NINKA XAASIDKA AH IYO KAN XABIIBKA KUU AH 2 SHAY AYAA LAGU KALA GARTAA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 72

  • @saynabjimcale
    @saynabjimcale Рік тому +6

    Qofka afka xun xanuun baaba laga qaadayaa sowmaahan? Qof af xun oo wax walba kuu qabanaya waxaa dhaama koo af macaan oo lugooyaa istaaqfurulaah laba doodaba waxba isma dhaamaan walaahi. Dadkeenuna waaba labadaas nuuc wax sedexeeya malahan.

  • @safiyaahmed1328
    @safiyaahmed1328 Рік тому +5

    Mama somali qisan kula wadagi donaa ee inte kala so xariira mama😥😥😏😏😏dhibtaada igu dhcdyna alle hdda iga baxshee alxmdlilah

  • @sarshhassan6323
    @sarshhassan6323 Рік тому +11

    ASC habo it's roda from London I missed habo my friend she is married and got kids but she said to the government she single mum but her husband is living with her he savings his money on his pocket not helping with the kids the government is paying the rent habo and he worked full time and not spending time with her wat Ur advise habo

    • @fartuneychannel8804
      @fartuneychannel8804 Рік тому +2

      That is non of your bussiness sister,dnt interfere married couples.

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Рік тому +1

      Yes habo there is a lot of people like that

    • @hamushmohamed6693
      @hamushmohamed6693 Рік тому

      Tell her call police get divorce give her good advice leave him alone stay save she must takecare her self or contact me i will help her and change her mind

    • @mamadijbouti4334
      @mamadijbouti4334 Рік тому +2

      Asalamu Aleikum Roda , please don’t write your life story or your life story of your family and friends in public place there is a lot of evil people around you they will you harm your emotions look after your self ❤

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 Рік тому

      @@mamadijbouti4334 Very good advice sister.

  • @asmacali2506
    @asmacali2506 Рік тому +2

    MashaaAllh habo waxatahay dhiirigalisadayda Allow cimriga ku barakee❤️❤️❤️❤️❤️

  • @TheWacan
    @TheWacan Рік тому +2

    It's definitely true, you have experience for this life dear, and thanks 😊 I learned samething important from you 😊

  • @Dagancabdi4063
    @Dagancabdi4063 Рік тому +3

    Mamo taloyinkaga dad badan ayay noloshodo saamayn wanagsan kuyelanaysaa misaanka xasanadka allaha kuugu daro cimriga, cafimadka cilmiga ,caqliga ,coodka iyo carurtaba allaha kubarakeyo

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Рік тому

      Mahadsanid habo

    • @duniyoali6725
      @duniyoali6725 10 місяців тому

      ​@@mamasoomaalihapo mlntn ku bartay wax badan ii qabsomay wlhi uk ku nolahay hdn canada jogi lahaa isbuci mar ku iiman lahaa sii aan wax kga faiido

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 Рік тому +4

    Muhiimadu waa ficilka mahadsanid hooyo macaney allaha kuxifdiyo ❤❤❤❤❤❤🥰🥰🙏

  • @MaxamedsanweyneAbdi-rr4yf
    @MaxamedsanweyneAbdi-rr4yf 10 місяців тому

    Mama wan ku taageera wax badan ayan ka faa,iday jazaka allah kheyr tnx mom ❤️

  • @zuhuurcadeey1390
    @zuhuurcadeey1390 Рік тому +2

    Ascww abaayo aamino alla run badanidaa sidaad u tilmaantey sida ay kala yihiin walaahi sidaad uga hadashey waa cajiip intaas aad ku hadashey oo dhan waa run ❤❤❤❤

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Рік тому

      Marked cimri gaarto wax banana beads fahmeysaa soo dhawoow abaayo

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman Рік тому +1

    Masha Allah hooyo alle haa ku dhowro aad baa uu mahadsan tahay ilahay khayr haa ku siiyo 🥰🥰🥰😊😊😊

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Рік тому

      Mahadsanid habo soo dhawoow💕💕💕💕

  • @khadijaawesi1435
    @khadijaawesi1435 Рік тому +2

    ASC mama qaali mama sharafeey salaansare 💯♥️🌷jazaa kallahu qeyran ♥️♥️♥️♥️

  • @quruxsanqurux8659
    @quruxsanqurux8659 Рік тому +3

    Taas anaa laigu baa bashay siiba walalaha walaalba waansonacay😢

  • @sharifoahmed3276
    @sharifoahmed3276 Рік тому +1

    Mashaallah aqliga Allaha ku dayo

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Рік тому +1

    Masha Allah abaayo ❤ 🙏 💖

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 Рік тому +2

    Midka afxumo iyo caay, tuugnimo iyo masayr qiyano iyo ilmo dayac dhaqalo babi-is isku darsaday maxa lagu sheegi karaa? Balkas ka soo hadal plaese

  • @ayanabdi6941
    @ayanabdi6941 Рік тому

    Waa mahad santahy habo wlhi aqli baan ka faaidy masha allah

  • @ZAMZAMHAIDHAFINCHANNEL
    @ZAMZAMHAIDHAFINCHANNEL Рік тому +1

    Saxiix waaye masha Allah waaruntaa
    Thanks xabiibti

  • @user-fx4ec9bi1j
    @user-fx4ec9bi1j 5 місяців тому

    Wisdom words

  • @ashoahmedmuhmad4679
    @ashoahmedmuhmad4679 Рік тому +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️ mam

  • @sahraa1716
    @sahraa1716 Рік тому +1

    Masha alaah

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 Рік тому

    Masha allah xifdullah Habo Thanks ❤️👍🙏👍❤️❤️👌❤️

  • @sahraaden7785
    @sahraaden7785 Рік тому

    True walhi mum I have honey mouth person

  • @fartuunbarre45
    @fartuunbarre45 Рік тому

    Gabadha walshaa ah kaleexo oo xaasid nimada kadaa hodan waa daacad wana mislkiin alle hadinka qabto adiga iyo Inta kle ee ka oohiyey miskiintaa

  • @jamaamal5573
    @jamaamal5573 Рік тому

    mama waxan ahay gabadh soomaliyed oo joogta hindiya talo xooga dhib xaga nolosha ah ayaa i haysata ayaan kaaraba mama halkeen kalasoo xidhiidha

  • @qadiijoyarey473
    @qadiijoyarey473 Рік тому

    Masha allah mamo

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 Рік тому +1

    MashaAllah hooyo wanagsan

  • @adoontiiallah6682
    @adoontiiallah6682 Рік тому +1

    maamo canab ilaahay ha ku dhawro qaali

  • @jamaamal5573
    @jamaamal5573 Рік тому

    mama fadalan isoo jwb

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 Рік тому

    Mansha allh haboo

  • @amiinashaakir4490
    @amiinashaakir4490 Рік тому +1

    Mnaha allh hapo

  • @hassanyusuf8739
    @hassanyusuf8739 Рік тому

    Legend

  • @superwomen5718
    @superwomen5718 Рік тому

    Mama wllhi waxaad ka hadlayso waa run

  • @mohamedsufi5702
    @mohamedsufi5702 Рік тому

    💋💋💋💋💋💘💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🫀🫀🖤🖤🖤🖤♥️♥️♥️🩸🩸👍👃

  • @raarabot9645
    @raarabot9645 Рік тому

    Good

  • @mohamedsufi5702
    @mohamedsufi5702 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-lp8po2yb4t
    @user-lp8po2yb4t 9 місяців тому

    Ar gebada run badana 😢

  • @maryandjama7013
    @maryandjama7013 Рік тому

    Asc mama wlhi xajikayga sida à wa bala dabecad u af xun yahay wana bala dulqad lkn bilqa u nasiya iyo waxan u baxdo lkn wali kuma ag bukon lkn 2caruura leyahay marka folanayo u ila dhibtoda wlhi anigu hadalkisa xun ba nacay markaste waxan ka ura i fur lkn isagu u naca
    N

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Рік тому +2

      Habo markup catalog waa laga aamusaa lalama murmo isaga is ku xishoon

    • @blueblue5427
      @blueblue5427 Рік тому +1

      Macanto qof dhamistirin majiro.
      Hadu ku bilaaya oo marka foolaneeyso kula dhibtoodo oo wax uu baxato kusinaya.
      Dee intaas yar ka waano oo dhuulqaado.
      Patience my sister. No one is perfect expect Allah

  • @hamdiyamohamed4307
    @hamdiyamohamed4307 Рік тому

    waxaad dhigtay oo xidhay ilmahaaga oo aad hubisay inaad ka soo mustafiriso Kanada Ninkaaga dartii? Marun ba

  • @ubaxmuse7738
    @ubaxmuse7738 Рік тому

    Walaashaa ma heshiiseen

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Рік тому

      Ubax walaashay allah barakeeyo illahayna ha caafiyo

  • @caliyare9650
    @caliyare9650 Рік тому +1

    Asc hooyo qaali

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 Рік тому +1

    Midka afka xuun aya dhaama midaka afka macan oo qabaka lahayn

  • @mudanmohamed
    @mudanmohamed Рік тому

    Habo kan wax tar xumo iyo afxumo isku darsadeyna waa jiraa🥲

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Рік тому

    Wcs wrb

  • @rahmahassa5306
    @rahmahassa5306 Рік тому

    Aniga ninkeyga ilmaha iyo aniga waa no ruunyhy lakiin mark xaanaqo waa af xunyhy anigana waa ku naceya ruunti af xumada

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Рік тому +2

      Habo qof Dhan MA jiro CARUURTA ku korso nin kuu xamaalaya afxumadiisa ha U bixin

  • @mohamedsufi5702
    @mohamedsufi5702 Рік тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ugaaskabelaadir8467
    @ugaaskabelaadir8467 Рік тому

    qofka ku jecl magarata

  • @ubahmohamedmohamud4278
    @ubahmohamedmohamud4278 Рік тому

    canabeey anaa arkay khof baan iri arimaheyga waa ii idlaadeen shib ayey iga dhehday waa baxday sidii rux fikiraaya oo kale

  • @mohamedsufi5702
    @mohamedsufi5702 Рік тому

    💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🫀

  • @mohamedsufi5702
    @mohamedsufi5702 Рік тому

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜🌲🌲🌲🌲🌲🌲🌲🌲🌲🌹🌹🌹💋💋💋💋💋