa somali Kala jaran maanta wy ku guulaystn🥺 wadna argta halakay joogto somali😢
soomaaliya way baaba.day laakiin annaga ayey dartayo ubaabaday hadaan nahay deegaanka soomaalida ethiopia oo loo yaqaanay soomaali galbeed sidaas darteed waxaan u haynaa xusuus aan lailaawikarin waan hubaa in anaan soo gaadhi lahayn halka aan maanta joog waxaan xasuustaa wixii dhiig lanoo huray dhaawiicii oo ilaa hada curyaamiin ah hantidii iyo qalabkii milaterey ee kaga burburay lama soo koobi karo dawladii hiilwalaalna sidaas ayay ku burburtay waan ka xumahay in dawladii naga duntay ogaw anaga ayaa sabab u ahayn khilaafkii saraakiish af genbigii iyo taag daradii ku dhacdayba
His reasoning as to why he made a law to protect women is valid. Read Surat Talaq. Allah doesn’t want women to be used and discarded as one time use utensils. Those men he talked about who were mistreating women, including him. Should’ve been punished islamicly
Wuxuu ahaa hogaamiyihii ugu wacnaa ee soo mara Somaliya taariikhda xaqiiqadaas taariikhda ayay ku qoran tahay, Siyad Barre had iyo jeer wuu saxsanaa Wuxuu yiri maalinta ay dowladdaydu ka baxdo dalka Soomaaliya waxay gacanta u geli doontaa Itoobiya wayna dhacday
Wuxuu ahaa hogaamiyihii ugu wacnaa ee soo mara Somaliya taariikhda xaqiiqadaas taariikhda ayay ku qoran tahay, Siyad Barre had iyo jeer wuu saxsanaa Wuxuu yiri maalinta ay dowladdaydu ka baxdo dalka Soomaaliya waxay gacanta u geli doontaa Itoobiya wayna dhacday
Adiga yaa kaa afweyn war madax weynaha siduu AF ka aad ku hadleyso ayuu u fikiraayay si aadan sida xoolaha yeerin. Ka fuq marxuumka ee u ducey lacag kaama baxeysee. Sorrry hadii aad qalad ha ii fahmin. Cafis
Wuxuu ahaa hogaamiyihii ugu wacnaa ee soo mara Somaliya taariikhda xaqiiqadaas taariikhda ayay ku qoran tahay, Siyad Barre had iyo jeer wuu saxsanaa Wuxuu yiri maalinta ay dowladdaydu ka baxdo dalka Soomaaliya waxay gacanta u geli doontaa Itoobiya wayna dhacday
Lakin siyaad marka laga sheekeynaya waa markuu aha abaandulha ciidnaka somaliya oo xafis madhan fadhiyaa kkkkkk adiga markuu xukunka boobaad sheegeysaa wa amrkuu buulka ahaa

Take me away from all this ugliness. I want to go home to Somalia. I can wake up at sunrise and look into our people's beautiful eyes. I can lie on our beautiful sandy beach and gaze at our beautiful Somali sky. Somalia you are like a mother who has been long gone. We are like children who has misbehaved in your absence. Our beautiful Somalia, we will always love you, and you will always be missed. Forgive us for our wicked ignorance, bigotry, and bliss. We are killing each other. Return to us and restore our peace before we annihilate each other and no longer exist.
Where do you live now? Somalia will never be again like it was before the civil war. I remember the love and the unity between somali community before the war which had broke out between somalia and ethopian goverment in 1977 until early 1978. I was student at elementry school in burco and that was the time of my life .(very relaxed). After that the life become hard and the situation of the country had been deteriorating day after day. Our land (somalia) ,culture and relegion are the most significant features of our heritage . I think that most immigrant somalis to westren countries will never come back home in the near future.
Afweyne Culimadu Dilay Iyo Qur'aanku Kareemka Beeniyay Waxay Cadayn u Tahay Inaanu Aakhiro Meel Ku Lahayn oo Xisaabi u Danbayso Kolay Dhaqan Ehlu Naar Lahaa Waana Hubaal Inaan Culimada Soomaliyeed Ee Diinta Lagu Laayay Laga Xisaabinayo Iyo Ummadu Laayay Afweyne Naarta Jahanama Ku Jiraa Waxba Been Hanoo Sheegin
Wuxuu ahaa hogaamiyihii ugu wacnaa ee soo mara Somaliya taariikhda xaqiiqadaas taariikhda ayay ku qoran tahay, Siyad Barre had iyo jeer wuu saxsanaa Wuxuu yiri maalinta ay dowladdaydu ka baxdo dalka Soomaaliya waxay gacanta u geli doontaa Itoobiya wayna dhacday
al shabab al jahil culimo maha, nasiib daro somalida waxay caabudaan been iyo munaafaqnimo, iyo munaafaq waana sababta uu wadanku u burburay in ka badan 30 sano
jow kow now waba sheeko mirqan fiican wa sheeko been ah waayo beenta waxa lagu garta qofku marku dhinto maxad doontiid baad ka sheegi karta sida jaale siad bareh allaha jaanaadi geeyo amin lakin awil wa kalab wa beenaley wana nin xun taas wa la ogyahay ee jooji sharafta aad u raadinaysiid awil kalab jow kow now hadana bow
Flow Iso Dheh
facebook.com/cabdisalaam.xusencali?mibextid=ZbWKwL
Gob gobi dhashay jaalle siyaad❤
Mohamed siyad Allah ha danbi dhaafo. Xukun walba dhib iyo dheef waa leeyahay laakin asaga kaligiis ma qaldamin, ilaa hada khalad ayaa la galaa lamana kala garqaato. Danta guud ayaa ka muhiim san qabyaalada ayaa hoos noo dhigtay
Soomaalidu cadaalad bay u baahan tahay in qof walba naftiisa ka bilaabo
Waxgarad😂
Qof ka muwaadinsanaa ma so Marin hooyana ma dhalin siyad bare Alle haunaxariisto from Hargeisa
allaha u naxariisto maxamed siyaad bare waa halyeygii soomaaliyeed. daacad.run sheeg.geesi
ilaahay hasaamaxoo jannada hadhaxseexiyee siyaad ma ilaa karo nin kasta oo xigmad ilaahay ku abuuray sidaas wuu ilaqabaa
M Siyaad AUN wuxuu ahaa hogaamiye aan tuug ahayn, wadani ah haddana aan eex aqoon lkn wuxuu ahaa bashar wixii khalad kadhacayna Allaha kacafiyo
Allah hawnaxaristo Jaale Siad Barre amiin amiin amiin
Allah unax riisto intii dhimtay Dalkeen qiimihiis allah soo celiyo Axamed saleban dafale wuxu ahaa quruxu low ilaa hadan wuu nool yahhay
allaah unaxariisto siyaad bare umaleyn maayo ku isagoo kale ah in hooyo laga soo hoos qaadayo guda iyo dibadba cadaw jabiye
buugan waan hayaa wana akhriyey cid aan akhriyin oon been ku arag ma jirto, xataa Janaral jamac maxamed qaalib ayaa buug ka daba qoray bugan beentiisa sidiisaba bugan raad raac taariikh maaha waa waxaan u soo joogay oo beena, waa ninka dhahay odayaal ogadeena ayaa xamar tagay oo dhahay itoobya halagu wareejiyo dhulkayaga, 1948 wana been
Maxad ku amaantay quraan diidnimada iyo diin diiniidmada
@@mahamedcudhi7497
à
KUFAAR ALLAAH KU KUFRIYEY UMALEEYN MAAYO IN UU NAXARIIS ALLAAH HELAYO
AF WEYNE KAAFIR WEYN AYUU AHAA JAAHILKA JAAHILKU DHALAY 😠 😡 🤬 CULIMADA UU DILAY WAXA KA DARNAA QURAANKA UU BEENIYAY ALLE NAARTA UGU FOGEE DHEH
Wadani ayuu ahaa allaaha unaxariisto mw siyaad bare khaladaad kiisa intuu qabtey ayaa kabadneyd
In alle lagu caasiyo nin iyo naag lasimo dadki didayne latoogto maxa kaweyn?
Markad ka sheekaynayso qisoyinka aad bay u ficanyihin wayo hadalka ma calashanaysid waad soo turaysa markiba halka wax kancad inanad lacag radis ahayn manshallah
Mahadsanid Masha Allah
Masha allaah allaha unaxariisto mw maxamad siyaad sxb wararka nocaan ah soo badi wan kaheley
Aadba ugu mhd santhy sida quruxda badan oo ad noogu sogudbisay m.a ❤
Halyay soomaliyeed wadaniya Allah how naxariisto Madaxwaye Mahamed Siyaad Bare cidi kamay dambayn qofkasaaba haska hadlo 🤲🤲🕌🤲👍🏽🕋🤲🤲🤲🤲
Dembi dhaaf iyo naxariis Ayaan illaabey uga rajeynayaa .
Khaladkiisa ka waaweyn ayaa habeen iyo maalin laga galayoo dalka dadka iyo duunyadaba.
Markaan dib u fiiriyo na asagaaba naloo qaatay Allaha u naxariistee
Waad mahadsan tahay Laba weriye ayaan somalida aad ugu xidhanahay oo qabyaalad ka madax bannaan waana Xuseen Kurdi iyo Abdirahman Waaberi Media iminka waxaa ii soo raacay Qarni joog walaw aan muddo gaaban ku xidhanahay haddana aad baan ula dhacay habka soo gudbinta barnaamijyada iyo ka run sheega taariikhda iyo dhex dhexaadintiisa aad baad u mahadsan tahay Qarni-joog
Ilaahoow kuu naxariiso wuxuu ahaa aabihii umada soomaaliyeed
Xeelada war tabintaadu wacana si aan filin ahaan u fiirsanayo ayuu ii xiiso galiyey, mahadsanid. Aduunyo xaalkeed waa sidaa allaha u naxariisto intii dhimatay sheekooyinka somalia xiliyadaa waan jeclahay❤
Biniadamku wa isku itixamanyahay lkn sharciga rabi meel loo dhaafi karo majirto.
Mujrim Barre, Illahay ayay xisaabtiisu u taala.
Alaha u naxariisto Madaxweyne Maxamed Siyaad Bare, wadani Dadkiisa iyo Dalkiisa Daacad u ahaa wax weyna u qabtey
Wuxuu ahaa hogaamiyihii ugu wacnaa ee soo mara Somaliya taariikhda xaqiiqadaas taariikhda ayay ku qoran tahay, Siyad Barre had iyo jeer wuu saxsanaa Wuxuu yiri maalinta ay dowladdaydu ka baxdo dalka Soomaaliya waxay gacanta u geli doontaa Itoobiya wayna dhacday
,
Ilaahay ha unaxariisto maxamed siyaad bare soomaali soo marimaayo nin lamid ah wadani Buu ahaa
Runtii sida aad noogu soo gudbisay historyga dalkena kuma dareemin cajis noo soo badi bro guulleyso
Dumar baan uhiilinayay saas darteed baan quranka ugu gafay oo culimada kudilay war soconaya maaha wallee
Dad beey waxba LA aheeyn uu afweeyne Kaga muhiimsanyahay aayaadki allaah ee uu beeniyey mujrim afweeyne
Wax soconaayo noo sheeg dheh m siyaad ayow amaan kala dul dhaafay ninka garan waayay dalku yowsan burburine tanaasul diintina u gafay culumana laayay yaab badanaa
Qiyaastayda, siyad barre
1-Hanti urursi laguma sheegin,
Lkn dalka qaraabo iyo dad abaal kuleh ayuu udhiibay ,
2-askari ceebtiisa waa layaqaan oo aqoon diineedna maleh, maadina maleh, maamulka maxaliga ahna kuma fiicna, ciidan haduu soo dhaafo ceebtiisa filo,
3- siyaad barre qof qalbi fiican ayaan kusheegi karaa lkn aqoon la,aanta diineed iyo maadi ayaa kelifi karta cidii cadho gelisa inuu ka aarsado,
4- nin kursi jecel ayuu ahaa , kursigana u arkayay inuu usoo samray, oo lasoo ciilay markaa, inaan dib loo ciiilin isaga uun wax ciili karo kursiga ugu fadhiya,
5-nin qab leh buu ahaa jecelna inuu horumar katago ,umadana horumariyo ,isaguna uu noqdo awoodda keliya ee laga danbeeyo taasna ragga markaa kula nool dee kaama yeelayaan,
7- ugu danbayn nin madax adag ayaan kusheegi karaa, taasina waa midda sababtay in aanu dalku isaga ka hadhin.
Tan ah inuu dalka isaga ka harin waa been iyo borobagaando nalaga dhaadhiciyey
Allah u naxariistee marxuumka asagoo leh wadanka hanaga burburinina waan baxayaa wado nabad qh i siiya ayuu ceydiid diiday asagoo fulinaaya cali mahdi fariin la soo marsiiyey oo aheyd in shirkadaha shidaalka iyo dowlado ay ka mid yihiin talyaaniga norway ay doonayaan meydkiisa keliya wax wada hadal ahna aan lala yeelan.
Nima kaasna maadaama ay rabeen xukunka ahaayeen na kuwo la isticmaalo si ayagana ay u helaan hubka iyo taageerada ay reer galbeedka ka rabeen ma diidi karin wixii laga codsado.
Allah u naxariistee mudane professor jawaari ayaana facebook ku cadeeyey taariikho badan oo nalaga qarin jiray iyo siyaasiyiin kale oo waqtigaa wadahadalka ogaa manifesto iyo wixii ka dambeeyey
For avoidance of doubt president Siyad Bare was very patriotic and never corrupt may Almighty Allah bless his soul in Janatul Firdous. Amiin ya Rabb
Wuxuu ahaa hogaamiyihii ugu wacnaa ee soo mara Somaliya taariikhda xaqiiqadaas taariikhda ayay ku qoran tahay, Siyad Barre had iyo jeer wuu saxsanaa Wuxuu yiri maalinta ay dowladdaydu ka baxdo dalka Soomaaliya waxay gacanta u geli doontaa Itoobiya wayna dhacday
,
@@lubex3486
Waalee waa Runtaa
Wadanka qayb kamida ayuu u ah nin fican Lakin qabta waqoyi wuxu ka sameyay isir sufayn iyo burburin an waliged adunka lagu arag
Aamin ya Allah
@@xaroguled3126 waqooyigu waxay ahaayeen Khaa'inul waddan oo u shaqaynayay Itoobiya Khaa'inul waddan in la baabi'iyo ayaa mudan wixii uu Siyaad Barre ku sameeyay iyagaa wuu ku saxsanaa
GOLDEN VOICE MOSTLY WAN KU DHAGEYSRA SXP ❤😊
Aboowe codkaaga waan jeclahay ilaahay haku xafido
Barako Adna Barwaaqo Hel
@QarniJoog102
Darewalkii Barawaaniga Abasheikh Abu mudhir oo lacagta loodhiiway ayaa idhalay Allah janada hakawaraabiyo wuxuu kudhintay London 29 April 2022 .
Ismaciil Naxar aad iyo aad ayuu u amaani jiray kuligooda janada illahey haka waraabiyo . Thanks for your kind words and telling the truth. الله يحفظك ويرحم امواتنا
Allaah haw naxariisto maxamed siyaad bare hogaamiye dalkiisa iyo dadkiibaa wax taray llkn siyaad arimaha gudaha laga leexiyey soomali mid ah ayaa micno leh lam cali cabdi xuseen from Northern of soomalia ama somaliland
Wuxuu ahaa hogaamiyihii ugu wacnaa ee soo mara Somaliya taariikhda xaqiiqadaas taariikhda ayay ku qoran tahay, Siyad Barre had iyo jeer wuu saxsanaa Wuxuu yiri maalinta ay dowladdaydu ka baxdo dalka Soomaaliya waxay gacanta u geli doontaa Itoobiya wayna dhacday
Wlh blh tlh sida hada loo hadlaayo adee tahay wa dacad wlh wa sax a yahay hal qalad kaliya ka dhacay waa wadani dhaba❤
Good job qarni joog brother
Allaha u naxariisto madaxwayne soomaaliyeed halyeey taariqda galay uskuna dadyay in uu dadkiisa iyo dalkiisa wax tara
Really madax weynaha waa la khalday ee halyey ayuu ahaa lam from Somaliland dad badan oo family badan ayaa igaga dhintay lkn inuu ka wadani Sanaa intii ka denbeeyey
Sxp aad baad u mahadsantahay shaqa muhiim ah ayaad haysaa horay u soco
May Allah have mercy on our people and country and bring stability and peace to our people. No more tribalisms!! Just somali!!
Aamin yaaa allaaah
Masha Allah madaxweynahas camal Allah nasiyo asiga Allah udabidhafo
Illaahow wax diinleh ayaan kaa tuugnay
Aamiin yaarbi
@@sarahaden8314 aamiin
😊😅😮😢🎉😂❤
Allah hawnaxaristo dhamantood
Sxb aad ayada umahadasntahay wax badan ayaan ka fa idney holw ficana wa wadaa nosobadi wax yabaha ku sabsan kacanka iyo xogaha la xarira dalka iyo dadaka oo dhan tnx❤
Xasan sh.maxamuud mayeeli karaa
Siyaad bare wuxuu cajiib ku ahaaa siduu u go aamin jiray degenaanta iyo malintaada oo aad sugto
Hyonis wada basaasiin baay ahaayen. In saraakiila mooye. Lkiin Alle uma naxariisto afweyne cawil basaas buu u ahaa iyo walaashii faadumo gacanla
Aad bad umahdsantahy ustad sida wangsan 😊
isaga iyo dadka alle naxariis uga baryaya waxba isma dhaamaan qabyaalada ayaa diinta islaamka uga wayn inalilaah wainaa ilayhi raajicuun
Walaahi dadka qaar caqli xumadooda waad layaabaysaa adigu sxb ma naxariista ayaad eebe weyne la maamushaa ileen isagey xisaabtiisu hortaalaaye hadduu cafiyo iyo haddii kaleba waxna adigu kama bedelikarto arimaha eebe marka iskadaa jaahil nimada
Wuxuu ahaa hogaamiyihii ugu wacnaa ee soo mara Somaliya taariikhda xaqiiqadaas taariikhda ayay ku qoran tahay, Siyad Barre had iyo jeer wuu saxsanaa Wuxuu yiri maalinta ay dowladdaydu ka baxdo dalka Soomaaliya waxay gacanta u geli doontaa Itoobiya wayna dhacday
Allaha u naxaristo kuligood
Murtad diinta kanoqday
Ilaahay ayadkisa kahor yimi
Umad culimo xasuqay
In umada la xususiyo maha
Kuwa dadka hor wadwadaa
Waa la mid ehlu naar ah
Labadoduba allah haku
Fogeeyo dulliga
Afweyne OO culimo si badheedh ah dilay aya tarikhda somaali manhababinaysa tuug Illahay narta ha kugu fogeyo
M siyaad Bare oo kale Alle hayna siiyo. Mar kale
Heli mayno abidkeen. Ilaahay haw naxariistee Siyaad Barre wuxuu ahaa geesi aynaan dhigiis weligii ina soo mari doonin
Mmarkale io burbur miyaad u xiisa qabtaa
Ha walwalin waan helaynaa I.a ❤
Waa geesi allah unaxariisto
Yaa bixiyey amarka lagu dilay culumada 1975 , kuwaas oo ka horjeestay inay raga iyo dumarku sidan yihiin?
AABE SIYAAD ALLAHA U NAXARIISTO DABADIIIS NABAD LAMA HELIN
alaha u naxaariistoo jale siyad bare oo ahaa geesi soomaliyeed oo garab waayaay!
Heesta anniga halaysoo sheego ama muusigani heesta uu yahay.
hees nuucee ah@@salmaanmukhlis8778
Asa waxkasta burburiyey
Oo xitaa isaaq weerarey
Mareexaan iyo intii ubadhaqijirtey
Baa dalkaan nacab kubeeray
@@nasramohamed5040 ciilkaas waxaad la galeysaa xabaal. mareexaan 21 sano iyo 5 sano ayuu wadan ka xukumay qabiil kale lama sheegin oo intaas soo xukumay haduu xun yihiin 30 sano somali ma xukumeen alsbab ayaa idin gumaaday marku marexaan idin ka tagay laakin happy ayaa isaga tihiin gumaadka ileen dad waxaa tihiin qofka u daran bes jecel qofka sharfana colaad u qaado
Asc muwaadin muwaadin dhalay oo umada soomaaliyeed u dhashay maxamed siyaad barre alle ha ku naxariisto isaga iyo intii dhimatay ee lahalmaashaba insha allah aamiin aamiin aamiin dalka dadka diinta alle ha inoo badbaadiyo insha allah aamiin aamiin aamiin
Ilahey uma naxariisto
hadi qof dhinty adan u qurikarin alle hawna xariisto waxba kama bedeli kartit
@@nasramohamed5040 ilahey is ayaa naxariista iskaleh qofna kama warranty qofkuu unaxariisto oyo qofkiikale
NAXARIIS ALLAAH INUU ARKAYO UMALEEYN MAAYO MUJRIM AFWEEYNE
@@nasramohamed5040wll qof dhintya weeye anigo isaaq ah ayaa leh alle haw naxariisto wlp wxn amiinsanahya wxi nagu dhacaya hadaynu nahaya dadka ku nool waqooyi siyada bare kama danbynin ee wxa ka dnbyaye kuwii ka hooseyaye oo rabaya in ayaa somali Kala jaran maanta wy ku guulaystn🥺 wadna argta halakay joogto somali😢
Xasuus yarideeyda muqaalkan inaa horay udaawaday waxaan ogaaday asoo kala bar maraya
Abgaal aa ahay siyad barana waxaa wataa legend uu ahaa alaha unaxaristo
FAATAA DHUGTAAN U SHEEG CIYAALKI WACALADA AHAA EE UU AFWEEYNE SOO KORIYEY OO AAD ADIGABA KA MID TAHAY
Sxb qebtii lixaad ee duliyaha cuba 🇨🇺 away sxb waan Sugi la ahaye lpx
Insha Allah Waan Soo Wadaa Saxb
@@QarniJoog102 sxb aad ayaa umahad santahay wayo wax badan ayaa kafaiday hormar wacan sxb kurajenaa
Masha allah sii ficaan ayaad wax usoo diyaarisaa keep going sxb
@@QarniJoog102 sifiican ayd u tabinaysaa
Taariikhda maanta waa 16 October 2023/ 20:00 habenimo waxan soo laaban doonaa maalinta lagaadho fariintan dalka somaliya waxaa bilaabmey wakhtigii ay qaadan lahaayen dalalka etopiya iyo Kenya sababtu waa maxay dalka somalilan oo mudo nabad ahaa ayaa galay colaado horleh kuwaas oo dadku moodayaan in soomaliland ay dulmi iyo tacadi kuhayso beelaha aan ahayn isaaqa. Taas waa been xaqiiqada waxay tahay iyo cida kadabeysa waa itoopiya iyo beesha calamka xitaa wadamo carbeed waxaana wakiil uga ah siyaasiyn iyo oday dhaqameedyo madaxweynaha itopiya apiy axmed ayaa kuyidhi odayaasha dhulbahante waa inaad iska xiraysaan isaaq waad samysan kartaan ma'amul goboleed lamida kadib somaliland qaybata sidaa silamida ayuu kuyidhi beelaha samaroon kadib halkaas waxaa kabilaabmi doona colaado horleh oolamida kuwii dhulbahante balse ugu dambayn waxaa la arkidoona siyaasiyiin u ololeeya itopiya in lasiiyo dakeda seylac. Colaada kadib magaran karo waxaa dhicikara
Siyad bare allah unaxaristo wuxuu ahaa wadani
Guriga ururka shaqaalaha uu ku warejiyay m.siyad wuxu ku yaala d.hodon agagaarka isgowka shaqaalaha waxa hada ku shaqeeya xafiiska baasaboorada ee hogaan jinsiyadaha iyo socdaalka
Aabe siyaat waa ahu jano gadaashiis mafadhiisan mana arkin somali oo degan ilaahow rabiyoo asiga iyo ehelkiis ugu deeq janadii fardowsa waaba kujiraahee
Waaw amazing story.
Aabo siyad illahow kunaxriso
Sxp nin xig oglna wa thy nio see baa wadanakana oo ay wax badani daashadeen loo hormarkinkraa
😢😢😢
Afweyne cadaabta alle haku fogeeyo isagaa sabab u ahaa inan bilaa mustaqbal noqdo😢😢
Kuwii uu bilaash wx kusoo baray ooo awoowayashaa iyo abayasha kmid yihiin ayaa wxaa kadhadhciyey maskinow wx bro oo triikhda akhri
@@mohamedabdirizaq4372 isagaa madaxweyne ii ahaa oo duliga an maanta kujiro ibaday Afweyne Ilaahay qabriga haku cadaabe
As, yaawaayE, Familyyyyyy Systems ooridanaayareeycaday marwa dumaroo qiimobadan qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba gabadha gabadha .yartayarta
soomaaliya way baaba.day laakiin annaga ayey dartayo ubaabaday hadaan nahay deegaanka soomaalida ethiopia oo loo yaqaanay soomaali galbeed sidaas darteed waxaan u haynaa xusuus aan lailaawikarin waan hubaa in anaan soo gaadhi lahayn halka aan maanta joog waxaan xasuustaa wixii dhiig lanoo huray dhaawiicii oo ilaa hada curyaamiin ah hantidii iyo qalabkii milaterey ee kaga burburay lama soo koobi karo dawladii hiilwalaalna sidaas ayay ku burburtay waan ka xumahay in dawladii naga duntay ogaw anaga ayaa sabab u ahayn khilaafkii saraakiish af genbigii iyo taag daradii ku dhacdayba
Sxb qarni joog aaway codsigii aan kuu soo dirnay ee ahaa sheekadii orlando cardoso ee qaybtii 6aad iyo 7aad
Waa Diyaar Mashquulin Dhinac Kale Ah Ayaa Jira
3 UA-camr ayaan dhegaystaha 1_aad ka ahaa Waana
1:abdirahman waaberi
2:Radio buule xuubey
Iyo
Hussein kurdi
Maanta kdib waxaa nmperka 4aad uga jira Qarni jooog media❤️🙏🏿
1.Ogaansho
2.sahanka xoogaha
3.waberi media
Sxp second secod b ulasocda
siyaad bare dhibkuu somaliya iyo diinta islaamka uu u geyste nigeria uuku qaatayna qaarna aakhiro aa ilaah kula xisaabta maayo aayaii qur'an uuka soo horjeestay kibirka waalagu jabaa aan maqli jiray
Ayadee kaso horjeday wll isharax
Siyaad Barre Dhanka diinta kuma wanagsayn lkn Wxu aha Wadani dhaba
Sxp hada wax joga bosaso markan arko guryhii iyo warshadhii somalyed oo lady dumiyaya oo labililqaystay waa naxaa nio teeda kale cagee kahelaa buugta taarikh kacaanka
Website Yada Ayaad Ka Hele Iyaga Oo Lacag Ah Iyo Iyaga O Free Ah
Taariikhdu waa dhaxal ma dhamaato weligeed
His reasoning as to why he made a law to protect women is valid. Read Surat Talaq. Allah doesn’t want women to be used and discarded as one time use utensils. Those men he talked about who were mistreating women, including him. Should’ve been punished islamicly
اللهم ارحم موتانا وموتى المسلمين أجمعين يارب العالمين
Waaku taageraa walaal❤
Cawil waa dabadhilif raqiisa haddii u yiri daud iyo mohamed siyaad barre ayaa isku mida .
DADKA INTII XUMAYD BAA NOOHARTAY HADII KUWII HORE AHAN LAHAYEN AMA WAAN MIDOBI LAHAYN AMA WAAN ISTIRTIRI LAHAYN KUWA COLOSHOOD LACIYAR AH BAA NOOHARAY HADA ALLAW ADAA NOO MAQAN ,UMAQALANO IN AAN NOOLANO
Wuxuu ahaa hogaamiyihii ugu wacnaa ee soo mara Somaliya taariikhda xaqiiqadaas taariikhda ayay ku qoran tahay, Siyad Barre had iyo jeer wuu saxsanaa Wuxuu yiri maalinta ay dowladdaydu ka baxdo dalka Soomaaliya waxay gacanta u geli doontaa Itoobiya wayna dhacday
Mahadsant walaalkey ❤❤❤❤
Xisaabta dhabta ah ee generalku Alle ayay agtaal hadal qoraal saxiibkiisna waxba kabadali maayo.
Wuxuu ahaa hogaamiyihii ugu wacnaa ee soo mara Somaliya taariikhda xaqiiqadaas taariikhda ayay ku qoran tahay, Siyad Barre had iyo jeer wuu saxsanaa Wuxuu yiri maalinta ay dowladdaydu ka baxdo dalka Soomaaliya waxay gacanta u geli doontaa Itoobiya wayna dhacday
Sxb taariiqyada wax badan baa kaa qaldan 1969 siyad asigaa cilka afgambi kula wareegay sidee bee 1976 doorasho ku dhacday sidee bee siyaad baro warqad ogu qoray ganacsadaha reer hargeisa 1970 meeyadii
Thank you for your Information
Welcome
Arinta wadaadada ilahy baa naga og
AFWEYNE 21 sano ayu kursiga isku dhajiyay, Alle iyo rasuulkisana wu ka furtay😢
Adiga yaa kaa afweyn war madax weynaha siduu AF ka aad ku hadleyso ayuu u fikiraayay si aadan sida xoolaha yeerin. Ka fuq marxuumka ee u ducey lacag kaama baxeysee.
Sorrry hadii aad qalad ha ii fahmin. Cafis
@@idontknowmyname2754yaa madaxweyne udoortay?
Wuxuu ahaa hogaamiyihii ugu wacnaa ee soo mara Somaliya taariikhda xaqiiqadaas taariikhda ayay ku qoran tahay, Siyad Barre had iyo jeer wuu saxsanaa Wuxuu yiri maalinta ay dowladdaydu ka baxdo dalka Soomaaliya waxay gacanta u geli doontaa Itoobiya wayna dhacday
@@lubex3486 digteetar dhiigya cab ah oo xukunka qasab kula wareegay ayu ahaa oo 21 sano xoog ku haystay dalka! Waxaa uu ahaa qabyaaladiste xun oo umada kala qaybiyay isagana dalka burburiyay
@@idontknowmyname2754 isagaa iga afweyna re yu madaxweyne u ahaa yaase udoortay in u somaliya madaxweyne ka noqdo?
Hore ayuu u sheegay dhiiga ragu waa casaan ka naaguhuna waa casaan.
Thanks for your history
sabab ku kalifi karto ma jirto maraxoow
Siyaad diinta haddii uu baran lahaa waxa uu noqon lahaa hogaamiye islaamiya lkn dadka la socday xataa waxba uma sheegin
Asc waa ku salaamay bashir deeray
Waa makasay oo ku nool usa minneapolis
Wcs So Dhawow Walal
Nin xum ayu ahaa wxu katagey tarikh madhow
Waxaad noo sheegtay wixii siyad barre jeclaan lahaa inuu maqlo hadduu maanta noolaan lahaa, anigu waxaan ku garaadsaday shaqo ku billaabay kuna guursaday xukunkiisii, waxaan gacan adeyg iyo macangagnimo ahayn kuma xusuusan doono.
Lakin siyaad marka laga sheekeynaya waa markuu aha abaandulha ciidnaka somaliya oo xafis madhan fadhiyaa kkkkkk adiga markuu xukunka boobaad sheegeysaa wa amrkuu buulka ahaa
AFWEEYNE AYEEY WALI NAGA GADAAYAAN U SHEEGA IN UU AFWEEYNE FIICNAA WACALADII AFGOOYE
Maxaa kaloo laguu sheegi lahaa?
ma waxa SL iyo PL jeclaan lahaayeen?
WAX KASTO EE SOMALIYA KADHACA ASAGA AYAA U SABAB AHAY
Zxb inqilaabka fashilmy Ee Kii siyaad bare ka horeeyay noso gudbi
Waan Soo Geliyay Kii Xasan Keyd So Ma Ahan
Legend cawil c ducale
Waxay ahayd kibir iyo Firconnimo iyo naagaha oo uu fidnaynayo oo uu ciz iyo awood ka raadinayo inta uu Illaahi abuuray, ka mulkiga bixiya dafiray, waana dulmiga soo dedejiyey jabkiisa !
Waxaa ka sheekaysaan, marku Afwayne xasuuqay qabiilka Isaaq.
siyad bare halkiimalin afarwajile buahaa wuxusuubiyaya waxdinta islamka kabaxsan tarikh maleh qain buahaa
Adna meyd xantey ayaa tahay waxadna ka baxday diintena mcn waxay ogoleen oo ah meytida in la ceynin wax laga sheegin nio
Daalim kii dhagarta foosha xun kageli jiray dadka somalida
Wuxuu ahaa hogaamiyihii ugu wacnaa ee soo mara Somaliya taariikhda xaqiiqadaas taariikhda ayay ku qoran tahay, Siyad Barre had iyo jeer wuu saxsanaa Wuxuu yiri maalinta ay dowladdaydu ka baxdo dalka Soomaaliya waxay gacanta u geli doontaa Itoobiya wayna dhacday
Anoo daarooda waxaan leeyahay siyaad bare murtadbuu ahaa
Take me away from all this ugliness. I want to go home to Somalia. I can wake up at sunrise and look into our people's beautiful eyes. I can lie on our beautiful sandy beach and gaze at our beautiful Somali sky. Somalia you are like a mother who has been long gone. We are like children who has misbehaved in your absence. Our beautiful Somalia, we will always love you, and you will always be missed. Forgive us for our wicked ignorance, bigotry, and bliss. We are killing each other. Return to us and restore our peace before we annihilate each other and no longer exist.
Where do you live now?
Somalia will never be again like it was before the civil war.
I remember the love and the unity between somali community before the war which had broke out between somalia and ethopian goverment in 1977 until early 1978.
I was student at elementry school in burco and that was the time of my life .(very relaxed).
After that the life become hard and the situation of the country had been deteriorating day after day.
Our land (somalia) ,culture and relegion are the most significant features of our heritage .
I think that most immigrant somalis to westren countries will never come back home in the near future.
Afweyne Culimadu Dilay Iyo Qur'aanku Kareemka Beeniyay Waxay Cadayn u Tahay Inaanu Aakhiro Meel Ku Lahayn oo Xisaabi u Danbayso Kolay Dhaqan Ehlu Naar Lahaa Waana Hubaal Inaan Culimada Soomaliyeed Ee Diinta Lagu Laayay Laga Xisaabinayo Iyo Ummadu Laayay Afweyne Naarta Jahanama Ku Jiraa Waxba Been Hanoo Sheegin
Wuxuu ahaa hogaamiyihii ugu wacnaa ee soo mara Somaliya taariikhda xaqiiqadaas taariikhda ayay ku qoran tahay, Siyad Barre had iyo jeer wuu saxsanaa Wuxuu yiri maalinta ay dowladdaydu ka baxdo dalka Soomaaliya waxay gacanta u geli doontaa Itoobiya wayna dhacday
al shabab al jahil culimo maha, nasiib daro somalida waxay caabudaan been iyo munaafaqnimo, iyo munaafaq waana sababta uu wadanku u burburay in ka badan 30 sano
kuwa aad ku sheegayso culimo maxay dalka u qabteen? masxax lawe