Filmka Love Iyo Lacag Part 23

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 739

  • @Dayaxshow
    @Dayaxshow  4 роки тому +44

    Xamda Qaali Ku Ilaaway Official Video 2020
    ua-cam.com/video/EbGuGX6YIKE/v-deo.html

  • @nouramoussa5603
    @nouramoussa5603 4 роки тому +179

    Inta isteey taagersan plz liketa
    Tartan aan ku jiraa liketa ja la iigu caawiyo

  • @Mohamedsaid-tj9ng
    @Mohamedsaid-tj9ng 4 роки тому +152

    Inta mudo dheer sugaysay bartadan like ii Sara 😍

  • @zhatiazhiineh1087
    @zhatiazhiineh1087 4 роки тому +143

    Inta isteY guuzhiza zugayza iz muujiyaH💪💪💪

  • @cabdikariimmaxmuud9077
    @cabdikariimmaxmuud9077 4 роки тому +35

    Ax lacgtu waa kibiir midhan rudwaan oo lacag hysta duniida waa uu guubi laha😂😂c/raxaman wlky noloshu kuma xumyso💕💕

  • @s0ubeidavlogs448
    @s0ubeidavlogs448 4 роки тому +26

    Film kaN Waxa Uu TabaNaYa QalpiGa Bini aadaMka😭 apdirahman isteY Wuu gulaYsnaYa💪

  • @ifraaxadan9331
    @ifraaxadan9331 4 роки тому +36

    Waad Naga soodaahiseen filmka wlle meeqo såcn sugaayi❤️❤️❤️👍👍

    • @ifraaxadan9331
      @ifraaxadan9331 4 роки тому

      Noosoo dhaqsda wlle🇸🇪 iswedhn jogaa idiinka daawanoyaa waan tageeraaa filmkan kal iyo laab 👍👍

    • @zamzamahmed4531
      @zamzamahmed4531 4 роки тому

      Nacaswardaawo

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany 4 роки тому +41

    C raxmaan istey waad ina aragtaaye is adkee nio😁😁😁

  • @inacumar170
    @inacumar170 4 роки тому +40

    ALLAH ha irumeyo rajadayda 🤲🤲🤲

  • @ahmedaden1345
    @ahmedaden1345 4 роки тому +7

    Jacaylku mar walba wuxuu saaamayn ku yeeshaa qalbiga faqiirka wuxuuna ku reebaa xanuun lacagtana waaa cadoowga jacaylka

  • @saiddeheye6642
    @saiddeheye6642 2 роки тому +1

    nosowada waa macan❤❤❤

  • @qalbiuroon8645
    @qalbiuroon8645 4 роки тому +9

    Inta ogate inay ubah dugsiya iyo cabdi raxman istey is meher sadhey..like dhac igusiya

  • @raxmasaleeban2749
    @raxmasaleeban2749 4 роки тому +8

    Filmka nosoo dadajiyaa waLaLayaaL
    Wakhtigana no kordhiya
    Hore u socda ayaan idin leyahy team dayax show💖🌏🤩

  • @udgoonbeautyofficial7162
    @udgoonbeautyofficial7162 4 роки тому +16

    Abdirahman stay bn la murugoday anigu love iyo lacag hor mar wcn dayax show♥️

  • @duhurwacn1644
    @duhurwacn1644 4 роки тому +3

    Thanks you filinka waxa shdiya ridwaan iyo ubax ookliya sihaan ridwaan

  • @zakivlogsother3736
    @zakivlogsother3736 4 роки тому +20

    Keep going dayax show brothers
    ❤💋❤
    Wayni salaamay dhamaantiin
    Team dayax show oo isku duban
    ❤💋❤
    Waxa ini raynayaa hormarwacan
    Oo wanaagsan ilhay rajooyinkina
    ❤💋❤
    Alle haynisiyo aamiin
    ❤💋❤
    Mash alle walaalday wayni tageraa
    ❤💋❤

    • @siyaamsiman9291
      @siyaamsiman9291 4 роки тому

      Filimkan wan jecel hannay lakin wad nagala dahdan

  • @faysalmuuse9951
    @faysalmuuse9951 3 роки тому +1

    18/12/2020 gortu waaa habeenimo goorshegtuna waaaa 3:43 habeenimo wxaan fiirzanayaa filimkan cidii iga danbyza eee akhrizy qoralkygan like ta ha ila dhafina✌❤🌹

  • @najahmahdi8521
    @najahmahdi8521 4 роки тому

    I miss you tem dayx show filimki nosodayA hadey ubax iyo istey is aroosen anaga wan uhabelyenay ee Wali iygo an aqon nolahen 🤴❤️👸💍💍👏👏Han hamblyo hamblyo kun jeer walalkey iyo walashey 💍💍💍💍💍💍👏👏👏👏😍💋❤️❤️🥰😘

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 4 роки тому +10

    Dayax show iyo apdi RAHMAAN ISTEY ♥️♥️😘👏

  • @baredagaal7577
    @baredagaal7577 4 роки тому

    Wow
    Mee love iyo lacagma halkaa ayuu ku joogsaday mise sheekadii ayaa soo xidhantay oomeel looga qaada ayaalagaran wayee.
    Bal geesoo u dhaajiya.

  • @zaybaqueen2691
    @zaybaqueen2691 4 роки тому +9

    Istay hadlkiisa wlhi wanka helay mnsha allha adero hore usoco🌷🥰🔥♥️

  • @razmijcyl4324
    @razmijcyl4324 4 роки тому +8

    istay iyo Jcylka oo Guulaysta bn rajeynaya♥️♥️♥️

  • @aminamohamed6356
    @aminamohamed6356 4 роки тому +1

    Filinka waqtiga u kordhiya wuu igu socdaaye dayax flim,s thank yuo

  • @aminahassan6494
    @aminahassan6494 4 роки тому +17

    Maskiin maalin ayaan guulaysan doontaa inshallah

  • @allahuakbar1209
    @allahuakbar1209 3 роки тому +1

    Qaybta 24 sogali 😢😭

  • @nasirhassan4210
    @nasirhassan4210 4 роки тому +8

    Stay: Nolosha cusub soo dhawee
    Cudoon way tagtee ilow 💪💪

  • @somproduction427
    @somproduction427 4 роки тому +3

    Team dayax show is muujiya
    LIKE ❤💯

  • @raadiyamahamed1168
    @raadiyamahamed1168 4 роки тому +1

    Ax walhi aad uga xumaaday silaca istey ubaxey walhi wax fiican mad sameyn wad sil cisay miiskiinkabest actor istey 😭😭😭😭😭😭😭❤🤴

    • @ayantahir4262
      @ayantahir4262 4 роки тому

      wll macaan wuxu wa flim ee run maaha wxa ina la tuzaya inaanay lacgtu faaido lahyd

  • @shabacshucayb2982
    @shabacshucayb2982 3 роки тому

    Wow wan ka helay my Team dayax show filmantiina balze partiya kle kuso dhakhsada
    Keep going pr0thers my sister s👍💢🥰

  • @nimashine8475
    @nimashine8475 4 роки тому +1

    Best film lasoo dhakhsada walaalayaal love you all

  • @khaaliddggne9125
    @khaaliddggne9125 4 роки тому +1

    Dayax shaw waan nitageraa
    Marka labad
    24 love iyo lacag

  • @farduuskalgacal5955
    @farduuskalgacal5955 4 роки тому +7

    Lacageeey ragga kala labeeyaay
    Liitaha gargaaraaay
    laqan hoos u celiyaay

  • @sakariyeabiib9851
    @sakariyeabiib9851 4 роки тому

    Guushu waa istay lakiin waad nagu raajinaysiin ee hore usoo galiya dayax show keep going

  • @hudapilicsan7700
    @hudapilicsan7700 4 роки тому +3

    Wlloh aad iyo aad umahad santiin wlloh qaliyat een nozo badiyah inzha alllllh wlloh

  • @idirisali9677
    @idirisali9677 4 роки тому +3

    Ubax dugsiiye siday wax u jilayso inta tageersan like saar bartan

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 роки тому +3

    Thus my favorite Show/short film 😍

  • @hudaahmed2084
    @hudaahmed2084 4 роки тому

    Wooow sida ku wada filmka hadu wacanye thanks

  • @hamikaabechannel7483
    @hamikaabechannel7483 4 роки тому +1

    Horta maxakalasoragtan filimka

  • @fadumoladan
    @fadumoladan 4 роки тому +1

    Lacagtu waa dhamaataa dhaqaale maleh
    Lkn qof daacada saad uheshaa waa dhb hadaad heshana inaad ku ciyaarto maahn

  • @AhmedAli-wt2rq
    @AhmedAli-wt2rq 4 роки тому

    codsi aya wadanaa hadan dawada yasha nahay falimka markii hore 30 daqiiqo ayuu hadana waa 14 daqiiqo inbadana waan sugaynay fadlan no so dajsajiya daqiidahana soo dheraysiiya waa codsi waxan idinkana inaad igu raacidontan insha allah ✋✋✋

  • @monaelmi1401
    @monaelmi1401 4 роки тому +3

    Runtii waan idiin xiisay
    Reer dayxa show codsibaan wataaa

  • @zakariyeadbulahisaid9345
    @zakariyeadbulahisaid9345 4 роки тому +3

    m.a waa dadaalysan
    lkn wuu naga soo haaday wxanba moodayy inuu saas ku dhmaaday
    dhamn jilayasha alle ha idin xafido

  • @zagalmohamud6373
    @zagalmohamud6373 4 роки тому +1

    Part 24 ku zo dhakhzdah please 😫

  • @rudwaanmohanadactor8122
    @rudwaanmohanadactor8122 4 роки тому +1

    Naga raali ahaada dadkygow intu filmku idin ka habsaamay marwlba idinka idin maqnhy runti❤️❤️🙏🙏🙏

    • @lapl6566
      @lapl6566 4 роки тому

      War istey iska daay ridwaanow 😂😂😂😂😢😂🇸🇴🇮🇳 from india 🇮🇳🇸🇴❤🇮🇳❤🇸🇴

  • @ayaancabdi9872
    @ayaancabdi9872 4 роки тому

    asc dayax show wxan ahay taageriyaashiina Wll ruwayada mxad nooga joojisen maad inoo wadan intan miye ku egtahay

  • @bilancodayioffical387
    @bilancodayioffical387 4 роки тому +14

    Kan yar marwalba sida alaabtay usitaan

  • @candianfilmsvologs1978
    @candianfilmsvologs1978 4 роки тому +1

    Fadlan like ee sara stay uu dhintay😥😥

  • @mohamedcasse9288
    @mohamedcasse9288 4 роки тому

    Maa shaa aallaah day yax show gulysta isty wad gulaysan run ban moday

  • @bahjamuuse3707
    @bahjamuuse3707 4 роки тому +1

    C/raxman izteey wlhi wan ku tageera run u ilmeeyay markan dawado film kan Love You💛💛

  • @khalidromeo9386
    @khalidromeo9386 4 роки тому +2

    Waa Qiso Isoo Martey Oo Ankasoo Gudbay Lknse Manta Iyado Film Ah Andawanayo Wanku Faraxsanahay Love Ka Dhac Halagu Siiyo Iyo Subscribe 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hodo624
    @hodo624 4 роки тому

    Alla dumaroow maxaa nin raga oo idinjecla nacas lacag hasta karacdeen ax waaay ❤❤ qaar aan ogaha film kan markay dawadan oya

  • @saedelmidualleh3139
    @saedelmidualleh3139 4 роки тому

    Inta Daawanay Stay iyo Ubax oo is guursaday like

  • @ruqiyamaxmud5642
    @ruqiyamaxmud5642 4 роки тому +6

    Stay waad guulaysan mar dhaw,❤💪💪💪💪adkayso geesi baa tahaye

  • @adoontiallah4986
    @adoontiallah4986 4 роки тому +2

    Miskiinku intu tajiir noqonayam sugi la ahay anu 🤣🥰 keep going dhaman tiin baa

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 роки тому

    Waan sodahaye filmka meel wacan ayu maraya geedki🌳jacalka😍😋😂😂😂😂

  • @mustafejalawo4990
    @mustafejalawo4990 4 роки тому +7

    War Haaye hadan xayaysiin donayno ilaa eryal tv ban daawan lahayne wxno xayaysiin ah Naga daaaya mise ruqsadan idinkala noqona dee

  • @abwaancaqlisameofficial6919
    @abwaancaqlisameofficial6919 4 роки тому +4

    Inta ku xidhan filmka love iyo lacag plz subscribe abwaankiina

  • @ducaysannn
    @ducaysannn 4 роки тому +5

    I hope there’s a ep to 888 I know it’s lot but keep going I love this I watch y’all a lot keep going❤️ masha allah

  • @abdiqaadirali1220
    @abdiqaadirali1220 4 роки тому +2

    Filmkii love iyo lacag miyuu dhamaaday mise
    Waad soowadaan

  • @kaltuncisman2982
    @kaltuncisman2982 4 роки тому +1

    I LOVE DAYAX SHOW KEEP GOING THANK YOU SO MACH

  • @nasrahaldhaa4669
    @nasrahaldhaa4669 4 роки тому +2

    Ax wlhi ka xumahay
    Noloshu waa caynba cayn 😢😢😢😢😢

  • @umeymaomar9569
    @umeymaomar9569 4 роки тому +1

    Wowwww tayx show hory usocoda filmka waba sugiii wayey❤❤❤❤

  • @zidiiqmohamed8565
    @zidiiqmohamed8565 4 роки тому +1

    One love guys

  • @maxamedmuxumed7879
    @maxamedmuxumed7879 4 роки тому

    Muu dhamaaday flimkii waad la raagteene😍😍

  • @abdirahmanhassanomer7111
    @abdirahmanhassanomer7111 4 роки тому +5

    سبحان الله وبحمده

  • @apdallamahamedalim.a7334
    @apdallamahamedalim.a7334 4 роки тому +1

    Waaaaw m.a waan wada sugeynay inbadan tnx

  • @kawsarmohamoud3336
    @kawsarmohamoud3336 4 роки тому

    soo daynta filimka waad.kuraagten wllo noola shooo dhakhsada insha aah

  • @zuhaipabdilahi7711
    @zuhaipabdilahi7711 4 роки тому

    Masha allh wallahay ga qaliga ah guulaysta

  • @aminahassan6494
    @aminahassan6494 4 роки тому

    Halkay ku danbeeyey? flim kii love iyo lacag

  • @mapruukaladan9193
    @mapruukaladan9193 4 роки тому

    Masha Allah wllhyga dayax show hore u socoda

  • @raadiyamahamed1168
    @raadiyamahamed1168 4 роки тому +13

    Keep going brothers and sisters dhmntiinba one love ❤❤❤❤❤❤❤❤🤴👸👏👏👏👏👏👏👏👏👏✋💯💯💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому +1

      Wll qali adoo raaliya subscribe igu caawi mahadsanid hadad awoodo

    • @hanalaki9341
      @hanalaki9341 4 роки тому +1

      😙😙😙😙😚😚😚😚😍😍😍😍😍😘😘😘

    • @hanalaki9341
      @hanalaki9341 4 роки тому +1

      💖💖💖💖💗💗💗💗💗💗💙💘💘💘💘💘💚💚💚💚❤❤❤❤❤❤❤❤ love

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому

      @@hanalaki9341 abayo adoo raaliya subscribe ii saar please waad mahadsan tahay

    • @hibaaqbille8104
      @hibaaqbille8104 4 роки тому +1

      💟💟💟💟

  • @hayatqaliofficial3495
    @hayatqaliofficial3495 4 роки тому +7

    Wllday dayax show wllhi waan idin jeclahay wllday keep going ruwaydaha ad samaysan love you guys inti igu racsan like dhac igu siya iyagana subscribe ka ,liketa ,shareta dhac KU siya

  • @fbidheahmedahmed7222
    @fbidheahmedahmed7222 4 роки тому +2

    Dayax show si nooma gelin xaguu filimkii ku danbeeyey love iyo lacag

  • @faadumoaxmed5326
    @faadumoaxmed5326 4 роки тому

    Wll alaan idinku dhaarshee flmka sidii aamiin yuunoqon

  • @cawilxasan8460
    @cawilxasan8460 4 роки тому

    Wad la raagteen team Dayax ee noogusoo dhakhsada walalayal👈

  • @candixamidkishki3445
    @candixamidkishki3445 4 роки тому

    Waad nagu rajiseen dayax show films guul ayaan idiin rajaynayaa

  • @safaaxmed4582
    @safaaxmed4582 4 роки тому +1

    Dayax show waan idin taageera keep going ❤😍🥰

  • @asmasaed9172
    @asmasaed9172 4 роки тому +5

    Apdirimahn isteyL ❤

  • @nasrobintuixtiramnanobintu9840
    @nasrobintuixtiramnanobintu9840 4 роки тому +1

    I love this film

  • @luulabuuni8645
    @luulabuuni8645 4 роки тому +6

    Filmka waad nagusilciseen si rasmiya nogumaydaan sodayn

  • @gmfamily9173
    @gmfamily9173 4 роки тому +2

    The Best Actor A/Stay✌

  • @ibraahinyare6420
    @ibraahinyare6420 4 роки тому

    Cabdiraxmaan jilaaa jira horay usoco
    Sxb adi iyo dhaan jilayaash oo
    Aad uhoraysid adiyo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤

  • @ubaxcaawl2573
    @ubaxcaawl2573 4 роки тому +3

    Keep going and never give up your enemies

  • @birimoali9617
    @birimoali9617 4 роки тому

    Horay usocda dhamaan reer dayax show

  • @suhaybmohamed5791
    @suhaybmohamed5791 4 роки тому +2

    Filmkn iska joojiya mar hadii ay isguursadeen waayo way adagthy dad is qaba iny matalaan dad is furay o colooobay

  • @nimcogeney8816
    @nimcogeney8816 4 роки тому +1

    Waaaaawa mansha allllha ♥️♥️♥️💕💕💞👋🙏

  • @gaaldile2570
    @gaaldile2570 4 роки тому +3

    Aniga amiin sarardiid baan aaad u taaaagersanaaaa sxbiyaaaal

  • @faadumoismaaciil5423
    @faadumoismaaciil5423 4 роки тому

    Wa xalqadii igu murugada badnayd intaa la socdey filimkan

  • @asmamohamed4520
    @asmamohamed4520 4 роки тому +1

    Qiiru igu dilay filimkan😥😥

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 4 роки тому

    👌Abdirahman Stay rafaadkii aadsoo martayba kaama muuqdo😀ninyoow inaad dufulaale ahaataa fiicnayd ooy kaamuqato rafaadka iyo dhibka

  • @ayaancabdi9872
    @ayaancabdi9872 4 роки тому

    Meel xasaasi ayee marayse mxad inooga jartay horo usii socda guul wacan

  • @hiboabdi3412
    @hiboabdi3412 4 роки тому

    Maad noogu soi dhaqsataan.filmka wlloyaal waan ka caajisnaye

  • @sumayocadeey6192
    @sumayocadeey6192 4 роки тому +1

    Maasha allah keep going ❤❤❤❤❤❤❤

  • @cadnaanmohamed1911
    @cadnaanmohamed1911 4 роки тому +2

    Masha Allah

  • @zuzuomer1236
    @zuzuomer1236 4 роки тому +1

    Lacag wax matarto💪💪💪💪💪

  • @philanthropisth.y1014
    @philanthropisth.y1014 4 роки тому

    Maalmahan flimaantiina caajis ayaay noqdeene maxaad sidaan ugu daahisaan dayax team

  • @sundusmubaara7234
    @sundusmubaara7234 4 роки тому

    C/ raxaman inshlah wxn rajenaya inu argosto

  • @maankadeeqa8030
    @maankadeeqa8030 4 роки тому

    😭😥lacagey kala labeyay jacaylka burburiyay nin dhanbey lacag ka raacdey

  • @sarahhhh6597
    @sarahhhh6597 4 роки тому

    Aryaadhaheen caadi wax noogu soo daaya Am nagala taga xalqadan xasuus baad nooga dhigteen wax cusub

  • @amuunmodel4985
    @amuunmodel4985 4 роки тому +2

    Woooooooow Maash allah ❤️❤️❤️

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому

      Khadra qali adoo raaliya subscribe igu caawi mahadsanid