Beesha Madhibaan oo ah Beeshii ugu horeysay oo Soomaalia maamushay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 тра 2023
  • Beesha madhibaan oo ah Beeshi Ugu Horeesay oo Soomaalia Maamushay.

КОМЕНТАРІ • 37

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan Рік тому +9

    Jah my dhigayga madhiban nimo🎉❤❤

  • @HasannurMohamed-mf1bk
    @HasannurMohamed-mf1bk 6 місяців тому +3

    Dhiigayga io nasabkayga waa beesha maxamed gorgaarte (mdhibaan) viva beeshayda sharafta leh

  • @abdikadirnoor5095
    @abdikadirnoor5095 Рік тому +8

    BIG RESPECT BOQORTOYO SARE MADHIBAN

  • @Layla6793
    @Layla6793 Рік тому +3

    Ma Sha Allah. Soomaalidu ha ku dayato, Nidaamka iyo Labiska Wariyahan. Classic!

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 6 місяців тому +3

    Madhibaan waa dadkaygii ilahay habarakeeyo lkn haybsooco waa wax aad u daran oo dadkayga lagu hayo bal waa idinka madhiban haybsoocaye suaasha mesha taagan waxay tahay madhiban somali maaha miyaa mxa lo takooraya hadii aanan somali eheen bal iishega wadankaygi dhabta ahaa ilen cirka kama so dhicine aan aade iishega wadankan asal ahan ka so jeedo Nacalad haku dhacdo somali oo dhan ilahayna baraken maayo somalia ilaaha weyn baana ka baryayaa inu dhibta iyo burburka ka jira somaliya in ilaahay si balladhiyo ilahow somaliya bur burka aysan ka bixin iyo dagaalkaba 👍🔥🔥🔥🔥

  • @africanprinceful4755
    @africanprinceful4755 Рік тому +4

    Viva Madhibaan aka Maxamed Gorgarte. Every historical references I’ve read regarding Somalia has always mentioned the Madhibaan. This shows how ancient the Madhiban are. Unfortunately, they were defeated by the Ethiopians with the help of other Somalis. Hence why we have tribalism. It happened again when the Europeans came to colonize Somalia. They demonized the Madhiban once again in order to take over their professions as doctors. The madhibaan were the doctors and nurses of our country. From surgery to medicine, they were the leading doctors of our time. When the white men came, he came with his own doctors and missionaries first. Once he gained the respect of the locals there he convinced them to use his medicine instead of the Madhibaans. Hence why we had colonization.

    • @Sheikh_Madhibe
      @Sheikh_Madhibe Рік тому

      Been maaha Wallahi Madhibaan laba qeyb buu ahaa qeyb ugaadhsata oo dagaalanta iyo qeyb qadhaabsada dhirta iyo caleemaha daawooyinka kala barata. Hiddo iyo dhaqanka soomaali gaashaanka qaanso iyo leeb xirfad iyo Sancad ba inaga leh. Kuwa Maanta faanaya oo balaayo iska dhigaya Wallahi wax ka fuleeysan oo ka faatabakh badan majiro. Wakhtiga iyo waayaha wuu is badalaa inaga Hada waanu soo noqonay Insha allah waan guuleeysan doonna

  • @AbuSuldaan-qx7ut
    @AbuSuldaan-qx7ut 6 місяців тому +2

    Madhibaan Buu Ahaa Axmed Gurey Turkiga Ayay Taal iyo Masar Taariikhda Axmed Gurey

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 Рік тому +2

    Allahu aclam

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +1

    Great journalists❤

  • @KF-wh4sy
    @KF-wh4sy 3 місяці тому

    Facts

  • @ahmedjeylaani5334
    @ahmedjeylaani5334 Рік тому

    Masha allh CULIMADA dalka 🇸🇴 SHEEKHAAL 👑❤🙏❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому

    Baraka Allah Tabaaraka Allah 💯 ♥️, wa jizaakumu kheyr.

  • @user-hm8mi7dz1z
    @user-hm8mi7dz1z 10 місяців тому +3

    Waan maqlay inay madhibaan mahamed gargarte boqortooyo ahayeen oo la dulmiyey sorry madhibaan mahamed gargarte xaqooda hala siiyo somaliyey

  • @rayaanmaxamed4654
    @rayaanmaxamed4654 Рік тому

    Adeerkey mcn 😢Faadil shekh mxamd

  • @nai.anaima2319
    @nai.anaima2319 Рік тому +3

    walaga yaabaa waayo dad soomaaliya oomuslima inladulmiyo waa wax lalayaabo Kaley dadkaan madhiban dagalba kusocda gumeysi kadambeyo weyna cadahay in eyboqor Toyota ahayen

  • @user-nw3vt3es1k
    @user-nw3vt3es1k 5 місяців тому

    Gabooye hajiro ❤❤❤

  • @SaidSaid-de4lb
    @SaidSaid-de4lb Рік тому +1

    Wale daroodkas inan ogado waan rabay laakin meel buu ka yimid waa been baan filayah waayo maxu somalida kale ugu egyahay Somali waa mid

  • @foabrar8254
    @foabrar8254 Рік тому

    Axmed gedobuursi oo ah abrayn ah ayuu ahaa

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Рік тому

    Shekha tariikhda wu yaqaan lakin haben aan dhagaysanayay sida ethiopianku u kala badan yihiin wuxu u yiri sidan
    Oromo, uraago, amxaaro, tigray.
    Marka somalida oo ah number 3 wu ka tagay.
    Tigree iyo uraago somalida kabadan 100%

    • @LibanAbdi-gf3wr
      @LibanAbdi-gf3wr 7 місяців тому

      Somali wuxuu uga reebay..ma aha itoobiyaan ee si kaleh uga ma reebin

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 Рік тому +2

    Darood iyo Hawiye saas aa udanbeeyso, Inshallah

  • @mohamedhirsi2413
    @mohamedhirsi2413 Рік тому +1

    Waa been cad

    • @edityy141
      @edityy141 Рік тому

      Haaa 😂😂

    • @MaryanMursaljamac-pb7mc
      @MaryanMursaljamac-pb7mc 9 місяців тому

      Been maa ahne waa run lkn madhibaan in sha allh god ka madow waa ka soo baxayaa

  • @adanfarah2080
    @adanfarah2080 Рік тому +1

    The commentator is not offering any historical or evidenciary reference as basis for his claims, second, the untouchables is an Indian phenomenon and is nowhere found In the European ancient or middle ages history

    • @africanprinceful4755
      @africanprinceful4755 Рік тому

      The whites came to our country with one agenda. Make friends with the lower class and destroy the ruling class. When they left, they left the lower class in charge while the ruling class became the lower. Till this day, those same lower class are in charge and consider themselves landheere. I consider them the langaabs who became landheers by kissing the white man’s ass

  • @googaalemedia4961
    @googaalemedia4961 Рік тому +2

    Ninkani been cad buu sheegayaa waxyaabaha qaar uu sheegayo xataa saqiirku ma qaadan ee beentan uu jeebkiisa ka soo alifay ha soo qurxiyo bal u fiirso hadalkiisa tixraac iyo cadayn toona malaha caadiyan iyo cilmiyanna maaha wax lagu qanci karo ee waa wax qiyaas u wada muuqda waana xaaraan taariikh beena oon la hubin in dadka looga sheekeeyo

    • @edityy141
      @edityy141 Рік тому

      😂😂😂😂😂😂

    • @africanprinceful4755
      @africanprinceful4755 Рік тому +1

      Book walba tarkhida Somalida laga qoray waxaad ka heleysa qabiilka Madhibaan ama Midgan. Magaacya badana waa lo bixiya. Sida boonta o kale ama Maxamed gorgaarte ama Gabooye. Laakin wa hal qabiil so noq-noqonaya meel walba ee somaali dagto

    • @Sheikh_Madhibe
      @Sheikh_Madhibe Рік тому

      Soomaalidu ma ahayn weligood ba dad wax qora waa dad reer mii ah faan jecel oo been badan. Qof walb Taarikh been ah buu la yimi. Waxaa la huba aanu hayno wexeey ka bilaawata 1800 intii ka horeeysay Axmed gurey iyo Soomaalidii jirtay yee ahayeen? Axmed gurey Maanta 10 qabiil baa isku haysata qof walba wuxuu doono ayuu qortay. 1800ladii wixii ka dambeeyay wax Darood la yiraahdo baa abuurmay Mareexaan oo dagaaladii fatuuxul xabasha lagu sheegay isbahaysii ee Iyaga ka da‘ weyn yihin beey ku biireen. Madhibaan 1800kii kaso bilaaw ila Maantan lagu jiro gunnimo ayuu ku jiraa dhaqan xumo caddo laga dhigtay oo diin laga been sheegayo oo lagu niibayo qabyalad buu uu dabran yahay. Tusaalo: Soomaali been kuma maahmaahdo baa la yiraahda hasa ahaate ragg Darood u badan yihin wexeey ku maahmaahan Cadda la go‘ Carro ilaahay beey leedahay oo ee ugula jeedaan inaan xumaha iyo Takoork deeyno waa caaddo aan la gooyn Karin. Taasi caddeyn wexeey u tahay inuu isir neceyb jira wax walbana waxba sababa Madhibaan uma baahna inuu Taarikh sameeysta Haduu lahayn Berri buu sameeysanaya oo uu Aarsanaya Taasi baa hubaal ah awoowgay Faras buu lahaa anigu dameer baan leeyahay baa dhaanta🤔

    • @user-pf4ds1ek7o
      @user-pf4ds1ek7o 2 місяці тому

      Inuu alifay isagaaba sheegayo sababtoo ah wax reference ah ama cadayn noo ma sheegin

  • @mohamudahmedelmi3286
    @mohamudahmedelmi3286 Місяць тому

    Soomali sideedaba waadad aan wax baarin qof hadii lafaquuqay maxaa loo faquuqay tariiq dhab ah maheyso mataqaano waxba uma qorna waxaad maqlaysaa reerkaas wa latakooray sababtana baqti ayay Cuneneyn kadibna walafaquuqay inta reer ee kaladuwan ee somali kukala jirta maxaa isku si baqtiga u wada cunsiiyay taas ayaa ku sheegaysa in aysan jirin wala sheegayo oo ay been tahay waliba jaahilnimo iyo sheekoyinkii hore sida dhagdheer iyo caraweelo waxyaabaha ciyaalka loogu sheekeyo dadka hada way ilbaxeen beena looma sheegikaro tariiq Sal iyo raad lahayn

  • @Hornscope
    @Hornscope Рік тому

    Waar beenta dadka ka daaya wax cadaynaya ma jirto in madhibaan ahaayeen dadkii ugu horeeyey ee Somalia xukumo.
    Cidina Somalia ma xukumi jiren ee waxay ahaayeen qabaail kala duwan

    • @MaryanMursaljamac-pb7mc
      @MaryanMursaljamac-pb7mc 9 місяців тому +3

      Madhibaaan waligiis boqortooyo somali u talin jirty bay aheyd waan lays kugu tagy wa wax xaqiiiq ah