Filmka Lu'gooyo Haween Part 9 2020.....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2020
  • DAYAX SHOW : XIISAHA IYO XULASHADA SHACABKA
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 523

  • @greenloveboss5729
    @greenloveboss5729 4 роки тому +340

    Ilahaybaan kugu dhariyee haddaan kaa soo hireeyay like ta ii Saar waa mahadsan yihiin dhamaantii

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 роки тому +1

      wll qaaliya subscribe ii saar inshallah LIKE waa kuu saray

    • @hibohassan4445
      @hibohassan4445 4 роки тому

      Istey 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @user-cb9nh6ky4k
      @user-cb9nh6ky4k 4 роки тому

      🤙🤙🤙🤙🙏🙏🙏😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂🤣😂

    • @azmamohamoud6001
      @azmamohamoud6001 4 роки тому

      waar horta maxaad ku taqaanaan like isaara midh kusaa rimayno ilaahay hanagu dhaarinin waad edab xunteeeeeee

    • @greenloveboss5729
      @greenloveboss5729 4 роки тому

      @@azmamohamoud6001 mana ku aqaan inta la saaray baa iga badan 277

  • @yahyekalid5555
    @yahyekalid5555 4 роки тому +10

    plz inta nabiga jecel scw liketa ha iladhafina

  • @anazhuseyn365
    @anazhuseyn365 4 роки тому +188

    5:40 Ubax iyo Ridwaan mesha e kuciyarayan 😍 Mohamed iyo Najmo ee Hob Films inta taqaano aya taqaane hda ku aragte like ta asxapta kuxiran Hob Films👇👇

    • @ayaanmaxamed5666
      @ayaanmaxamed5666 4 роки тому +3

      Maaha waa kaah meesha ubax iyo ridwaan najmiyo maxamedna waa barwaaqo

    • @shabcanmohamed2286
      @shabcanmohamed2286 4 роки тому +2

      @@ayaanmaxamed5666 ma ex cosoba wll tolow

    • @nimcoheegoofficial8846
      @nimcoheegoofficial8846 4 роки тому +3

      Mahaa meelkale weeye hargeisa goobo badan ayaa ku yaala

    • @nimcoahmed5167
      @nimcoahmed5167 4 роки тому +1

      Kii saamiya cayeey meelkasta uu tagan yahy

    • @anazhuseyn365
      @anazhuseyn365 4 роки тому

      @@nimcoahmed5167 mxa iga rapta yarey qawadkaa cune wah😂😂😂😂

  • @zkturkish8483
    @zkturkish8483 4 роки тому +136

    stey inta tageera like is muujiya😂😂🤣
    26. muu ku qanjiiyey ma ogee😂🤣😂

    • @hiboali2114
      @hiboali2114 4 роки тому +5

      Ala istey jeceliya 😂😂😂 from paris

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому

      @@hiboali2114 maasha Allah isku wadan ban jogna quruxay ani nantes abaayo isoo booqo chanel kayga subscribe ii saar mahadsanid

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому

      Wll qali ado raaliya subscribe ii saar

    • @hiboali2114
      @hiboali2114 4 роки тому

      @@lamahuraanChanel ok ma chérie entendu je visiterai ton chaîne inha allah a part ça je te salue

    • @saynababdi7355
      @saynababdi7355 4 роки тому

      Hsejgsdy

  • @faridwiser5441
    @faridwiser5441 4 роки тому +23

    Waa dad xul ah lakiin stay baa Uga qosliya hhhhh.He is funny 😆 because he is from burco!!!!

    • @nasriinqalbi4308
      @nasriinqalbi4308 4 роки тому

      Hhhhhhhh bqortoyo weeye

    • @zoyamukhtaar6399
      @zoyamukhtaar6399 4 роки тому

      @farid wiser walee ma reer burca wl Ninku waa nin aftahana Maansha allah

    • @hoodohanaadi3499
      @hoodohanaadi3499 4 роки тому

      Wle ma reer burca waayka muqata aftahanimadu

  • @muunamohamed3910
    @muunamohamed3910 4 роки тому +18

    weeweee isteeey ubah Iyo Aamiin dadnool yaataageera😘😘😘😘

  • @hoodoabdi2148
    @hoodoabdi2148 4 роки тому +29

    Kkkkkkkkkk istay baa iga qosliyay ku laha wiig buu xidhnada tan lahadalno funny 😅😅😅😅

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому +1

      Hoodo wll qali ado raaliya subscribe ii saar mahadsanid igana raali noqo wll

  • @nuuramabsuud2602
    @nuuramabsuud2602 4 роки тому +65

    Inta commrntgana akhrineysa dawaneysana like ta dhac igusiii😂

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому +2

      Quruxay ado raaliya waxan codsanaya inad subscribe saar to mahadsanid

    • @siciidocumar1159
      @siciidocumar1159 4 роки тому +1

      ABDIRAHMAN ISTEY WAA IGA QOSLIYEY KULAHAA JACAYLKA MA SAS BAA WAXBAYBSA IGU GURAY😂😂😂😂

    • @istahilkhadar9635
      @istahilkhadar9635 4 роки тому

      Nuura Mabsuud 💋🥰

  • @Nasra-udgoon
    @Nasra-udgoon 4 роки тому +21

    Saaid si aan caadi aheyn ayaan usugaayey waxan islahaa iska seexo notifications dayax show kolkaan arkay si ayaanba ufarxay from muqdsiho 😄😍😍😁😂

  • @maryamoabdi2333
    @maryamoabdi2333 4 роки тому +51

    Hhhhhh qosol miiran ayaa tihiin runtiii flim iyo bar ar ani mugoo lahjada waqooyiga wannku heestaa waan bartay kistoo iga dhiman lee iibuuxiya qarabo

  • @farduusahmet6156
    @farduusahmet6156 4 роки тому +68

    ilhaw hadaf kayga i rumee 🙏 wllo wllsha ayaan ahye Aamen i dheh

  • @ifraxkhaliif761
    @ifraxkhaliif761 4 роки тому +21

    Waar anaga mid baa Nabaraty oo wax uun saas noogu guraysa kulahaa c/rixmaan stey😃😃😃😃 waaku wataa wlh👌👌i lkin qofta ku nafaqaysy saas inaad ku dhahdo mhn🤣🤣🤣

  • @ayaaaneprahim6722
    @ayaaaneprahim6722 4 роки тому +11

    Taaan la hadlo magaceeda ma garnyo kulha😂😂😂😂istey wlhie beer casaaad weeye😂😂😂😂

  • @iqriinayariisay669
    @iqriinayariisay669 4 роки тому +7

    Amiiin mnlnba mlinta ka danbeysa wankula murugsanhy wllky allah ku daayo daacadi mahungowdo

  • @khalidapdi6204
    @khalidapdi6204 4 роки тому +13

    Leexadan waxa ku dugan wlhi wali alanka fahmi layahy film walba inan iyo inanka is jecelba dalxiiz kooda maxaa lexoyinka caruurta ka dhiga kuwii hob films la yabanaye😂😂

  • @edebsanofficiall446
    @edebsanofficiall446 4 роки тому +93

    Inta somal entertainment nabsi iyo nasiib so daawatay imikana dayax show dawanaysa liketa dhac igu siiya 🖤🖤

    • @faniabdallah121
      @faniabdallah121 4 роки тому +1

      Xita hb films isku mel baynu wax kadwana🤣🤣🤣

    • @hiboabdulahi23
      @hiboabdulahi23 4 роки тому

      Hibolina Degan akhas walalo meesha waxba ma yalaan wlh bila Macni waye kan daawo kan ba shidane

    • @edebsanofficiall446
      @edebsanofficiall446 4 роки тому +1

      @@faniabdallah121 isku kooxo ayeynu tageernaa walal mahadsanid wlo 💕💕💕

    • @edebsanofficiall446
      @edebsanofficiall446 4 роки тому

      @Khadra3333 Indho3333 wan u malayn wlo

    • @edebsanofficiall446
      @edebsanofficiall446 4 роки тому

      @@hiboabdulahi23 wa runtaa walal filmkan aya ka shidan lkn hadana wan daawadaa wan ku xidhanahay somal

  • @abdibesanitube8701
    @abdibesanitube8701 4 роки тому +18

    Dayax shaw waa idin wataa
    Siba stay libaax
    Sidokle ridwaan nio faraha indhaha iyo sanka aad kuwadwadin iska jooji 🤣🤣

  • @nawaalqurux7700
    @nawaalqurux7700 4 роки тому +50

    Inta jcl Abdirahman stey 👍🙏❤️

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому +1

      Wllo qali ado raaliya subscribe ii saar mahadsanid jazakalaahu khayr wllo

  • @mahadchannel7291
    @mahadchannel7291 4 роки тому +3

    Dayax iyo Ubah ayaa Ah super stars-ka Film-kaan
    Well! Done

  • @raxmasulayman2781
    @raxmasulayman2781 4 роки тому +24

    Odeygan yaree lcagta iska pixinayaa yaa i para talow😂😂

    • @Nasir_9
      @Nasir_9 4 роки тому

      Raxma Sulayman waa diyaar ana ku baraya

    • @smartmm6267
      @smartmm6267 4 роки тому

      Allah walalo jeclidaa waxaanad shaqaysan lakin ogow waa film lakin wax la iska bixiyaa ma jirto ee hooba hoobay leedahay

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 4 роки тому

      Fiicnaan lhyde😂😂😂😭

  • @ubaxibrahim7068
    @ubaxibrahim7068 4 роки тому +9

    istay kulahaa war ma midaan baxynbaa kugu jirta😂

  • @ahmedkhayre9686
    @ahmedkhayre9686 4 роки тому +1

    aad baan u salamaya hota kooxda dayax show aad baan ula socdaa filimtina lakin waxaan anigu kaga cabanayaa filmka marba shekada markaad wadaan meel kale ku qabta saacad buu heysanayaa shekada qofkuye

  • @faraxmahamed7367
    @faraxmahamed7367 4 роки тому +14

    Istyl xarabo wlhi😂😂 amiiin 😂😂😂
    Ubax iyo muhanad ❤❤Mustafe madax xanuun😯

    • @ebyanmuse9656
      @ebyanmuse9656 4 роки тому +1

      Wlh ubah cadi aya lagufahmii inat qiyaneso but I hpe cawa dambe wa fishilmii hhhh

    • @zoyamukhtaar6399
      @zoyamukhtaar6399 4 роки тому

      @Farax Mahamed hhhh si aan caadi ahayn buu iga qosliyey

  • @zabnainaxaashi4576
    @zabnainaxaashi4576 4 роки тому +7

    Frist view asxpey xazidnimada iska daya like dhac igu siiya 🙀😂🙀😂

    • @yasminahmed2835
      @yasminahmed2835 4 роки тому

      ubax dugsiya wll wanku tagera plz inaga jooji xanjada markad wax matalayso

  • @quman1439
    @quman1439 4 роки тому +12

    allah ubaxeey inbtigaa baad u qarabo kiishay wlhi a,miin si xun baad ugali rabtaa khiyaamo ku wada c
    axmaan istey waa xarabe wlhi inuu jeebkii ridwaan abihii u dhaca ridwaan ma ogsona oo odaygii jeebkisii lala waregy hhhhhh

  • @hamze5225
    @hamze5225 4 роки тому +42

    inta hotelka Diyaarada ah garanaysa like saar

    • @muunacabdi5434
      @muunacabdi5434 4 роки тому

      Aniga ayaa argay ma kaas ayaay ku matalaan

    • @hamze5225
      @hamze5225 4 роки тому

      @@muunacabdi5434 yes

  • @nasraozman1354
    @nasraozman1354 4 роки тому +6

    Abdirahman steey wllhy wuu iga qosliyaa keep going wll

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому

      Wll qali ado raaliya subscribe ii saar mahadsanid

  • @faraxmahamed7367
    @faraxmahamed7367 4 роки тому +10

    Wr wuxu bay sida igu guraysa😂😂 ma wxasa jclada ku Haysan 😂😂we anagu tanu lahadalo magacedaba manaqaan ala istyloow beerka😂😂😂

  • @caishamaxamud9976
    @caishamaxamud9976 4 роки тому +7

    Anaa isoo horeyey like isaarah

  • @somaliroyalfamily2079
    @somaliroyalfamily2079 4 роки тому +12

    Stay daacad buu iga qosliyy hhhh kulahaa waxbay igu gurtaa way idirtaaaa hhhhhhhhhhh

  • @faraxcabdicasis8158
    @faraxcabdicasis8158 4 роки тому +2

    Stey jacaylkiisu waa disayn gaara🤣😁🤣🤣🤣🤣🤣

  • @qalnjobureqa8229
    @qalnjobureqa8229 4 роки тому +8

    Istey noolow wll💋

  • @farduussoomalilander7187
    @farduussoomalilander7187 4 роки тому +6

    Stey walahay waa beer cadaad miyeey dhimatay ku laha kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @shaadianacfi6554
    @shaadianacfi6554 4 роки тому +6

    Amiir saxardiid baanka wata Kooxda 💪

  • @barwaaqomuusebarwaaqo7067
    @barwaaqomuusebarwaaqo7067 4 роки тому +12

    Hhhhhh istay wlhy wayga qoslisay kulahaa malaha nafbixi wayda kugu jirta hhhhggg

  • @ahmedtayib2633
    @ahmedtayib2633 4 роки тому +4

    Nio amiim waxaad is odhanayza jacayo dhaba haya inuu jilayapa lama moodo 💞❤

  • @nimcoindhouroonmaxamuud8007
    @nimcoindhouroonmaxamuud8007 4 роки тому +5

    Kkkkkkk isty baaan kuhystaa wlhi kulhaa cunto uunba sas la iigu wada 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @yusrammc8418
    @yusrammc8418 4 роки тому +31

    Stey waa funny 😂😂😂

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому

      Wllo qali ado raaliya subscribe ii saar mahadsanid

    • @haniilkacaz7573
      @haniilkacaz7573 4 роки тому +1

      Waaa reer BUCOH halkuu kakeeney xaraabada

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому

      @@haniilkacaz7573 wll quruxay adoo iga raaliya subscribe ii saar mahadsanid

    • @haniilkacaz7573
      @haniilkacaz7573 4 роки тому +1

      @@lamahuraanChanel mhd wll qlih

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому

      @@haniilkacaz7573 jazakalaahu khayr wllo

  • @mazlaxothmanofficial1063
    @mazlaxothmanofficial1063 4 роки тому +8

    Istey ku Tagera Pro😂🤣

  • @saafiofficial912
    @saafiofficial912 4 роки тому +10

    Alla isteyaaaa wey ii yeereysa wey idiraysa hhhhhhh wlhi tgro qaas ah wlhi🤣🤣🤣🤣🤣

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому +1

      Quruxay ilahay dartii subscribe iigu saar mahadsanid igana raali noqo wll

  • @asmamohamed8294
    @asmamohamed8294 4 роки тому +2

    stey wlhy waaa itixaaan waad iga qoslisaa👑👑👑👑👍👍👍👍👍

  • @sayidcaliyousuf941
    @sayidcaliyousuf941 4 роки тому +25

    Qofkii uguhoreeyay intaan kahoreeyay like mahadsanid

  • @mahadxikmaawi2063
    @mahadxikmaawi2063 4 роки тому +1

    Ninkan stey layidhaahdo wa funny nio hore usoco rijaaal

  • @drrana6881
    @drrana6881 4 роки тому +8

    Stay caloosha lo dhargiyy😅😅 lalama hadlapa izaGa

  • @xamdafidhin1249
    @xamdafidhin1249 4 роки тому +9

    Steey ku laha shirkad ayaanu ka shaqayna warar muxu ah magaceedi waan ilawayey

  • @ma_dhaafe1637
    @ma_dhaafe1637 4 роки тому +16

    Odhan maayo anaa ugu horeeyee lkn no *veiw* baa ku qoran

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому +1

      Wllo qali ado raaliya subscribe ii saar mahadsanid

    • @ma_dhaafe1637
      @ma_dhaafe1637 4 роки тому

      @@lamahuraanChanel waan kuu saary adna ku qabo

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому

      Wan ku saaray

    • @faniabdi7401
      @faniabdi7401 4 роки тому

      Ha dhihin anaba u horeeya no veiws buu ahaa xala shaqsi igaam horeeyn

  • @mataansiciid6668
    @mataansiciid6668 4 роки тому +2

    Firs like saara

  • @yusraluza4561
    @yusraluza4561 4 роки тому +4

    Filimkan Qaladadkiisa ayaan dhararayaa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sabaadkiidle8403
    @sabaadkiidle8403 4 роки тому +1

    Kulaha wuxun bay nagu gurta markasay na dirta c/ raxman xarabo waye keep going

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 4 роки тому +3

    Inta filimkan ku haysata liketa dhac dhac siiya😁👍

  • @hooyomcn1181
    @hooyomcn1181 4 роки тому +2

    Am first like p/z

  • @asmaali2805
    @asmaali2805 4 роки тому +3

    Kooxda Amiin Amiiin iyo ubaah ku haysta ❤💯

  • @caaliyaquruxcabdi1509
    @caaliyaquruxcabdi1509 4 роки тому +10

    First wa is me 😂

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому +1

      Hambalyo wll qali ado raaliya subscribe ii saar mahadsanid

  • @hiboali2114
    @hiboali2114 4 роки тому +6

    😂😂😂😂😂 isteey noloow, Nin rageed

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому

      Hibo qali ado raaliya subscribe ma ii saari karta mahadsanid jazakalaahu khayr

  • @ccasiismaxamuud590
    @ccasiismaxamuud590 4 роки тому +9

    Haradka anigu ma biyo ayna ku noqya😂😂😂

  • @abdulaziizabdlaa8846
    @abdulaziizabdlaa8846 4 роки тому +15

    Mnta dhan UA-cam kusii sugaye igu deeqa like khawadkiina 😁👍🔥👌❤💯🤘

  • @munacali5667
    @munacali5667 4 роки тому +11

    Hhhhhhhh stay hadii cunto laga dhargiyana laga amaan heli maayo hhhhh

  • @fahadomar8479
    @fahadomar8479 4 роки тому +7

    Anigaa ugu horeeyay qof daawada first view

    • @zoyamukhtaar6399
      @zoyamukhtaar6399 4 роки тому +1

      @ Fahad omer kii udanbeyey baad tahay

    • @fahadomar8479
      @fahadomar8479 4 роки тому

      @@zoyamukhtaar6399 iga xisood hadii kale dib u daawan maayo

    • @fahadomar8479
      @fahadomar8479 4 роки тому

      @@zoyamukhtaar6399 you kaga subscribe ku saarey whatsApp kaaga ee sheeg

  • @hamdaahmed9600
    @hamdaahmed9600 4 роки тому +27

    Stay waa xaraabo wlahi😂😂😂😂

    • @ismoadams9840
      @ismoadams9840 4 роки тому +1

      Stay kkkkkkkkk 👍👍👍👍😀😀😀😀😀

    • @ismoadams9840
      @ismoadams9840 4 роки тому +1

      Walahi waaaaaaw

    • @zoyamukhtaar6399
      @zoyamukhtaar6399 4 роки тому

      @Hamda ahmed been maaha wlhi Intab dawanayey Waan qoslayey hhh

  • @ibraahimosman8011
    @ibraahimosman8011 4 роки тому

    Alla dumarku lugooyO Badnaa Kuwii ay sidani ku dhacdEy HA Xaalqataan inta zoo socotna Dumarka HA Aaminina HadaaD Aamintana Haku fogaanina Dhugta waanadEyda

  • @muunahaashi5579
    @muunahaashi5579 4 роки тому

    Amiiin Waa jilaa wayn wllhi Atoorah wuu kusoo baxayaa Amiin baan ku haystaa Anuu

  • @munazhacni9309
    @munazhacni9309 4 роки тому +1

    Ala istey peer casaad igu ridey pro waxanan anigu cuno macuntaan kumalaho😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kalsonidanafta1153
    @kalsonidanafta1153 4 роки тому +10

    Ax heesta filima idamqada anig😪😰😥😢

    • @hibakabdirahmn5171
      @hibakabdirahmn5171 4 роки тому +1

      Nazriin Apdi intaas ayaan kasta miyaad tidhaahdaa hortu😂🙏

  • @fardowsomuxudiin3222
    @fardowsomuxudiin3222 4 роки тому +3

    Firs person noqday caawa saan usugaayay lee

  • @maxamedcabdi7537
    @maxamedcabdi7537 4 роки тому +1

    Dayax show thank you very much

  • @maankadeeqa8030
    @maankadeeqa8030 4 роки тому +6

    Mncha allah rudwaan ayan jilistiisa ka helay korbuu isku sooqaday rudwaan🤣

  • @abdijabaarmohamoud9873
    @abdijabaarmohamoud9873 4 роки тому +17

    waxaan xasustaa JAWAAN unsigaagi ba meel kale ka baxayaa ya haahhahaaah!!!

    • @laylaraqiis3804
      @laylaraqiis3804 4 роки тому +1

      Unsigaga meel kale kabaxaya😂😂😎😋😊😊

    • @abdijabaarmohamoud9873
      @abdijabaarmohamoud9873 4 роки тому +1

      @@laylaraqiis3804 haaa dumar wa balo cilmigoga badana mid ba meel bay tagayaan 😂😂😂😂

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 4 роки тому

      Haa walhi 😂😂😂😂💔

  • @zamzamaxmed4775
    @zamzamaxmed4775 4 роки тому +1

    Istey wlhi waa nin jira hore u soco war muu ku qanjidhiyay🤣🤣🤣🤣 aamiin and istey waa rag nolo

  • @elissatahir6829
    @elissatahir6829 4 роки тому +2

    Maila argdeen stey funny inuu yahay wlhi wuu iga qosliyaa hdladiisa

  • @cimaanmaxamed5916
    @cimaanmaxamed5916 2 роки тому

    Cabdirxmaan Ck waan wataa
    Ka ugu shidan filimika
    Keep going brother
    Inshallah waan ku sugi doonaa another film

  • @aburayanayman9129
    @aburayanayman9129 4 роки тому +1

    Kulaha jacylka waxaan ku qabo ma ku qabtaan mise waa aniga uun 🤣🤣🤣

  • @muxuyodiinbrother2891
    @muxuyodiinbrother2891 4 роки тому +6

    Cabdiraxmaan istey kulahaa shirkada magaceedu muxuu ahaa waan ilaaweee wllhi waad iga qos lisay sxp

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому

      Wllo qali ado iga raaliya subscribe ii saar mahadsanid

  • @hamdaapdikarem9138
    @hamdaapdikarem9138 4 роки тому +4

    Jaceylkygu waa design gaara kuye😂😂😂

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 4 роки тому +11

    ala stey waxbay saa noogu guraysa waxa mayla qabtaan 😂😂😂

  • @mariemadem4056
    @mariemadem4056 4 роки тому

    C rahman stay labarkiisa Hala iso diro ka hela wlh tagare nimo only

  • @katima9053
    @katima9053 4 роки тому

    First🙏😍😍😍

  • @hudaahmed8833
    @hudaahmed8833 4 роки тому +12

    Cabdirahmaan isteey waa xaraabe wllhi kulaah wuxuun bay cun igu tiraahda amiina kadaran

  • @fantastikpoy1437
    @fantastikpoy1437 4 роки тому +4

    M.a wa san u sygaya lee dhayax show horay u socda qeyba ku xigta ino so bobsiya mhd sndiid
    Allaha idin dhowro xili walpa

  • @nuurmaxamed9880
    @nuurmaxamed9880 4 роки тому +6

    Isteyyyyy wlee waa fanyyyy

  • @SamSam-xz1to
    @SamSam-xz1to 4 роки тому +4

    First person🤘

  • @fathiahmedsalah7281
    @fathiahmedsalah7281 4 роки тому +4

    Kkkkkk wax un saa nagu guraysah istay waa xaraabo wlhi 😅

  • @kaamilakordahab3349
    @kaamilakordahab3349 4 роки тому +4

    Inantan ubax wlloh LAABTAADA qarso oo dhawr jeerbaaan kuu fiirsadee is astur wllo

  • @ayaanxirsi2316
    @ayaanxirsi2316 4 роки тому +4

    UpaH duGziiYa korkad no zaaraNthy zharaFeYyy😚🥰😊

  • @zuperzme1663
    @zuperzme1663 4 роки тому +4

    Like mnta aniga ugu zo horaayey

  • @maroon4042
    @maroon4042 4 роки тому +1

    First person

  • @cawomohomed3506
    @cawomohomed3506 4 роки тому +4

    Dayax show keep going prother and sisters

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany 4 роки тому +3

    Mid baxayaad tahaY malaa😂😂😂

  • @asmaahmed3681
    @asmaahmed3681 4 роки тому +1

    Masha allh film io badh ale haydin daayo wllyal

  • @tiivabaana7484
    @tiivabaana7484 4 роки тому +5

    WewE ani ana U DhExEYo😇

  • @abdikarimazed9346
    @abdikarimazed9346 4 роки тому +7

    IsteY waa nin walan 🤣🤣🤣

  • @hibaaqqani9091
    @hibaaqqani9091 4 роки тому +3

    Hore usocda jilyaashaaah dayax shaw

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому

      Quruxay ado raaliya subscribe ii saar mahadsanid jazakalaahu khayr

  • @asmoadam5915
    @asmoadam5915 4 роки тому +1

    Istay 🤣😂😂🤣😂😂😂 ani way iso wacda oo calosha i buxisa bacdeen waa la i dira 🤣😂😂😂🤣

  • @ugbaadcabdi4263
    @ugbaadcabdi4263 4 роки тому +1

    alla caawa xiligiisii waalaga dibdhigee koodayadii hbn wngsn 💗💗💞💞💞💞😀😀😀😀😀😀😀

  • @alimohamed5157
    @alimohamed5157 4 роки тому +8

    🤣🤣🤣stay funny wye,

  • @faraxcabdicasis8158
    @faraxcabdicasis8158 4 роки тому

    Ridwaan Aabihii lacagtiisa stey baaa ku casheeya🤣🤣🤣🤣inta ila fahansan like ta kula yaaca😁

  • @nasrajama1141
    @nasrajama1141 4 роки тому +3

    Amin. Ninkii baxaya indhahaa casaada 😵😬😬 stey....! O marka aniga my icasyihiin 🤙

  • @habikhadar8410
    @habikhadar8410 4 роки тому +4

    Kkkkkkkkk istey waar qosol waa xataabe taanu lahadno magaceeda ma aqaano kulahaa

  • @ibrahimshaakir8636
    @ibrahimshaakir8636 4 роки тому +2

    Stey Inta taageerta farta qosolka wlhi ☝

  • @sagalmahamet1475
    @sagalmahamet1475 4 роки тому +2

    Frist ☝️

  • @farhiyadiamond4821
    @farhiyadiamond4821 4 роки тому +3

    Isteey 😅😅😅😅😅 ninka kaliya iga qosliya🤣🤣🤣🤣