Wareesiga aqoon yahanka waa muhiim. Waa nin capacity leh. Waxbadan noofaaideynayo. Waxa waresiga aqoon yahanka waxa kadaremesa in u Donald Trump dambi weyn ka galay Mabaadiida saldhiga u aheyd USA maadaamo u fikrada ah rijimka & xokunka military u tageero weyn siinayo. Sidu uficanyahay Donald Trump bad arki asago shaqadisi ganacsiga aheyd hayo. O bacyaal gadayo
Sidan marhore qoraal sidan an udhiibtay aanku sheegay in ay khasabtahy inay helaan cidwalba xaq ay uleyahin markas an kahadlayni filibin jabhado kadagalama iyo asianka marka way ogyahin ayaga inay khasabtahy inlahelo matalaad dhab ah iyo cadalad umadaha odhan ah lkn dadkena waxa u moodan inay garankarinba caqliyada bali aadamka iyo rabitaanka insan iyo madax banaanadiisa inaanka shaqsigiisu xorkuayahy alle ayaana kadhigay marka ay xogsoconkarin wa markas oo dad hurda ladagaalamaysid balse dad soojeda macaquulmahan dagaal waxa waajib ah xal waqtigas hadi kalana caqliyadaada wa fuunto cidla qasbikarana majirto ugu dambeyn ee xikmad iyo caqliyad wax ku ool ah ayalaraba
Haaye ninkan boqolkiiba 90 wankuracsanhey tallaaboyinka uu tilmay gaar ahan arimaha argagaxisada iyo xarakaadka waqtiayada badan jiray oo ayaga laftirkooda intabadan halgamayaal ubadan xoriyada donka ah shucubtoda wana mahiim inay siwadan halgan kooda asia africa iyo yurubba inta yar ee argagaxisada ah ee an caqiida islamka ayagaba kudhaqmaynin iyo tan bal8 aadamka kuwaas aya ah kooxaha qarbudaada kudhisan ee ujedo laheyn kooxa qar budaada kudhisan hal arin okaliya aya lagu fahmaa iga qora horufadhi taas waxa waye in hadii arinta isbadasho amaba lagu ogolaado heshiis ay diidantaaso caqliyada xoriyad doonka ah gal iyo muslimkaba isku wafaqsanyahin kooxahanne shabaab iyo dacish alkhacidah bokoharam jawdwalkoodaba makujiran ader wax heshisladhaho un wa gumad ayaga ama dadka kaso horjeeda
Een mr xashi aad ba u mahadsantahay laakin dhoormar ayaad entering ku sameysay professor ka qodon muhiim eh ayaad ka dhax gashay oo ah qodonka buugiisa ku jiray 31:14
Horfedhi media warerka iyo waretsigaga waad ku madsentay Waxan aad ugga hellaa dadka conferta somalia aqoonyaheneedda aad warresaneyso, wexay u beddanyahiin dad xaqiir ah oo Cidna wex u oggeleyn wex isku ogolken naceyb ka muuqdo runtu Ku yertey, lefdaadda ayaa wax ka Berrenaya tuug xaqiir ah wex aad weydiso uu ka gubeya wu ku deggaya been buu ku muquunirya
اللهم اجعل شهر رمضان
فرج لكل صابر
وشفاء لكل مريض
واستجابه لكل دعاء
ونصراً للمسلمين فأنت
على كل شي قدير ♥️
Ramadan Mubarak 🙏❣️❣️❣️🙏🙏🙏 soomaaliyeey iyo bahda horu fadhi
Manshaallaa dr wax badan ayuu iftiimiyay waa aqoonyahan siyaasi ah
Ramadhan mubarak umadha somaliyad malkasto ad jogtan waxan sigar ah usalamaya suleyman xashi oo ah runti wilsomalidh iskukankadha allha usosarey wuxu mudhan yahey kudhayasho
Ramadan kareem 🕌Bahda Horufadhi media iyo Musliminta ku Xiiraan Dhaamn Soonka alle Haano Saahlo anii yurub jogaah waqti Dheer Soomaya allow ii Sahaal
masha allah Dr Afyare Cilmi dadka wax bartay waa iney dowlada federalka ay inoo aruurisaa oo golo gaar ayaga u ah ay usameesa si cilmigooda iyo horumarka iyo talada wanaagsan lagala tashadaa oo aan uga faaidesanaa sababtoo ah canshuurta dalkeena hooyo ayey wax ku soo barteen wa in dowladana ay usameesa urur weyn oo kala taliso Qaranka somaliya xaga dhaqaalaha xaga xiriirka caalamka xaga horumarka oo masax shiilan aan aduunka ula tagno iskaashiga dalkena hooyo aanu ka faaidesano aqoon yahana somaliyeed Dr Afyare Cilmi waanu ku jecelnahay adiga iyo inta wax baratay ee somaliyed fikirkada kudarso Qaabkii dalkeena hooyo loo badbaadin lahaa oo aduunka aan ula jaan qaadi laheen oo wixii qarankena duulan ku ah sidan ula dhaqmi laheen inaad ka fikirtaan Qaabkan uga badbaadi laheen oo talooyin fiicfiican dowlada somaliya aad kala talin laheeden oo aad usoo saari laheeden howlo fara badan oo cilmi kudhisan unoqon leheeden ku fikira oo dowlada lagarab istaaga iyo shacabweynaha canshuurtoda aad wax kusoo barateen ugu celin laheeden nasiiya saacado qaranka umada somaliyed usiin leheeden allaha idin barakeeyo Aamiin
Siyaasdiisu waa thanks gave afyerre
Horufadhi media waa dadaaleysaan horey u socda 🇸🇴💕🌹👋✅
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌷🌷💐💐
Horafadhi waan u hanbalyayninaa sida fiican ee warka noo deeqsiyo👍
Ramadan Karem umada islamka
Masha Allah xashi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Somalia
رمضان كريم🌙🌙🌙🌙
Mnsha alaah horufadhi media hormar gaadhaye alaha kudhawro aakharo iyo aduunba
EEG sidu uga jabayo carrebta
Wey ka duwenyey ta somalia
Waa xaqiir tuug ah
Masha allah
Aar xaashiyaw dhulmar playlist usmee
RAMADAN MUBARAK BAHDA SHARAFTA BADAN EE HORUFADHI MEDIA
♥️💞Ramadan Mubarak ♥️💞💞🌹♥️♥️
barnaamij qiimo leh horufadhi media
Ramadan kariim umada somaliyed
Waa bil Ramadan waxan ilahay ka barya inuu ilahay qalbiyadeena isku furo.. si aan ufahano cadowgeena
Ramadan kariim😍😍😍🎉🤗sisters and Brother, mnshealh mr #Xashi big Respect Qoof Waxbadan Inu fahansiyo dadkisa aya tahy Dhamn adiga iyo bahda Horufadhi media
Asc horufadhi ramadaan kariim
Rabadaan mubaarik dhamaan shacabka somalieed meelkasto ay joogaan hana lays cafiyo siduu alle inoo cafiyo ,,, cafis cafis
Somalia wakhtigan mucarad uma baahna waxay u bahantahy hal madaxweyne o awood leh diktaator ah lkn an dadka layn
Ramadan kareem
Ramadanul kariim Horufadhi Media
Yaa suxuuranaya hada 1 ramadan
Horfadhi meediya aad ayn idinku mahad celinaa,hadal ka proforr ka ee burcad badeeda Ku saabsan in ay shaatigii bedelatay.
Buugaa magiciisa #Hashi maad noosheegi karaysaa amazon ta inuu yaala aan ka fiirinee
Mahad sanid wll
Qodobkaa aadbn udanenayey wxbn kafahmey waa mhadsnthy
Asc
Wallaahi marmarka qarkood waxaan isdhahaa wax aqli ma lahan MIYAA aan aheen qabiil lee
Ramadan Kareem
Makahadashan.xaqikha.jirta
Noo so kordhiya waraysiyo aqoon
Badan
Run ahanti waraysigan cawa
Wa waraysi aqoon guud laga fahmi karo
Ramadan Karin
Wareesiga aqoon yahanka waa muhiim. Waa nin capacity leh. Waxbadan noofaaideynayo. Waxa waresiga aqoon yahanka waxa kadaremesa in u Donald Trump dambi weyn ka galay Mabaadiida saldhiga u aheyd USA maadaamo u fikrada ah rijimka & xokunka military u tageero weyn siinayo. Sidu uficanyahay Donald Trump bad arki asago shaqadisi ganacsiga aheyd hayo. O bacyaal gadayo
Sheekadii dal iyo wadaniyad way fashilantay og itaankaa fashiliyay iyo calan la taagto
Government services must be wide
Somalilan waaay socatay
Inta iga dabaisa Subcribe i sara somaliwey hadi wanaga jeceshexin
abdulkhafar media hhhhh somaliweyn
Sidan marhore qoraal sidan an udhiibtay aanku sheegay in ay khasabtahy inay helaan cidwalba xaq ay uleyahin markas an kahadlayni filibin jabhado kadagalama iyo asianka marka way ogyahin ayaga inay khasabtahy inlahelo matalaad dhab ah iyo cadalad umadaha odhan ah lkn dadkena waxa u moodan inay garankarinba caqliyada bali aadamka iyo rabitaanka insan iyo madax banaanadiisa inaanka shaqsigiisu xorkuayahy alle ayaana kadhigay marka ay xogsoconkarin wa markas oo dad hurda ladagaalamaysid balse dad soojeda macaquulmahan dagaal waxa waajib ah xal waqtigas hadi kalana caqliyadaada wa fuunto cidla qasbikarana majirto ugu dambeyn ee xikmad iyo caqliyad wax ku ool ah ayalaraba
Haaye ninkan boqolkiiba 90 wankuracsanhey tallaaboyinka uu tilmay gaar ahan arimaha argagaxisada iyo xarakaadka waqtiayada badan jiray oo ayaga laftirkooda intabadan halgamayaal ubadan xoriyada donka ah shucubtoda wana mahiim inay siwadan halgan kooda asia africa iyo yurubba inta yar ee argagaxisada ah ee an caqiida islamka ayagaba kudhaqmaynin iyo tan bal8 aadamka kuwaas aya ah kooxaha qarbudaada kudhisan ee ujedo laheyn kooxa qar budaada kudhisan hal arin okaliya aya lagu fahmaa iga qora horufadhi taas waxa waye in hadii arinta isbadasho amaba lagu ogolaado heshiis ay diidantaaso caqliyada xoriyad doonka ah gal iyo muslimkaba isku wafaqsanyahin kooxahanne shabaab iyo dacish alkhacidah bokoharam jawdwalkoodaba makujiran ader wax heshisladhaho un wa gumad ayaga ama dadka kaso horjeeda
Hadii umada somaliyed ay 1 deyso waxkasta oo ay ka deyrinayaan daayaan oo kuligood taageeraan dawladooda cid naga adkaan karta ma jirto,
Een mr xashi aad ba u mahadsantahay laakin dhoormar ayaad entering ku sameysay professor ka qodon muhiim eh ayaad ka dhax gashay oo ah qodonka buugiisa ku jiray 31:14
Ramadan karma
Horfedhi media warerka iyo waretsigaga waad ku madsentay
Waxan aad ugga hellaa dadka conferta somalia aqoonyaheneedda aad warresaneyso, wexay u beddanyahiin dad xaqiir ah oo
Cidna wex u oggeleyn wex isku ogolken naceyb ka muuqdo runtu
Ku yertey, lefdaadda ayaa wax ka
Berrenaya tuug xaqiir ah wex aad weydiso uu ka gubeya wu ku deggaya been buu ku muquunirya