ma ho macalin duubawen wa gabayag muuse dherii ee talo gacanat ka dhacaday oo waxah kulamay Egypt (&8) $omali English he is baby King 👑 ee ku jira qadak duniida furaan faruurey filter she carry France ha ka walawalin fasalin aniiga xalin
Dumarkii arab ee asacab tii ahaa maxaa ku geyay dhaqan cilis ayaad u bahan tahy walahi in aanu akhiro ku diri anagu cayda manaqano lakin ninka nabad gala wanu biraynaa
caadi maaha, taar tv wuxuu iiyahay dhaqan celis afsoomaaliga, i love it
Adeer waa ku wataa, keep going,
Dhammaan waa Isaxaaq Carre. Viva Saddexda Isaxaaq Carre Siciid.👋👋👋
AWoowgay Qaasim ismaacil Diiriye🥰 ALle qabriga hakuu nuuriyo awoowo
MAASH'ALLAAH. Waryaa hee . Waxani waa heybad Alle ku siiyey , ee ku jihee dhinaca wacdiga iyo maalinta aakhiro . Sxb noqo daaci , markaad ku daashid suugaanta .
Qqq
Waa run wlh
Taar tv waan jeclahay dhageysigisa WAA NIN Somali dhalad ah qofki raba somalidi hore ninkan Aya kaharay WAA NIN wadani ah
M.allah abwaan qaasim qaasim alle ha u naxariisto
Abwaan Ahmed ismail Diriye Qaasim
Waa nin Qaasin isaxaaQa oo reer diiniya❤
Xaaji basbaas laftarkii waa Qaasim isaxaaq Maxamed rooble
Maasha Allaah! Afkaaga caano lagu qabey. Nooloow ninyohow !
Ragg is hirdiyey iyo hadalkood dhe. TAAR 📺 ku mahadsanid gabeyadda iyo xusuusreebta Af-Somaliga xariirta ah. I really like 👍 that. Thanks again
Waaw . Caadi ma aha . Waa hanti aad iyo aad u weyn.
Maj jaas,abti ku soco noolaynta afkeena hodanka ah.
Saxafi Afsoomaliga ku hodana.
NINKAAN oo Caalim QURAANKA fasira hadduu noqon lahaa kawarrma waxuu noqon lahaa bad maaxee.
Keep going 😊
Ninkaan waa tageera waa afki oo qof ah alle kama gooye inoso badi
😂 viva taar tv mansha Allah ugaas
ka lexahada macalin duubaweno wa sudan $omali siidak wa Sudan ee wa muuse dheri
Ummada somaliyed soo raaca taar 📺 tv
M.a Sarka dhaban
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤ 0:13
waxaad katagtay inyarooka mid ahayd oo qaasin looceliyay waxay ahaydna
hadal xumo hadii lagu habsoomaayo ninkii herar kasheegaad ahayd habartii dheereed
islaantadheerina waamid gabay hore uukudaray
Grateful
Zzhs
Viva taar tv✅
Maasha allah sida aad u diyaariso Barmaajkan.
88tyyy
Taar Tv Channal Horuu Socday Xagkastaba iyo Mohamed Adan Dirir saxafi dhamays Tiran
Dmdumaar haween naago dumaar waan uwataa QatraaayqaranEEy qiimobadan cadayyareey murwodumaroo yariisEEy samsamEey baa layga yiraahdaa bahbahbah bahyareey minyaroooy mudo.dumaar ragba.
Taar tv zxp aad baad ugu mahad san tahay taariikhda iyo gabayada aad soo galiso page kagan wixi aad gabay so dhigtayna waan lawada dagay oo wada dhagaystay
markaas fadlan . Waxaan kaa codsanaya inaad soo galiso gabaygii daarood ku xaar ee habar yoonis iyo daarood
Iyo qaar kaloo badanba in dhawaydna waad nagu kala jartay gabayade mahadsanid .
Ayaanle yare
ma ho macalin duubawen wa gabayag muuse dherii ee talo gacanat ka dhacaday oo waxah kulamay Egypt (&8) $omali English he is baby King 👑 ee ku jira qadak duniida furaan faruurey filter she carry France ha ka walawalin fasalin aniiga xalin
abwaan deero gaad warkiisa kama hayo isaga
Gabygaa jir taarow
Gabayga aad tidhi weedh baa loo tiriyay halkaasi waa qalad wll weedh baa wali nool
Ganga aad tahay diiriyow…… gabaygaasna
Ma uu tirin qaasim weedh baa tiriyay
Intaaba dib ugu noqo
Heesta bilawga magaceed??
Anba wan raadiyy wan waayy😂
@@abdiaziz.r6763 waar imikaan heley niyow waxa layidhaa “ Heegan” waxana qaaday Xasan Diiriye. Imika unban raadiyo daqiiqad keliya ayan ku heley🤣
Eeewww
War gabayad raga udaa warxumaw
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅
Itaaa , yaawaayE , yariisaydataan murwodumaroo yariisEEy dagan fariidad facyaashay bahyareey bahbahyareey minyarooy cadceeddumaroo murwodumaroo Rasmi samsamEey yartayarta facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses lagufarxeeeey
Waxa la odhan jiray ahmed ismaaciil diiriye soo baro magaciisa
Xasan ugaas kasohadal
Wale niman sirti garanayow kuma sacabeyo wale sun iyo bok qoshaney soryo kuma modo wale subax quraced qalqiga kagama socnado wale seef boqnaha la igu jaray dib uma sofeyo
Hhj
Sheko xumee
waryaa taat habarjeclo maxaa arab kuu geeyay anaga dhulbahante ah arab maagisa ma maqli karno wa hooy idooroow arab ka leexda
Dumarkii arab ee asacab tii ahaa maxaa ku geyay dhaqan cilis ayaad u bahan tahy walahi in aanu akhiro ku diri anagu cayda manaqano lakin ninka nabad gala wanu biraynaa
War qof badhasuqa ayaad tahay