HEESTA WAXBARASHADA. WAXAAN AHAY WAADIGA DUGSIYADA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 січ 2017

КОМЕНТАРІ • 83

  • @shamsoibrahim6205
    @shamsoibrahim6205 5 років тому +16

    waa xasuus aad igu weyn una quruxbadan.
    laakiin heesbaan tabayaa heestii ( Macalimow Aabee, Macalimey Hooyo, macalimey hooyo ) aadbaan ujeclaa heestaan laakiin cid shegeysa mahayo. sidookale waxaan ujeclaa heestii mahrajaanka sraadka Africa iyo heestii school jaceeka Arday baan ahayoo ubaxii wadankaan ahayoo, balse labadaan wahelay. wadankeena nabad Allaha nooga dhigo aamiiin

  • @sharifgarade3140
    @sharifgarade3140 3 роки тому +8

    Heesaha waxbarashada marka aan maqlo jawi kale ayaan galaa
    Allow ii rumeey waxbarashadeyda

  • @se1059
    @se1059 6 років тому +14

    Heesta waxa qaadaya fanaankii wayana ee codka macaana Alla haw naxariiste Mohamed moge liibaan

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 6 років тому +12

    Warweegi meynoo...
    Weec-weecan meyno
    Wadankiina wax u barta...
    One of the best song

  • @humbleguy3963
    @humbleguy3963 3 роки тому +9

    This song makes me sad. Soomaaliya Allaha unaxariisto

  • @farhanusuf5318
    @farhanusuf5318 3 роки тому +6

    Wadankiina wax ubarta somaliyey♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 2 дні тому

    Mirihii xasan sheekh muumin laxankii bashiir xadi codka m.mooge liiban

  • @abdirahmanwaber6529
    @abdirahmanwaber6529 5 років тому +19

    heestan sameeyey alla ha unaxariisto xasan sheekh muumin.waxaan qaadi jirney markaan dugsiga hoose dhiganayey intaan lagu badalin guulwade siyaad.

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +4

    A true message encoureging the importance of education for each and everybody ❤❤❤❤❤

  • @mustafaahmed2017
    @mustafaahmed2017 6 років тому +5

    Hees aad iisoo xasuusisa my school days 😂😂😂. Heesihi Bari Samaadkii!! Laxan iyo codkii dahabiga ahaa e M. Mooge ( Allah naxariistii janno haka waraabiyo)

  • @fahimacrizaaq4897
    @fahimacrizaaq4897 3 роки тому +3

    Wadankenu waa wadnihii jirkeena waraabinaayay dhiigoo waan kuwardiyayanaa💕😥💕

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Рік тому +3

    Memories

  • @candirisaaqmacalincumar4646
    @candirisaaqmacalincumar4646 5 місяців тому

    Allaah unaxariisto Mohamed mooge 😭😭😭😭😭

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 4 дні тому

    Heestan waxaa alifey abwaankii weynaa ee xasan sheekh muumin allah ha u naxariistee

  • @sadiiqcabaas2952
    @sadiiqcabaas2952 5 років тому +10

    Heestani xasuus gaara ayay igu leedahay

  • @cosmicadventure9184
    @cosmicadventure9184 6 років тому +2

    Mujaahid maxamed mooge liiban naxariista jano hakaa waraabiyo mujaahid

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 роки тому +2

    Dhalinyarooy Dalkiiina Iyo Dadkiinanba Guul wacan

  • @IbrahimMohamud-le4dy
    @IbrahimMohamud-le4dy Місяць тому +1

    Daa waax laamabartoow buu taaliye huu oraanjiiraay

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Рік тому +1

    Xasuus wlhi fasalka 3xaad ayaa kuu soo qaatay Schoolkeyga macalinka isoo baray ajar Allah ha siiyo inta badan macalinkas Soomaliga waa inagu xoojin jirey

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas 5 місяців тому

    Wahid...warwareeeg🎯🎯🎯🎯🎯🎯🎯🎯

  • @QadanMuuse-fc2qh
    @QadanMuuse-fc2qh Місяць тому

    Guulwacan cadawka waabto nolol wanaagsan iyo barwaaaqo nabad lgu wadaagoo haku waaro wadankeenu wadankeenu waa wadnihii jirkeena waraabinayay dhiiigoo wanku wardiyaynaa dhalinyarooy gulwacan cadawka waabto nololwanaagsan iyo barwaaqo nabadlgu wadaago haku waaro wadankeenu

  • @vincenzorossi825
    @vincenzorossi825 3 роки тому +1

    Xsuuuuustaydiii cruuurnimo ayaaan,xsuustaa heestaaa rdiw hargaysa alla unxriiiso mxmd mooooooge2021/1/1from itly,milano

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 роки тому +1

    Dhalinyarooy Odayashaa Gabobe xilbaa Idinsaaran Guul wacanwbt

  • @WarrOftheworld-mt4un
    @WarrOftheworld-mt4un 11 місяців тому

    Bees fiican

  • @ruqiyojamac5019
    @ruqiyojamac5019 Рік тому +1

    Maasha allaah

  • @salahhanad6579
    @salahhanad6579 4 роки тому

    xasan sh.Mumin allaha u Naxaristo

  • @hoodo1429
    @hoodo1429 3 роки тому

    Muj maxamed mooge alle ha u naxaristo

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 роки тому +1

    Tacsi U Dita Ummada Somaaliyeed Lagu Xasuuqay Caasimadee Ofsoomaaliyeed Guul Wacan Cadow ka waabto

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 4 роки тому

    ilaahay hau naxariisto Maxamed mooge

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 Рік тому

    Guuul..wacan.. .🌹🌹🌹...mahad......♥️wadniiii

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 Рік тому

    Yaasiin.maxamed. jaamac

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas 5 місяців тому

    Yaasiin aburaas

  • @abokorcabdalla6920
    @abokorcabdalla6920 3 роки тому +1

    Runtii waa hees qiimo badan

  • @daahircadced4475
    @daahircadced4475 2 роки тому

    Allaha unaxariis maxamed mooge

  • @WarrOftheworld-mt4un
    @WarrOftheworld-mt4un 11 місяців тому

    Bees waxbarasho fiican❤❤❤❤

  • @sihaamigal873
    @sihaamigal873 6 років тому +2

    dalkayga heesi his fiican yihiin

  • @mukhtardiini5362
    @mukhtardiini5362 2 роки тому

    Heestan subaxi hore aYay baska schoolka kaso Geli jirtay
    Malinta arbacadana wan La wada qadi jirnY ardaydo dhan

  • @XaliimoXasan-ue4yj
    @XaliimoXasan-ue4yj 8 місяців тому

    WaxaaGll

  • @khaalidgaabshe7374
    @khaalidgaabshe7374 2 роки тому

    Still 2021

  • @nicmocali7804
    @nicmocali7804 2 роки тому

    ,dhaati cali

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 Рік тому

    Yaasiin Maxamed jaamac

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 Рік тому

    🌹🌹🌹🃏🃏🃏🃏🃏wabi🎯🎯🎯.u.eeg..wadne...🚴‍♂️🚴‍♂️🚴‍♂️💃💃💃♥️♥️♥️.To raadyow.Djabuuti

  • @AhmedAli-ry4gx
    @AhmedAli-ry4gx 3 роки тому

    Ilaahow dalkii nabad iyo barwaaqo noga dhig

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 Рік тому

    Vvvv

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac 11 місяців тому

    🌅🌅🌅♨️♨️♨️♨️🌄🌄🌄🌄🌄⛓️⛓️🎼⏰⏰🎼⚕️⚕️wecweecanmeyno⚕️⚕️⚕️⚕️

  • @hassanslhmo4411
    @hassanslhmo4411 6 років тому +1

    Mashalh best song

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 Рік тому

    Waaano...🌔warwareeg🎯 🚴‍♀️🚴‍♂️🚴‍♂️S. S wecwecadS. Wardi

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 2 роки тому

    Waadi..wabi.dugsi.cilmi.. wado..=dow..A...tii.ugu.fiicnaa.

  • @cabdulaahiabshir9682
    @cabdulaahiabshir9682 4 роки тому

    Wwwwwwwwwww

  • @alijinowhilowle6048
    @alijinowhilowle6048 3 роки тому

    Ismaaciil cilmi

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 Рік тому

    Jaale.cidla.ayaan
    Ku.daale.

  • @freedomerik43
    @freedomerik43 2 роки тому

    Ss

  • @muscabsabriye1082
    @muscabsabriye1082 5 років тому +2

    Heestan wey fcn tahay runti

  • @nicmocali7804
    @nicmocali7804 2 роки тому

    ,cali dhaato

  • @roodacismaan952
    @roodacismaan952 3 роки тому

    Xasuus weyn aduun waa war iyo sheeko shaatigii jaalahaa iyo surwaalkii Kaakiga ahaa siyaad baa kamasuula Gabdhii loo xidhay

  • @yaasiinaburaas5205
    @yaasiinaburaas5205 2 роки тому

    waxan.waadi.....wabi...war.wareg...O..wadne..goobta.dhulka.ugu.haboon..isugu.yimaadaan.eytam..ubax.tus..To..bbc.&..raadyow.hargeysa

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 2 роки тому +1

    Reer Somaliland reer waqooyi dad jira
    Iga dheh
    Wadaniyiiin
    Thats why Somaliland is maanta hore ugu socotaa

  • @sihaamigal873
    @sihaamigal873 6 років тому +2

    dit ist men land

  • @sihaamigal873
    @sihaamigal873 6 років тому +3

    mein land ist mein herts het is m I lend

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 Рік тому

    🌹🌹🌹🌹🌹ubax.....laga.waaraaabshooo....🪐warwareegimeyno🪐🪐ooo.weec. SSSS cweeecan.meyno...TO..UN.....&.......raadyow..hargeysa

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac 11 місяців тому

    ?🥀🥀🥀🏵🏵ubax🏵🏵💮💮💮tuse💮curiye💮💮💐💐??????? ?✍️✍️✍️

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 4 роки тому

    Ninka sameyey iyo ka qaadeyba Waa somaliland. Gafuur culus bal maxaad Soo kordhiseen Waxaan xaasidnimo niiko ahayn Reer kiibfureedow

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 3 роки тому

    Dowlad waa dowladdii kacanka

  • @mohamedwadi2251
    @mohamedwadi2251 6 років тому +2

    Heestaan.waxaa qaaaday Cabdi Cali Bacalwaan

    • @cabdixakiinxasan7559
      @cabdixakiinxasan7559 5 років тому +3

      Mohamed Wadi mayee waa qaaday maxamed mooge liibaan codkiisu waa caan

    • @abdullahikahin2254
      @abdullahikahin2254 4 роки тому

      Mohamed Wadi
      No maxamed mooge liiban ay qaaday bacalwaan ma qaadin

    • @abdulkadirainab8098
      @abdulkadirainab8098 4 роки тому

      Maxamed moge codka malbka ah laha qady Alle ha unaxaristo jecliya markan maqlo codkisa mcn

    • @caydiid15
      @caydiid15 4 роки тому

      Maxamed Mooge AUN ayaa ku luqeeyay.

  • @aadanibrahmi5736
    @aadanibrahmi5736 6 років тому +1

    Hees.wax barsho

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas 5 місяців тому +1

    Waaaadaig🌫🌫🌫🌫waabi🌫🌫a👉👉👉waaberi.🌄🌄⚽️⚽️⚽️🦌🦌🦌⏰🔑🔑🏺🏺🏺🍇🍉🌽🌽🌽🌽

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac 11 місяців тому

    W. W. W. Malin✍️wadankiiiina✍️✍️wax✍️u✍️✍️barta==wahsanmeynovvvvvvv. ⚽️⚽️warwaareeg🚴‍♂️🚴‍♀️🚴‍♀️⚙️⚙️⚙️⚙️⏰⏰⏰⏰

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 Рік тому

    Yaasiin aburaas

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 Рік тому

    Yaasiin aburaas