Inaca ayaad u jan jeertaa wiilka geeb ayuu ciyaaryaa wuun og yahaya inee qaado karin weeyan ku canaantay tartiib ayeey u dhihi kartaa ma qaadayo diintan ma ogola mexee la qeeylinee weeyan caaysay waliba aqlaaqdiis ayeey waxa ka sheegtay SaaS eey thaya asga rali galiyaya
@@ayaanabdulaahi9514 ma kula saxantahay abaayo inuu wiil ku dhaho I qaad wuu edeb daran yahay inee aflagaadeeso asaa isku keenay mideeda kle abaayo adoo dhinac xigsaneenin bal sa fiican wax u eeg Hal mar xitaa maahan waa sadax jeer ceyda u suurow, faadil qaad,Ani I qaad miiska fadhiiso .waxaanba ujeedaa in sharafta diinta hoos loogu sii dhacaayo saxaafna waxoo sii dhahay marmarsiyo diin hadee imaatay ka gudub. Marka abaayooy nafta been ha u sheegin hope inaadan qalad ii fahmin ❤️ dhanka wanaaga wax ka fiiri
@@nimcaanhaajicaddo4346 ha wallahi marko Ceyda jacel ushego dhahay ses udhajisay Cila ugudisha lkn M.A Abdale tan waba unaxi Jira Asad damin wayo marko dhaho hada halobalamiyo dadka wnagsan Ceyda Fowzia KOKO IYO GADHI HABEN SUALO WNAGSAN 😂😂
YaaaaaaH somali 20 Sheekh kuma jiraanaaa 😢😢 Maalin walba waxad raadisaaan Views aad ku raadisaaan aduuun,balse hal maalina maydaan sameyn inaad hal sheekh soo martidaan amase hal maalina idinkoo islaam ah oo dhex jooga dal ay ku jiraan dad aan islaam ahayni ugu maydaa yeedhin diinta iyo dacwada.
Masha allh abdale nin rageed sharafbaad leedahay waxani waa ciyaar waxba la is kulama haadhayo qofwalba wuxuu su aalaha u adkaynayaa inu guusha helo ha moodin inaad ku gaftay wllsha amiira lkin ciyartaa sidaasa hore u soco wll abdale rali galintana waan kaa qabna hadaan team qab qab nahay😂😂😂👏👏👏👏
Saxaaf adi xaq soore fcn matihid ileen amiiro aad la jirtaa wax welbo oo wiilkaan kuugu soo xirto saxaaf qalad waaye aad ledy Amiiro waa iga talo Iska soo dhis dhan waliba oky xppiy😊😊
Subxanallah amiira 20sheikh ka badan aa jirto walashey see cml mardanbo haku deg degin waxaas murankana iska dhaaf ama game kan iska dhaaf m.a abdalla waa wiil xishmad badan aqlaaq ka muqato
Asc Saxaf iyo adna wiilkan wad dulmiseen wayo suaja iyo hujada uu ku husheye amiira ine sheekto ama suubiso eheyde hati ay subin karayn ama ay sheeki karay lacagta ine iska dhibto eheyd wayo wa ciyaar, ciyaartana saas kudhaman laheyd oo qofkana U ku guleesan lahaa balse ad aa uku farxay marku wiilkas kuleste halkasna waxaa ika subaxde qofka dulman inu allah lajiro. xoraa loyere sabrayee sadkis mawayo sikasto ba saxaf wexee mabnuuc ah wa ina sheekto barnamushka kaxor ma ahn ma ahano wa ina qabisha wax walbo oo sual ama huja ah sikasto ba wiilkas wa ina raali kalisan ciyaartana lakusoceliyaa amira iyo isla wiilkan mana hadli kartan pls adika iyo adna difaca iska dhafaa ee amira wexi laku hujobo wa ine subisa ama lacagta dhibta gaalas okei? Asc
20 Sheekh
1: Sikh Musdafe
2: Sh. Umal
3: sh. Shibile
4: Sh.Xusen Ali jabuuti
5: Sh Abdrishiid sh. Ali Sufi
6: sh. Xasan Alwaajidi
7: Sh. Abuu Dalxa
8: Sh. Saciid Raage
9: Sh. Usuuli
10: sh. Maxamed Idiiris
11: sh. Dirir
12: sh. Xasaan
13: sh. Abdilxayi
14: sh. Bashiir Maxamuud salaad
15: sh. Keenyaawi
16: Sh. Almis yaxye
17: Sh. Maxamuud Xaliike
18: Sh. Dr Cali Maxamed Saalax
19: Sh. Cali wajiiis
20: sh. Barbaraawi
Kabadnna way jiraaan. Diinta iyo ehelkeeda Bart la idinkuma karo Cilimada hadiina daawan macnaheeda maaha inaysan Culimo jirin Hamplyo Abdulaahi Amiira xppti waa dadaashay ❤
1 Shekh abukar xoosh
2 Shekh c/ RAXMAN WARSAME
3 Shakh maxamd iid
4 C/ casiis ogle
5 shekh c/ raxman dheere
M.a abyo❤
Ukulele kabixi😢
Sh abuukar xasan malin 2sh maxamuud owcabdule cariif 3sh maxauud xaaji
20 sheikh ma qaban kulahaa marki hees loo daarana music kalaiya ayay sheegaysaaa cidii heesta qaaday
1: sh Uma
2: sh shibli
3: sh c/jiir
4: sh maxamed idiris
5: sheikh said raage
6:sheikh xusen Ali
7:sheikh dirir
8:sheikh almis yaxye
9:sheikh ahmed iid
10: sheikh mustafe
11: sheikh cabdiraxman Bashir
12: sheikh cabdirashiid
13: sheikh hassan al waajidi
14 : sheikh cabdiraxman jigjigaawi
15: sheikh maxamuud xaliike
16: sheikh Ali wajiis
17: sheikh xasaan
18:sheikh barbarawi
19: sheikh Dr Ali mahamed salax
20 : sheikh Dr Khadir
21: sheikh kenyaawi
22: sheikh cabdilaahi Ali Jawahar
23: usuuli
24: sheikh Abdi xay
25: sheikh cabdiraxman dheere
26: sheikh Dr faysal
27sheikh xasan Ali warsame
28 sheikh cabdiriin hassan xoosh
29: sheikh xasan
30 sheikh Sharif dawiil
❤❤❤❤❤❤❤
1. sheikh kenyawi
2. sheikh Xuseen cali(jabouti)
3.sheikh mustafe xaji ismaciil
4. sheikh Aadan siiro (AHUN)
5. sheikh maxamed dirir
6. sheikh maxamed idiris
7. sheikh almiz yaxya
8. sheikh siciid raage
9. sheikh dr. ali muhumed salax
10. sheikh maxamed ismaciil
11. sheikh abdixayi
12. sheikh usuuli
13. sheikh abu dalxa
14. sheikh abuubakar xoosh
15. sheikh umal
16. Sheikh shibli
17. sheikh abdirashiid ali suufi
18. sheikh hasan Hussein (xasaan)
19. sheikh maxamed kaariye
20. sheikh barbaraawi
Iyo qaar kaloo badan
Mahad sanid❤
ku Dhaqanka diinta islaamka aan ilaalino dhalin yaro, oo Aan raacna wadadi rasulkena suubanaa scw.♥️
Salalahu caleyhi wasalam 🥰❤
Abdala legend waan kaahayaa sidaad uraali kalisy amiiro qurux walee saki somali kumagaaro
Caawa amiira caadi ugu hiilisay saxaaf 25 shekh ma jiro kulahaa subxanallah
Wexe kawaday sheekh Yasha caanka ah oo lawado yakhano
@@xanaanmustaf15we jiran
Kusaliya rasuulkeena muhammed scw❤❤❤
Scw scw scw
Abdalle marwalba wuu tanaasulayay waana wiil ixtiraam leh m.a Amiirane waa gabar aan taagero guulayso abyo marwalba adaa guulaysan jiree😊
Ixtiraamkiisa waxba kama sheegi rabi lkn lacag iyo game darteed suu Gabar u dhahaa wiil xambaar waliba aan walaalo ahayn aadbuu ugu qaldan yahay iyo inuu dhaho wiil ayada ajnabi ka ah usuuroow codkeena inaa u jilcino raga waa naga xaaram haduusan eheen zawjkeeda
Inaca ayaad u jan jeertaa wiilka geeb ayuu ciyaaryaa wuun og yahaya inee qaado karin weeyan ku canaantay tartiib ayeey u dhihi kartaa ma qaadayo diintan ma ogola mexee la qeeylinee weeyan caaysay waliba aqlaaqdiis ayeey waxa ka sheegtay SaaS eey thaya asga rali galiyaya
@@ayaanabdulaahi9514 ma kula saxantahay abaayo inuu wiil ku dhaho I qaad wuu edeb daran yahay inee aflagaadeeso asaa isku keenay mideeda kle abaayo adoo dhinac xigsaneenin bal sa fiican wax u eeg Hal mar xitaa maahan waa sadax jeer ceyda u suurow, faadil qaad,Ani I qaad miiska fadhiiso .waxaanba ujeedaa in sharafta diinta hoos loogu sii dhacaayo saxaafna waxoo sii dhahay marmarsiyo diin hadee imaatay ka gudub. Marka abaayooy nafta been ha u sheegin hope inaadan qalad ii fahmin ❤️ dhanka wanaaga wax ka fiiri
20 sheikh
1 sheikh mohmed Abdi umal
2 sheikh mustafa haji ismail haruun
3 sheikh Abdi rashiid cali suufi
4 sheikh Abdi hayi
5 sheikh shibili
6 sheikh usuuli
7 sheikh Hassan Al wajidi
8 sheikh husein Ali jabuuti
9 sheikh Hassan ibrahim isse
10 sheikh dirir
11 sheikh hassaaan
12 sheikh Saalax
13 sheikh barbaraawi
14 sheikh Abu bakar xoosh
15 sheikh Abu dalxa
16 sheikh sacid Ali raage
17 sheikh kinyaawi
18 sheikh cali wajiis
19 sheikh Almis yaxye
20 sheikh dr cali mohamed saalax
Iyo kuwo kalo badan aan hada xasuusanin Alle ha ino xifdiyo dhamantood
Hhhh wxa la waydiyy kuwa kaso jeda somalia e adu hargeysa kuwoga ku dar tay musfate iyo cabrishid
Wxd isku dardartay kuwa kaso jrda jabouti somaliland
@@iqrakayse-vp3om huuno meqa sheikh aya shegi karta aya la dhahay muhimada wa in ay somali yihiin teda kale maxa somaliland somali ma ahan miya😂😂😂😂
Shiikh abukar hassan malin
Shiikh maxamud abdulle cariir
Somaliland waa somalia@@iqrakayse-vp3om
Amiira qurux wa wadana ❤Abdalla waxan lenahay hambalyo nasiibkaga Ayo aha
Abdalla poqor poqor dhalay wlhi masha allah sidaas marku dhahay wlh siya wanagisa udareemay wilka masha allah bwe❤
wlhi abdla waa legend ma is waalin mana wakhti iskuma luminin wx yar easy ah blse jwbta hard thy buu warsday SAXAF IO ADNA LEGNDKAAN NB u lahadaINSHALLAH INTA CIID LAGARIN WAAAD GARI DOONTAAA 1M INSHALLAH
ADNO 1M IS COMING QUEEN ❤
insha'Allah abaayo. 1m insha'Allah
Abdalla hambalyo walaalkey waad u qalantay caawa inaad badisid aad ayaadna ugu dulqaadatay.
Abdala legend always legend 🎉
Tho only guy who made Amiro to cry legend ❤❤
But that will not make him legend
Iamk iyo faadil dum dum so qabo Abayo Adna ❤1M coming soon 🎉🎉❤ iinashaallah ❤❤
abdala m.a qof ixtiraam leh qaladkisa u qirtay ❤❤
Team adna 1❤ like
And one shre
❤
Ninkan yari waa legend amiira wuu kaga cabaadiyey walipa waa nin ixtiraam bdn wey ku qeylineysaa Mar walpa lkn wuu ka aamusayaaa xiita wey aflagaadeysey legend weete
@@nafisaharunadigu afxumida waxad ka keentey naag jajaban ah baa ku xaartey caadi laguma dhalin dip u weydi tii ku dhashey
@@nafisaharun naa waad isku kaadidaaye izka daawo uun wixii meesha laso dhigo
@@nimcaanhaajicaddo4346 ha wallahi marko Ceyda jacel ushego dhahay ses udhajisay Cila ugudisha lkn M.A Abdale tan waba unaxi Jira Asad damin wayo marko dhaho hada halobalamiyo dadka wnagsan Ceyda Fowzia KOKO IYO GADHI HABEN SUALO WNAGSAN 😂😂
Xiita ninka yari gurigi walaasheed ayu jooga
Amiira waa qof iska barakeysan mise lacagta youtube kaso baxda ayaa wax ka qaldan yihiin oo dadka qaar sidan ka dhigta 😂😂😂😂@IzaZaid
YaaaaaaH somali 20 Sheekh kuma jiraanaaa 😢😢
Maalin walba waxad raadisaaan Views aad ku raadisaaan aduuun,balse hal maalina maydaan sameyn inaad hal sheekh soo martidaan amase hal maalina idinkoo islaam ah oo dhex jooga dal ay ku jiraan dad aan islaam ahayni ugu maydaa yeedhin diinta iyo dacwada.
Masha allh abdale nin rageed sharafbaad leedahay waxani waa ciyaar waxba la is kulama haadhayo qofwalba wuxuu su aalaha u adkaynayaa inu guusha helo ha moodin inaad ku gaftay wllsha amiira lkin ciyartaa sidaasa hore u soco wll abdale rali galintana waan kaa qabna hadaan team qab qab nahay😂😂😂👏👏👏👏
Mansha alaahu abdale wiil gabadha walaashiis ah is fcn u la dhaqmay raali galiyay wn jeclaaday saas camal u dhaqma wiilasha geyka ciyaarayo gabdhaha walaalihiin ah🎉❤
Ku zali xpiip keena mohamed scw scw scw scw
صلي الله عليه وسلم ♥️
Amiira ceeb waaye muranka plz ciyarta muranka kaday afladadana waa qalad martida ixtirama
Amiira waa bilaa ixtiraam bisinka
Guul cabdullaahi Beesa maanta waxaa gaartay guushii ugu horeeyey .
Madaxweynaha kowda
1:Aden Cade
2:C/bdi rashid cali sharmke
3:Maxamed sayid bare
4:Cali mahdi
5:C/bdi qaasim
6:C/bdulhi yuusaf
7:She shariif
8:Xasan sh maxmuud
9:Maxamed c/bdulhi farmaajo
10:Xasan sh maxmuud
➡️🤗
You are good citizen ❤
Kusali nabigeena muxamad salalaahu caleehi wasalam
Abdalle hambalyo wll you deserve to win 🥇 brother 👏
Wuuu u qalmaa cabdla amiira qalad badan bay sameenysay ilhay guusha neh waa siiyay😂❤
Saxaaf adi xaq soore fcn matihid ileen amiiro aad la jirtaa wax welbo oo wiilkaan kuugu soo xirto saxaaf qalad waaye aad ledy
Amiiro waa iga talo
Iska soo dhis dhan waliba oky xppiy😊😊
abdalle mar hore ayuu badiyey saxaaf dhexdhexaad maahan
Saxaaf markadta amiiro aad agu hiiliya
Ayy cabdale waa wiil qalbi nadiif❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Abdalla waa uqalmaa inuu guuleysto❤
online aha kusaliya our prophet muhammed {nnkh} brother thank you❤❤ scw
Scw❤❤❤
Ayyy abdala mashaallah waa wiill fican ❤
Apdalla abaar marin halasiyo suu utanasulayo bilaa dod🎉
Zaki Somali, take notes from Abdalla he is a real man
Saxaaf cawo dacad ma aheeyn😢
Qof qalbi ficn Abdalaa alle haku barakeeyo wllo qli❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah wiilkan waa wiil ixtiraam bdn tanaasul bdn degan allaha noo dhaafo wiilashen somalia qaarba qiimahena karanayo
Team asad hagio like ii saara please
Cabdale wiil culus oo waliba raaligalinkudaray❤❤
M.a congratulations Abdallah legend walhi qaladkiisa waa qirtay inta wiil ee halkn timi sagaa ugu akhlaaq ficnaa 28:10 🎉🎉
Waxaad ka tagtay.Shi8khyadeenii ugu waynaa ,Shiikh C/Faaruuq,Shiikh Shiikh Shariif oo ku dhintey sacuudii shiilkh wayn ahaa allaha unaxariisto.Shiikh Shiino,Shiikh dr Axmad ,Shiikh M/idiris . Shiikh Cukaashe ,Maasha'Allaah shiikhyadeenii ugu waawaynaa .Warhooy diinta barta .Hadii laydiin waydiiyo .Nabigeenii Suubanaa qoyskiisa waqtiguu dhashay .Barta diinta iyo siirada .Abdala Maasha'Allaah Tabaarakalaah habo waxaad keentay cilmi diimeed iyo mid maadi ,Well done🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Cabdalla is not say🥰👍
Amira iyo zaki somali waa 2da qof game kan ugu muran badan waxoda ciyaar mahe waa qeyli amira ka reeba waa disrespect
Waa runta ciyarkasta waay halaysa qoftaan
Subxanallah amiira 20sheikh ka badan aa jirto walashey see cml mardanbo haku deg degin waxaas murankana iska dhaaf ama game kan iska dhaaf m.a abdalla waa wiil xishmad badan aqlaaq ka muqato
Rely
thank you abdala ciyar wanag gaga❤😊
Abdalla waa qof aad udagan tanaasul bdn hadana an qeelqeelin ciyaaryahankii uhu dagana absoult 👏👏 bro hampaly👏👂
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima
Abdala hamblyo 🎉
Abdalla wiil fcn waaye masha allh congrats Amiiro sorry marar badan ayaa badisay no problem
Amiira cabdle laba adag weeye😂❤
20 Labaatan Sheekh Waa Fududay Dadkan Culimada Maba Daawadaan Miyaa Waayo 20 kabadan Ayaa Baraha Bulshada Wacyi inoogasoo Gudbiyay Waad Mahadsantihiin
Shiqyada somaliyed waxey dhafayaan 10000000 xaqiiqda Amira abaayo baar su,ashas waana muhiim inaa barato culumada somaliyed abaayo iskuday inaa barato in shaallh 😢😮 sharaftaa diinta kamidtahay taasiy
Masha allah abdalla suu u raligaliyay walshiis amiira ❤🎉
Amiira qayli nugu dishay cawa hada kadib aqoon guud hala waydiiyo amiiro😂
Congratulations ABDALLA ❤
Adna 1M coming insha Allah 👏❤️
Abdalla guusha wuu uqalmy hambalyo ❤🎉😮
Nasab abdlllah inta game la dheelayo wiilka si aqlaaqiyan ugu hadlay masha allah amiira adiga nh your respect wilasha
Abdalla Nin ixtiraam leh Hambalyo 🎉❤
Yaaaah🤔 chunkz somali maaha miyaaa belo
Legend somalilander ah weeyaan wllo
duriyadu somali maaha ayaa dhegaha nalagaga qaadey sannadka
tollow somalinimadaba mayska dhaafnaa
Masha allh gm Abdalla xararad u yelay ❤ lengend wyy m.a oo tanaasul bdn Amiiro adna wilasha waa inaa respect gareysaa
Sorry amiira qurux 😢😢
Sxpte amira qurux shiling lagaga rayey don't give up sister ❤❤❤❤
Ayy cawa kle lama arkin yaa ila mid ah wiilkaan su aalo unique ayu la yimaadey wlh hmbyyo abdalle ❤🎉 ixtiramkisa wax lo dhigo majiro wlh meqa is dhahayen ixambaar mana iska raali galineenin kwrn 😢
Amiira u hiilisiin wlh waa markii kowad comment idin soo qoro cawa wiilka waka hiiliseen
Wax walbana dod ee kabaxe
Xita saxaaf ba la xifaltamyey cawa
the best of family adna and seygeedaa nolada ❤ one love my family ♥️🥺
Final ka ha ciyaaraan adna iyo saxaaaf❤❤😂😂
😂😂
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
One of the best games I have watched good performances for both congratulations abdalla amiiro meel saartay
5 tiktok tokar already abadala wuu sheegey mahane waa laga xaqirey ugu dambeena waa guuleystey
Amiira muran badanaa bismilaah
Asc Saxaf iyo adna wiilkan wad dulmiseen wayo suaja iyo hujada uu ku husheye amiira ine sheekto ama suubiso eheyde hati ay subin karayn ama ay sheeki karay lacagta ine iska dhibto eheyd wayo wa ciyaar, ciyaartana saas kudhaman laheyd oo qofkana U ku guleesan lahaa balse ad aa uku farxay marku wiilkas kuleste halkasna waxaa ika subaxde qofka dulman inu allah lajiro. xoraa loyere sabrayee sadkis mawayo sikasto ba saxaf wexee mabnuuc ah wa ina sheekto barnamushka kaxor ma ahn ma ahano wa ina qabisha wax walbo oo sual ama huja ah sikasto ba wiilkas wa ina raali kalisan ciyaartana lakusoceliyaa amira iyo isla wiilkan mana hadli kartan pls adika iyo adna difaca iska dhafaa ee amira wexi laku hujobo wa ine subisa ama lacagta dhibta gaalas okei? Asc
Sax waakula qabaa 😢
30 Shiikh kabadan ayey ledahay Somalia 🇸🇴
ABDALLE isagoo aabe doornaya hadda ka hor waan arkay hooyadiis way dhimatey miyaa alle ha unaxariisto😢
Adna next abdallah iyo ayanita
Subxanallah amiiro 20tan sheekh kabadan jirto maxaa qaldan wax baro bur marso bisbas Sanka gasho waxas lee mataqana
Gameka abdalle aya xaraarad u yeelay wlhi legend abdulaahi masha allah you made amira cry😂😂😂😂
Machlll abdallah is legend
One lov Adna canal coming soon 1m in sha allh ❤🎉🎉🎉🎉🎉❤
Abdala hanbalyo🎉🎉🎉
Qofkii ugu horeyo kabadiyo amiira😊😊
Cayda iyo amira halisku balamiyo
Like 👍 sar siloo arko
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😮😮
Las game plz amiiro iyo l amkeey guys❤
Fadlan barnaamijka halaga daayo hebel xambaar iyo heblaayo xambaar diinta kuu fazaxday maxy tahy qof aan jinsigaaga aheen taabo wxi caafimadka dhibayey waad ka saarteene wxi diinta dhibaya ka saara meesha💯
Abaayo cidana ma xambarayso qof ka ajaniba balse wax la raba inuu qofku diido oo uu lacagta iska soo dhiibo ok😊
Final ka haciyaaraan saxaaf iyo adna 🎉❤❤❤
20 shekh Somalia ma qabto
Waa gafweyn wlhi 50 ka bdn ay leedahay
Congrtulations abdlla muhiimada waa in amiira laga guuleysto❤😂 wa tii aad leheedeen habeen wlba 2 qof kenena mxaa amiira usoo celiseen?
Keep going Siz Amira Qurux marwalbana Gul💪 ayan kurajeynaya xppti❤
Plz adno amiira baraamijka ka soo reeb wah muran badanaa 😂😂
Congratulations abdala🎉❤❤
Amiira please wax baro 20 sheikha Shegeysaye 100 sheikha jirta Please Anaka muran marabno Amiira Naga daaya
Abdulaziz hambaliyo wat uqalan tay ruunti❤❤❤❤❤❤❤
Mashallh❤apdullHi Sida quruxbadan amiira Urali Galiyy waa wiil maskiin xushmada wx ka yaqn sida zaki somli xolo eh mha wllhi
Cabdala is not easy
Abdalle cwa amira wx bdnu utnasuly ugu dnbyn wu guleysty hamplyo 🥳👏
Abdalle waa wiil ixtiraam badan wlhi amiiro dood baa ka soo hareyy wlhi🙄❤
Astaaqfurulaah 20 shiikh somaliya ma qabto aa Amiira see camal hee walaashey bismilaah.