Halgamayaasha maxaa loo taageeri waayey soomaali halganka way kasoo horjeedaan lkn taariikh bay katageen halgamayashii waana uducaynaa markasta oo aan suugaan tooda dhagaysanno allaha unaxariisto halgamayaasha soomaaliyeed dhammaantood رحمهم الله رحمة واسعة جميع الأبطال الإسلام خاصة الصوماليين
Wa aabahay macaaan ilahayow ku naxariiso janadi fardowso ka waraabi wn iska ooya mar walbo gaboygaga maqlo aabe macan
Abaha runa
Haa wll
Geesi bu ahaa
Qofki wanaagsanba dunida kuma daaho wll ilahayba Naga jeclaaday
Allah Kanada ha geeyo
Wlh billahi tallahi gabaygaan sidaan u jeclahay erayada iyo xikmada ku jirto inaba caadi maahan Allow u naxariiso adeerkey mcn
Gabaygan ayaan ugu jecelahay gabayada abwaanka Luuq macaan buu Ku qaadayaa
Allow u naxariisoo abwaanka aaaaaamiin
iilahy haunaxarisito aamiin
Ilaahow kuna xariiso Abwanku dadkas uu shegayo wlhi haday sicad usoo baxen oo wadanka iibsaden somalida inbadan bay kor iyo hoosba wax ugu shegen abwanintu lkin caqligi ay kufahmi lahayen w.aa laga qaday
Ilaahay ha unaxariisto janada hakawaraabiyo Aamiin yaa Rabi
Allaha unaxaristo amiin amiin
Wadani dhab ah ayuu ahaa abwaan heelaale
Halgamayaasha maxaa loo taageeri waayey soomaali halganka way kasoo horjeedaan lkn taariikh bay katageen halgamayashii waana uducaynaa markasta oo aan suugaan tooda dhagaysanno allaha unaxariisto halgamayaasha soomaaliyeed dhammaantood
رحمهم الله رحمة واسعة جميع الأبطال الإسلام خاصة الصوماليين
Alle naxariistii jano haka waraabiyo aaamiin murti halgan oo dhaxal ah baad nooga tagtay
Allaha u naxariisto
ameen Allah ha unaxariisto halgamaa abwn Heelaale
Ilaahow u naxariso aamiin
i agree in uu yahay geesi tol wayay
Alle haw naxariisto
Ilahey qabriga hakuu nuuro 😥😥😥 maxaa geesi naga baxey codmacanayee 😭😭😭
Geesi Tolwaayey, tola ay oo tola ay ninkaas ayay Xabashi karaaceen! waas gaadhi guushi insha allah
Maxamed Faarax geesi nolow
Eebbe ha unaxariisto.
Yaazalaaam
Dadkaygoow Noolaada,Heelaale ilaahay ha u naxariisto, Guul Halgamayaasha.Aamiin.
Alah hakuu naxariisto insha alllah Maaanta janadii ayaad dabaalanaysaaaa
@
Noolaada halgamayaasha , duco indiinka timi maraykanka.
Nice wadani
Abwaan jira codkaaga lagu diirsadaa nolow
Allah yaa raxmah
Tola aye maxaa miyaa dadku waxba maqlin miyayna arag Helaale wxn arkay isagoo sitoos ah u ooyaya
heelaalo Australia
Qarawjaar Huud
wadani somali oo lagu dhaadankaro waa wiilasha onlf
Janatul fardowsa allaah ha kawaraabiyo
abwanka waxa hada tagan ayuu wagas ka hadlay
abwan Allah haku xifdiyo
geesi wuu yahay lkn tol mawaayin yaa ka to fiican???????
Sheko bah sareyes bah cilamo boowda markan kajabay boqonka taagisa
cabdinasiib
Kkkk
Waan kaxumahay Onlf insaa loola dhaqmo
Eeeeeèe