Ma wax mula dhigma jira mcn kula dhigmaa jira❤👸🏻 Saaka subax kle 13 sano kadib subax axad ah tariikhduna tahay jan 7 2024 ban dhagaysanayaaa anoo jooga Magaalada jigjga Hadad Qoralkan aragtto like ii saar waxan so laban dona aniga oo gacalisadaydy i weheliso inshallah oo nolashu ii wacantahy aadna ugu faraxsan wakhtiga aan ku jiro❤
Heestan xasuse igu ledahy cid dariskena o dhalo ugu jirto baan ka maqli jiray marku musalsalka uso galo 2010ki San filayo hadana waa 2024 ano weyn 😍 Old is Gold ❤
Cajib marki an arko nolosha aan waqti xaadirkan ku suganahy 😢iyo nolosheydi hore waa labo kala dheer run ahanti 😢allow waan iska samaxe qalbigeyga iga sar 😢noloshu kuma xumeyso qofkii aan kala dhamanow😢💔🥹
14 sano kadib musalsal ban ku bartay heestan caawa iga soo hor baxday waa habeen jimce ah tarikhduna wa sept/ 27 / 2024 ❤ inta iga danabysa reply wallyal😊
Agree old is gold ;) found memories invoked about this song 2010 completing my masters degree at UWA , Perth western Australia, my favorite song to listen on the way and back from uni - great drive along the waters of mounts bay road bay what a scenery and what a song at sunset
2010 waxa jogy xamar waxa la jogey eedo waxaan said u jeclaa inaa dawado musalslka nuuro iyo muhanad palse waa la igu ciiley 😭😭musalsalkaa mar alaa markaa so fadhiisto aan is dhaho daawo shaqaa la ii diri jorey 😭😭 anoo welipa said u yr 10 jir ayaa ahaa wakhtigaa alx manta nin weyn ahy alx alx mudo ka dip xamr waa la tagy baydhbo ayaa aadey guriga hoyadey qebihii dembe ayaa ai fcn u dawadey eedo wey dhimaty ilhy ha unaxriiso igu so duceya
Ma wax kula dhig Ma jira mcn kula dhigma jira ❤13sano kdib iyo malin jimco ah 10;46Am trikhdu tahay 16/6/2023 waxan kudhgysnayaa Casimd dalka somaliland ee Hargeisa like saar si ay xasuus igu noqoto mhdnd❤❤❤
2011 anigo class 5 ah wilki ogu horeya ii shukansday ahmed sandhere 😢❤ anigo aad u yar xata telephone laheyn ayu heestan ii qadi jiraay inkasto hes dhageysanin lkn marmar aya soo donta sii an usoo xasusto wayo wayo
13 years kadib manto oo tarikhdu tahy 18-1-2024 malin qamis ah 1:56pm at jamacada jazera weliba ano sabdiga gali rabo neuroanatomy ban dhageysanaya indho adeg😂
Allah xumaanka hufane allah waxanka rajaynYaaaa Inuuu calaf iigu daro Nabi muxamed scw allah kuu ka baryey labada cumar inuu mid soo hanuuniyo Allah cumar binu khadap soo ha nuuniyey allah raali ha ahaadeee Allah waxan waydosanayaa ana Lapa qof midkood inuu xalaf iiga dhigo Maria]]]]]]((((((bilan)))))))))) insha allah Bacda 13 sano kadip inshaa allah midkood ila joogta tusi doonaa
Heestan waxan dhagaysanayaaa hapeen salasa ah Allah ha iga danbi dhaafe allah xumanka hufane tariiiikh 13//8//2024/ Waxan rajaynayaaa qof aan jecelahy inan heli doono Insha allah allah waxkastapa awoodee Lapa qof jecelahy midkood heli dooono cawa heesta u diray Allah waxanka rajaynayaaaa labadooda mid iyadooo ila joogta inaan qoralkaa soo pooqan doono insha allah After 13 sano adip I.a 23:38 hapeenimo Age 20 +13 33 insha allh kusoo booqon doono
STOP saying "who listening 2024" Everybody will listen thi song till the end of the world.😢 WALAHI Libiya-TRIPULI ayan idinka so salamaya. Waxan ku dhagaysanyna ani iyo sxb kay hamudi masri . Dhakhtarka SHIFO oo aan shift shaqo kaga jiro.
2024❤ my ex ayaan soo xasuustay ayada kadib wax xidhiidh ah ma samaynin waxay kunoshahay qalbigayga waxaan wada soconay ilaa 2017 kii waxaan si qaldan iskugu dhacnay lkn ilaa hada waxay iga aamin santahay nin xun lkn waxaa isku kaaya diray dad jacayl xaasid ah ugu danbay waxaan u rajaynayaa nolol wanagzan my love give never up
Waxan dhagaysanaya xilli galab 13/August/2024 I.a sanado kadib usoo laaban commentigan anigo waxyaabo badan ilaahay ila garab galay I rumoobeen like sii saar❤
12 sano kadib hda soo raadisey hestan legend bthy Qof sahlana matihid adiga aqrinaya🤪❣🤣
ana so raadiyey wlhi
Tnks
Wllhie hada so radsady 😂
Hdaa soo rdiyay 😂
Musasal ayey kuso gali jirty dariska oo dhana way isla dawan jiren dayka inta ladhigo anagoo alaab nalo direy ayaa kulexan jirney Maxaa Hebeno badan asago meel macaan maraya nagala so kaxeye xasuus Noloshasan🥰😅
Heeatan hadaad so raadisay 12 sano ka dip plz qof sahlan ma tihid like iisaar 💋❣️
🥰🤗
14 tansano kadib😂😂
@@ManAlone-px2hdlegend ayaa tahy sis😂❤
Inta aaminsan in heestaan noura iyo mohanad kusoogali jirte like saara fc.2010🙏✋
Aad iyo aad
Xasus 😂✌️
Xasuus hada ticktok ku so arkey
Ani soo raadiyeye boqalmar
Adiga jacyl ma isla jilnaa
Ma wax mula dhigma jira mcn kula dhigmaa jira❤👸🏻
Saaka subax kle 13 sano kadib subax axad ah tariikhduna tahay jan 7 2024 ban dhagaysanayaaa anoo jooga Magaalada jigjga Hadad Qoralkan aragtto like ii saar waxan so laban dona aniga oo gacalisadaydy i weheliso inshallah oo nolashu ii wacantahy aadna ugu faraxsan wakhtiga aan ku jiro❤
Heestan xasuse igu ledahy cid dariskena o dhalo ugu jirto baan ka maqli jiray marku musalsalka uso galo 2010ki San filayo hadana waa 2024 ano weyn 😍 Old is Gold ❤
Zxip waan dareemaya xiligaa waxaad ka murugoon jirty inaeydaan tv hysan
Ambassador zaazan ahaa
Inta iga dambeysa ee soradin donta heestan waxa tihin Legends caawa ayaan dhageysan oo taarikhdu tahay 31/5/2023/ waa haben taariqa❤️🥺
Allah ha u naxaristo Abayo ayan ku xasusta oo marwalbo musalsalki nura iyo muhanad daawan jirte. Dunidu waa gaadid socda oo qofba meel ayu ku dagaya. Naxarista iyo galgacaylka inoo qabte mid la mid ah xaga rabi kaaga rajeynaya.
Amiin alah u naxariisto
Ma wax kula dhigma jira
xppi kuLa dhigma jira
qaali kula dhigma jira
macaan kula dhigma jira
My love kula dhigma jira😘
OLD IS GOLD🔥❤️
🥺🥺
Cajib marki an arko nolosha aan waqti xaadirkan ku suganahy 😢iyo nolosheydi hore waa labo kala dheer run ahanti 😢allow waan iska samaxe qalbigeyga iga sar 😢noloshu kuma xumeyso qofkii aan kala dhamanow😢💔🥹
Abyo heestaan ku daawan jiray musasalkii noor iyo muhanad aad ayan uyaraa mana fahansaneen miraha heesta balse waxaa xusid ah ineey ahayeen malmo fcn oo bilaa buuq ah oo bilaa fakar ah ugu danbeyn manta anigoo hooyo ah kana faraayo waxwalbo
Inta ku xasuusta flimkii muhanad iyo noura like saar legends baa tihiine
Kkkkkkkk
Heestan xasuus 2010 musalsalka Mohanad iyo Noura 😍
Legend never dies 🥰🥰👌
Adis ababa joogay 2010
Sacadu waa 3:00 habeenimo sanadku waa 2024/4/25 waa habeen khamiis soo galaysa
Meeshu Waa nayrobi
Waa habeen xasuus mudan 😢
Illahay cimriga hanuu dheereyo
14 sano kadib musalsal ban ku bartay heestan caawa iga soo hor baxday waa habeen jimce ah tarikhduna wa sept/ 27 / 2024 ❤ inta iga danabysa reply wallyal😊
Agree old is gold ;) found memories invoked about this song 2010 completing my masters degree at UWA , Perth western Australia, my favorite song to listen on the way and back from uni - great drive along the waters of mounts bay road bay what a scenery and what a song at sunset
I pictured that 👌🏽
Lemme agree😂
Ma wax kula dhigmaa jira
Qaali kula dhigmaa jira
Xapipi kula dhigmaa jira
Xayati kula dhigmaa jira
Macan kula dhigmaa jira
Cajiip horaa loo yidhi old is gold ✌️👸❤️
Macaan
2010 ilaa manta nolo adaaga iyo murugo ku jiira caawo Heesta soon radiyeye waaan oyeye xasuuta noloshayada ku lehdahy wax kast oo aan raabo waan wayeye xaqiidi
sorry wll🥺🥰
Sorry😢😢
Waxad wayday wax ka khayr badan ayaan kuu rajaynayaa
Istaqfarta lazim wll Hadad noshahay😢
Who is here in 2024❤❤🌹
Me❤
Me my brother. Dancing ❤
30th may
Me😂
July 21 2024
2010 waxa jogy xamar waxa la jogey eedo waxaan said u jeclaa inaa dawado musalslka nuuro iyo muhanad palse waa la igu ciiley 😭😭musalsalkaa mar alaa markaa so fadhiisto aan is dhaho daawo shaqaa la ii diri jorey 😭😭 anoo welipa said u yr 10 jir ayaa ahaa wakhtigaa alx manta nin weyn ahy alx alx mudo ka dip xamr waa la tagy baydhbo ayaa aadey guriga hoyadey qebihii dembe ayaa ai fcn u dawadey eedo wey dhimaty ilhy ha unaxriiso igu so duceya
Sxp sorry😢
Jcyl kulamid😂😢
Hooyada agteeda Illahay wax khayr qabta hakugu siiyo
Beryihii ay heestu cusbayd, Qaaddiro-jacayl waxaan moodi jiray oday---hadde ninkan dhallinyarta ah!
Xasuus yaranteyda aad baan ujeclaa markey soo gasho wan ku ordi jiray tvga 😘
Sacaadu waaa 12:40 habenimo sanadku waa2024/7/05
habenimo jimco ah
Meeshu waa mayotte 🇾🇹
Waxaan jeclahay gabdh ladhaho mb
Wxaan rajeyn malinkaaa guursado hesstan dib usoo milicsandoono😢❤
Ma wax kula dhig Ma jira mcn kula dhigma jira ❤13sano kdib iyo malin jimco ah 10;46Am trikhdu tahay 16/6/2023 waxan kudhgysnayaa Casimd dalka somaliland ee Hargeisa like saar si ay xasuus igu noqoto mhdnd❤❤❤
Soo laapo please❤😭👋
14 sano kadiban dhagaysanayaa heestii qalbiyada dadka qabsatay 2010kii wakhtigay filmka kuso gali jirtayna xallad kale ayay lahaydna Xusuus hore😔
heestaan anoo ciyaal dugsi ah baan dhageysan jiray hadana ❤❤
Use to hear this song Through BBC Radio Back 2010 when i was In Class 7 and I looked for it 12years Later watching it @2022.
Thank You Legend 🌷
Who is here in 2024😢😊
Me😂
Heestan xasuus gaara ayay ii leedahay arooskaygii ban ku ciyaarnay 15.06.2010 kii iyadoi berigaa cusub maanta oo ay taariikhdu tahay 18.11.2022 dib ban u dhagaystay 12 sano kadib waxan ii joogta 5 caruur ah Alxm ilahay baa mahad leh oo cimrigaa nasiiyay Alxm Alxm
13sano ka hor ayan heestaan dhagaystay runtii maantana dib ayan udhagaystay 24/11/2024
2011 anigo class 5 ah wilki ogu horeya ii shukansday ahmed sandhere 😢❤ anigo aad u yar xata telephone laheyn ayu heestan ii qadi jiraay inkasto hes dhageysanin lkn marmar aya soo donta sii an usoo xasusto wayo wayo
When I was hear this song i was 6 old and study dugsi but now im in university I’m 19 old I got this song good memories ❤❤
Ereyada ama Lyrics-ka heesta:
- Boga koowaad:
Afkoo dhuxula
Dhaayaha indhaha
Dhalad wanaagaaga
Dhaldhalaalka guudkaaga
Midabkaaga dhiinkaa
Dhaayaha u rooneey
Dhaqaaq joogsigaagiyo
Dhoola ka qosolkay dilay
Halkii aad ku dhalatiyo
Dhudi lagu xambaaryeey
Ma wax kula dhigmaa jira
Xabiibi kula dhigmaa jira
Macaan kula dhigmaa jira
My Love kula dhigmaa jira
- Boga labaad:
Dheemaneey dhul roob helay
Onkodkii ku dhacay
Dhibicduna ku weyntahayeey
Oo dhalanka geedaha
Dhaayuhu ku doogtaan
Waxaad iila dhigantahay
Sida laanta dhabigoo
Dhir iyo ubax ku yaallaan.
Ma wax kula dhigma jira ❤🎉
13sano kadib manta tariikhda wa 21aprip2024 joogana dalkii hooyo somalia/mogadishu waxan rajeyna iyo xaskeyga ina dhagesan dono nolashana iifadhido inshllh 🎉😢❤❤
Like isaar hada iga danbeyso
Caawa oo tariikhdu tahay 02-oct-2023 baan heestaan dib u dhageesanayaa ❤😢 Alla waqtiga cajiibsanaa
14 October soo noqo oo dhageyso😊
20/9/2023 Waxa uso laban doona I.a marka guursado jacelkeyga saxda ah helo I.A Old is Gold 🇾🇪❤
20/09/2023 anaa dhagaysanaya.
Ereyada Heesta Ibrahim Hersi Ogle(daanjab)
Awoowe cimri dheeri Iyo Caafimaad.❤
Xasuus iyo xiligi wacna inkasto heestan murug iyo farxad wada socda igu heeyso murugada haba igu badnate my step dad ayan ku xasusta 2010 ki lkn ilahey iga jecladalay 2017 qof wngsan dunidan kuma waaro
Sabar & iiman wallshy
Janatul fardowsa allaha ka waraabiyo aamin yaa allah
allah unaxtisto baayo mcn🥰
I remember when i was form two garissa high school nura nd muhanad film 2010 what a great old days
Anoo 10 jirahay soo baxday 12 kadib soo raadiyay💘💘💘
13 years kadib manto oo tarikhdu tahy 18-1-2024 malin qamis ah 1:56pm at jamacada jazera weliba ano sabdiga gali rabo neuroanatomy ban dhageysanaya indho adeg😂
Allah xumaanka hufane allah waxanka rajaynYaaaa
Inuuu calaf iigu daro
Nabi muxamed scw allah kuu ka baryey labada cumar inuu mid soo hanuuniyo
Allah cumar binu khadap soo ha nuuniyey allah raali ha ahaadeee
Allah waxan waydosanayaa ana Lapa qof midkood inuu xalaf iiga dhigo
Maria]]]]]]((((((bilan)))))))))) insha allah
Bacda 13 sano kadip inshaa allah midkood ila joogta tusi doonaa
14 sano kadib manta oo tahay jimce aya soboqday 4/10/2024. Xasuus gooni ayay igu ledahay. Like ta isaar hada soboqtay❤😢
Heestaan anigoo safar ah baan kudhageysanayaa Beydhaba January airport kunasii jeedo Ceelbarde, Diinsoor ilaa Qansax dheere 9:16am 8-nov-2023.
Waxaad iila dhigantahay Sida Laanta dhabaygoo...❤
Who is here in 2023❤❤
Me😢
me❤
No 😂 2024
Still am listening it never get tired until childhood ❤❤❤❤ old is gold ✨️
Manta tariikhdu tahay 6/11/2023 malin isniina time 4:29 xusuus waxan sooboqan doona markaan shaqo fiican iyo nin fiican heloo😂❤😊
Ma heshay abayo😂
2024/6/16 maalin ciid weyneey
Xasuus nio❤
I was 10 years markey heestan soo baxeysay maantana 24 years 😢aduunyoy
Xaasuus wlhi heestan wlhi anigo 10 jir ah so baxdey wan maqli jiray wxa alabta ku dhaqan jerty gabar habryartay ah xasuus😭
Anigana 20 jir aha
Only OG’s will know the memory of this song😭🙈😂 Maxan in badan dariska u wareegay Si aan Noor Iyo Muhanad u daawado…
Aniga gurigaya taaley TV 😂😢
Filmka miyaa nuur iyo muhanad aniga oo tagay Nairobi ayaan filmka heesta ku jirto ka dawaday waan jecladay
First night of 2021
2020 oo 1hr bis moganahy wuu dhibato badna
Illahay Haino qurxiyo new yearka
Aroos reer mii ayaan ku maqlay waa hore, imika oo ah 21-09-2023 2:50am anoo qaliinkiisa kasoo baxay ayaan dhegaysanaya si bukaanka kan xiga ugu sugo.
Heesaha ugu badan eee musasaL kuso gali jiray legendkan ayaa iska laha...
Heestaan wiilki iyo gapadhi yar-yaraa ee laga soo xaday haloo daayo pilaa caleyk
This one never gets old
Heestan waxan dhagaysanayaaa hapeen salasa ah
Allah ha iga danbi dhaafe allah xumanka hufane tariiiikh
13//8//2024/
Waxan rajaynayaaa qof aan jecelahy inan heli doono
Insha allah allah waxkastapa awoodee
Lapa qof jecelahy midkood heli dooono cawa heesta u diray
Allah waxanka rajaynayaaaa labadooda mid iyadooo ila joogta inaan qoralkaa soo pooqan doono insha allah
After 13 sano adip I.a
23:38 hapeenimo
Age 20 +13 33 insha allh kusoo booqon doono
Ma xasuusto intaan jirey lkin heestaan musalsalka nuurah ayee ku soo geli jirtey
13 sano ka dib caawan soo raadiyay yaa salaam❤
Heestan qofkii jacaylka wax ka garanaya umbaa dareemi Karo Ilama yaraantaydii ilama hada kama caajiso dhoola ka qosolka idilay❤❤❤❤❤
2024 bishii 3 ayaan dhagaysanayaa old is gold markasta xasuus ayaa kugu celinaysa heesihii hore
Ma Wax KuLa DhiGMa JiraaH ❤🥺
9 sano kadib ayaan heestaan soo raadiye maanta 4/23/2024
my favourist song l interesting this song keep going l watched 2020
I love also this song it's realy amizing
@@rashkageelday9502 yuh it got a good old vibe 🔥
Bro I am here 2023
STOP saying "who listening 2024"
Everybody will listen thi song till the end of the world.😢 WALAHI
Libiya-TRIPULI ayan idinka so salamaya. Waxan ku dhagaysanyna ani iyo sxb kay hamudi masri . Dhakhtarka SHIFO oo aan shift shaqo kaga jiro.
Xusuus 14 sano dib u noqday cwa 😢
Heestan anago safar ah bay gaariga ka shidnayd xasuus 29/1/2022🥺💖💞🌎
Alla xasuus badana heestan ani iyo walakey 2014 dhagesan jirnay😢🥺
2024 dadki so radiyey hesta meeye❤
2010. Waan xasusta waxaan dhigan jiray dugsi hada 23 still new for me 😂😂😂
Wakhtiga tagayow salaama 2010
12 years ago maaaha wakhti yar caruur nimo ayaan soxasustay 🧍
13sano ka dip baaN dip usoo radiyy waliba anigoo gurigayga kso fogaadaY iyo halkii aaN ku dawaN jiraY musalsalkii qurxda badnaa muhanad io nuura kismayo kafiso Hda wxaaN idn kaso salamaya borame 12 5 2023
Hestan musalsal ya ku dawaday 2009
Heestan xazuuz aaad u qaaliH 2010 anoo Glsaska 4 aad ah ayaa waxaa ku zoo gali jiray filimkii nuur
❤❤❤Big Legend Qaadiro Jacayl Jacaylba anoon Aqoon baa heesihisa dhageysn jiry
Haben isnina 17/12/2023 ayan dhagaysan magalka galkcyo
2021 ayaan dhageysanaayaa
Film kay ku so gali jirtay yaa garanayaa Old is Gold - miss my childhood
Mariya kalaar😅😅😅😅
16/7/2024 .zakariyaw maxaad noqon doontaa sanadaha soo socda inzha allah. Illahay khyr hyka dhigo
04/9/2024
Xazuuzta Hestaaan igama Harto 2010🎉🎉🎉
Golden Days❤❤❤🎉🎉
❤Fowzia Kuma Hilmaamo ❤
2023 still watching😢❤
Sep 8/2024 / isniiin habeenimo hargysa❤😭
❤😢
2024❤ my ex ayaan soo xasuustay ayada kadib wax xidhiidh ah ma samaynin waxay kunoshahay qalbigayga waxaan wada soconay ilaa 2017 kii waxaan si qaldan iskugu dhacnay lkn ilaa hada waxay iga aamin santahay nin xun lkn waxaa isku kaaya diray dad jacayl xaasid ah ugu danbay waxaan u rajaynayaa nolol wanagzan my love give never up
2010 kii wiil sxbkey ah ayaa heestaan kal iyo laab u dhageysan jiray markaas dada 20.ayaan ahaa hadana almost 32 ayaan jiraa waqtigu wuu is gurayaa
Xiligi bur cad badeedka bartay heestan oo aad baaburta looga shidi jiray deganadeena oo ahaa kuwa ugu horeeyay ee somali burcad badeed sameeya
2024 waaye maxaa meeshan igu so celiye like taabo hadaa Adiga ku jiirto meesha 2024 😂
Heestam xasuus gaara bay iga leedahay❤❤ old is gold❤
2024 bisha sibteembar 16 keeda ayaa soo raadiyey markale heestan 😅
Ma wax kula dhigma jira macan kula dhigma jira xabibi kula dhigma jira qli kula dhigma jira
Ma wax kula dhigmaa jira xppi kula dhigmaa jira ❤😢 Allow calaf naysku kaa yadar 💍👫🙃❤️
Waxani hees way dhaf Taylor sxb qali
13 sano kadib 17/7/2024 ina dhegeysto qorneed heestan xasuus weyn igu leedahay musasal nuura iyo muhanad kuso gali jirtay anigo yar dugsiley ah mannta jamaacada ka qalinjabiyey aduunyo illahow cimri dheer iyo cibaado suuban😢
13 years ago😮
Afka dhuxulha xasuuuus caruuur nimo 👈😢😭
Heestan hadad 2024 laso gadhaY like dhac kusii
Wankula daawan zxp 8/8/2024
Waxan dhagaysanaya xilli galab 13/August/2024 I.a sanado kadib usoo laaban commentigan anigo waxyaabo badan ilaahay ila garab galay I rumoobeen like sii saar❤
Who is here 2017 ethiopia 🇪🇹🤞🏿
14 sano kadib ayaan subax jimce ah ku dhegaysanaya magaalada muqdisho taariikhduna ku beegaan tahay 28:6:2024 saaxibayaal dhegaysi wacan
Maantaan soo xasuustay heesta 14_10_2024
14sano kadip ayaan soo raadiyay
hdaad iga danbeeso like isaar
8 kadib mnta sooraadiyy cajiib 2022 allow cimri dheer io cafimaad taam ah 💖✅
13 sano kadib ayaan heestan soo raadiyey waan jecalhy wlhi wiil iiqaada rawaaa😂❤😢