Omar Fariid .indha yare/Heesta hadal Raamaale.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 24

  • @YAHYEXUSEEN-h5m
    @YAHYEXUSEEN-h5m 16 днів тому +1

    Anigoo ardaya oo dhigta 26 june hargaysa ayaa baska derewalku nooshidi jiray dawaral farta ka xidhan oo waalan oo fariida ayuu ahaa wllaahi baska ugu quruxda badan ayuu ahaa hargaysa long time xasuus

  • @EagleEast1
    @EagleEast1 Рік тому +2

    Wallaahi 7 Jir Baan Ahaa Heestan Markaan Dhagaysan Jirey Aduunyo Wax Badan Baan Raadiyay Imika Ayay Iga Soo Hor Baxday u Qaadan Waa " Raamaale Waxa Deganaa Members of my Families Garxejis Gumbuur Old Is a Gold ♥️

  • @tahliilissa
    @tahliilissa 4 місяці тому

    18 sano ayaan raadinaayey heestaan. Xasuus ayey igu leedahay.

  • @sayidmohed
    @sayidmohed 2 роки тому +5

    Erayadii (Maxamed Jaamac Ilkacase), AHUN laxankii iyo codkii (Cumar Cismaan Fariid, Indhayare).....

  • @OmarMohamed-sg6gk
    @OmarMohamed-sg6gk 2 роки тому +3

    Xaxyaa hees maxaan ku murqaamay 2000

  • @TIKTOK4472
    @TIKTOK4472 2 роки тому +1

    Heestaan Maxaan Raadiyay Raamaale

  • @amalahmed1564
    @amalahmed1564 3 роки тому +5

    15 Sano kahor intii ila dhageysan jirtay 🙌🏻🤗

  • @cabdisuley7469
    @cabdisuley7469 Рік тому

    Cumar ismaan fariid. Heestaan raamoole aniga oo ka shaqeeyo doonayaha lagu kaluumeysto ee dhagaha yaxaaska la dhoofiyo ka shaqeeyo aya si wacan u dhageysan jiry 2000 kun sanadku markuu ahay oo waliba xiiso guur ku dhex jiro

  • @user-hq1cs8zh5g
    @user-hq1cs8zh5g Рік тому

    C est un tres bon chanteur

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 2 роки тому +1

    Raamale xasuus

    • @siryaaska1187
      @siryaaska1187  2 роки тому +1

      Si wanagsan xasuus iyo waayo la soo maray.

  • @dhacdo9123
    @dhacdo9123 3 роки тому

    Caadi ma aha thanks i am the frist one

  • @WarariyoWarbixinno
    @WarariyoWarbixinno 2 роки тому

    Mucjisadii baa faraha ula tagtay Music-ga ku ladhan, kii garanaya baa garanayee, Cabdisaal Jimmy wuu kaga hadashiinayaa bahalka

  • @elmimohamed3671
    @elmimohamed3671 3 роки тому

    Omar indha yare bro wxad no so galisaa heestisa Kaalay dahabooy hada haayso thanks

  • @sacadaxmed3557
    @sacadaxmed3557 2 роки тому

    Kusoco weliba heesihiisa oodhan

  • @cabducaziiz2929
    @cabducaziiz2929 3 роки тому

    Axyaa ramale 😂😂😂