Maxay u burburtay ?| Qisada jaamacadda carabta .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025
  • Qisada jaamacada carabta , unkideedii ilaa dhimashadeeda maanta 2020 .. goos goos
    maanta magac ahaan ayay ujirtaa kaliye ama xataa waxaa la dhihi karaa magaceeda maba jiro , sida uu leeyahay wasiir jazaairi hore jaamacdda carabta si rasmi ah ayay u burburtay ka urur ahaan waa in lagu fikiraa dhisida badalkeeda .
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 328

  • @alltheway2931
    @alltheway2931 4 роки тому +14

    Aniga Hadan Somalia madax kaa noqda 20 sano Ee sosocda in in Sha waxa igu balan ah Inan Somalia kaa sari doono jamacada carabta. Waayo carab Maa nihen Somalinimada ayan aminsanahy somalinmada Hana Deqdo 🇸🇴

    • @TataAbdi
      @TataAbdi 3 місяці тому

      Waan kulaqabaa lph fikirkaas,hadda mxaan kafaa'idnay marka?

    • @TataAbdi
      @TataAbdi 3 місяці тому

      Waan kulaqabaa lph fikirkaas,hadda mxaan kafaa'idnay marka?

  • @MaxamedWalal
    @MaxamedWalal 4 місяці тому +1

    Allaha ha mideyo musliminta

  • @zakariyeyare4734
    @zakariyeyare4734 4 роки тому +2

    Cumar inshar mardambe ha isku caaynin Gaddafi woo kaa sharaf badan yahay

  • @nimcamohammadmuse7893
    @nimcamohammadmuse7893 Рік тому +1

    Ogaan waa mahad santihiin waayo wax badan aa nigafahanay mahad sanidiin

  • @Awraali
    @Awraali 4 роки тому +4

    بارك الله فيك وزادك علما إلى علم

  • @mohamedhaji1075
    @mohamedhaji1075 4 роки тому +7

    Kkkkkkkkkkk qadaafi legend buu ahaa Sigaar buu Kudhex cabayaa lol

  • @sultanmedia6357
    @sultanmedia6357 4 роки тому +3

    Macalin cumar inshar Mansha Allah alle caqliga iyo cilmiga ha kuu barakeeyo

  • @YoungFai
    @YoungFai 4 роки тому +7

    Nabiga Ku Saliya
    صلى الله على وسلم♥️

  • @Hassan-oh4sz
    @Hassan-oh4sz 4 роки тому +40

    Walhi videogan ano masjid ku jiro ayan dawanoya taasi waxay micnaheeda tahay in wllkey cumar inshaar allah dartii u jeclhay o haddana kanaalkisa aad u jeclhay iyo waxa uu so gudbinaayo allaah ino ka xafido wllkeyga qaaliga ah🥰🥰🥰

  • @najmudiin2671
    @najmudiin2671 Рік тому +3

    Saddex sanno aya laga jooga wa na documentary ka hadlaya xaalka tagan hada 2023/10

  • @BURHAAN_PMK_4
    @BURHAAN_PMK_4 4 роки тому +1

    Haa Usataad Cumar Aniga Mabakasaayo Madaxa Jaamacdda Carabta iyo Wadankiisa

  • @mascuudtahliil2972
    @mascuudtahliil2972 4 роки тому +5

    Ustad Omar Allah ha ku xafido

    • @DALKAIFIYECHANNEL
      @DALKAIFIYECHANNEL 4 роки тому

      Walaal qaaliya igu caawi SUBSCRIED please codsi 🙏

  • @hamselooli7515
    @hamselooli7515 4 роки тому +1

    Inalillah Wa Ina Ilayhi Raajicuun Runti Waa Nasiib Daro Haysata Horjoogayashi Islamka
    Inaan Dunida Reer Galbeedka Xagxagano Ma ahan Maxaa Yeelay Islaamku Isaga Ayaa Wajigii Macnihiisa Laga Dheehanayey Juhalo U Igmadey
    Waxa Sugaysa Maxkamadii Caadilka Xaqa ah ALLAH

  • @raabimajiid9709
    @raabimajiid9709 4 роки тому +4

    insha allah waxa ladhisi doona urur lagu badalo jamacada carabta oo ay bilaabi donaan wadamada Turkey iran Pakistan Malaysia Aljeeriya iyo masar oo sii sii xunkunka laga rido iyo somaliya oo iyaduna dhismi doonta oo xubin ka noqon doonta iyaga carabtu marka dan ugu soo biiri dooba

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 4 роки тому +1

    Cisat ibraahimi walahi waa Nin adag

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 роки тому +2

    Ustaad Omar inshaar Allah ha ku xafido wax badan baa inna bartay cimrigaaga Allah ha raajixiyo

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty3268 4 роки тому +4

    omar inshaar .wax badan ayaan kaafaaiidey run ahaantii .

  • @abdirisakibrahimdarbo7772
    @abdirisakibrahimdarbo7772 4 роки тому +1

    Shukran ustaad cumar inshaar

  • @cabdisamad2682
    @cabdisamad2682 4 роки тому +18

    Hadii aad nooshahay wll salaada tuko ma ogid goorta laguu imaanaayo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ahmedsaciid8503
    @ahmedsaciid8503 4 роки тому +3

    Munadimad kasta oo caalamka ka jirta reergalbeed ayaa dhistay ha ugu horayso un tuye

  • @abdiazizj8596
    @abdiazizj8596 4 роки тому +1

    Run ahanti mowducan wax muhimad sidas u weyn dadkan waxa ka codsanlaha ina kudadashid waxyalaha waxtarka muhimka leh mahadsanid.

  • @abdullahimoahmedsh1772
    @abdullahimoahmedsh1772 4 роки тому +2

    Inshallah khilaafada mahdiga Mar dhaw ☝️☝️☝️☝️

  • @funnymediachannel6680
    @funnymediachannel6680 4 роки тому +4

    wllkey umar inshaar guuleyso wllhi knlka waa ileyska dhaliinta somaliyeed

  • @dahirmuqdisho5697
    @dahirmuqdisho5697 4 роки тому +2

    OGasho waa mahadsanthiin runtii majirto jamacada carbta lkn waxa soo socoda in la wareego hoga mainta islmka Qaliifada cutmaniYata wax kafiicn majiran insha Allah Turkiga wax kafiic majiran

  • @kaamildhako6978
    @kaamildhako6978 4 роки тому +1

    Mahadsanid ustaad cumar inshaar

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 4 роки тому +4

    mandhaw ciyarta igada
    carabi wanage falastin tol uhiliya ayay wayday lakin ilahayba uhilin doona insha allaa

  • @Daadir968
    @Daadir968 4 роки тому +2

    ilahey haku cafido cumer inshaar 🥰🥰

  • @basadiirkasoomaaliya5265
    @basadiirkasoomaaliya5265 3 роки тому +1

    Wll cumar inshaar mahadsanid walee caalamka iyo carabta waad i badhay maxaan abaalkaaga ku gudaa kumaba aqaaniye thanks more brother

  • @faadumoyaasiin8120
    @faadumoyaasiin8120 4 роки тому +2

    Waad ku mahsantahy in aad nosogudmiso barnaamijayo waxta aha oo umda wacyigiida la ku dhisayo shaqasihaan waxa badana ayaan ka faaiiday cumara inshar barnaamijaydiisa alle ha ku xafido wll

  • @37efklfiri4ir8
    @37efklfiri4ir8 4 роки тому +2

    Nus saac ka hor ayaa maskaxdeeda ku dhacday in Soomaaliya waa in ka bax daa Jamacada Carabta, waa inay naqata dawlda kuwaad. Li'ana waa dad walaalaha Falasdiin iska fawgeeyay oo jahuuda so dhaweestay. Waa meel sharafteena ku jirin, lkn waxaano dhan waxa ka horiyaa in Soomaaliya saameen ku yelta Jamcada hadi kale ka bixitaankeeda iyo juraashdeeda wax malu jeedo.

  • @agnidahir2917
    @agnidahir2917 4 роки тому +3

    Mshalah asad baan kutageera

  • @salaanahmedmohamed
    @salaanahmedmohamed 4 роки тому +1

    Sxb cumar aad iyo aad ayaan kuugu mahad celinayaa sida fiican ee aad noogusoo tabiso barmaamijyada qiimaha badan ee ka hadlaya waaqica hada taagan
    Waxaan kaa codaanayaa sxb inaad inoosoo diyaariso mawduuc ka hadlaya dadka daba dhilifyada ah ee qurbaha kusoo doorsoomay ee kusoo qulqulalaya dalkeeni somaliya si ay xilal uuga qabtaan iyagoo aaminsan fikradaha reer galbeedka

  • @barstar9060
    @barstar9060 4 роки тому +2

    M.a ustadi

  • @GUURETUBE
    @GUURETUBE 4 роки тому +6

    Asc wll omer inshar
    Mahadsanid
    Intii karaankaaga ah waad qabatay waxaa kaliya dhiman qaybtaan ku lahaa inaan anna bulshada ku baraarujiyo .
    Inshallah waan soo gali doonaa saaxadda dhiirigalineed , taariikheed, iyo soo bandhigeed.
    I believe that
    I'm your supporter
    Be also be.

  • @qadarbeebe6603
    @qadarbeebe6603 4 роки тому +1

    Wad axantahay zxb

  • @MEECAAD_MEDIA
    @MEECAAD_MEDIA 4 роки тому +13

    Wax wanaga waligay nama tarin jamacada carabta marki hore sabab aan ugu jirnay ma jirin ilen carab manihine
    Waa wanaagsan

    • @sahalcali4196
      @sahalcali4196 4 роки тому

      Khalad iyo fudaday ayaa inagaliyey

  • @PSA4
    @PSA4 4 роки тому +11

    Subxanallah duli nimada meeshi ugu danbeysa joogna allahayow adiga magan ku nahay

  • @amaalahmed9589
    @amaalahmed9589 4 роки тому +1

    Wcs warxma ilahay ha unaxariisto

  • @abdifatahali1318
    @abdifatahali1318 4 роки тому +2

    Yeasss again I'm first viewer thanks inshar

  • @geelcasemediapro
    @geelcasemediapro 4 роки тому

    ASC wll omar inchar xayaaka llah akhi xigmad & xaqiiqo ka hadal ayan kugu xulanaye Allaha ku xafido oo xumaan kuma tuso adiga iyo inti kale ee ehlu xaq ah

  • @mohamedmiidoh5736
    @mohamedmiidoh5736 4 роки тому

    Omeraw saxib carabtan calool xanuunka ah fadlan naga daa somalida ka hadal

  • @fahamchannel6797
    @fahamchannel6797 4 роки тому

    M.a wlahi walal omar arima muhiim ah ayaa ka hadashaa taageera buuxa ayan kuu ahay arimaha bariga dhexe qodobada ugu mihiimsan aya ka so qaadataa horay usoco

  • @mohamedyusuf1208
    @mohamedyusuf1208 4 роки тому +9

    Omarow dhowr Jeer baad ka hadashey Jama carbeed
    Somali ahaan dulsaar beynu KU nahney ha
    Dadkii carbeed Ee ay mansabka Iyo muuqa iyo luuqada ay wadaagaan carabta ladani ayaan waxba isku Qabin See inagoo Ifriqiyaan ah
    Dadka aan saa leeyahy waa carabta ladan Ee amniga Iyo maalkaba alle u dhiibey.

  • @abdurazack4u
    @abdurazack4u 4 роки тому +20

    “Jaamacada Carabtu Wax ay lajoogto Majiraan , Awalna Aasaaskeeda Maysan lahayn ee Waa loo aasaasay Maqaar Saar uun bay ku yihiin , Wax Faa’iida ahna uma leh Bulshada Soomaaliyeed inay sii dhex fadhiyaan Meel Carabtii walaalohood Waxba loogu qaban waayay”

    • @abdurahmanahmed8754
      @abdurahmanahmed8754 4 роки тому +1

      Waxaa cajiiba inaad wali carab isku taqaanid

    • @AXmed_3B
      @AXmed_3B 4 роки тому

      @@abdurahmanahmed8754 wuxuu ku yidhi walaalaheen waxba u tari waayay

  • @apdirahmanrakatic2719
    @apdirahmanrakatic2719 4 роки тому +3

    Ustaad omar🔥🔥❣💉💉

  • @shakaalmmofficial4214
    @shakaalmmofficial4214 4 роки тому +2

    Masha allh sxp hory usoco
    Malmahaan wad naga cajistay

  • @Samowtalks
    @Samowtalks 4 роки тому +2

    Fast one ogaaanso ❣❣❣

  • @suleimanbulle20
    @suleimanbulle20 4 роки тому +3

    Thanks ustaad omar 💯

  • @najiibtolkaofficial8503
    @najiibtolkaofficial8503 4 роки тому +3

    Walalahey aniga fanka waan kabaxay ilaahe ba iga madobeyey chenelkega wakan ee 3k oo subscribed igaarsiya abaayo ama abowe mahadsan4k o codsi ahay

    • @yaxyemaxamed2525
      @yaxyemaxamed2525 4 роки тому

      Wll xabiib yare masha.allah wllkay waan kuu caleema saaray ahaaw sidaa hada thy insha.allah guuleso wll

    • @Taatiko21
      @Taatiko21 4 роки тому +1

      @@yaxyemaxamed2525 walaalkay subscribe ii saar

    • @yaxyemaxamed2525
      @yaxyemaxamed2525 4 роки тому

      @@Taatiko21 wa kuu saaray wlshy

  • @mustafaxmad3741
    @mustafaxmad3741 4 роки тому +11

    Walaal aaad ayaad umahad santahay madama aad naga reebtay qariirada jamacada carabta

  • @mohaabdi11
    @mohaabdi11 4 роки тому +9

    Ogaansho wxn kaa sugna waa xaalada ka taagan Azerbaijan and Armenia wll🍀♥️

  • @4Ilyas
    @4Ilyas 4 роки тому

    Marka uu lahaa Mucamar Al Qadafi Dowlad mideyso Falastiin iyo Yahuuda hala dhiso, waxa uu kala Jeeday arin iyo fikir si qoto dheer uu ugu soo fakaray, waxa soo socda Mustaqbalka ayuu arkaayay, bal Maanta aan u fiirsano waxa socda, iyo Carabta Sida ay ugu kala cararaayaan xiriirka ay la dhisanaayaan Israel, iyo sida ay isaga indha tirayaan dhibaatada Reer Falistiin. 💔😥

  • @Omrxsauds
    @Omrxsauds 4 роки тому

    Nio carabtaan cawaan waye ee sheekadooda inaga daaya fadlan sxp

    • @qaliyaismail1261
      @qaliyaismail1261 4 роки тому +1

      Carab khayru khalqi laah baa ka dhashy cay Ma mudna

    • @emirMOHamed101
      @emirMOHamed101 4 роки тому

      @@qaliyaismail1261 war kuwaan nabi kamuusan shalan waa bangaali iyo hunuud

  • @soumaya2404
    @soumaya2404 4 роки тому +2

    Masha allah ❤keep goin

  • @maadhiintube1077
    @maadhiintube1077 4 роки тому +6

    Asc cumar iinshaar
    Wll waan ku slmya
    Marka labaad waxaan kaa codsanayaa
    Isha alah haday suuragal tahay
    Inaad nala waadaagto qisada
    Yuhuudigan khamiiska xidhan
    mbs
    Ama maxamed binu salman
    Waxa jirta in uu xabsi guri hooyadii
    Ku hayo oo uu wadankii fasaahaadiyey
    Hantidisiina ku tagri falay
    Cidii is tidha fashilina wuu qurbayaa
    Markaa bal waxaad nala wadaagtaa
    Cida uu yahay ama ku adeegata

  • @salmaanmohamed1852
    @salmaanmohamed1852 4 роки тому +3

    DALALKII AY XUKUMI JIREEN RAGII RAGA AHAA MAANTA WAA BAABAH SIDA LIBYA SOMALIA SYRIA

  • @cazaamcabdicadoow7660
    @cazaamcabdicadoow7660 4 роки тому +2

    Masha Allah walal jazakallah

  • @abdisitarabdiaziiz528
    @abdisitarabdiaziiz528 4 роки тому +3

    Kolay Anigu ma aminsanayn inay jirto waana ku faraxsanahay burburkeedii
    Waayo namay tagerin 1977 Markan amxarada la dagalamaynay ilahay naguma soo celiyo jamacada carbeed
    We are back stronger then before
    The 🦁 is back Somalia 🇸🇴 ha noolato

  • @caliyassin8292
    @caliyassin8292 4 роки тому +3

    Sxp walahi waa runta

  • @husseinyomechanel8393
    @husseinyomechanel8393 4 роки тому +8

    Asalamu calayka yaa cumar

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 роки тому +60

    Horta Somalida maxa Ka Qaldan Muqalku imika un Ayba So Dhacaye Gormey .Commentiga Ka Dhiibten
    Horta Dhameysta Kadibna Fakarkina Ka Dhiibta

    • @Walal-cabdi
      @Walal-cabdi 4 роки тому +3

      Commentiga somalida 90% like isaar ayuu ku saabsnyhy marka waa halkaas cilada

    • @instgramrepost
      @instgramrepost 4 роки тому

      waxaas majiro nio

  • @aliyare3869
    @aliyare3869 4 роки тому +6

    Wa ku faraxsanahy in magacoda la wayo noqdan dad an waxbo ehen weba yihin 😂 😂 😂

  • @pupggamer3604
    @pupggamer3604 4 роки тому +1

    Mahadsanis walaaal

  • @abdirizakaelmi8485
    @abdirizakaelmi8485 4 роки тому +5

    Ogaansho❣

  • @najkaofficial6852
    @najkaofficial6852 4 роки тому +3

    Asc wllky Omar

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 4 роки тому +6

    Nio marar badan ku fikeray haddii Yurub lasoo wareero wadan kamid ah waxaa difaacaya kuwa kale
    Lkn ciraaq maxaa jaamacada Carabta u difaaci waayeen
    Ileen waxu waa naago iska magac uyaala

  • @mohammedmomin3041
    @mohammedmomin3041 4 роки тому +2

    Waan ku salaamay Omar

  • @ashaabdi7365
    @ashaabdi7365 4 роки тому

    Horta soomaaliya may ka baxdo jamacada carabta madama eey danaha walaalaheen falastin aay waxabo u qabaneynin dhaman musliminta carabta ee dhiiban

  • @ismaaciilcade8621
    @ismaaciilcade8621 4 роки тому +5

    Sxp waa runtas wlhi ma qano sida lodortana maqano sida uu kudago waligey ma arag

  • @aliqiyamahaliqiyamah8965
    @aliqiyamahaliqiyamah8965 4 роки тому +3

    Cumar wan kuxisney xagee naga adey nio muqalo nisoo diyaari an dawano🙏🏻

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 4 роки тому +3

    Mashaa Allaah

  • @Mcaaniboy
    @Mcaaniboy 4 роки тому +2

    Mahadsanid omar inshaar

  • @herozacki1178
    @herozacki1178 4 роки тому

    Hadii aad rabto waxa aduunka ka jira ku biir Ogaasho garub

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 роки тому

    Carab ceel bay gashay allaha u sakhiro

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 4 роки тому

    mahadsand wll omer

  • @richhome3678
    @richhome3678 4 роки тому

    M. Qadafi waxu yiri waxa nalagu hor dilay Hogaamiye carbeed
    Laakiin wuxu ku kadsoomay in isagana Wadadaad la marin doono, ugu danbayn qadafina
    Waa la dilay. Mxaa geesi garab waayey

  • @maftuuxcali353
    @maftuuxcali353 4 роки тому

    waa run way baabayday jaamacada carabu lkn waxan rajaynaya in lagu badalo ururu ka wax tar badan

  • @quruxsan6842
    @quruxsan6842 4 роки тому +4

    5kun firsatay gacanta ma ni xanuneyso ma like ta sarta subxanallah

  • @nerez1485
    @nerez1485 4 роки тому +12

    Qabka yagi jabaa iiga daran
    Qaran jab kaygii e 😭🙆waxan ku talin lahaa somalia iney ka baxdo jamacada carabta sabbto ah jiritaankena umadeed ayey qal qal galiyeen iyo inan maanta anaga isku heeysano carab ban nahy iyo african baa nahy 🇸🇴somalia wey soo laabatay ayaamuhu waa wareegto xaqiiqdii

    • @abdirashiidmohamed5730
      @abdirashiidmohamed5730 4 роки тому +1

      Ani dadka kle waxba iga galin waxeey dhahaan blse anigu waxan hubaa inan carabna aheyn africana aheyn oon ahay Somali, Muslim ah. In tasana iga badan. Alx.

  • @murtisameoficial5365
    @murtisameoficial5365 4 роки тому

    Cumar inchaar macalin codsi quwada turkiga iyo hadafka uukaleyahay wadamada udifacayoh ee somaalia kujirto noo kala dhig dhig wadanka imisaad ayuu kaga jira quwada aduunk turkigu

  • @MohamedAli-bx9uf
    @MohamedAli-bx9uf 4 роки тому +1

    Waan kusalaamay wll Omer inshar
    Walaal waxaan kaa codsanaya inaad noo keento video ka hadlaya forex waayo dhalinyaro badan oo soomali ah ayaa aad ugu taamaysa ka shaqaysiga suuqa loo yaqaan forex
    Walaal ma noqonkaraa suuqan Mid mustaqbal ahaan la isku halayn karo
    Sababta aan kuuwaydiiyay ayaa walaal bdana dhiliyarta soomalida ayaa runta usheegta ok hormuudkoda tahay

  • @Maazin_Moh
    @Maazin_Moh 4 роки тому

    Wll cumar sideed carabiga kubaratay. wll adoo mahadsan
    Qaaabkee ugu fudud ee u brankaraa luuqada carabiga oo،aan jeclahay
    Tarjumada

  • @AhmedSaeed-qw9sv
    @AhmedSaeed-qw9sv 4 роки тому

    Qof dhintay lagama hadlo hadii laga hadlona waa loo duceeyaa haduuba mudan yahay in loo duceeyo oo Muslim yahay Jaamacadda Carabtuna kama duwana Qof dhintay ee ha loo duceeyo.

  • @mubarakyare5375
    @mubarakyare5375 4 роки тому

    ama ha dhintaan, ama ha noolaadaan; anaka soomaali ahaan wax faaiido ah oon qabnay ma jirin bal dhibaato iyo luqaafo ayay nagu haayaan weli.

  • @iftiinkageeska
    @iftiinkageeska 4 роки тому +2

    Cumarow qadaafi ha caayin wuxuu ka fican yahay madaxda khaliijka oo dhan waxan filayaa in afkaarti reerka

  • @muujinmedia4397
    @muujinmedia4397 4 роки тому

    Masha allah fast comment like subscribers my family

  • @kaamilfiqi6201
    @kaamilfiqi6201 4 роки тому +4

    Wcs wll Cumar mahad sanid.
    Waligeey ma maqlin go'aan eey jaamacada Carabta gaartay. Lkn wxn la yaabay waxaan anaga ka dhex heeno

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 4 роки тому +6

    Bahdilaad tii ugu xumeyd baa lugu sameeyay shayadiinta Sacuudiga haysata.
    Kuwa kan ma ahan carabti
    cumar bunu khatab, Khalid binu walid, mucad binu jabal ka dhasheen. Wa yahuudi madina ku hartay ee carabta noqotay

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 4 роки тому +3

    Thanks wll omar

  • @mohamedabdullahi428
    @mohamedabdullahi428 4 роки тому +3

    Ust omar inshaar

  • @garaareofficial7129
    @garaareofficial7129 4 роки тому

    Carabta waa wax dhintay dad mahan

  • @Abdixakiincarab
    @Abdixakiincarab 4 роки тому +6

    Sxp carabtaan warkooda nagadaa Waaba dhibsanee

  • @saleebanmaxamud2559
    @saleebanmaxamud2559 4 роки тому

    Makhaayad weye meeshu shaw Qaddafi waa iska shitay waxiisa

  • @haduwin9012
    @haduwin9012 4 роки тому

    Sxb omar waxa kaso hadasha burburka ka dhax dhashe ethiopia habashida oo u kala qeybsantay laba dowlad tegray iyo dowlada dhexe

  • @abdifarhan8979
    @abdifarhan8979 4 роки тому

    Waa xaqiiq arinkan waa muslimin kala qaybsaday oo qolaba ay ku jirto gacan ay ka baqayaan markaa nin baqayaa sidee buu u talinkaa ama u tashan karaa

  • @everything0280
    @everything0280 4 роки тому +2

    Wcs abowe Omar inshar❤

  • @saidmouse7684
    @saidmouse7684 4 роки тому +1

    As wll waligay komanti waligay ka ma bixin lkn wll
    Waxan ka codsanaya inad xaga diinta u badato ama aad daaci isku badasho taas ayad adun iyo aakhiraba ku aflaxaysa inshallah

  • @weareone1837
    @weareone1837 4 роки тому +2

    Tnx ustaad omar

  • @Yaseenhaji2315
    @Yaseenhaji2315 4 роки тому

    Ani ayaa ka mid ah inta aan Aqoon Hogaamiyaha ururka carabta
    Lkn somali ahaan waxn ku talin lahaa in aan ka baxno ururkaas ileen waxba inoma so kordhiyo
    Teeda kle anaga Carab MA nihin African ayaa nahey
    Somalia ha noolaato 🇸🇴🇸🇴💪💪

  • @abdifatahbarre7300
    @abdifatahbarre7300 4 роки тому +2

    Waxbadan ayaan kafaaiiday OGAANSHO👈 mahadsanid wll