Somali songs 2012 ramasa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лип 2012
  • Waa hees somali ah oo aad iyo aad u qiimo badan

КОМЕНТАРІ • 175

  • @liibaanliiburuuj
    @liibaanliiburuuj 3 роки тому +26

    Hees music dagan, cod dagan iyo jawi raaxo oo qurux badan 😘 Somaliyey jecelka hala ixtiraamo

  • @abdisalanafyare5646
    @abdisalanafyare5646 Рік тому +9

    xasuus ayey igu leedahay heeskan 2008 ayaan shageysan jirey aniyo gabadh aan is jeclayn oo ubax cabdi maxamed la odhan jirey habeenki iskugu kaaya danbeysey oo ay tageysey ethopia iyadoo uga sii safteysa emerica dhageysaney runtii iminka waxay joogta maraykan ana somalia lascanod reer ayey leedahay ana sidoo kale balse niyadeyda kama bixin mantan soo xasuustay 14 October 2022 Friday.

  • @aadangalad7346
    @aadangalad7346 Рік тому +4

    From tik tok wee isoo jiidatay heesta waa hees music io Miro macan wadato fanankana barteedu dhigay waa marki iigu horeesay aan dhageesto waana Ka helay 🎹🎺🎸

  • @abdiazizhassan8826
    @abdiazizhassan8826 Рік тому +12

    Old Is Gold 1998Album’s kii Rabaso Legend un baa garanaya qofwalba oo heestan 1998 soo dhegaystay waa legend wayn halooga dambeeyo heestan kkkkkk

    • @arbehirmoge186
      @arbehirmoge186 7 місяців тому +2

      True story walahi!!! Ninyahow waan la'ay lakiin album koo dhan UA-cam

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 3 місяці тому +1

      7 jir ah markay soo baxday raba shidadeda la nimo oon ku noqonya marku igu danbaye la nimada maglda ku dhashay kam abokor Ethiopia 😭

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 3 місяці тому +1

      ​@@arbehirmoge186ano hargaysa usoo socona gadhiga aabahay kabaxay xasuuso gala ila marka yara

    • @warsuganmedia914
      @warsuganmedia914 15 днів тому

      It is my birthday 😂❤

  • @MohamedHassan-pu6wk
    @MohamedHassan-pu6wk 2 роки тому +7

    Heestan waxaan ku xasuuusta meel baadiye ah anigoo moobel yaroo niicle ah LG ah ku dhagaysanaaya waayo waayo hada waan ka soo dheeraday meeshaas balse markaan soo xasuusto waxaan sawirtaa meezhii oo caadiya miiga burco gaar ahaan dagmada qoryaale gaar aha gaatama iyo kiriri dhexdooda tuulada cali wayne xasuus qaali ah

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 4 роки тому +15

    1998 Album's kii Rabaso 2020 caadi mhn Adduun waaye wllhi

    • @qeynungelle6488
      @qeynungelle6488 2 роки тому +2

      Xusuus weeye 1998 hees kaan Iyo kuwa jamac yare gurigii hooyadey baan dharka kaga dhaqijirey

    • @ilyasmusa9182
      @ilyasmusa9182 Рік тому

      Woow 1998 ayaan dhagaysan jiray heestan walhi fanaanka waa abdinasir sulub xitaa hees kale uu leeyahay wali ma maqlin

    • @liibaanxaaji7258
      @liibaanxaaji7258 Рік тому

      97 uu ahaa saan filayo sxb. Muusiga jiimi baa iskaleh wiilkii loogaharay tumida muusiga.

  • @abdikaderabdillahi
    @abdikaderabdillahi Рік тому +1

    One of my favourite somali songs rabaso horay u soco fankeena soomaaliyeed ee qaaliga oo ayka sii qaalisan yihiin dadkiisa soomaaliyeed ee wadan qudha diin qudha af qudha dhaqan qudha wadaaga i hope somali people durable peace.insha allaah

  • @sn4271
    @sn4271 4 роки тому +10

    2014 an ku dhakensan jiray balcad xawo tako hatane waxan ku dhakesanaya America 2019 😍ax ya xasus

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 2 роки тому +4

      Xaafadda xaawo taako balcad 1984 ayaan kasoo samaystay teesaro municipio

  • @madobehussein5334
    @madobehussein5334 Рік тому +6

    These song I listened in the year 2009 i.e 13yrs ago while am student,it was nice & still rocking in these year....My favourite part;Ragna wa ragi hore❤🔥😍....Woow it lits🔥🔥🥰💟

  • @daarali
    @daarali Рік тому +6

    Childhood momery waxaan wads dhagaysan jirnay sxb igu qaali ahaa alaha u naxariistee dhintay 1998
    Boorama awdal

  • @guledbashe9538
    @guledbashe9538 Рік тому +11

    Rabaso, badar wanaag, masalaha, Haragysa , magaalooyinkaaso dhami waa dhul ay degaan Garxajis G36 🙏❤✌ Fankaba inu Garxajis iska leeyahay taasa ku cadaynaysaa yaa salama Jaamac yar noolow Abti gobti darawisheed

    • @zakisamehofficial7372
      @zakisamehofficial7372 Рік тому

      caynkaa weeye lbx😂

    • @liibaanxaaji7258
      @liibaanxaaji7258 Рік тому +1

      😁 G36 maxaa olajeedaa bro. Fanku qabiil & qabyaalad maleh saas uohow sxb. Jaamac yare ma ahane waxaa ladhahaa fanaanka qaadayo. Abdi naasir sulub. Ma aqaan qabiilkiisa. Lkn. Jaamac yare waa dhulbahante.

    • @liibaanxaaji7258
      @liibaanxaaji7258 Рік тому

      1997 ayuu ahaa albumma ramaso. Musigana waxaa saaray jiimi. Farsamaduna waa isla jiimi. Saas uogow. Sxb.

    • @daarali
      @daarali 7 місяців тому +1

      Jaamac yare maaha fanaanka heestan qaadej waa abdi naasir macalin ayaa la odhan jiry 1998 album Ramaso la yidhaa bay ku jirty

    • @sadaamNuur-od2ui
      @sadaamNuur-od2ui 3 місяці тому

      𝙬𝙖𝙖 𝙘𝙞𝙞𝙙𝙖𝙜𝙖𝙡𝙚 𝙘𝙖𝙗𝙙𝙙𝙞 𝙣𝙖𝙖𝙨𝙞𝙧 𝙨𝙪𝙪𝙙𝙞

  • @nashaadabdi8595
    @nashaadabdi8595 5 років тому +16

    Xasuus 2002kii pan dhagesan jiray❤🧡💚❤🧡💚❤🧡

  • @zeatziciitxiin3243
    @zeatziciitxiin3243 2 роки тому +6

    Jama yare Maanta Gabadhiisa badashay Fanka Kiin jama 💯🔥 heestan waan Ku qayilijiray waayo waayo

  • @abdikaremsaid9336
    @abdikaremsaid9336 2 роки тому +5

    Ku dhagaysanaya Burco 30-08-2021
    Subax shaqo, caadi maaha.
    Alle ha inoo naxariisto

  • @ciltireamiin3138
    @ciltireamiin3138 Рік тому +4

    It was A very interesting song which talks about the truth our ladies now days are interested by our European and African men's that was the truth about somalia men those who are there a foolish may Allah protect us from evil our ladies kindly be happy with your somalia brothers

  • @casanovadonbadshah9313
    @casanovadonbadshah9313 10 років тому +8

    fadlan fananka qaaday heestan magaciisa iyo album kan hesaha kalo ku jiro soo gali ama isheg aniga raadinayo. THANKS

  • @richdotcom7611
    @richdotcom7611 Рік тому +4

    i will always be proud to be a somalian❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiqani610
    @abdiqani610 10 років тому +5

    Wonderful Ramaas ragna waa ragii hore salutto fanaan

  • @suugaantatv2809
    @suugaantatv2809 Рік тому +3

    Waa mid ka mid ah heesihii ugu horreeyay aan dhagaysto uguna jeclaa 2001 baan dhagaystay lafo hore miyaanan ahayn kk

    • @sultanahmedliiban2603
      @sultanahmedliiban2603 7 місяців тому

      Bro waah waagan dhashay 2002 sep allah cimriga ku barakeyoh from kampala

  • @abdiqanidahir5541
    @abdiqanidahir5541 Рік тому +3

    Heeskan mid G36 ah oo canada ku rafaaday baaa sameyey waaa shaki la taasi

  • @thelemonadeboy
    @thelemonadeboy 3 роки тому +11

    Somalia, and all of Africa deserves better, one day I hope they walk towards glory

  • @abdullahidawud4192
    @abdullahidawud4192 2 роки тому +5

    Old is gold..I use to lessen when I was kid. With my friends::elwak DB primary school

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 Рік тому +1

    Ilohoow canada mar igeeh aamiin iloohow waynow

  • @aidrousmahmud730
    @aidrousmahmud730 Рік тому +3

    2013_2022 Xasuus Qiima Badan Intiina Iga Danbaysana Wanaag Bn Idiin Rajynayaa.

  • @asadabdiagoogo2389
    @asadabdiagoogo2389 3 роки тому +8

    Axyaa hees ramasa yaa ila dhagaysanaya 28/10/2020

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Рік тому +2

    Nice heestaan mar hore baa iigu dambaysey maalin dhawayd arkay iyadoo la dhagaysanayo oo qof is dulsaaray🎵🖐

  • @rooblemohamed8545
    @rooblemohamed8545 Рік тому +3

    Yaa ila dhagaysanaaya heestan 2️⃣0️⃣2️⃣2️⃣

  • @maslahosman9695
    @maslahosman9695 5 років тому +9

    13 6 2019 yaa ila dhageystay heestan mudu badan ayaan raadinaye

    • @dhemanduceysan3255
      @dhemanduceysan3255 2 роки тому

      Anigaba waqti badan ayaan raadinayey videowgeda iyo ninkii qaaday Kadibna waan helay waxaa qaaday C/nasir Sulub

    • @lggl3450
      @lggl3450 2 роки тому

      @@dhemanduceysan3255 waayo waayo

  • @mohammadawil4235
    @mohammadawil4235 6 років тому +9

    Heestan sidan u raadin jiray mantan helay2018

  • @RealNigga4rmEAP
    @RealNigga4rmEAP 7 років тому +36

    this is a deep song I love it I heard it as a kid almost 20 years ago still love it sulub was cool check out xurma daran by him it's a remake but nice the first girl on the video gotta be one of the most beautiful humankind hands down love Somali girls the best

    • @AhmedAhmed-du3qr
      @AhmedAhmed-du3qr 2 роки тому

      Masha Allah we all love our splendid somali girls,am your opposite man , I use to listen 26 yrs ago, to second with you yes it’s a fantastic song.

    • @jamalmohamed8548
      @jamalmohamed8548 Рік тому

      Hats off to our Somali ladies. We love you 💓

    • @badrigass4135
      @badrigass4135 Рік тому

      Really 🥰🥰👋😇

    • @abdullahiibrahimada
      @abdullahiibrahimada Рік тому

      ❤❤❤🥰🥰🥰🥰

    • @arbehirmoge186
      @arbehirmoge186 7 місяців тому

      Sidoo kale. Laakin I can't find rest of the album

  • @ahmaddkhadarr2825
    @ahmaddkhadarr2825 4 роки тому +3

    Fadlan albankii ramaso oo kaamil ah maheli karaa

  • @kaafichanel6389
    @kaafichanel6389 2 роки тому +2

    Caawa 28/3/2022 Habeen talaado soo galeyso maantana ay ahayd isniin 27/3/2022 muxuu wakhtigu ordayaa aduunyo

  • @saidyare8206
    @saidyare8206 Рік тому +3

    Still listening can’t get enough 😊22/01/2023

  • @cabdiqadircolujoog1738
    @cabdiqadircolujoog1738 Рік тому +2

    2010 ayaan dhagaysan jiray markale 2022 ayaan dhagaysanaya ramaso

  • @muusekibaar8052
    @muusekibaar8052 Рік тому +1

    Rugtan maanta naalnana rabi bayna keene marna anigu maan Rabin

  • @ggrty8526
    @ggrty8526 5 років тому +6

    Best song wlhi aad baan u jeclahy

  • @abdirihmanhajji7992
    @abdirihmanhajji7992 Рік тому

    My favourte song ramasa mar waan tegayaa anigo nabad ah insha allh

  • @samriekhalif1858
    @samriekhalif1858 Рік тому +5

    Still listening this is fire

  • @mubaarigfarahwafer1983
    @mubaarigfarahwafer1983 Рік тому +3

    It's a wonderful song. I remember 2010 when I was traveling in a car and listened to it. Every time it comes on I remember that wonderful time.

  • @fanreact7076
    @fanreact7076 5 років тому +6

    04 March 2019 lagama dhargayo xaqiiqdi

  • @mohamedamen3902
    @mohamedamen3902 2 роки тому +6

    Ruuxaad La KulantiyO
    Dadku Raali Kaa Wada yahay❤
    Ramasa,
    MaliNbaa Anigoo izla socoNa JacayL KayGa u daaray HeestaN
    KadiB waxay I tidhi JacayL Kiiyo Qofa Tahay 💋💚

  • @khadarmohameth9061
    @khadarmohameth9061 2 роки тому +3

    26/10/2021 anigo barbera xasuus dheer👋👑
    Heesta yaaa qaada

    • @ceynicumanmaxamed11
      @ceynicumanmaxamed11 2 роки тому

      Jaamac yare

    • @ailyabdi3368
      @ailyabdi3368 2 роки тому

      Walahi berbera Ayaan ku dhagaysan jiray 20+ years ka hor allow dub igu ceeli mantana Canada Ayan ku dhagaysanaya guurigad ku dhalatay meel ka wanagsan malaha

  • @c.rahmanjaban4170
    @c.rahmanjaban4170 2 роки тому +1

    Xasuus qaali ah 2012 dhegaysan jiray ila manta 2021ka ax yaa hees ramasa

  • @abdiqanidahir5541
    @abdiqanidahir5541 Рік тому +2

    2002 waaayo waaayo

  • @rahmaabdi5566
    @rahmaabdi5566 3 роки тому +11

    Heestani waa xasuus qalia❤️🥰🥀

  • @mohamedhasan6238
    @mohamedhasan6238 5 років тому +3

    Hestan hada yaa ila dhagesanayo 24 4 2019

  • @abdinasiromar8499
    @abdinasiromar8499 9 років тому +6

    Cumar yare ayaa ladhaha fanaankan sxb

  • @nawaafsomali
    @nawaafsomali Рік тому +2

    Welcome rer tiktok🥴😅😅

  • @marla_arag6880
    @marla_arag6880 6 років тому +9

    10/7/2018 Yaa ila dhagaysta heeztan

    • @Mohamedgaleyr2023
      @Mohamedgaleyr2023 5 років тому

      Walaaley anaa kula dhageysta

    • @mahadabdiali5797
      @mahadabdiali5797 3 роки тому

      ✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻 Aniga ku waalan 15 Sano Nairobi Xasuus🙏🏻❤❤❤❤

  • @adenabdi6141
    @adenabdi6141 4 роки тому +3

    Hestan muda badhan ayan radinaya lkn cawadha ayan kuguleysta 26/1/2020

  • @dhuhulyarechannel6900
    @dhuhulyarechannel6900 Рік тому +1

    Wxan dhegaysanayaa 2023 o xlay bilaamay alxm

    • @axmddcabdiaxmed787
      @axmddcabdiaxmed787 Рік тому

      Waxn kula dhagaysanaya manto 2/1/2023 galab jawigu daganyaya

  • @cali2119
    @cali2119 Рік тому

    Heesta waxaan xasustaa 2008 aniga oo kadhegaysta mobel for me ah ilaa hada waaaan jeclhy hestan❤

  • @abdiqasim7022
    @abdiqasim7022 Рік тому +3

    The man have got a nice voice

  • @abdinazirhassan4139
    @abdinazirhassan4139 4 роки тому +3

    Yaa illa dhehaystay 21/1/2020

  • @mA-ts2gp
    @mA-ts2gp 4 місяці тому

    Xasuus weye heestan waa hesahan qaadkabku baratay 2004

  • @Codayev
    @Codayev Рік тому +1

    I used to live Toronto, back in 1997 and it was hottest ticket on Somali parties damn it was long time ago

  • @Waarufmedia188
    @Waarufmedia188 4 роки тому +4

    fdln wll fanaankan magaacisa isoo sheeg hadad haysan albamkiis oo dhan fdln soo galiya

  • @cali2119
    @cali2119 Рік тому

    Form sanaag regin Somalia 🇸🇴 badhan happy time more rainfall and green places

  • @ahmedabdirisakahmed4298
    @ahmedabdirisakahmed4298 9 місяців тому

    Heesaha waligay baan maqlin lakiin hada baan daaway dariiqada ay tahay 19/10/2023 maalin duhur ah Khamiis ah 1:40pm heesa yaa qaaday magaciisa yaa I sheeg Kara soomaaliyeed

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 7 років тому +4

    this song my ex lover he from canda now

  • @fartunhosh9810
    @fartunhosh9810 Рік тому +1

    xasuuus aan galay when I was teenager

  • @kamalsa1306
    @kamalsa1306 Рік тому +1

    🥰2013 xusuus goni ah bay ii ledahay

  • @ahmedyamec8643
    @ahmedyamec8643 5 років тому +2

    24/4/2019 ya ila dhgesanaya hestan

    • @mohamedhasan6238
      @mohamedhasan6238 5 років тому

      ahmed yamec harangue maagarane saxib ninka qaadaya magacisa

  • @halqaran5999
    @halqaran5999 2 роки тому +3

    2012 when I was kid my first phone 📱 😂😂

  • @AbdiaarAar
    @AbdiaarAar 2 місяці тому

    sxb wa codsi yasin yonis albunkaan so dhamaystir ama hesta wa adigan dhaqaaqo wan dhofayaaye axdi meel madhiganaa
    kuso dar sxb albunkan ramaso 1997 c/nasir sulub io jimy oo isla helay weye

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 7 років тому +1

    this song heart beaitfull

  • @CabdiAxmed-nb4vq
    @CabdiAxmed-nb4vq 11 місяців тому

    Rugtan nala matana rabiba inakene
    ReRna anigu man rabin xasuus qliya caruur nimo
    Xuma ax ax

  • @AbdirahmanAhmed-ih7pv
    @AbdirahmanAhmed-ih7pv 6 років тому +2

    Waaaaaaaaaaaw nice song

  • @AmirAli-uh8ii
    @AmirAli-uh8ii 2 роки тому

    Very amazing song ilike this song

  • @HaskaIssack
    @HaskaIssack 3 місяці тому

    This song is legend

  • @biyacaddechannal3041
    @biyacaddechannal3041 5 років тому +2

    Beautifi👍
    Song

  • @channelkadhalinyaradagerma1685
    @channelkadhalinyaradagerma1685 5 років тому +12

    Heestani calanka buluqa umay dhalan qofka so galiyayow iska hubso heestu wa somalilander viva rabaso

    • @galadomar2121
      @galadomar2121 5 років тому +3

      Channelka dhalinyarada Germany Faysal xayawaanow caqliga reerahaga bas haka weynaado

    • @abdiqaniabdi2030
      @abdiqaniabdi2030 4 роки тому +2

      Kala jarka nagdaaayya

    • @amaalyahye87
      @amaalyahye87 3 роки тому +2

      RAGEEDII!! QOSOL IGUMA HADHIN!! KASAARA DHEH ,HAADEE!! IT'S NON OF THEIR BUSINESS!!! 🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤SUBSCRIBE kuu saaray HUUNO QAALI❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @daacadalleaamin1757
    @daacadalleaamin1757 Рік тому

    Hestan xasuus iithy wlhi rikoodh aan lahayn ayay maamada uga bixi jirtay aadban ujeclaa xasuuus wlhi

  • @fxfaiid2202
    @fxfaiid2202 11 років тому +1

    rasmi meel ahyn hadii reer lagu furo.....

  • @MuminAShire
    @MuminAShire 3 роки тому +1

    waa hees xusuus leh waayo hore

  • @shanfoolahmed4992
    @shanfoolahmed4992 4 місяці тому

    Ollax
    Waar maxaad itidhi niYow
    🤦‍♂️ Rasmi meelaan lagu ahaYn
    🤦‍♂️ Hadii reerka lagu furo
    🤦‍♂️ Kama raYsto oonkee
    😔 Ragna waa ragii hore
    😔 Hadalna waa intuu Yidhi
    😔 Waxba sooma raacaan
    Old is gold

  • @daudduceysane2762
    @daudduceysane2762 8 років тому +1

    runey walaley dumarkaba uroney rafiq an ahane

  • @user-kf1lg4dw3u
    @user-kf1lg4dw3u 5 місяців тому +3

    When I was studying dugse I use to listen song with my father phone 😂 wlxi I can't forget 😢 raag wa rage hore Ayan kaxusuta

  • @bashiiromar1598
    @bashiiromar1598 8 років тому +1

    rasmi mela uhaheen hadii rerkalagufuro

  • @musadealmadristahadash16
    @musadealmadristahadash16 10 місяців тому

    I really appreciate the Bess of the beat on Sunday/30sep/23

  • @Hiiraan_boy
    @Hiiraan_boy Рік тому +1

    Jawi dagan 💚💛

  • @Diinimohamed8125
    @Diinimohamed8125 2 роки тому +1

    Hees xasuus leh

  • @mamowabdullahi6660
    @mamowabdullahi6660 3 роки тому +1

    Rasmi I have respect

  • @king15716
    @king15716 3 роки тому

    Ciyaal rabasa 😭😭😭😭

  • @mohamudabdalla6814
    @mohamudabdalla6814 2 роки тому

    axyaa hees rabaso 🎸

  • @wardahusein5861
    @wardahusein5861 Рік тому

    Xanuus qaliy😢

  • @hibaqyusuf7628
    @hibaqyusuf7628 4 роки тому

    💓 ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Khalieth17
    @Khalieth17 Рік тому +1

    Navar G36 Ma QaDey HeesT 😂😂

  • @arbehirmoge186
    @arbehirmoge186 7 місяців тому

    I can't find the whole album!!! Someone help me plz!

  • @jimcalediini3862
    @jimcalediini3862 2 роки тому

    Hees xusuus igu leh

  • @samayntafadhiyadadibada2534
    @samayntafadhiyadadibada2534 5 років тому +2

    c/naasir sulub

  • @yaasinilmi1117
    @yaasinilmi1117 Рік тому

    2010 hees degan

  • @ismailcabow6703
    @ismailcabow6703 2 роки тому +1

    2021😍

  • @user-tr3mu8mn4b
    @user-tr3mu8mn4b 11 місяців тому +1

    Acs

  • @axmeddey4601
    @axmeddey4601 2 роки тому +1

    Heeskan ninka qaada magaciis

  • @ahmedsufi3855
    @ahmedsufi3855 3 роки тому +1

    2021 / 8 /1

  • @molidabdi230
    @molidabdi230 Рік тому

    2022❤

  • @ahmaddkhadarr2825
    @ahmaddkhadarr2825 4 роки тому

    Albunkaan maqalkiisa waa horaa iigudanbaysay

  • @kahinhass6547
    @kahinhass6547 2 роки тому

    hees nool 2022 18 may

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 5 років тому +1

    👮🌷😗😗😗💋💋💋