Garaadka Beesha Madhibaan markii ugu horaysay Buuhoodle Arin cajiib ah Muxuu ka yidhi SSC Khaatumo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • Kalshaale Channel
    Garaadka Beesha Madhibaan iyo markii ugu horaysay Buuhoodle Arin cajiib ah Muxuuse ka yidhi maamulka SSC Khaatumo

КОМЕНТАРІ • 23

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 11 місяців тому +2

    Garaadku haybad ba ka muuqata mansha Allah guul iyo gobanimo SSC

  • @abdimalikaden4467
    @abdimalikaden4467 11 місяців тому +1

    Maansha allaah War hadalka iska sax ma aha garaad madhibaan kali waa garaadka daarood oodhan iyo beesha madhibaan garaad from ogadeen

    • @moyaziid
      @moyaziid 11 місяців тому

      Mahadsanid mudane suaal ayaan rabay inaa kuweydiiyo beesha maxamed barre mataqaaanaa? Hadaa taqaanid na daarood miyey galaan? Mahadsanid

  • @dodorara9532
    @dodorara9532 11 місяців тому

    Allaah ha idin xifdiyo dhamaantiin maansha allaah madhibaan garaad

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 11 місяців тому

    Manshallaah tabarakallaah guul iyo gobanimo inshallaah ssc

  • @ZiciidApdirisaaq
    @ZiciidApdirisaaq 11 місяців тому

    masha alaah

  • @fawziahmed3290
    @fawziahmed3290 11 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @xeebahaa95
    @xeebahaa95 11 місяців тому

    MAANSHA ALLAAH

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 11 місяців тому

    Maanshalaah
    Laakiin aarmaa
    Barkhad ku soo diray marhadaadan awelba joogin sool dadkii ku burburay
    Hadii aadan ka mid aheen oo aad hadatimi
    There's something

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 11 місяців тому +2

      Muxuu kaga duwanyay ina khaliif iyo xaglatoosiye waliba iyagaaba xil kahayay isagu waa dhaqan soomaliyeed midakale muudhihin maanjoogin wuxu dhahay buuhoodle waa markii iigihoraysay laascaanood ayaan kudhashay kunabarbaaray

    • @RRUUSH
      @RRUUSH 11 місяців тому

      They say give him benefit of doubt. In English

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 11 місяців тому

    kan wa garaad gacan kusameysa soote dhahen madhibaan war dhulbahante waxkasta way usabo tumayan

  • @engadam7274
    @engadam7274 11 місяців тому

    Dhulbahne goormuu midgaanka noqday 😂😂😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 11 місяців тому

    garaadada halaga saaro siyaasada ssc wayo reer ssc ba uduleynayan idoor

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 11 місяців тому

    War horgal war erya

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 11 місяців тому

      Farduseey Waxaa LAYSKU raacay qofku WUXUU horey u ahaa YAAN loo qaban

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs 11 місяців тому

      @@abdirisakdirie3124 wa run laakin dadki uyidhi garaad baan u ahay soo kuwa inkiray oo beeniyay midakale buuhoodle snm ba dagaal kuhaysa oo iqratay ee nabad qaata maxaytay ba ifahansin dee wa isdhiiba

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 11 місяців тому

      @@firdowsmusay-ze9gs
      WALAAL anigoo dhulbahante ah sidaas an siyaasada dhulbahante ugu wareeray, Waxaan soo jeedinaa lahaa, in siyaasada looga danbeeya walaalahood Puntland iyagaa khibrad lehe

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs 11 місяців тому

      @@abdirisakdirie3124 puntland loga dambeyn maayo ee dhulbahanta idoor uduloobay ba laga masaafurinaya dhulka ssc oo hargeysa loo diraya oo walaka miiraya dhulbahante oo horgalada wa la eryaya inshaa allaah

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs 11 місяців тому

      @@abdirisakdirie3124 war puntland hore uga daashay dhulbahante oo lama wadi karo oo xata idoor marabo laakin in dhulka qaato buu raba ee dhulbahante garaad jaamac garaad cali iyo cabdi madoobe ha udhiibtan talada meesha ciyaar bataalo ee dhulbahante doqoma halkas dhigeye

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 11 місяців тому

    Xuduud baa iskabaday soomaali ayaa magaca xuduud iyo jihaadba soomaali ayaa ceebaysay umad shaydaan hogaanka sudhay

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 11 місяців тому

    WAR KALAY HARG.RAYIISLE KAFURO 10$ AYA QOFKA LOOGU XIIRAA WAA LAGA DHARGAY GABOOYE

  • @saynabhasson8393
    @saynabhasson8393 11 місяців тому

    ❤❤❤❤