Xog-haye Faysal Caraale - Weerarki Xarunta Gobolka Banaadir I Nairobi 19.02.2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 лют 2023
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

КОМЕНТАРІ • 113

  • @Ariijiina
    @Ariijiina Рік тому +8

    War Feysalow ileen xag illahey baad ka nooshahay sxb😢 wlhi 2020 markan master ka jamacada wada sameyn jirnay aan xasusta fariifow😂 miss you all my classmates it’s been wonderful days ❤

  • @abdallahbashir7309
    @abdallahbashir7309 Рік тому +10

    Faysal Caraale He is National Hero.
    Thank You for your service 🙏 ❤.
    Waxaa Qayb wayn ka Qaadatay dhisida Dawlad waqti badan burbursanayd.
    Waku Mahadsantahay Shaqada Qarankada uso Qabatay.

  • @zahara2970
    @zahara2970 Рік тому +12

    Asc wllky ayaale xusen cabdi wariiye qaali ah mida kale ale diila dhiinto ina adeer Feisal carale dhacici iyo xanuunki kuso maray ale Mardale kuma tuuso insha alaha horey usoco masuul qaali ah ayad tahay ina adeer qaali

  • @fatimaabdullh6177
    @fatimaabdullh6177 Рік тому +44

    Hanoolaato waxan ku talin lahaa in labalariyo oo lagu soo daro PODCAST.

    • @fnw8688
      @fnw8688 Рік тому

      Wa fakir wangsan 100%

    • @abdikadirxashi1954
      @abdikadirxashi1954 Рік тому

      Ninkaan sanbalooshe ayaa meesha geeyay

    • @0000SYL
      @0000SYL Рік тому +1

      tan soo podcast ma ahan lol, laakiin waa runtaa hanoolaado ayaanle!

  • @Hayaan121
    @Hayaan121 Рік тому +13

    100ka qof ee ugu saamaynta badan sannadka 2023 maxaa loogu soo dari waayay Ayaanle Xuseen (Hanoolaato)?
    Waa qof saamayn leh. Waan farxaa marka uu muuqaal soo dhaco. Keep the good work brother.

  • @mussasheikh143
    @mussasheikh143 Рік тому +6

    Waa nin dhalinyaro ah oo aad macquul ah.

  • @beerlula8959
    @beerlula8959 Рік тому +2

    Feisal our hero, shar iyo xaasid Allaha kaa haayo abowe guleyso🙏

  • @sadakpro6598
    @sadakpro6598 Рік тому +2

    Xawadle xawadle kale wareesanaa m.a

  • @cqaadircilmi-uu8mm
    @cqaadircilmi-uu8mm Рік тому +1

    Msha allah mujaahid feysal carale ,kudeyasho ayuu mudan yahay

  • @maxamedcaagane
    @maxamedcaagane Рік тому +8

    Ayaanlow mas'uuliyiinta beesha ee shirka tagay intaad Ka gaarto waraysi la yeelo, si gaar ah guddoomiye ku xigeenka aqalka sare bal igaarkaas aamusan Ka Soo hadalsii 😅, waad mahadsantihiin adiga iyo xoghaye faysal

  • @bigbank8809
    @bigbank8809 Рік тому +5

    Ustaad Ayaanle Abdulahi Sanbaloolshe no Balami Dhacdadii Qalbi dhagax hanogu sheekeyo sida ey wa u dhacayn

    • @fnw8688
      @fnw8688 Рік тому

      Taasi doormar oo hore ayow ka hadal Sanbloolshe intow ku lahay wa shegaya oo cafis ayow weeydistay Qalbidhagax lkn Raagii ugu weyn ee kaa dhanbeyay kiiskan aya walii hadali ugu horeyo
      1 FARMAJO
      2 KHEYRE
      iyo wasirki arimah guudah iyo magalada laga so qabtaya ragii kaa masulka ah

    • @bigbank8809
      @bigbank8809 Рік тому

      @@fnw8688 sax weye Zanbaloolshe malahn eed lkn sida eey wax udhacayn unaa faafaahiyo weye

  • @suadali9907
    @suadali9907 Рік тому +26

    We need Ali jeyte interview ❤

  • @wailmohammed4695
    @wailmohammed4695 Рік тому +2

    The legend Ayaanle Husein Abti ADOOOOOOW guuleyso Abti ❤

  • @MulkiMire
    @MulkiMire 2 місяці тому

    Alaaha ka baxdey masiiboyinka iinti dhimatey alaaha u naxriisto marti la jacelyahey alaaha ka dhiigo dadki ku meeshaas

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam 16 днів тому

    Xag ilahey ka no shahay iyo daacadnimo umada ugu shaqeyso

  • @abdillahialikheir4540
    @abdillahialikheir4540 Рік тому +4

    Ali jeyte wareysi kaso samee ayaanle Mahadsanid

  • @axmedjamac1481
    @axmedjamac1481 Рік тому +1

    Doqoni maan dhiman ayay ku faantaa
    Waa maahmaah soomaaliyeed

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Рік тому +2

    Waan gartey sodaa dheh faysal cawaale afrax

  • @suleimanhassan9066
    @suleimanhassan9066 Рік тому +1

    Mashalaah guul

  • @garaadabuun6698
    @garaadabuun6698 Рік тому

    M.a Aad iyoh aad u mahadsantihii hanolaayo dadka
    Dhalinyarada ah ee dowladnimada somalia qeyb weyn
    Kaqatay wareysi yadooda nosobadiya thanks chairman ayanle

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 Рік тому

    M.allh
    Wa nin culus weliba mujaahid ah
    Teeda kale alla dilaa dhinta ee shabb wax ma dili karaan
    Qaranka haddii uu helli shaqsiyad
    Sida feysal ah wa horre ayuu talaabsan lahaa
    Wll mhdsnd

  • @ardaaganabada8111
    @ardaaganabada8111 6 місяців тому

    Manshaa allah

  • @Thahir07
    @Thahir07 Рік тому +4

    Ayaanle elmi farah webi Soo wareeyso col- xog badan haayaa ilaa dowladii dhexe

  • @rowdomohamed9186
    @rowdomohamed9186 Рік тому +1

    Guuleyso Abti feysal✊🏻❤

  • @ramlamohamedq9051
    @ramlamohamedq9051 Рік тому +1

    Ilahay dilaa dhinta

  • @mohamedgaboose595
    @mohamedgaboose595 Рік тому +12

    Xog haye wxd ka cabaneysaa hal bil oo aad sugeysay visa ha caafimaadka, lkn anigoo ah agaasimihii hanti dhowrka gobolka banaadir kuna dhaawacmay gobolka banaadir kuna waayey lug iyo gacan isku dhimac ah labadii indhood gacanta kaliya ee soo hadhay naafo ka ah dhaakhaatiirtuna ii sheegeen labada indhood mid ka mid ah in wax laga qaban karo wxn visa caafimaad raadinayaa mudo laba sano ah waxaanan kaashanayey wsrd arimaha dibedda, wsrd caafimaadka, gobolka iyo safaaradda soomaaliyeed ee Kenya ilaa hadda waan raadinayaa kamana quusan

    • @kalidmahamed4922
      @kalidmahamed4922 Рік тому

      Sory wll ilahayba cafimad haye isagan cafimadanku weydinaya

    • @legendpoy8298
      @legendpoy8298 Рік тому

      😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺🥺😭😭😭😭😭

    • @ahlam7108
      @ahlam7108 Рік тому

      Caafimad Allah haa Ku siyo,dalkaga ayaa Ku hurane uu soo laabo cidi waxba waata Ku qaban waydaye

    • @sacdiyaxuseen2890
      @sacdiyaxuseen2890 Рік тому

      Sorry

    • @bashirmohamed-ts6ys
      @bashirmohamed-ts6ys Рік тому

      Gabonese Allaha ku sahlo

  • @hilaalhaybad8408
    @hilaalhaybad8408 Рік тому +1

    Willashenii ❤️❤️❤️

  • @ummufarax8495
    @ummufarax8495 Рік тому +1

    Guleyso hanolato

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Рік тому

    Subxaanala ilaahay umada haka qabto kuwa

  • @fnw8688
    @fnw8688 Рік тому +1

    Ayaanle wareesiyo badan aya ka sugeyna Nairobi raga culus oo aqoon yahano ah aya kula kulantaya wax rajen ina so wareysto. Ayaanle iyo Hanoolaato Tv sido kale wax idinka sugeyna #Podcast #Hanoolaato

  • @MohamedAhmed-eq5ed
    @MohamedAhmed-eq5ed Рік тому +2

    Boqolkiiba 💯%95 Xawadle kaliya waresata ma nuguso canbixinesa ina aderada?

  • @cabdikhaliifjimale7551
    @cabdikhaliifjimale7551 Рік тому

    Ani ahan asan ka shakiyay walahi

  • @mohameddeq6370
    @mohameddeq6370 Рік тому

    Waa dadaaleen labadaa wiil really waa jihaadeen oo naf inee badbaadshaan ayuu ahaa hadafkooda.

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn Рік тому

    Mr. Feysal waa tusaalaha nool ee noo xaqiijinaya in Alle dile uun dhinto.

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 Рік тому +1

    Al shaydaan shacabkeena Soomaaliyeed waa dhameeyeen ayaguna waqtigooda waa soo dhamaanayaa waqti dhaw insha Allah , dhalinyarada la Marin habaabiyey iskaga carara alshabaab mustaqbalkiina ayey ku cayaarayaan ee dantiina ka raaca.

  • @farhansalad8437
    @farhansalad8437 Рік тому +2

    mashaa alaah xogyaha guud ee gobolka banaadir

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 Рік тому +2

    Waa wareey ninkan waa dabakeen aan u maleeyay waaba musiibo aniga ilama shaqeynlaheyn

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 Рік тому +2

    Hanoolaato Masha Allah ❤❤ Guuleyso

  • @falisyuusuf4685
    @falisyuusuf4685 Рік тому

    Feesal caraale ileen qarax socdaa eheed waa soo yaabtay yaah

  • @dulaneyusuf5183
    @dulaneyusuf5183 Рік тому

    Hanoolaato 10million followers inay gaarto ay mudantahay,

  • @fadumoali8301
    @fadumoali8301 Рік тому

    Muqdisho qarax Waa dhibay ,Allaha ka qabto.

  • @Yutube_shortz
    @Yutube_shortz Рік тому

    Sanbalooshe soo qabo Ayaanlow inaadeer.

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 Рік тому +2

    Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waa kan labaad ee dalka looga arrimiyo, marka aad eegto afarta milyan qof ee loogu adeego. Guuleysta Jaalleyaal iyo Jaallooyin.

  • @calimashaqeyste7422
    @calimashaqeyste7422 Рік тому +3

    Ayaanloow naga aqbal in adigana lagaa qaado wareysiyo badan oo ah wareysiyadii kuugu dhibka badnaa

  • @mohamudmohamed7543
    @mohamudmohamed7543 Рік тому

    Gaabso

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 Рік тому

    Waa Waajib in aan la Caffin Al Shayaadiin iyo in lagu raad_joogo, yacnii la Dabba_Galo Caddoow_gaas 150 Sannadood.

  • @calisomalicalisomali3398
    @calisomalicalisomali3398 Рік тому +2

    Ayaanlow xigta maqarsomeyso runtii

    • @abdulmoaw7304
      @abdulmoaw7304 Рік тому

      Kkkkk koomboow dhalloow miyaad ka urisay eebow

  • @mohamedabdul1986
    @mohamedabdul1986 Рік тому

    nin sheegay ma dhaafto ayaa la dhahay weerarkii injineer yariisoow adi lee amaad ka danbeeysay😮

  • @aweishassan9524
    @aweishassan9524 Рік тому +1

    Waakaxumahay
    Talo waxku’ool ah, halaqaato.
    Mahadsanidiin.

  • @hassanmohamed3385
    @hassanmohamed3385 Рік тому +1

    Ali jeyte wareysi nooga
    Sooqaad ayaanloow

  • @Fagaase2017
    @Fagaase2017 7 місяців тому

    Visa india hadad ii dirsan lahed 4days ayaan kugu keeni lahaa😅😅

  • @MacalinNur-de6lp
    @MacalinNur-de6lp 15 днів тому

    Kan isagaan Ka shakiyeyba 🤔
    Bal u fiirso. Hadaladiisa!!!

  • @hidaayohonesty6983
    @hidaayohonesty6983 Рік тому +1

    Raga ilalada idin ah hayasinine bastolada ina lagu dagalamo mahane banboyin u dhiba wlhi xanuun waye

  • @mohamedadan5120
    @mohamedadan5120 Рік тому +1

    Hada ninkaan wali shaqaale dowlad ah, maxeey u wareesanaayaan, oo naftiisa halis u galinaayaan isagoo awalba toosh lagu fiirnaayay

  • @themog6556
    @themog6556 Рік тому +1

    NINKAN HADII AAN MUQAAYAD AAN KU ARKO, WAAN KATAGI DOONAA.

  • @museabdullehared5475
    @museabdullehared5475 Рік тому +2

    Aniga walalkeey oo sargaal xooga dalka ah ayaa 20 maalmood yaalay ICU digfeer intaas habiin iyo maalin xarumaha dowlada ayaan ka daba wareegayay ugu danbeeyna uu u geeriyooday dayaca dowlada aniga ayaa soo arkay

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia Рік тому

    Cod dahabi iyo xog hayaha Walee meshan wa laysku wareestay

  • @burhansalad1823
    @burhansalad1823 Рік тому

    Aniga waxan dihi laha heyadaha amniga in eey qorsheyan intii markii qaraxa dhaco oo afar shabab ah sogasho xarumaha ama hotelada ciidamo laku dabuli laha xarunta kala aqonin eey oo dadka leylahayen waxey badbadiyan dhafe in xarunkasta laisdahayo waey so werari karan ama hotel walbo in 10 askari isku babadasho week dagan xarunta dexdeda oo aan balwad laheyn cctv mesha utalo oo aan aheyn kuwa albabka wardiyeyo hubkoda udhameystiran yihin hadow hade gurmad u bah dane kuwii kamaqna eey isbadali jireyn gurmad ahan uku imadan waxan qaba arinta hadii lasameyo in 1hour lakuso afjari laha argagixisada qasarahane aad uyaran laha

  • @abdirizackmohamed8813
    @abdirizackmohamed8813 Рік тому

    Mesha Hadda uu joogo ayey wax kadhacayaan.

  • @moosman3572
    @moosman3572 Рік тому

    Walaaahi ninkaan faysal ah waa cimri dheeryahay kkkkkkkk bisinka cabsi cabdi waaye sheekadiisa

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 Рік тому +1

    Waa shawadiin umada loso diray darogu isku soo muday wanu ximaya umadina wuu laynaya mala maha biniadam wuxu

  • @haseinicpezzaro7070
    @haseinicpezzaro7070 Рік тому

    Dowlada halmida ula yabanahay aniga dhacdoyinkan dhacayo casharao maka bartan miya guri dhan oo dabaq ah ugu yaran sedex biyano ahan ayay xarumo kuleyihin mala wayy lawo qol ama hal qol xita 10 askari joogto ahan ay hegan ku ahado si hdi cidanka ilbabka joga qarax uu u halelo ay ayaga u badbadiyan kuwa gudaha ku jiro
    Tankle ciidanki odhan ilbabke iskugu gaynayan hdi hal qarax udhaco qofki alle badbadiyo ma ahine inta kle xlde kusuganyihin wan wada daremena mise ayagaba diyar uahan in dadka lalayo war wxn caqli mahan anago 20 jiro wxn garaneno maumalaynayo ku 60 jirada ahan ee talada ino haya inay fahmi la yihin
    Dalkena duqowshada taladoooda ayu sidan ku noqday sidi dhalin yarada looga ilaalinayy wanku xumahay wlhi

  • @ismailomar3149
    @ismailomar3149 Рік тому

    Cali jeeta sooqabo ❤

  • @aluvrielleyt5605
    @aluvrielleyt5605 Рік тому +2

    Kan qaraxa saaxiib muu la yahay bisinka ayaanle ninkaan meel hala fadhiisanin is jir

    • @abukarhoogsade7758
      @abukarhoogsade7758 Рік тому

      😂

    • @Football-fans327
      @Football-fans327 Рік тому +3

      Wll hadalka aad sida fudud afkaada ugu soo baxaayo waxaa laga yaaba ninka la wareesanaayo inuu qoraalkaada aqriyo maqayaasi kartaa siduu dareemaayo markuu arko qoraalkaada

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 Рік тому

    Ayaan_loow ma jiro isla Xisaab_tam dhameeys_tiran.

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 Рік тому

    Aaway Qashin_Qub_kii, Sewage & Drainage Systems ?.

  • @Abdijibar70
    @Abdijibar70 Рік тому

    Qofka masuulka ah bistoolad waa u muhiim qatar walbaa dhici karta marka hubkaga haka tagan walipa 15 qaad io 2 qasnad io ka badan oo ispare ah

  • @alisheikhey6628
    @alisheikhey6628 Рік тому

    Wadooyinka Via Roma iska toosiya iyo tan Gobolka banadir lacag canshuur ayaa khaadatiin

  • @nouralihassan2482
    @nouralihassan2482 Рік тому

    war wuxu farsamo bdanaaa

  • @mohamedabdiahmed2860
    @mohamedabdiahmed2860 Рік тому

    Ayanlow Xogeyaha wa cusub yahay maxad intan dhiiqo ah u gilineysa hhh

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Рік тому

    Maskiin.

  • @abdifatah6707
    @abdifatah6707 Рік тому

    Ayanloow ninkan ma qarax u joog ayuu ahaa.ilahabaa badbadiyay.

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 Рік тому

    Ayaan_loow meeqo ama immisa sleeping cells, yacnii Sirdoon ah ayaa Al Shayaadiin u jooga Dhammaan Hey'adaha ?.

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 Рік тому

    Ayaan_loow meeqo ama immisa qofood ayaa iska qaadan jiray mushaharo ama weli iska qaata mushahar ?.

    • @larsmartinjohanssonjohanss115
      @larsmartinjohanssonjohanss115 Рік тому

      ”Musuqmaasuq soomaali waa meheradoodi”- Sayid Cabdille Xasan.
      Ereybixin cusub in loo doono weeyaan waayo isdabamarinta aynu qabatinay ma aha mid erey iyo wixii la mid ah lagu sharaxikaro!

  • @waasac114
    @waasac114 Рік тому

    War alle ka baqa shacab umashaqeysaanee waad ka shaqeysataan daalamiin

  • @abdullahi8147
    @abdullahi8147 Рік тому

    Waxaas oo lacag ah yaabiyay dsd badan oo masaakiin ah lacagtii loogu talo galay baa isbitaalo badan isku babadashay

  • @ilhaanyonis9373
    @ilhaanyonis9373 Рік тому

    Meelaha wazaaradaha deganyihin iyo Sidey ukala deganyihin wareesiga haku so Darin hada kadib ka jar

  • @ibraahimmaxamedberbera8040
    @ibraahimmaxamedberbera8040 Рік тому

    Wuxuu yiri nin baa xafiiskeyga soo adey dhaawaca why suaal uga weydiin weydey Ayaanloow zxp ninka macluumaad badan buu noo sheegi lahaa lkn nasiib xumu hadalka waad dhexboodeysaa pointiga muhiimka ahna ka lama dhex bixi kartid almino iska dhageyso waxan wa dhacdooyine

  • @GOOLEMEDIA
    @GOOLEMEDIA Рік тому

    Xildhibaankayga Taagna Habeen iyo Malin k😂 Safarada India Malintii waliba dhawr Sacadood ayay Shaqaysaa baa laga yidhi , Ta labaad waxa uu sheegay dhaawac yar oo beenbeena ayaa isoo gadhay Markii danbena waxa uu ka dhigay Xaalad Culus. Somali been baa laga raacay inta uu qof iska dhisayo

  • @carabjanaale5865
    @carabjanaale5865 Рік тому

    Miskin alaumaqan

  • @namiin3034
    @namiin3034 Рік тому +3

    Nin adag aamba nin wareersan 6 qarax balaaya dawalad uu shaqeesa, waar shaqo civil radso waba naxdiin ku noolow No thanks.

    • @Nur77224
      @Nur77224 Рік тому

      Qofkasto maalintiisa dhimana qof ku dili karo ma jiro Allah wax dila wax neh nooleeya marka waa nin geesi ah rabo neh wadankiisa inoo u shaqeeyo insha Allah shabaab neh wee dhamaan doonaan khawaarijta

    • @namiin3034
      @namiin3034 Рік тому

      ​@@Nur77224 dilis ba inta na la gaadhin naxdiin owgii ninkani waxba kuma noola.👀

    • @Nur77224
      @Nur77224 Рік тому

      @@namiin3034 ninka raga ah waa ninka dalkiisa diintiisa iyo dadkiisa u dhinta Adiga wax ku weeydiiye hadii cadow dalka so weeraro ma ka carari laheed dalkaaga?

    • @abdirisaqahmed6517
      @abdirisaqahmed6517 Рік тому

      Walhi shaqo mahan . Adigo waardiyo noqda baa lagu qaatay

  • @harunnasteh2798
    @harunnasteh2798 Рік тому +1

    Ninkaan warkiisa uma bogin. Asagaa ka shakisanahay. Waa aragtideeyda lee.

    • @sucaadmaxamad1484
      @sucaadmaxamad1484 Рік тому

    • @abdulmoaw7304
      @abdulmoaw7304 Рік тому

      Kkkkkk eebow alshayaadiin saas uma dhiirana ee mahad salad iyo jamaal kuwaas shiki makaa galay ninkaan waa layaqaan

    • @muscabmahad92
      @muscabmahad92 Рік тому

      Wiilow kuma bogin taagtaagaa waadaa kkk