AMIRA OO SI XUN U GUMEYSATAY ADNA || TARTANKII SU'AALAHA || QOOTO QOOTO VS WAA KA WADATAA || PART 2

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 524

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel  Рік тому +95

    Vedio gan hadaanan daawan soo daawo ua-cam.com/video/G77fYIO3KIU/v-deo.html

    • @khadijakaafiso4464
      @khadijakaafiso4464 Рік тому +2

      Masha allh noosobadi waan keheley waayo waxaan aqoonin ayaan kabartey

    • @khadijakaafiso4464
      @khadijakaafiso4464 Рік тому

      Iiririix kuta alla amiira xasid abayadaa kamaxishoneysid

    • @ayuushabdle3703
      @ayuushabdle3703 Рік тому

      Wallhi lamo mar aan kuso cishty ilhy haidin barakiyo alahum amiin ❤❤❤🥰🥰

    • @ayuushabdle3703
      @ayuushabdle3703 Рік тому

      Iyo wllky saxaaf mashaallah wll wanaagsan siqaas ah adno wlshy mcn hadan kulakulmo walahi maaqani kulankada waxan samydono wakujiclhy xabiibti ❤❤❤❤🥰💯💯

    • @habonofficial8531
      @habonofficial8531 Рік тому

      Hhhhhhh adna cawa way qarartay sorry abaayo qali

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Рік тому +119

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW☝❤🕋🥺

    • @sacdiyoali2665
      @sacdiyoali2665 Рік тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @sacdiyoccabdullahi9988
      @sacdiyoccabdullahi9988 Рік тому +1

      Scw scw scw

    • @jamiilacabdiraxmaan2375
      @jamiilacabdiraxmaan2375 Рік тому +2

      Scw scw

    • @ummuamran6960
      @ummuamran6960 Рік тому

      Scw

    • @faridaxaji6821
      @faridaxaji6821 Рік тому

      اللهم صل وسلم على ❤❤❤🥰🥰

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 Рік тому +160

    wakhti ma uhelaysa saliga nabiga (scw).🥰🥰

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 Рік тому +65

    murugta bilaa Sababta Ah waa Salaad la.aanta🥺 dhalin yaro salada hala ilaaliyo🥺🥺

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +33

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @iftinmaxamad1610
    @iftinmaxamad1610 Рік тому +22

    Prank iyo wax daran intaad nagal daba wareegayseen marmamijkaan baaa ka fiican

  • @Sabriina7
    @Sabriina7 Рік тому +42

    اللهم صلي وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @salmaabdelftah4554
    @salmaabdelftah4554 Рік тому +21

    Wlhi suaalaha waa canbuulo carabka saaran fudeed saxaafoow macalinkayga oo santiste la dhihi jiray aa isoo xasuusisay wlhi wadna kurkur ayaa dadka ku ridee Amiira teamkeeda magaciisa ayey hilmaamtay ka wrn barnaamijka aad Ayan uga helay run ahaantii horey usocda team waa ka wadataa guul iyo gobanimo one love my beautiful family💞♥️😃💞

  • @mahamedmurtiile188
    @mahamedmurtiile188 Рік тому +18

    Family saxaaf libaax aad iyo aad ayaad u mahad san tahay keep going ayaan ini leehay dhamaantiin maasha allaah

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 Рік тому +18

    Mashaa allaah barnaamijkaan waa barnaamij aad u fiican hore u socda from Canada 🇨🇦 ❤

  • @zelmaBinki
    @zelmaBinki Рік тому +5

    Puntlnd casimadeda gorowe🇸🇱wllhi cimran puntlnd wakala yaqana,insha allah wanku jecelnahay dhamnten🇸🇱🥰❤

  • @bashiircabdi1856
    @bashiircabdi1856 Рік тому +3

    Kkkkk amiira qurux gumeysigeedu waa anada lefal guuleysta if iyo aakhiraba

  • @youseph-12
    @youseph-12 Рік тому +7

    صلو على النبي صلى الله عليه وسلم

  • @hanyy155
    @hanyy155 Рік тому +2

    Suaasha adna side oga jwbty waa qalad saxaaf caasimada maamul goboleedka jubaland waa buaalle kismayo waaku meel gaar

  • @kingsalmaan3928
    @kingsalmaan3928 Рік тому +6

    (يأيها الين ءامنوا إذا تداينتم بدين الى أجل مسمى فاكتبوه.......)

  • @ahmeddahie814
    @ahmeddahie814 Рік тому +7

    Aad ayaan ujecelahy barnamijkaan saxaf inta kaslaamaya fikradaas wa tada sida aan ogahay legend

  • @safiyahassan
    @safiyahassan Рік тому +10

    Nosoo badiya su alaha diniga ah shugran saxaaf🎉 waxana wataa team wan kawadana 😂😂

  • @ruunahmed8741
    @ruunahmed8741 Рік тому +1

    Wow asxabta noso badiya fedioyadan oo kale adingo mahadsan

  • @dekahashi5127
    @dekahashi5127 Рік тому +4

    Masha allah waye su alaha amira wey faraxday wlh adna sad ay noqotay adna wad guleysane abayo saxaaf sida uwadi waa beelo barmamishka qeyr alle kusiiyo adna abayo gul ayan kurajeynaa

  • @__xa781
    @__xa781 Рік тому +4

    🥰❤️❤️Saxaaf barnaamijkan so badi xaga diiniga weliba
    Guuleysta dhalinyaro

  • @fatimamahdi8126
    @fatimamahdi8126 Рік тому +3

    Xamar kumaan dhalan balse macalimiinteydii schoolka ayaa reer muqdisho ahaa sidaas darteen waan xifdin jirnay dagmooyinka oo dhan waan wada garanaya kuli hada🥰

  • @Muqtaar867
    @Muqtaar867 Рік тому +15

    Mashallah I like this programme well done adna channel

  • @nawalinakorio0192
    @nawalinakorio0192 Рік тому +16

    Aad baan uga helney barnamjkan waliba sualaha diniga 💕💕

  • @iqrahassan1
    @iqrahassan1 Рік тому +23

    Mash Allah ❤️🥰🥰

  • @hamdiwarmahaye6084
    @hamdiwarmahaye6084 Рік тому

    Ayada qur asnka ugu dheer waa ayatul dayn

  • @asaldhalad9711
    @asaldhalad9711 Рік тому +11

    Kkkkkkk cimran afgooyo aa wafurey wlhi school ka ayaa leskubaraa be ma ilaawden kk Masha Allah family qurux badan Allah idin xifdiyo abayo ❣️ phart 3

    • @dunicusub
      @dunicusub Рік тому

      Mafuurtay walal talent ayad leedahay adigo leebita cunin ayaad fuurtay 10mar kabadan kusoceshay afgooye aaaa part1 suaashas afgoye shabelaha hose kushegtene isma maqashiin artantankaan igusoodara waa aayar uguuleyste miyaa kkk

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Рік тому +11

    Mnshlah keep going.. hus kulhaaa amiira funyy😂😂family farxad ku waara 👑🙏

  • @ifraahahmed8323
    @ifraahahmed8323 Рік тому +13

    Plz gumaysiga waqti badan siiya 😂😂😂

  • @qabuulquube7727
    @qabuulquube7727 Рік тому +8

    Team qooto qooto ayaa taageraa koobka no balana adnooy😗

  • @fardowsa4715
    @fardowsa4715 Рік тому +7

    I love this game Challenge kaan o suaalaha nosobadi already I can't wait the next one😍

  • @farhiyacadey8580
    @farhiyacadey8580 Рік тому +3

    Saxaf adna lahadal qarar bey waadaa xukunkaa sidey amira usameysi hausameyso teyda kala waqti sii amiro😊

  • @isma.zolla203
    @isma.zolla203 Рік тому +10

    part3 please kusoodara🥰❤️👍

  • @mariaahmed8985
    @mariaahmed8985 Рік тому +1

    Sumaya mashlah quraanka ad ayay utaqaan

  • @aasiyacabdicumar5766
    @aasiyacabdicumar5766 Рік тому +6

    Bart 3 waa sugeenaa abaayo mcn keep going 💪

  • @mariaahmed8985
    @mariaahmed8985 Рік тому +2

    Faadumo diinta way taqaan mashlh

  • @ahlamabdiwahab
    @ahlamabdiwahab Рік тому +2

    Caasimada jubbaland waa bu'aale
    Kismaayo kumeel gaar lee waayeh wll mcn anaana joogo sidaa daraaded jwbta waa qalad ama waa inaa dhahdaa caasimada kumelgaarka jubbaland ok

  • @xafsasamatar7592
    @xafsasamatar7592 Рік тому

    Magacegaa waxa ladhahaa ayadaa ugu dheer quranka karimka الآية الذين

  • @kaynaancabdulaahi6465
    @kaynaancabdulaahi6465 Рік тому +1

    Walahi waan kahelay barnamijkan sido kale saxaaf wan umahad celinaya sabato ah maskaxdan asaga ayaa is kale walashay adno ayadana wan umahd celinaya waayo waa hooyo waa wall aan aad utagero guulaysta dhamantin

  • @ayanomar3962
    @ayanomar3962 Рік тому +4

    Masha Allah family ku dayasho mudan,😍

  • @habiiboxuseen4493
    @habiiboxuseen4493 Рік тому +5

    Adana bart 3 soo sameeya

  • @munocadey6834
    @munocadey6834 Рік тому +4

    Adnaa abyo waxan ahy qofkii kowad sher isamay abyo

  • @ilovemymom1028
    @ilovemymom1028 Рік тому +2

    Afkooye😳🤣🤣🤣wn fuuray masha Allah barnamijkano kale nosoo badiya

  • @zafamaxamud2306
    @zafamaxamud2306 Рік тому +1

    Barnamijka wafani iyo faidabaleh
    Balse adno amarka qadro
    Amira amarka wayqadatay
    Part3pals

  • @نوريوعدن
    @نوريوعدن Рік тому +22

    Mash Allah beautiful family ❤🥰👍

    • @WarsameQalawe
      @WarsameQalawe 11 місяців тому

      Amiira waan tageraaa fby weeye

  • @fartunerelaxationmotivatio3148

    Challenge funny weeye wlhi hala soo badiyo hore usocda axbaabiii

  • @Mr_koronto
    @Mr_koronto Рік тому +14

    This beautiful face that is looking at me, I pray to God to meet him and his parents in heaven, subscribe 🤲

  • @zeinabahmed3784
    @zeinabahmed3784 6 місяців тому

    Waxan kusdhashey Kenya gar Ayaan garissa Aniga 15 Jire imaday Usa lakin somalia man arkin lakin wan Aqanaa magacyada daman wanan jeclahay mar in an arkoo unsha Allah love my country Somalia ❤❤❤❤❤❤ hanolatoo

  • @sihamabdi9397
    @sihamabdi9397 Рік тому +8

    Wlhi funny waye 😂😂😂😂parti three

  • @RuqiyoXasan-i2t
    @RuqiyoXasan-i2t 8 місяців тому +1

    Amiiro wlhi waa IGA qosol siisey😂😂😂😂😂😂

  • @yaskaxasan7940
    @yaskaxasan7940 Рік тому +3

    Wlhi adna wax malagu reeban🤣🤣 keep going amiira qurux 👑

  • @filsanjamac9553
    @filsanjamac9553 Рік тому +7

    😂😂Kuwaan anoo waligey xamar tagin baa kabadiya magacyada demooyinka😃😃Banaadir Any way guulaysta👏👏👏👏

  • @Ataki7
    @Ataki7 Рік тому +1

    Dumashi noo soo badi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @zamiyobashiir2237
    @zamiyobashiir2237 Рік тому +1

    Team wakawadata guul Allha ku cafiyo walashen Amiira❣️👋👑🥰

  • @fathifathi3275
    @fathifathi3275 Рік тому +3

    Alla amira qosol igudishey😂😂😂😂😂😂😂

  • @najmoshariff138
    @najmoshariff138 Рік тому +1

    Vidio hordhac hasameynina qofka guuleysty waan aragney bee adnooy

  • @raxmocabdi6149
    @raxmocabdi6149 Рік тому +1

    Masha Allah

  • @naciimaapdi1110
    @naciimaapdi1110 Рік тому +1

    Hordhaca Kareeba si ay ciyaartu ixisayno sida kle WAA ok hore usocda my family🥰

  • @maryamawarsame1109
    @maryamawarsame1109 Рік тому +1

    Hadaan joogilahaa waan kaqab qaadan lahaa barnaamijkan. M.a. from bosaso

  • @daahirmohamedabdi3915
    @daahirmohamedabdi3915 Рік тому +3

    Yaaqshiid iyo boondheere aa ani igu soo dhacay markii hore

  • @حبيبهعلي-م4ف
    @حبيبهعلي-م4ف Рік тому +1

    Anigah waxah iguh dabeysey gobolkah banadir isagoh ah,14,dagmoh oo kalah ahayen
    .1,xamar weynah
    2,shamanic
    3,bondheerah
    4,shibis
    5,yakhashid
    6,karan
    7,holwadah
    8,wabirih
    9,hodan
    01,xamar jajab
    11,madinah
    13,gubad ley
    14,iyo wardhigley oo hadah
    Layirado wartah nabadah
    Intas oo dagmah bey ahed markih uguh dabeysay gobolkah banadir iyo dagmoyinkisah

  • @cabaasjeejeey4813
    @cabaasjeejeey4813 Рік тому +1

    masha allah hor mar wacan horeey usocda

  • @ikraamahmed4399
    @ikraamahmed4399 Рік тому +4

    😂😂😂😂amiira wlhi funny 😂😂

  • @najmoahmed5098
    @najmoahmed5098 Рік тому +6

    Dumashigey marko jogo oo janalka shidan yahy 😂

  • @shukricabdi9317
    @shukricabdi9317 Рік тому +3

    Barnaamij fiican weyeh

  • @xaawoluushaxaawoluusha3797
    @xaawoluushaxaawoluusha3797 Рік тому

    Masha Alaah .masha Alaah waa barnaajim ficna saxaaf Alaah kaa siiyo ajar weyn waxaa kusoo dartay su aalo Diini ah

  • @sabiriincabdi2515
    @sabiriincabdi2515 Рік тому

    Waaw wllhi waan ka helay masha.allaah amiira waay aarsatay masha.allaah waa barnaajimka qatar waaye wllhi

  • @bintushukri6933
    @bintushukri6933 Рік тому +1

    Barnaamijkan waaa very interested aaad ban uga helay lkn hal comment ban kudarsanayaa xamaaasada kadhex daaya inta barnaamijku socdo like teamka dhibcaha sareeya inay kuwa kale kudigtaaan thank you saxaaaf sida wngsn aaad noogu daadihinayso❤

  • @abdullahiabdihassan1617
    @abdullahiabdihassan1617 Рік тому +1

    Pls Team waka wadataa dhaqancelin haloo celiyo afgooye dagmade waye hhhhhhh mida kale ayagana sidaan ahe ilmahey dhalaan kwrn yasir allah

  • @iglanabdi3750
    @iglanabdi3750 Рік тому +7

    Amiiro fanny wllhi 😅😅

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 Рік тому +2

    Saxaaf o wariye han jira ayaa idiin hele walahi waa gacan gashaeen kkkkkkkkkkkk

  • @ilqabadahmed6530
    @ilqabadahmed6530 Рік тому +1

    Suasha 1: DHarkiinley 2: Deyniile 3: Cabdi-caziiz 4: Yaaqshiid 5: Boondheere

  • @Anfac__anna
    @Anfac__anna Рік тому +1

    Plz video ga hordhiciisa io qofka guuleystay hana tusina maxaan kadaawaneena hadiiba qofka guuleysanaayo io ciqaabta aan ognhy naga qurxiya

  • @nasraahmed1169
    @nasraahmed1169 Рік тому

    Su’aalaha qaabka uu u waydiinayo anigaba ku dawakhay yaakh

  • @aliishamikram4945
    @aliishamikram4945 Рік тому +4

    Ani si waxa iga qosliso fadma iyo amira😂farxad igu nolada dhamantina siwada gumesigan

  • @xataatalpixayaatalpi6632
    @xataatalpixayaatalpi6632 Рік тому

    Saxaf abowe Aayada ugu dher quranka waa Aayatul korsi

  • @حبيبهعمر-ع1ض
    @حبيبهعمر-ع1ض 5 місяців тому

    آللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @madinajamaa7588
    @madinajamaa7588 Рік тому +3

    Saxaf plz saan kabadal oo kadig qof walba qof hagumesto oo wa 3dax 3dax 😂 😂😂

  • @aishcuud3081
    @aishcuud3081 Рік тому

    M.a nosobadiya kuwa sano kale my data iskajeclahay🥰🥰🥰

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Рік тому +1

    Masha allha tabarikllha mahad sanadin my fimiliy hor usocdad 😂😂😂❤❤❤

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Рік тому +3

    Maasha allaha 🥰🥰❤❤👍

  • @ilyaassaadaq5301
    @ilyaassaadaq5301 Рік тому +2

    Scw scw scw scw scw

  • @aminamohamud6583
    @aminamohamud6583 Рік тому

    Sumaya iyo faatima masha allah inta soo hartay hal xabo mayaqan haba ugu darnaado wiilasha wiilasha wax mayaqaanan maadi cilmi xitaa cayaraha wax magayaqaanan wali jaanisee heestaan ee wax gabartaan dumar lagaray lkn aan wax aqoon mafiicno

  • @raxmocabdi6149
    @raxmocabdi6149 Рік тому +1

    Keep going famil qurux badan

  • @daahirmohamedabdi3915
    @daahirmohamedabdi3915 Рік тому +1

    Shaqanshi to hamiya qosolka iga dhamaaday caawa

  • @ajsreviews1
    @ajsreviews1 Рік тому +1

    Waa barnaamij qurux badan we liked, lkn Saxaaf bro mid aan kuu suaashaada ahay sheeg caasimada Jubaland
    Jawaabta saxda eh waa Bu,aale
    Kismaayo waa caasimada kumeel gaarka eh ee ma ahan caasimada Jubaland👍

  • @ugaasahmedfantasticjaalewa1480

    Asc sxb sare saxaaf caasimada mamulka jubbaland waa buaale

  • @queennafta_uroonali8722
    @queennafta_uroonali8722 Рік тому +4

    Alla Amiira afgooye kulahaa 😂😂

  • @fadumaali9445
    @fadumaali9445 Рік тому +1

    Saxaafow horta waxaa kugu habona inaa u soo dhigto waxa wedinesid Boondhere iyo afkoye dad isku kenay wax soo bar marka hore

  • @حبيبهعمر-ع1ض
    @حبيبهعمر-ع1ض 5 місяців тому

    رضي الله عنها جميعا رضي الله عنها جميعا رضي الله عنها جميعا رضي الله عنها جميعا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kalidog5835
    @kalidog5835 Рік тому +1

    Waaw caadi ma aha soo badiya

  • @safainuabdi2507
    @safainuabdi2507 Рік тому

    Ayada ugu dheer waa diin 282 Al Baqra

  • @saadoilmi8723
    @saadoilmi8723 Рік тому

    Asc soo badiye su aallaaha diiniga ah insha allaahi waad mahadsantiin

  • @muniiracabdinuur2360
    @muniiracabdinuur2360 Рік тому

    Masha allah. مشااه تبارك

  • @DuraanJaamac
    @DuraanJaamac Місяць тому +1

    Mashala si qurux badan ayaa udubateen qooTo 😂😂😂😂😂

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Рік тому

    Masha allaa adna wlh darbanayashada hadaa nahay barnamijkan wakahelay aniga aqwaan 👍👍👍💖

  • @xabiibicusman5341
    @xabiibicusman5341 Рік тому

    M.a family aad iyo aad adi ugu qurxubadan ateekeero biuxdo keeq going

  • @asmomaxamed998
    @asmomaxamed998 Рік тому

    Jh wxaasa imraayo hmplyo teamkeyga waakawdtaa 😁😌

  • @safomaxamuud1934
    @safomaxamuud1934 Рік тому +1

    Maleega dareemaa inaan comentiga ugu horeeyay ahay adnooy😂🥹🥰

  • @habiibodahir3043
    @habiibodahir3043 Рік тому +1

    Tartan aqonedki knn aa so xasustay hore usocda

  • @Wariyerayaan882
    @Wariyerayaan882 Рік тому +8

    Video Waa funny Lkn adna xujadi way diiday😂