Mm Malyuuney waa runtaa oo markii aad qof soo hadal qaadaba waxaa la dhahaa bari ayey la soo shir tagi doontaa iyada oo sidii haadkii babineysa marka macaanto hadii aad soo cimreysato Allaha kuu sakhiree oo kaa aqbalee wixii danbe oo aad ka hadasho ha noqdaan nature ka ama bii'ada ama degaanka iyo dhirta wax aadan ku danbaabeyn ummadana wax taraya kheyr iyo liibaan ayaan Ilaahay kaaga baryay, safar salaama aamiin bi'idniAllaah.
Maasha Allah lama huraan waa cowska jilaal. Reer qurbo kuli kusoo noqda Dalkiina. Malyuunay Illaahay ku shugri inuu ku caafiyey kuuna gargaaray Rabbi waa Raxiim ee yaanlaga quusan
Masha allaha hanbalyo malyun qurx ducada nagu soo dar angana in ilaah noo kaso in aan tagno cimrada iyo xajka adigana ilaah haku nabad geeyo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲🎉🎉🎉🎉🎈🌹❤️❤️❤️❤️
Main wan ku jecenahay runtime barwsaqada allaah ha kuu station anagana noodle ducee dhibta wan kula Qabanaaye ha u bixin Somali Way haysataa mana fahmaan waxa haya allaah ha soo hanuuniyo boo soo ducee malyuun insha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw ❤
Mashaallah waa cagee moma mallyuun ❤
Habatu waa qaawan
Masha allah
Waa runtaa Walaalo qaali geesiyadbaad ee hire usoco Wcs ❤
Masha Allaha ❤ isoduce
Asc waa xagee meesha ka Dhisaayey guriga maama Malyuun allaha kuu barakeeyee
MASHA’ALLAH Malyuun Cali Cumrada teg Allah ku xafido,Hugaada heyso is astur.
Masha Allah imaa ku baxday allow kuu bara kee
Mashallah.Mama Malyuun illahey ha kuu barakeeyo.Gurigan Quruxda badan🎉♥️👍🌺🎉🌹😍💐💕🌹🎉♥️🌺💪💪
Masha’Allah Tabaraka’Allah we love you 😍
Mashallah beautiful good job ❤
Mashaallah tabaraka rahman
Maansha Allah ❤
Mansha allah maama ilahay imriga iyo caafimaadkaba ha kuu dheereeyo gurigaa aad dhisanaysana tii ku cimrida ee calfata allaha kaa dhigo
Maasha allaaah allaha kuufududeeyo aaamin
Mashallah❤
ASC habo maansha alllh alaha ku xafido
Masha Allah ❤❤ alle cimri dheer iyo cafimad iyo jano haku siiyo
Manasha ALLAH maam malyun shaqo fiican baad haya halka ka hay aniga beer waan jeclahay
Manshll alaha barakeyo
asc abaayo mcn masha allaah illaahay wahelki ahaw har iyo habeyan aamiin🤲🤲❤🥰💞💘💋💋
Masha Allah maamo guuuulayso
Ilaahow kuu barakee noloshaada aamiin yaa rabi. Mms waa istaahishaa wax walba oo wanaagsan. farxad ku noolow.
❤mansha allaah ❤
Mm Malyuuney waa runtaa oo markii aad qof soo hadal qaadaba waxaa la dhahaa bari ayey la soo shir tagi doontaa iyada oo sidii haadkii babineysa marka macaanto hadii aad soo cimreysato Allaha kuu sakhiree oo kaa aqbalee wixii danbe oo aad ka hadasho ha noqdaan nature ka ama bii'ada ama degaanka iyo dhirta wax aadan ku danbaabeyn ummadana wax taraya kheyr iyo liibaan ayaan Ilaahay kaaga baryay, safar salaama aamiin bi'idniAllaah.
Mashallah
My allaah make you easy really you work had 😊
Maasha Allah lama huraan waa cowska jilaal. Reer qurbo kuli kusoo noqda Dalkiina. Malyuunay Illaahay ku shugri inuu ku caafiyey kuuna gargaaray Rabbi waa Raxiim ee yaanlaga quusan
Mashallha hoyo maccan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Cimrada ilaahay hakuu fududeeyo
Alaah hakuu barakeyo
Masha alh❤❤
Ilaahey hakaa soo aqbalo cimradaada mom ,,
Deeganadeenii hadan wax ka dhisan lahayn umad iibaan qabin baa nooga horaya ani reer cabudwaaq baan ahay sida eedo suuban alayaaraxma oo ahayd hooyaday saxiibadeed hooyo isaaq bay ahayd waxan maqlay adoo leh hooyaday saxiib deed waa isaaq waa hooyaday alayaaraxma ilaahay labadioda aduunka way isku jeclayeen aqiro kuwo isku jecel ha ka shigo amiin 😢
اللهم آمين يا الله
@@hamsahassan5788 man naha ma fahmin
Mashallah tabatak allah ❤
MashaAllaha mms guuleso inshaAllah
Malyuun ilaahey Raas barakeysan oo barwaaqaa hakaaga dhigo
Masha allaha hanbalyo malyun qurx ducada nagu soo dar angana in ilaah noo kaso in aan tagno cimrada iyo xajka adigana ilaah haku nabad geeyo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲🎉🎉🎉🎉🎈🌹❤️❤️❤️❤️
Manshallah guul gobonimo mama malyun❤❤
Mashallah Mom MMS Saxah Nimacada alle Adigaa sameesan karah noqo mid ku xamdidah inshaalh amaanku ha kuu sognaado koleey waa dhul qurbo ah Somaliya baan jacelaan lahaa in Aad ka dhisatiid
MashaAllah tabaraAllah ilhey ha ku barakeyo your new house 🏠 Queen MMS 👸 ❤️❤️❤️🩸🫂💐
Mansha Allah Mamo Alle haku xafido Safar Salamo Mamo Dadka islaam kaa ah U so Duce in Qalbigena Rabii Mideyo Oo Qabil Qabail. Naga Madowbeyo ilahow Naga Madowe Wa Qabil La dhaho Allahuma Ameen Ameen Ameen yaa Rabii 🤲🤲🤲 ilahow iga aqbal Wa Malin jamco ah Ilahow islamka Midee Oo Yahuud Naga Qabo Shartodha Amin ilahow intii Dhimatay U Naxariiso Ameen yaa Rabii ❤❤ 🤲🤲🤲🤲 Asc Somali Weyen Ameen I dhaha Wad Mahdantihiin Walaladay 💋❤️
Malyuuneey dadka syey rabaan in ey kugu diraan ee dsn ugu dhac😃❤
maasha Alaah tabarakalaah malyuuneey waa halkee meesha aad degtey?
Makiino meel xaasid weye allaah haku xafido mama
Maansha Allah eedo❤❤❤❤❤❤❤❤
Manshalah Allah ku fududeyo Queen kor dahab ducadana waa xagaga inshallah cimrada 🥰🙏🏽
🎉🎉🎉🎉congratulations mummy 🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
fil baraka my dear your new house and well done and I hope you enjoyed your new life ❤
Maansha allaah illaahay hakuu barakeeyo aadun iyo aakhiraba aamiin geedaha waaweyn geesaha kubeer
Masha allah malyuun quruxeey guulayso
Wow gorgeous I love it ❤❤❤❤❤ Queen MMS
Masha allaah tabarakallaah maamo cimridheer o cfmd leh cibaado suuban❤❤ allaaha kusiiyo
MashAllah MMS
Maasha alaah tabaaraka lahaa noo soo duceey walaasheeyda haduu ilaahey dhaho safar salaamo ❤❤❤
Ku abuur,liin iyo raqay, zaytuun
Iyo ku kale oo nacfile inshallah
❤❤❤
Maasha allah waa qurux
m.sha allaah maamo barwaaqada allaha kuu siyaadsho
Mashallah Momo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Ilaah subaxaanu watacaala hakuu barakeeyo eedo we love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ilaah subaxaanu watacaala cimrada allah kaa aqbalo eedo
Allaha kuu barakeeyo balse cidlada raga biraha ku shaqeynaya iyo badeelada adna aad kaligaa tahay is ilaali cidladaa waa la isku dilaa
Inaad ka carartay baan ka baqayaa walaahi meeshu Waa cidla
Wad Mahadsantihiin Walalayaal kun iyo kow jeer
MM Malyuun Meeshaan duur duurbay u egtahaye is ilaali bisinka, Cabsi cabsi waaye😊
Masha Allah enjoy
Masha Allah mamma malyuun guleyso nolasha kuma ciisho noo soo ducee.❤
Ku beer iasha alaah
Congratulation and keep going
msh allaah malyuuneey sidii kii galaadi aad ka dhistay markaad dhamayso haka caratin dal shisheeye dhaqaale kakeen dal shisheeyana gali dhaqaalihii siday tahay taasi somaaliyeey war dalkiina dhaqaalaha geeya asagaa inu hudhane
Maansha Allah Tabaaraka laah MMS Waxan ahey gabadh page kaagan aad kuugu Xidhan. ilaahey hakaaga dhigo Guri waa kan aaqiro mid aduun Iyo Aaqiraba ku liibaantid Abaayo meequu kuugu kacey darbigaasi koleey Somalia waa ku Qaali wareegan dhisidiisa wabilaahi Towfiiq ❤❤❤
M.a
Meshan ma gaalkacyaa
Good job mms guuleyso mom❤❤
manshallah mayuun eeedo❤❤❤
Allhamdullahh
Ilahay waxa kudiwayo hakaqado waxa marna kuqawinayo marna marya
Kuxirayo
Ilasoo xiriir anaa kusaxayee
Ina ader dadkeni wey washen illahey dadkeni somaliyey jecelkodi allaha isku soo celiyo
Aaway qolokii daaradii in baan arak
Maamo ma gurigaagii galadi baa
CABO.IYO.BABAY..LIIN.IYO.TIMIRNA.KU.DAR.MAANSHA.ALLAAH.TABARKA..ALLAAH.
Meeshan cidlada wa xagee iga daba geeya bal
Mama malyuun iska ilow kuwa dadka isku diro ama maago allah umadda hooyo iyo aabe hagkaga dhigo cibaabadada hakaa aqbalo
Meeshaad udhalataa waligaa guri lagadhistaa cid hadey kugusoo duusho yaa aheey baad oran
Meeshan waa xage waa meel qurxan ee ma Nairobi baa walshay
Malyuun wll inbdn ayaa laguu sheegaaye iska sax salliga
Main wan ku jecenahay runtime barwsaqada allaah ha kuu station anagana noodle ducee dhibta wan kula Qabanaaye ha u bixin Somali Way haysataa mana fahmaan waxa haya allaah ha soo hanuuniyo boo soo ducee malyuun insha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
😮😮😮😮 qofki jimco waalani rabo qamiis soo xeeta xeeta maqli jire aawe guriga ad shegeyso
Allaha kucalfo
Xage waye meshan abayo
Masha Allah 💯👍🤲🫶♥️🫶👑🌹🎉🎉👏👏
Maama malyuun islaamaha kale ayaa kaa lacag badan
Qaali quruxeey ceelna ka qodo gurigaaga si adan biyo debada uga baahan waan hubaa in biyuhu ka dhow yihiin dhulkaga❤.
Mms ❤❤❤
💚💚💚💚💚💚
Waa cidla ciirsila
Cimrrada Rrabbi ha kaa aqbalo
Dhulkaagaa dhul lagadhistaa qofkudhihikaro kaguur majirto laakiin dhul shisheeye adiga malihid dabaqyo kadhiso xataa