KING CEYDA IYO FAADMA SI XUN AAN UGALAY CHALLENGE QOSOL BADAN😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 лип 2023

КОМЕНТАРІ • 298

  • @SamiaAHMED14
    @SamiaAHMED14 Рік тому +268

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲❤💕❤

  • @user-qd7vx9yi8r
    @user-qd7vx9yi8r Рік тому +26

    Meesha qayaano kasocoto faadma iyo ceyda wey isku naxariisayen amiira iyo ceyda fadlan qab qab noso shega plz😅😅😢😢

  • @cumeerbigfan4
    @cumeerbigfan4 Рік тому +144

    The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet mohamed scw ❤️❤🎉

  • @amaalmaxamed6988
    @amaalmaxamed6988 Рік тому +74

    Amira 2daan hada is ku darno sidee u araktaa😂😂😂😂

    • @WLLQoslaaye-se8it
      @WLLQoslaaye-se8it Рік тому +11

      Igu fikrad noqotayy wlhi 😅😅 😂😂😂

    • @sucdiabdi4889
      @sucdiabdi4889 11 місяців тому +1

      𝖰𝖺𝗅𝖺𝖽 𝗎 𝖺𝗋𝗄𝖺𝖺😭👋😂😂

  • @abdirahmanmahamed4767
    @abdirahmanmahamed4767 Рік тому +17

    Nabiga igula sali wll scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @QdraMuse-on5bi
    @QdraMuse-on5bi Рік тому +35

    Alaahuma sali calaa nabiyinaa muxamad ❤❤❤❤❤salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤

  • @nimcomahamud5781
    @nimcomahamud5781 Рік тому +29

    The best person aver the most knowledge able and most shine created prophet Mohamed scw❤

  • @AbdullahiMohamed-oc1pk
    @AbdullahiMohamed-oc1pk Рік тому +27

    Nabigena ku saliya walaliyal❤❤❤❤

  • @Fartuun1461
    @Fartuun1461 Рік тому +62

    In ta ok in video tiktok lageynaayo hees naxriis jecel lasaari doono ceyda and fadimo is kuwaara 😂😂

  • @asadahmedahmed4415
    @asadahmedahmed4415 Рік тому +43

    Lawadan indho jacayl isku fiirinayen ee markale sosamee part 2 next 😂

  • @khadarabdi4097
    @khadarabdi4097 Рік тому +120

    Faatma iyo cayda indho is jecel u eek yihiin xitaa isma fiirin karaan 😅intii ila aragtay 👋

  • @user-nk9di4wn1x
    @user-nk9di4wn1x Рік тому +49

    ceyda+amiira sooo funny🥰😂😂

  • @maryancabdixasan4784
    @maryancabdixasan4784 Рік тому +25

    Tiktok in kasoo arkay inta imaday😂❤

  • @Taliso269
    @Taliso269 Рік тому +16

    Amira manta kadib ceyda dumashiga waye😂😂😂😂

  • @hamdisahansaho
    @hamdisahansaho Рік тому +20

    Aan kusaliya nabigeena scw chanalka soo ❤❤

  • @WizzyMaRcosIbnuHaAshiM-og9sd
    @WizzyMaRcosIbnuHaAshiM-og9sd Рік тому +40

    Qab qab is not easy😂

  • @nimcoaragzan5842
    @nimcoaragzan5842 Рік тому +14

    Team qab qab funny enough 😆😅keep going guyz 😊❤

  • @muniir_official
    @muniir_official 11 місяців тому +11

    Faaadma iyo ceyda idho jecyl isku firinayaan😂😂😂 Ya ila arkay walax walax jirta😂😂❤

  • @AbtigaAbtiga-fr5ss
    @AbtigaAbtiga-fr5ss Рік тому +9

    Is gaad gaad bilowgiis
    Faadma iyo ceeyda isku soo baxaan wlleee🎉

  • @user-yu3ul4pv3d
    @user-yu3ul4pv3d Рік тому +9

    Wllhi ceyda iyo fatma way isku nurayan ❤

  • @salmaan.1
    @salmaan.1 Рік тому +8

    Inta tiktok kuso aragtay (indho is jecel isma eegi karaan)😂😂

  • @raxmocumar-wf3rk
    @raxmocumar-wf3rk Рік тому +5

    Qab qab wxu ka yimid anaa idin sheegayo vedio uu ceyda amiira pranka ku sameeynayay oo korontada gacanta loogu xirayay ay dhahday mrka hore qab qab qab uu dhahay geedka.....wllhi bllhi meshas uu ka yimid

  • @user-xt4kz8hv4x
    @user-xt4kz8hv4x Рік тому +82

    Ceyda+amiira very funny 😂😂❤

  • @umulkheyra2089
    @umulkheyra2089 Рік тому +19

    Ani waxaa dareemoowaa hhhhh fooda bilowgeed 😂😂😂😂

  • @Bantali7
    @Bantali7 Рік тому +22

    saan aad rabtah in aad ilmo ku dhashid kulhaa amiira qab qab😂😂😂😂😂

  • @user-vg7bt8yk8l
    @user-vg7bt8yk8l Рік тому +28

    Party 5 waxaana soo qabtaa cumeer big faaan io asad team qab qab 😂😂😂😅

  • @hindadahir4412
    @hindadahir4412 Рік тому +2

    Keep going quruxdaydii amiira❤

  • @user-kd1uo8ns3f
    @user-kd1uo8ns3f Рік тому +7

    Amiiro qab qab dumashiga ka xisho abanka oo ah rer comment wiilkas iyo gabadhas barakallah🎉❤😂😂😂

  • @Nimciitaahmedmohamed
    @Nimciitaahmedmohamed Рік тому +41

    Team qab qab isn't easy wale wax manigala qaban karo 😂😂

    • @Fartun20225
      @Fartun20225 11 місяців тому

      Xage kadawani Kara payo

  • @xamdaharuun1577
    @xamdaharuun1577 Рік тому +2

    Waan idin wataa king cayda iyo amiiratii team qab qab❤

  • @user-vy5py4dc4c
    @user-vy5py4dc4c Рік тому +7

    Fadumo iyo cayda isku wara😂🎉🎉

  • @nataashaamohamad4486
    @nataashaamohamad4486 Рік тому +7

    Team qab qab is not easy 😂🎉❤

  • @Xaliimoyuusufcali-nc6lq
    @Xaliimoyuusufcali-nc6lq Рік тому +7

    Ceyda tartib ugu dhufana lkn amiro xog ugu dhuafane labadoda😂😂😂

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 Рік тому +3

    Ayyy Kuweyga fatima and ceeyda❤🎉

  • @filsancadey1625
    @filsancadey1625 Рік тому +55

    Ceyda +fadma❤

    • @jujumagafe4034
      @jujumagafe4034 11 місяців тому

      fadmaiyoceeyadasuurahamaxawaaya 😑😂

  • @naleeymuqtaar292
    @naleeymuqtaar292 Рік тому +2

    Ceyda iyo fatma indho is jecel wey isku naxarisanoyan❤❤

  • @WLLQoslaaye-se8it
    @WLLQoslaaye-se8it Рік тому +1

    Waanku salaamay abaayo amiira mida kale Ceasars IMO faadma isku soo baxayaan wlhi run iga tahay yaah❤❤

  • @user-zf5kd6uj1l
    @user-zf5kd6uj1l Рік тому +2

    Best lamaano❤😂 fatma and ceyda

  • @amalyussuf4673
    @amalyussuf4673 Рік тому +2

    Walahi qosolka iga dhamadey runtii😅😅😅😂😂😂

  • @aliyafarah987
    @aliyafarah987 Рік тому +36

    Ani lamaanaha igusocdaba jah sey isleeyhiin😂😂😂😂

    • @WLLQoslaaye-se8it
      @WLLQoslaaye-se8it Рік тому

      Yaaah lamaanahee horta ceyda iyo faadma seey isku yihiin 😂😂

    • @hudocadey9127
      @hudocadey9127 Рік тому

      ​@@WLLQoslaaye-se8itwey isku sobaxayaan runtii 😢❤❤

  • @ayaandhol3738
    @ayaandhol3738 Рік тому +17

    amiiro Labadaan waa isla jeclahay plz Aan isku darno Nala daadaal😂😂

  • @adnuushgarad
    @adnuushgarad Рік тому +7

    Amiiro xanuun ceyd xaadid😂😂😢

  • @zuzuqalanjocookingdecorati4886

    Wcs amiira qurux nosoo badiya 🤣🤣

  • @nuuranalka6083
    @nuuranalka6083 Рік тому +11

    Ceyda ilove you 😥xale le ku riyonaaye wlhi wiilkan iradiye love ku ehee🙏🥵

  • @cabdicasiisxuseen7517
    @cabdicasiisxuseen7517 Рік тому +4

    Team qab qab faadma ka qaleeya

  • @SumyoAli-wu4uw
    @SumyoAli-wu4uw Рік тому +7

    Ceyda. Faadumo matumin amiiro😂😂

  • @cabdicasiisxuseen7517
    @cabdicasiisxuseen7517 Рік тому +4

    Faadma iyo ceeyda kaliya soosamee

  • @zulthanzikawe7219
    @zulthanzikawe7219 Рік тому +4

    Gabadha KaLiyeee Iga QosLisa AmiiraH BaLo Ku Ciyaaadhay 😅😅😅😂

  • @suleqocabdiraxman6608
    @suleqocabdiraxman6608 Рік тому +7

    xitaa maleys firingaro❤❤❤

  • @deeqodaahir5265
    @deeqodaahir5265 Рік тому +2

    Allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed

  • @rahmamahmed5305
    @rahmamahmed5305 Рік тому +1

    War King cayda wuu iska iloobay fadma😂😂😊

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 Рік тому

    Wow amazing 🎉❤❤❤❤ qosol igumaharin 😂😂😂

  • @ahmedcadaawe3578
    @ahmedcadaawe3578 Рік тому +1

    Ceyda + faduma waa Isla funny wllhi

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef Рік тому +3

    King ceyd funny😂😂

  • @King_Hazzaani
    @King_Hazzaani Рік тому +3

    Ceyda legend khalaas waaye kulahaa

  • @hazzapoy-eg2bx
    @hazzapoy-eg2bx Рік тому +2

    Next ku sooceliya sedexdiina waa iku socotay wlhi ceyda Amira iyo faadma mar kle ku soeliya

  • @NasteexoCabdi-qp9vm
    @NasteexoCabdi-qp9vm Рік тому +2

    Horta plz qab qab wax nooga sheega abaayo

  • @sumayosusu1546
    @sumayosusu1546 Рік тому +1

    Amiira cayda iyo asad ito koko malmar soo fadhiisi 😂😊

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Рік тому

    mashaalaah abaayo mcn 😂❤❤❤

  • @user-yl1yc4rg1r
    @user-yl1yc4rg1r Рік тому

    Masha'allah

  • @user-pz9ro9sz9h
    @user-pz9ro9sz9h Рік тому +1

    Amiira so badi gameka❤❤

  • @happygirl539
    @happygirl539 Рік тому +3

    Ayy lamanaha so fadhiisten caawa 😭

  • @user-js5el9jx6m
    @user-js5el9jx6m Рік тому

    😂Pls bigfan 🎉sofarisi ❤

  • @Marishbeauty-my6fq
    @Marishbeauty-my6fq Рік тому +2

    Amiro abyo chelenge ka wu fcnyehe gacmaha halagadafo no naxaris mrks qatar noqona wlhi😅

  • @munaliiza5185
    @munaliiza5185 11 місяців тому

    Amiira faadma ceyda nosoo badi wey isku soo baxayaan❤

  • @NAIMA-co6hk
    @NAIMA-co6hk Рік тому +2

    Isma eegayaan day😂😮

  • @IbraahimReermagaal-kj2pc
    @IbraahimReermagaal-kj2pc Рік тому +3

    Welcome 🎉🎉🎉🎉😂😂😂

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Рік тому +2

    Kuwanaa funyy😂😂😂😂

  • @HindaMohamed-ex7pp
    @HindaMohamed-ex7pp Рік тому +3

    Fadma jiljileca Naga dhaaf hee
    Waa lgu tumye😂😂😂😂🤣

  • @user-ke4rp7fs1q
    @user-ke4rp7fs1q Рік тому +1

    Next Sumayo and Cumeer

  • @user-qt7hk2rd9t
    @user-qt7hk2rd9t Рік тому +5

    Dada la suugayay😂

  • @user-yz1jc8vv9u
    @user-yz1jc8vv9u 3 місяці тому

    Ceydaa mashaalah ❤❤

  • @Mujaahid12
    @Mujaahid12 Рік тому +1

    AX yaa jacayl❤

  • @CiiseCali-mt1fc
    @CiiseCali-mt1fc Рік тому +3

    Team qab qab isn't easy

  • @user-js5el9jx6m
    @user-js5el9jx6m Рік тому +1

    ayaaniita iyo iman❤

  • @fatimaabdi1874
    @fatimaabdi1874 Рік тому +7

    9:06 amiira wiilka si qalad aa udishay fadna aa gaftay ayada la rabay ina lagu dhufto adina lawadoda isku dishay siito aa adi kenty caga😂😂

  • @hvosalmaomar6426
    @hvosalmaomar6426 Рік тому +2

    Please Sumayo iyo Cumeer so qabo😟😩🥺

  • @maxedabshirxiis6155
    @maxedabshirxiis6155 Рік тому

    Masha alah

  • @ZamiraSiman-nr1mc
    @ZamiraSiman-nr1mc 11 місяців тому +2

    Amiira shaqafican badhayisa labadii isjecelba❤❤ saisku ken 😂😂😂

  • @qoobeey909
    @qoobeey909 Рік тому

    Masha allaah

  • @Wllyamaani1
    @Wllyamaani1 Рік тому +2

    HI AMIRO ❤❤

  • @WLLQoslaaye-se8it
    @WLLQoslaaye-se8it Рік тому +3

    Ceyda iyo faadma isku soo baxooyiin yaaqeeyy

  • @user-hn1yo9lk9r
    @user-hn1yo9lk9r 3 місяці тому

    Hhhhhh😂😂😂😂😂😂😂 Wlhi. Amiira qurux.miina Sixun haugalin king ceyda adiga neh. Sidokale unaxrista Gabada. Sorry Faadma Cadey

  • @nastexocumar6650
    @nastexocumar6650 11 місяців тому

    Ayy lamaanaha sanadka ❤❤👑👑

  • @user-sn8tz4mv6p
    @user-sn8tz4mv6p Рік тому +7

    Qab qab. Wax nooga sheega😂😂😂😂

  • @AmeinEzmeil-kx2pf
    @AmeinEzmeil-kx2pf Рік тому

    Asad cayda koko amiira intaa meel iskugu keen❤

  • @axmedibraahin7279
    @axmedibraahin7279 Рік тому +2

    Ayaga say iskugu naxarisanaya 😂😂

  • @sabiriincabdi2515
    @sabiriincabdi2515 Рік тому +1

    Wlly amiira io ceyda qab qab maxaa laga wadaa noo sheega pleas

  • @ubaxmohamed7812
    @ubaxmohamed7812 Рік тому +1

    Labadooda way isku naxariisanayaan jah😂😂😂

  • @MaxamedCabdulahi-fn6yz
    @MaxamedCabdulahi-fn6yz Рік тому +3

    Ninka wa qiyaanteen asigana afkow iska leyraa 😂😂😂

  • @RUKIAMAHDI-sx5bq
    @RUKIAMAHDI-sx5bq Рік тому +3

    Koko iyo asad keeen❤

  • @hamdiali1840
    @hamdiali1840 Рік тому +3

    Sumayo iyo cumeer so qabo next time please 🙏

  • @user-cj1pp1wg9z
    @user-cj1pp1wg9z Рік тому +4

    Amiiro ciyaarta waa khalkhaliseen kii la tumaayey iyo kii kaleba khakhal😅😅😅😅😅

  • @qadanaxmed9610
    @qadanaxmed9610 Рік тому +1

    Wn isla jeclhy cayda fadumo❤

  • @KhadiraBoy
    @KhadiraBoy 11 місяців тому +1

    Pls kusali nabiga❤❤

  • @user-cx5pp7dq3l
    @user-cx5pp7dq3l Рік тому +1

    Reply isoogal abaayo

  • @user-nj2ev6sk5q
    @user-nj2ev6sk5q Рік тому

    Wan ku wata abayo ❤

  • @boqorkacidda9009
    @boqorkacidda9009 Рік тому +3

    Qab qab maxaa waaye waaa su kili weyney soo bobsiiya team 27 amiira ilove you 💘❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @user-zv4jq2eb4w
    @user-zv4jq2eb4w Рік тому +4

    Fadumo qiyaano badanaa😂

  • @user-zy7df5tr6x
    @user-zy7df5tr6x 8 місяців тому +1

    Faatma iyo ceyda way isku nuuraayaan amiira xaasid😂😂😂😂