BEERTAN WAA 4 ACCER OO AAD U QURUX BADAN RAQIIS AYAANA LAGU IIBINAYA EE KA FAAIDAYSTA HADAD AWOODAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 239

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 4 місяці тому +18

    Soomaalida inta ay qablayaad ka hadli lahaayeen sida HOOYADAAN oo kale umada wanaaga aan isla qeybsano si aduun iyo Aakhiro Guul u gaarno Maamo jir oo joog Baydhabo ayaan kaa soo salaamayaa.

  • @user-lb2op8gy9t
    @user-lb2op8gy9t 4 місяці тому +4

    mashaAllah habaryar illahayay hakuubarakeyo gurigaaga iyo beertaada sida aad wanaaga UGA shaqeysid

  • @sharifahm.7963
    @sharifahm.7963 4 місяці тому

    MashaAllah mamo somaliyey guryaha iibinta iyo meelaha ilmaha la geeyo kuwa daroogada looga nadiifiyo o dib diinta looga so celiyo noso badi

  • @joemohammed4269
    @joemohammed4269 4 місяці тому +6

    Mama somali dhulka aad kusdhax socoto waa coos miiran ee iskailaali aweesada iyo bahala dhul galka ah . Allaha ku sharfo waana ku salaamay

  • @MohamedSalah-wb7ie
    @MohamedSalah-wb7ie 4 місяці тому +5

    Beerta Markad Booqonayso Kabaha Daboolan Ee Buud ka Xiro Cows ka Bahala Ku Dhuuman Kara Maamo Thank You So Much

  • @user-js6do7zf3x
    @user-js6do7zf3x 4 місяці тому +2

    Walaaley anaa rabay intee kaala soo xariiraa

  • @amaljawhar849
    @amaljawhar849 4 місяці тому +1

    Walaalaay kaalaya lughaya Awdal badleh beeraleh iyo geel iyo xoolo leh

  • @osmanali308
    @osmanali308 3 місяці тому

    Walal waxan joogaa Australia tephonekiina in ad ku soo qortaan ayaan ad u heclaalahey si an idiinla soo xirriiro marka kuqora Telephonkiina in sha allah

  • @bario1091
    @bario1091 4 місяці тому +2

    Mam africa waan kuu soduceynaa inshallah beertan waad jeclatey adiga ayaa helidono mamada kudheh inyar inyar ayaan kuusiinaa mar walbo shaqada aan kaimado videos wadaa ayan fiiesada marka beertadi tan ayaa kaquruxbadan

  • @Ugbaad_Araweelo
    @Ugbaad_Araweelo 4 місяці тому +1

    Lambarkaagi baa iga baxay waa reer Alberta Canada 🇨🇦 waana ku salaamayaa

  • @ahmedmaktarow2376
    @ahmedmaktarow2376 4 місяці тому +1

    Inshallah Mama Somali you will get commercial

  • @manaminaahmed8788
    @manaminaahmed8788 4 місяці тому +1

    Waa hadan laha lakiin qof ii haya ma haysto USA baan ku nolahey

  • @dahir.alasow
    @dahir.alasow 4 місяці тому

    anigaa raba beertaan ee xageen kaala soo xiriiraa, xageese kenya uga taal?

  • @user-on6uq3wj8y
    @user-on6uq3wj8y 4 місяці тому +3

    eedooyy cidna kama aqaan kenya ma ii gadeysaa hadaan lacagta kuu soo dhiibto ?? waan ku aaninsanahay waa kugu xiranahay ehel ahaan na tolkey baa tahay ❤❤ eedo allaha ku xafido lambarkaaga ma iisoo qori kartaa ama rmail kaaga ???

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  4 місяці тому +1

      Eedo mahadsanid isoo wac 254 742226331

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 4 місяці тому +1

    ASC MAAMA SOOMAALI WAAN RABAA INSHAALAAH XAGEE KAALA SOO XIRIIRAA II SOO JAWAAB INSHAALAAH

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 місяці тому

    Mashaa Allah habo canab
    Waa beer cajiib ah❤❤

  • @user-qg2ec3jw6o
    @user-qg2ec3jw6o 4 місяці тому +1

    Maasha allah

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 4 місяці тому

    Masha Allah mama waad mahadsantahay ❤❤❤❤

  • @AliMohamed-op4on
    @AliMohamed-op4on 4 місяці тому

    Dhulka soomaalida may kudos taala beertu

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 4 місяці тому

    Walaashey Maama Soomaali, waxaa tahay qof aamin ah.
    Farintaada waan helay, In Sha ALLAAH, I will contact you after Ramadaan, Mahadsanid 😊

  • @bulshokaab6827
    @bulshokaab6827 4 місяці тому

    Walaal isoo waca Aniga rabay beerta inshalah.

  • @zahramahomud6556
    @zahramahomud6556 4 місяці тому

    Asc wr abaayo waan ku salaamey ❤❤❤❤abaayo xagee ka helaa❤❤❤

  • @anabhassan5928
    @anabhassan5928 4 місяці тому +2

    Asc. Eeddo tel, aan kuu soo qoray, meesha. Kama muuqdo, adiguTel. Noo soo sheeg.

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  4 місяці тому

      Habo isoo wac 254 742226331 watsabka

  • @kururururur5906
    @kururururur5906 4 місяці тому

    mamo xagee kala soxiriira wa kubahna inan kula hadlo❤

  • @abdiosman1308
    @abdiosman1308 4 місяці тому

    It’s really good chance. Halkee kaaga soo xiriiraa?

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 4 місяці тому +3

    Abaayo ma alkii hiter baa 4000 ku ah muse afarta hofter baa 4000 ah noo kala sheeg abaayo

  • @ah3069
    @ah3069 4 місяці тому

    Mama soomaali xagee Kala xariiraa anigaa ubaahan

  • @suleekho232
    @suleekho232 4 місяці тому +1

    Asc eedo waan rabaa beerta hadan Lagadan isoo sheeg

  • @user-ue4sb3do2i
    @user-ue4sb3do2i 4 місяці тому

    Maamo soomaliyeed waths up kaaga maxa waaye hadii larabo inlagula hadlo bal soo qor insha alaah

  • @ahmedmaktarow2376
    @ahmedmaktarow2376 4 місяці тому

    From New York USA

  • @user-qp9sk5zs4x
    @user-qp9sk5zs4x 4 місяці тому

    مشاءالله ❤ ‏‪

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 4 місяці тому +6

    Dhul aadan lahayn raaxo ka dheer

  • @Ihh487
    @Ihh487 4 місяці тому +1

    Khayr badan baan kuu rajeynayaa email ii soo dir

  • @abdallahdoyow2997
    @abdallahdoyow2997 4 місяці тому

    Walaal waan ubaahamahay intee kaalaso xeriiraa

  • @LonwaboMgweba-io9ql
    @LonwaboMgweba-io9ql 4 місяці тому

    Masha Allah

  • @fadumomohamed7544
    @fadumomohamed7544 4 місяці тому

    Aws walaal waxaan rabaa beer markaa kenya ma dhinac mombasa baa ma kula soo xiriiri karaa beertii 3 Aymara aheyd mala qaatey mase helikaraa beer 10 aykar ah

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n 4 місяці тому +1

    Can you tell us the rent and the food

  • @sifircadeciise498
    @sifircadeciise498 4 місяці тому

    Wlhi cashewnut ka waa qaali haduu ka baxayo geedkaas qofkii gato waa ka faaidi doontaaaa

  • @natureanimalsonearthandund163
    @natureanimalsonearthandund163 4 місяці тому

    ASCWW , BEERTAN XAGGEEY KU TAAL WADANKEE ? AMA DEGMADEE ?

  • @zaynabmohamed130
    @zaynabmohamed130 4 місяці тому

    MashaAllah ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hanan4882
    @hanan4882 4 місяці тому +1

    walaashey dhulkaan mala qaatey hada

  • @sudanmuhumed6382
    @sudanmuhumed6382 4 місяці тому

    Maamo ,dhul ama beer markaaf gadanayso ha kuqorin qof San kenyan ahayn, canshuurta sanadkii 20 jibaar ayaa lagaaqaadayaa odayga ku qor haduu leeyshay kabaandho beer iyo guriba waa isku mid

  • @mahadmahamud7818
    @mahadmahamud7818 4 місяці тому

    Anaa gadanayo ee. Xagee kala soo xariiraa

  • @zeinababdi5588
    @zeinababdi5588 4 місяці тому

    Mana am interested is it sold out yet or no

  • @user-on6uq3wj8y
    @user-on6uq3wj8y 4 місяці тому +1

    i hope inaa isoo jwaabto

  • @HaliimoDayib-vy2ie
    @HaliimoDayib-vy2ie 4 місяці тому

    Mashallah

  • @gomb19
    @gomb19 4 місяці тому

    As Salamu Alaikum Mama Somali,
    sidee baan kula soo xiriiri karaa?

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l 4 місяці тому +1

    ❤😂waa Masha Allah 👍😅

  • @maryami2299
    @maryami2299 4 місяці тому

    Manou biyaha ka waran ceelkeeda gacantiisa ma lagu WiFi karaa biyuhu ma dhaw yihiin

  • @user-og3pq1ly3i
    @user-og3pq1ly3i 4 місяці тому

    Walaal taleyfoonka ii soo dira

  • @ahmedibrahim2749
    @ahmedibrahim2749 4 місяці тому

    Way somalian be come koteda wat is happening

  • @aminamohamed1844
    @aminamohamed1844 3 місяці тому

    Which region or county of Kenya is this farm located?

  • @ah3069
    @ah3069 4 місяці тому

    Mama soomaali xagee contact iga laga heli karaa

  • @maxamuudildab4316
    @maxamuudildab4316 3 місяці тому

    Kolba meel isku dabayaaca
    Somalidu walaahi waa qiiro socota
    Bilaa qorshe ah

  • @fadumoboru2177
    @fadumoboru2177 4 місяці тому

    Mamo how can we contact you to buy beerta my husband is interested please

  • @zainabsulman3881
    @zainabsulman3881 4 місяці тому

    Abaayo sidee laguula soo xidhiidhi karaa ,

  • @OmaliMedia-zv1bs
    @OmaliMedia-zv1bs 4 місяці тому

    Xayaysiin meeqa lagu siiyey hooyadan

  • @user-to2kr7vz8j
    @user-to2kr7vz8j 4 місяці тому

    Asc mama somali waan kula soo xariiro

  • @umanabil737
    @umanabil737 4 місяці тому

    Asc mama somaliyey xageen kala soo xirira

  • @anisahersi8392
    @anisahersi8392 4 місяці тому +1

    Asc Canbay Maa halki Accer ba mese 4 Accer wan raba I'm from Canada

  • @raalliyo5952
    @raalliyo5952 4 місяці тому

    Dhul dad kale miyaa qarash la gelin karaa? Berrito haddii leygu qabsado maxaan sameynaa? Soomaali inay dollar ka sameysan yihiin baa la fahmay.

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 місяці тому

    Mahadsanid habo💖

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 4 місяці тому

    Wlalo waan rabaaye xagee kaala soo xiriraa walalo kheyr jecel

  • @shwnabdul1517
    @shwnabdul1517 4 місяці тому

    Mama xagee lagala xiriri lambarkada nosoo qor

  • @hadijanur1150
    @hadijanur1150 4 місяці тому

    Asc walashy sidee lukula soo harerikaras

  • @ahmedmaktarow2376
    @ahmedmaktarow2376 4 місяці тому

    I'm interested to buy it

  • @InnocentOrcas-lp8tg
    @InnocentOrcas-lp8tg 4 місяці тому

    Mama ma 3 accre baa 500 boqol la gadayaa mise wa calaa accre 500 boqol

  • @libandarar976
    @libandarar976 4 місяці тому

    Mama aniga raba. Xagey kalaso xidhidha.

  • @user-wo4qy9om1w
    @user-wo4qy9om1w 4 місяці тому +1

    Asc walasheet Macaan no kada side ku heli karaa

  • @WHO2024
    @WHO2024 4 місяці тому

    Mama Somaliyeey aniga rabe halke kaala soo xiriira?.

  • @amirahabdulqadir9836
    @amirahabdulqadir9836 4 місяці тому

    Anau bahane talefonban ubahanahay

  • @aminaisakabdi3997
    @aminaisakabdi3997 4 місяці тому

    Hbo xage kala so xiriira wan u bahanahy please 🙏

  • @BushraqueenB
    @BushraqueenB 4 місяці тому

    Waa khadar nabar ka sodir

  • @idilsalahgenyo-cad7731
    @idilsalahgenyo-cad7731 4 місяці тому

    Maama somali 🇸🇴 telefoon so qor si aan kuu la so xariirno

  • @Abdhulahihassan
    @Abdhulahihassan 4 місяці тому

    Keynya miya mise meel kale waye

  • @umu-maalika
    @umu-maalika 4 місяці тому

    Asc dhamantiin isoo buuqda ❤

  • @hamzaabdi9201
    @hamzaabdi9201 4 місяці тому

    Asc mama xagee Ayan kala so xiriira

  • @latifayusuf6818
    @latifayusuf6818 4 місяці тому

    Uk waye ee abaayo ha idharin

  • @kayfhassanmahamad6223
    @kayfhassanmahamad6223 4 місяці тому

    Mana Somali xagee kala Soo xiriiraa? Waan daaley sidaan kuu raadinaayey

  • @user-vj1fj2dn6d
    @user-vj1fj2dn6d 4 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @rashidismail456
    @rashidismail456 4 місяці тому

    Xagee lagaala soo xiriri karaa anaa rabee

  • @amirahabdulqadir9836
    @amirahabdulqadir9836 4 місяці тому

    Asc habaryar sen kulasoxirira

  • @hamdi1mukhtar965
    @hamdi1mukhtar965 4 місяці тому

    Asc mama numbarkada hoos iigu soo qor mahadsanid

  • @sadiyaalimahamed4955
    @sadiyaalimahamed4955 4 місяці тому

    Mamma labarkaga inte kahela wan kagadana

  • @nasriinhaji1532
    @nasriinhaji1532 4 місяці тому

    Asc haboo pls l where can I contact with you I need that land .

  • @habiba9267
    @habiba9267 4 місяці тому

    Mama soomaali numberkaaga ii soodir abaayo kenyaan kulajoogaa

  • @SAJamar
    @SAJamar 4 місяці тому

    Asalaamu Alaykum Habaryar, how can I find your contact details?❤

  • @shwnabdul1517
    @shwnabdul1517 4 місяці тому

    8 miya afar ah

  • @user-no6qc2tf6m
    @user-no6qc2tf6m 4 місяці тому

    Magaaladee waaya

  • @Amina_11802
    @Amina_11802 4 місяці тому

    Abayo intee lagaala soo xiriiraa

  • @hanihani8612
    @hanihani8612 4 місяці тому

    Anaa Raba ee see kula soo xirriraa?

  • @Lingpinghometree
    @Lingpinghometree 4 місяці тому

    ASC abaayo. I’m from Canada and very interested. How do I get in contact with you?

  • @itzz_susu
    @itzz_susu 4 місяці тому

    Asc mama somali w

  • @FaosiaKariye-bj2sg
    @FaosiaKariye-bj2sg 4 місяці тому

    Asc abaayo taleefankaaga ii soodir

  • @samwhat8554
    @samwhat8554 4 місяці тому

    Asc mama waxan ku bahanah talafkaga❤

  • @shamsahassan957
    @shamsahassan957 4 місяці тому +1

    Somali iyo haad haad.wax mahubsadaan wxay maqleen beer beer beerta yaa iskaleh? Taasi wax aad kashalaayi doontaan hadad wax iibsanaysaan wadanki ka iibsada waa iga talo aqoon ayan uleeyahay arimahaan

    • @Wmm98584
      @Wmm98584 4 місяці тому +1

      If you don’t have a Kenya citizen,you cannot buy a feee hold land. You can only buy a lease hold of maximum if 99 years. This must checked throughly .
      If you buy a lease hold ,you must lay land rate every year and you must have a KRA pin. To get a Kra you need to declare income every year.
      Many Somali diasporas don’t know all these information
      Please get a lawyer if you are buying in Kenya.

  • @fayecooking
    @fayecooking 4 місяці тому

    Beerta maxaa lagu waraabiya webi ma u dhow mise Roobka ayaa ku filan!

  • @latifayusuf6818
    @latifayusuf6818 4 місяці тому

    Abaayo aniga ayaa rabo ee ba arkada nasi

  • @libaaxbari945
    @libaaxbari945 4 місяці тому

    Habo lanbarka iisoo dir anaa ubaahane

  • @aminaosman3469
    @aminaosman3469 4 місяці тому

    Beautiful and cheap