saalax alaydiray wuxu ahaa ragii sacad yoonis ugu gabayada badnaa se lkn gabayadiisi way kala lumeen war isaaqow gabayadiina qoro kayd gashta ragan daarood ba idaaja mid ay ugu yeeraanba u uruuriye
Ma dhurgoho e waan kala dhillaa dhuubka maansade Ma dhuunto e dharaar duhur cad baan dhalasho baannaaye Abidkayba golle dhaygaglaan dhab uga sheegaaye. Ma dhibsado e hadalkii la dhoho waw dhegjebiyaaye Ma dhirfo e dhib niman ii lahayn wayska dhaafaaye. Hadba kii dharici igu fallaan kaga dhafoorshaaye. Ma dhaawoco e nabar loo dhintaan ula dhugmaystaaye. Dhalinyaro turbaysiyo waxaan dhaafay shuqulkooda . Iyo hadal nin meel kala dhacaan sii dhadhamo yeelan . Abidkayba kaas kama dharsoo dhaan waddaan idhiye. Meel laba qabiillo is dhacdaan dhixi ka yeedhaynin oo laysku dhiilmadeyna waa taan u dhididaaye. Caawana wixii soo dhiciyo dhiiladaan sugiye. Waar dhalanteed an layguma sabee dhool.ma ka hillaacay. Abwaan saalax maxamuud maxamed yare (saalax ma lay diray).. Saaxiib gabayga waa khal khaldeysaaye waa sidaas kaasi. Kuwa kalena waan soo gelindoonaa iyaga dhamaystiran .
Gabayadii salax ley direy Waxa la moooda inaad haylhaylayso Indr Se waxa wanaagsan intaanad soo tabin inaad si wanaagsan usoo baandhayso Una soo xafido
Mr. Dirir, Gabayga HUMBANIDA HAMSHARIDA HAYBTA KA ISAAQA AH…,,,,,, WAXAA TIRIYEY CABD-GAHAYR OO AY IS-MAAGEEN TIMACADDE MAR AY AAD U XAFIILTAMEEN GARXAJIS IYO AWAL !!!!!! FADLAN GABAYGAAS KU NOQO OO HUBI.
TAAR MAANTA GABAYAA LAGA YAQAANAY CARIGAN AYAAD SOO DAYSAY REER GABIILAY WUU ASIIBAY GABAYAAGU DEE DHASHAAQO IYO XAZIID BAY UKEENEEN NIN HORWAYN GEEL WADAN JIRAY HUUNO NA WAY KU YIRAAHDEEN MARKAA MUU QALDAMIN ABWAANKU HADUU YIDHI WAAR KUWANU MA GARRAA
Waar weriye ma kasbay kaatahay mise kama gabayga tuducyada nuxda hadalka naasaca dibnaha War nabiibiyuhu sheegu Nacas runmooda Waxa laha faarax Nuur alle hawnaxariiste
Waxaad soo tabisaa gabaygii Sayidka ee ahaa "Wad isaaqa laayaa ku jira maandhow waysada'e Wab markaan ka siiyaa, indhaha wahab ka duulaa'e Mana waasho mana wareero, naxariisna waan kala wareegnaa'e Waaley iigu soo godol, ninkii waaya geel dhimay'e" Lol 😆
waa illaha madii haduu illaahay jano waydiistay fariidka lama cadaabo waayo fariidku waa geesi geesigun waa deeqsi deeqsagana lama cadaabo inkastoo sacadyooniska deeqdu ku yartahay ninka deeqda badana waxay u yaqaanaan nacas
Wllo goormaad reerka oo dhan koobtay
Ilaa aadka ogaatay inay ku yartahay.😮
Awoowgy saalah maxsmed yare laydiray geesinimada sacad yoonis buu uhy sacad yoinis oo dhan waa wada geesi birlaba🦁
Alle hawnaxariistee abwaan saalax maxamed ma laydiray wuxuu ahaa abwaan midho culus
Waad ku mahadsantahay saxafi maxamed aadan dirir sida aad noogu soo gudbisay adigoo codkaaga ku luuqayanaya iyo sida aad noogu faah faahisayba alle haku guuleeyo
Ninkaasaa lagu dhahaa qabyaali baad tahay sidaa idiin qaadaa dhigaya sacad yoonisoow
Ninka kula hadlayaa waa Reer bare oo caynaba jooga adna waan ku garanayaa
Nin habar yoonisa oo sacad yoonisa
Allah haw naxriisto Ameen
Allah oo naxaristo jano kaa warabi 2 abwaan
Awoowgay saalax laydiray qoodh buu ahaa 😮❤
saalax alaydiray wuxu ahaa ragii sacad yoonis ugu gabayada badnaa se lkn gabayadiisi way kala lumeen war isaaqow gabayadiina qoro kayd gashta ragan daarood ba idaaja mid ay ugu yeeraanba u uruuriye
Mnsha alla adere alle ha ku naxriisto abwaan saalax maxmed saalax ma laya diray3la
Walaalkii sugule soo ururi gabayadiisa plz.
So excited about this program
Suldaanow arladiina
Kol inaan indha saaro
Abaaraha lix sanaadba
Uurka waa idiinku hayoo
Aduun hawshiis kaleetiyo
Ashqaal bay xayirtoo
Soonqaadoo idlaano
Iidi maalma hareenbaan
Soo alaab xidhxidhayoo
Ayaantii ka dambeysey
Baabuurey eryayeenoo
Ishu meeley fogeyso
Amikiiba ku geeyaan
Ku soo joogay ayaano
Mambaasuu ilinkeeda
Goor aleyla na keenoo
Halkaasan bil idlaatiyo
Mid kaleeto inteedba
Ku akhbaaro sugayoo
Ayaantii ka danmeysey
Mailka waa la arkayoo
Isniintu baxayaabey
Odherkii ku baxsheenoo
Talyankaa lacag aaada
Oogadiisa kireyayoo
Iga qaatay ijaar
Todobuu orod yaable
Badda uurada wayne
Nalasoo ambanaayoo
Ishuu noo tuso mooyee
Uusan meel berri oo dhan
Adin nooga lalmin
Waxan uurka wareekiyo
Urkiisii markabkii
Ku ilaawi lahaaban
Eegga kaaga socdaaye
Suldaanow arrintaydiyo
Amuurtayda furdaami
NB: suuldaanku waa suldaan cali yuusuf keenadiid suldaanki hubyo
Geraarkan waxa tiriyey saalax ma laydiray oo safarkii nairobi ugaga yimid kaga waramaya waxana uu saldaanka waydiisanaya inuu xoolo siiyo madaama uu dhib badan ka mutay safarkiisi
❤
Maansha ALLAAH ALLOOW unaxariiso aaammiiin aaammiiin aaammiiin aaammiiin 🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Aamiin
Ma dhurgoho e waan kala dhillaa dhuubka maansade
Ma dhuunto e dharaar duhur cad baan dhalasho baannaaye
Abidkayba golle dhaygaglaan dhab uga sheegaaye.
Ma dhibsado e hadalkii la dhoho waw dhegjebiyaaye
Ma dhirfo e dhib niman ii lahayn wayska dhaafaaye.
Hadba kii dharici igu fallaan kaga dhafoorshaaye.
Ma dhaawoco e nabar loo dhintaan ula dhugmaystaaye.
Dhalinyaro turbaysiyo waxaan dhaafay shuqulkooda .
Iyo hadal nin meel kala dhacaan sii dhadhamo yeelan .
Abidkayba kaas kama dharsoo dhaan waddaan idhiye.
Meel laba qabiillo is dhacdaan dhixi ka yeedhaynin oo laysku dhiilmadeyna waa taan u dhididaaye.
Caawana wixii soo dhiciyo dhiiladaan sugiye.
Waar dhalanteed an layguma sabee dhool.ma ka hillaacay.
Abwaan saalax maxamuud maxamed yare (saalax ma lay diray)..
Saaxiib gabayga waa khal khaldeysaaye waa sidaas kaasi.
Kuwa kalena waan soo gelindoonaa iyaga dhamaystiran .
Wll gabayada waad qaladay qaarna ragaan lahayn ayaad Ku sheegty
Gabayada iyo taariikhda waa lagula hayaye nasoo waydii
Gabayadii salax ley direy
Waxa la moooda inaad haylhaylayso
Indr
Se waxa wanaagsan intaanad soo tabin inaad si wanaagsan usoo baandhayso Una soo xafido
Esh calaa taar tv Mansha allh
Ninkaani taariikhda wax badan kama yaqaan waayo wuxuu simay Majeerteen iyo Isaaq.
Saalax lay diray Libaax buu ahaa ❤
Gabayadani waa kuwo liidaya isaaqwaayo. Darood buu la simanyay. Hadana majeerteen. Dhulbahante. Iyo warsangali oo harti ah ayuu kala vurayaa
Isaaqu darood lama sina adeer harti ama ogadeen ayuu la siman yahay ,,
Dir iyo darood baa siman
@@jiilkacusub3019 sida xaqiiqda somaliyi waa qabiilo waana dad wallaalo ah islaama is dhalay. Balse qabiilka waa wax aynu is ticmaalo oo xaqiiqdii jirta. Isaaq iyo darood na waa siman yihiin. Sxb alaah xaqa haynagu sugo
Ogadeena dhulbahantay hooyo wadadhashay oo alaah haw naxarissto dhamaan ee hoyadood arab sheekh isaxaaq ayay ahyd
Only saax.la.iidaray havar.gidir ma.iloobay❤😂
Halkii saalax noo soo arkay ee sugulle noo diidey ma haddaa sabaad lagu shubay ooy seben barwaaqowdey.
Mise saac dambow kacay afkii aragnay siibnaaye.
( Abwaan tuurcaws.)
Mr. Dirir,
Gabayga HUMBANIDA HAMSHARIDA HAYBTA KA ISAAQA AH…,,,,,, WAXAA TIRIYEY CABD-GAHAYR OO AY IS-MAAGEEN TIMACADDE MAR AY AAD U XAFIILTAMEEN GARXAJIS IYO AWAL !!!!!!
FADLAN GABAYGAAS KU NOQO OO HUBI.
Masha allah gabayaa weyn baad soo qabatay
Gabayadii dhex maray biciide iyo sacad yoonis sxp soo daa
MashaAlllah
Ilahaw unaxariiso
Mashlhaa gabay xoog baadi doon
Awoogay salax laydiray ilhay how naxiiistoh
Alle haw naxariisT0 labadaba 😢
War waxani gabayaa maaha adeer
Suer isaaq
Niyoow wariye fiican baadtahaye dadka bidoodka kusheegaayso dad badan oomuslin ah ayaakujira ee abuirtooda waxba hakasheegin hadaad ilaahaay taqaan
SAXIIB MA GAFUUR CULUSTA BIDOODKA WASHAYSIGA KA MID TAHAH MAXAA KU DAMQAY
Allah ha unaxariisto abwaankaa
Magacii fanaankan iyo heestaa?
waa awoogay saalax lay diray dhullos waa abitigeen
Tar time is the best❤😂
Taariikhda in lagu ciyaaro oo la bad badalo ma fiicna isaaqow
Gayga ka jar laaxinka
Murankaa isaaq siman yihiyo
Maada suuqyada
Dir
Wahaabiga sidiisaad cilmiga wacan diidaane…..cajiib weeyi baytkaasi
ABWAAN SAALAX LAYDIRAY MARKUU TIRIYEY QARDHASA CADE SACAD YOONIS OO QALINAN AHAY _ WAXA KADABA KACAY MAXAMED NUUR FADAL OO ISNA YIDHI (( BILAAWE CADDE NUUX MAXAMDOO BAAR QABAN AHAY))
Waryaa taaroow taariikhda haka been sheegine kadaa kkkk
ABWAAN KEDIYE AUN
manshaa Allah waa wonderful gabay
Saalax (Malaydiray)
Maasha alaah
Saalax cawad huruse maxaan gabay isga daynaa waa lay direy
HA ILOOBIN TAARIIQTQA
Saalax mala ii direy
'Nasab hadaad tihiin gaaladad nici lahaydeene',. Sayid maxamad
Daaroodka qaar ayaa Midgaha lagu masalaa
Asc
Man sha allh ❤
🎉🎉❤❤❤❤
Labada aan ku duurto awow gay baan karaacay 😂
TAAR MAANTA GABAYAA LAGA YAQAANAY CARIGAN AYAAD SOO DAYSAY
REER GABIILAY WUU ASIIBAY GABAYAAGU
DEE DHASHAAQO IYO
XAZIID BAY UKEENEEN NIN HORWAYN GEEL WADAN JIRAY HUUNO NA WAY KU YIRAAHDEEN
MARKAA MUU QALDAMIN ABWAANKU
HADUU YIDHI WAAR KUWANU MA GARRAA
hoono ma cay ayad u taqana horta
@@buuxciise2167 Kalmad Jilicsan Baan U Aqaanaa Kkkk
@@MohamedHassan-nv1gm horta saxib huuno wa hadal qabow anigaygan kula hadlaya caruurta iyo dumarka ayan ku idhaah lkn
gebilay waxan ku arkay
islaan ayaad la hadli ama wad salamiba hooyo ayey ku dhihi
islamahenan reer bariga wa qandhadh bilaa naxarisa
Wad salaman tahay saxib 🙏👋
Gabeygii awwaadhka ahaana ma isagaa tiriyey: Cantartaye hadaad Calibarrow ceydh la dulukleynin…..
Saalax malaydiray
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waar weriye ma kasbay kaatahay mise kama gabayga tuducyada nuxda hadalka naasaca dibnaha
War nabiibiyuhu sheegu
Nacas runmooda
Waxa laha faarax Nuur alle hawnaxariiste
Wwww 😍😍😍😍😍😍🌷🌷🌷🌷
Amaantiii abwaan saalax ee saldanaddii hobyo maxaad uga tagtay?
Nala wadaag adigu
787
Sayidka nin gabay iskaga celinwaayey lama sheegin ee bal halkaa inaga hubi
Waligeed ayaa gabay loogu jawaabi jiray taariikhda soo baro
@@roodacawil7763 huuno sayidka wa ninki somali ugu gabay badan weli lama sheekin nin u dhahay idaa sababto ah boogagti laga qorey xitaa hadaad eegtid dadka isagaa daandaansan jirey o inta badan wu u gabyi jirey lkn ninka weriyahaa baa gabayo badan isku khaldey ninkan u sheegayo malidirey gabayo gole ka fuula bu tirin jirey lkn salaan carabey calidhux adan iyo qamaan bulxan baa ka gabey badnaa eeg wxay ka gabyeen diradiraha nabada qabyaalada xorimadi dhaca geela jaceelka
Salaan carabey ayuuba hadyad usoo dhiibay kuna yidhi isuma soo gabaynee sayidku ma Nebi buu ahaa ninkaynu isla garanayno maanu ahayn ee sharka iyo khayrkaba lahaa
Oki
Sixitaan. Magaciisu waa Saalax (Mal
saalax ma lay diray
weeye
Waa
Sacadyoonid
@@Xamse-es4pi Haa
Nikii noga buya is wayn baradho how doonto waligayo gabanimo iyo geesino deeqsi nimo noogu imow
Kkkkk
ح
Waxaad soo tabisaa gabaygii Sayidka ee ahaa "Wad isaaqa laayaa ku jira maandhow waysada'e
Wab markaan ka siiyaa, indhaha wahab ka duulaa'e
Mana waasho mana wareero, naxariisna waan kala wareegnaa'e
Waaley iigu soo godol, ninkii waaya geel dhimay'e"
Lol 😆
Kkkkkk, waxaan maqlay gabeygaa siyidku muu tirin. ee waa (GABAY XAYIR) uu tiriyey Cabdi Salan x. Adan.
Sida kii Ismacil mire ee uu xayirka ku sameeyey ee aha.
(DUHURKII TOGA HERER WADO KA SOO TUURAY
HURDO LAGUMA TAAME
NAFTAA LALA TACAALAYE
ANIGA IYO TODOBA AAN KU JIRO
TUMADHO SOO QAADNAY....)
Waxa la yidhi ayaga oo xamar jooga
ayay kaftameen niman abwaan ah oo daarooda. nimankii ayaa ku yidhi
waar nimankiinan ISAAQ gabayga waad taqaanaane lkn, balwad ayaada ayaa idin dishay oo alkoolistayaal ayaad tihiin.
Kolkaasay yidhaahdaan idinka daaroodka ayaa idinku gabayaasana. waxay yidhaahdeen, waxa noogu gabayaasana Siyidkii.
Kolkaasay ku yidhaahdeen oo siyidkuba khamriyo cab ayuu ahaaye. Markaasay yidhaahdeen maxaad ku cadaynaysaan.
markaasuu Cabdi salaan yidhi dee isagaaba sheegtay oo gabaygan tiriyey.
Markaasoo gabayadiisii mid ka mida xayiray oo uu tiriyey gabaygan caan baxay ee. ( WAD ISAAQA LAAYAA KU JIRAY WAYSADEYDANIY
MA WAREERO
MANA WAASHO
NAXARIISNA WAAN KALA WAREEGNAAYE.
waxaad ka baadhaa gabay u tubka
Gabay xayirkii CABDI SALAAN X. ADAN
Kaa muu lahyn sayidku ee waa gabay xayir uu tiriyay nin isaxaaq ah oo reer burca ah oo la odhan jiray salaan waana ninkii gabaygii ismaaciil miire badalay laftarkiisa
😂😂😂
Bena.waas.nocasi.fadal.iyo.salan.isuma.gabyi.karan.iska.hubso.ku.shubasho.tahay.salaxna.ma.naqan
Waar ragaa magaadhayo saalax laydirey ina nuur fadal iyo salaan carabey
Cabimaalik muuse hala sii daayo
Acs
saalax cawad huuruse
Awo waan kusalaamay
Absuluuti
snnssn
Suer isaaq