Nimcaan Hilaac, Diidan iyo Pracetimool maxaa kala qabsaday "Kaftan & Qosol"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • Nimcaan Hilaac, Diidan iyo Pracetimool maxaa kala qabsaday "Kaftan & Qosol"

КОМЕНТАРІ • 290

  • @ukhtimuslima3573
    @ukhtimuslima3573 2 роки тому +46

    Walahi didan axlaa cod wayan masha Allah tabarak'Allah!! Kun fanaan ayu ka cod quruxsanyahey xaqiiqatan lakin waxan ku rajeynaya quranka inaad ugu faiideysid codkaas dadka 🙏🙏🙏❤🇩🇯

  • @daacad7403
    @daacad7403 2 роки тому +22

    Nimcaan Wlhi Codkiisu Waa An other Level 😍

  • @hadliyamaxamuud9426
    @hadliyamaxamuud9426 2 роки тому +11

    Diidan wuu cod wanaagsan yahay caawa waxaa is helay fanaaniin aan jecelahay iyo abwaano ha ugu horeeyo maxamed parecimol my brather aad baan kuu taageeraa waxaan ku leeyahay noolow cadowgaa jaban Ilaahay ha ku xiftiyo

  • @maxamedcabdiraxmaan547
    @maxamedcabdiraxmaan547 2 роки тому +5

    nimcaan waa legend codkiisu diidan isu ciyaal ahayn yaraantii wlhi borama sh.cali keep going sxb

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan6992 2 роки тому +20

    Ahzan cod Alfanaan Nimcan hilaac wan ku wata abowe Nolow intey nolol jirto ❤❤💯

  • @leylaleylalucky4584
    @leylaleylalucky4584 2 роки тому +8

    Woow nimcaan hilaaac nin weyn waaye fanaan qaran😘😘😘😘😘😘

  • @rahmaabdi2992
    @rahmaabdi2992 2 роки тому +16

    Diidan waa fani waa nin ixtiraam leh

  • @bashkadkms7450
    @bashkadkms7450 2 роки тому +10

    Legend Nimcaan Hilaac ninkay Somali oo dhani jeclayd Afkaga caano lagu qabay codkana Rabi kuu barakee 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️

  • @zakiapdiyasif7002
    @zakiapdiyasif7002 2 роки тому +12

    Legend nimcaan c/raxmaan xasan hilaac god bless u broh

  • @kamalmuhumed9472
    @kamalmuhumed9472 2 роки тому +16

    Nimcan abdirahman hasan hilaac ❤👌best voice

  • @faadumomaxamed7732
    @faadumomaxamed7732 2 роки тому +8

    Mr diidan heestan abtirsiga way dhaqaqaysaa hore u soco legend 🙏

  • @zakisky
    @zakisky 2 роки тому +6

    Majaalilaystee number 1 Somalia today didan cousin Allah ku dhawrooooo

  • @ifrahmuruud1970
    @ifrahmuruud1970 2 роки тому +4

    Wa show diidan haku ka kenay ayan laha Talant ilen wa gobtii waban kugu wareersana cawa cadad isku cadayday best comedy

  • @mssamuunbeauty341
    @mssamuunbeauty341 2 роки тому +10

    Axsan cod Nimcaan hassn hiilaac ❤️

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 2 роки тому +8

    Wax ku dhegeysta waayi meysid, waa runtiis Nimcaan.

  • @tahlilmahmoud2382
    @tahlilmahmoud2382 2 роки тому +10

    Masha alaah diidan fanaan qaaliya aan aad utageero

  • @cismaanjamhuuri6276
    @cismaanjamhuuri6276 2 роки тому +3

    Masha allah abwaan diidan aadbu u cod macan yahay ee balse beledkan balaadhan ee uu ku abtirsaday ayaa kusii fogaan kara ma bariba miye waa galbeed
    Magaalooyin caasimado ah oo aan magac waynan ayuu ku geeraray inkastay ahayd in uu gobol magacii ku daro si aan farta ugu fiiqno

    • @kasimkhaan940
      @kasimkhaan940 2 роки тому

      Waxa weeyi galbeed borama ninkan waa samaroon oo maxamed case ah

  • @zakiapdiyasif7002
    @zakiapdiyasif7002 2 роки тому +33

    diidan ninka la dhaho wuu dhaamaa mid ay socdaal dhahaan 😆😁😅🤣

  • @caashoxasan1469
    @caashoxasan1469 2 роки тому +11

    Diidan waa talent socdo wllhi m.a💯❤❤

  • @najiipahmadfarah2266
    @najiipahmadfarah2266 2 роки тому +9

    NIMCAAN O'DAY ZXP QLI 🥰 LEGEND 2MAHA ♥️♥️♥️✌️

  • @ahmediinnuuxaadan7737
    @ahmediinnuuxaadan7737 2 роки тому +8

    fananka wàdininimada kuweyntahay
    codka Alle ugu deeqay

  • @zakisomalia6559
    @zakisomalia6559 2 роки тому +30

    War ninkan youtube u fura funny waye pls youtube haloo furo team xogmaal

  • @RahmoCabdiRahmoCabdi-io8mz
    @RahmoCabdiRahmoCabdi-io8mz 3 місяці тому

    Wabasaxan tahay Nimcaan hilaac waxa aan ku dhahaa marksta guuleeso hilaac ayaan ku dhahaa marksta

  • @mohawacayz773
    @mohawacayz773 2 роки тому +7

    Team xogmaal marwalpa fanaanka nimcaan hilaac nokeena plz mahadsanidiin

  • @adoonkaalle6347
    @adoonkaalle6347 2 роки тому +7

    Nimcan habar wadag nice cod manshaallah ❤️

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 2 роки тому +12

    Waaaaaw nice Song 🎵 Diidan Mansha Allah 💯💯👍👍 Pic respect keep going Guuleyso Mar kasta insha Allah Guuuuuull iyo Gobanimo Diidan 💋💋🙏♥️♥️♥️💖💖🔥🔥❤❤❤👍

  • @saidanur5534
    @saidanur5534 2 роки тому +7

    Diidan has a beautiful voice

  • @mohacadeofficial5032
    @mohacadeofficial5032 2 роки тому +2

    Ax ala yacizak
    Fanaan Nimcaan waa fananka kaliya aan si xad dhaaf ah udhageysto

  • @ridwaanxasan9030
    @ridwaanxasan9030 2 роки тому +18

    Niimcan axsan yaa cod ❤❤❤❤

  • @salihamoussa3233
    @salihamoussa3233 2 роки тому +6

    abtiyo nimcan keep going

  • @hadalyarhowlbadan
    @hadalyarhowlbadan 2 роки тому +3

    Masha allaah walahi waa cod macaanyahay nimcaan hilac asaga ayaa ka cod macaan horey u soco

  • @Zaara548
    @Zaara548 2 роки тому +13

    golden voice ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Nurr89
    @Nurr89 2 роки тому +3

    From shiekh cali jowhar

  • @jajkamedia3716
    @jajkamedia3716 2 роки тому +4

    Legend nimcaan
    Diidan nin waalan

  • @noormohamed9317
    @noormohamed9317 2 роки тому +6

    Legend Diidan..I like his acting

  • @fadimaayglan6284
    @fadimaayglan6284 2 роки тому +10

    Alla huno bilan ax ax kulaha ar didan umadena mahan😂😂😂

  • @Zuldan_Lp_Official
    @Zuldan_Lp_Official 2 роки тому +13

    Diidan waa dhashi Adal empire
    Haduuu si dhaba u hees is dhaho
    Waa Heesi kara

  • @user-pc1gc1sd7g
    @user-pc1gc1sd7g Рік тому +2

    أستغفر الله العظيم الذي الا له الا هو الحي القيوم وأتوب إليه من كل ذنب عملة يارب العالمين

  • @sundussiyaad7476
    @sundussiyaad7476 2 роки тому +3

    Nimcaan hilaal quruxdiisa💋❤️

  • @faizam523
    @faizam523 2 роки тому +14

    "Waar intaa ku daa ha ku fogaane" Nimcaan heesihiisii buu u naxay caawa!

  • @ashaadenosman2645
    @ashaadenosman2645 2 роки тому +4

    Mansha Aallah khatar bilaal

  • @sucadhajichannel2740
    @sucadhajichannel2740 2 роки тому +9

    Walal albab kasta oo ku xirin Alha ka fudady diyo Allh dartis qof wabo oo farin dayda arkow plz subskarb ha Isa row walala wabo oo somaliya

  • @ibrahinhomohamed9841
    @ibrahinhomohamed9841 2 роки тому +7

    Legend nimcaan

  • @faadumomaxamed7732
    @faadumomaxamed7732 2 роки тому +3

    Mr diidan talent weeyi legend

  • @amenamohsalah912
    @amenamohsalah912 2 роки тому +6

    Mee filmkii Aarsi abo😥🤔

  • @abdinur2699
    @abdinur2699 Рік тому

    Maansha allah walhi 🚶 waa fanaan alle cod dahabiya alle ugu deeqa mansha Allah nimcaa best 1

  • @xamdimaxamed3819
    @xamdimaxamed3819 2 роки тому +5

    Codka cadi mhaan didaan mashallah

  • @filsanxuseencabdi2958
    @filsanxuseencabdi2958 2 роки тому +2

    My favorite fanaan💙🇸🇴🥰💯🙏

  • @rudwanmahamud8553
    @rudwanmahamud8553 2 роки тому +2

    Hilaac hirgay♥️
    meel hakaga dhicin diidanaw nefaaw

  • @fadumoaabdiwahid1932
    @fadumoaabdiwahid1932 Рік тому +1

    Fanankaygii nimcan nolow intay nololi jirto❤❤❤

  • @Layla6793
    @Layla6793 2 роки тому +7

    War Diidan ma Reer Awdal baa sowkan tiriyey dhulkii Reer Abtigey oof caleeg

  • @Jama3131
    @Jama3131 6 місяців тому

    Diidan waa nin an gacan utaagay waa talent socda

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 2 роки тому +4

    Mashallah diidan

  • @farhiaabshir5178
    @farhiaabshir5178 2 роки тому +3

    Hhhhhhhhh fantastic barnaamis lkn meeye musalkii aarsiga aabaheey part 11

  • @ElmiWareMedia
    @ElmiWareMedia 2 роки тому +9

    Fanaan waa noqon karaa diidan,nimcaana waa xishood badanyahay hhhhhhhhh

  • @abdulkhadirhdeerow4493
    @abdulkhadirhdeerow4493 6 місяців тому

    Diidan keep going . curyay aan caadi eheyn aya tahay codkadana ma xumo.

  • @faaychannel4468
    @faaychannel4468 2 роки тому +2

    Didan vs nimcaan that’s good entertainment

  • @cabdicade9789
    @cabdicade9789 2 роки тому +3

    Legend Nimcaan Hilaac

  • @safiyomahamed7613
    @safiyomahamed7613 2 роки тому +3

    Jah nimcaan hilaac fanaankeyga❤ lkn diidan iga qoslisey blhi😂😂😂

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 5 місяців тому

    Jilaa Diidan waan waan Daawan.lahaa.laakiin.kii.oromka.ahaa ayuu lafadhiyaa

  • @user-fv1hk5ct6v
    @user-fv1hk5ct6v 9 місяців тому

    Diidan legend ❤

  • @Ben_Masks
    @Ben_Masks 2 роки тому +6

    Diidan io nimcaan wxn idinkaso salamaya xalane io axmed guray dhexdooda

  • @Mha748
    @Mha748 2 роки тому

    Bilaaa akhlaaq weeyi kaasi
    Dadkoo dhana hore u soco leeyihiin nasiib darro

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 2 роки тому +2

    Xasbunallah wanicmal wakiil🥺
    Wuxu muxu sheegay😨

  • @agentperish3414
    @agentperish3414 2 роки тому +1

    Jah nimcaanow walal cod macanidaa

  • @lilpolosavage1499
    @lilpolosavage1499 2 роки тому +1

    Big goat

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 2 роки тому +1

    aar diidanaa wlhy indr another level thy😂😂

  • @abdiwaxidshekhcumar7547
    @abdiwaxidshekhcumar7547 2 роки тому +5

    Diidan fanaan wuu u qalmaa

  • @jeehdinmchannel9684
    @jeehdinmchannel9684 2 роки тому

    Nimcaan hilaac somali legend waa fannaanka kaliya ee aan taageero soomaali oodhanba

  • @kamalmuhumed9472
    @kamalmuhumed9472 2 роки тому +3

    Diidan🤣🤣🤣🤣🤣 War didan wlhi an other level codkisa

  • @mohamedmahad015
    @mohamedmahad015 2 роки тому +7

    Hhhhh, Haaa wlhi heestii Kareestay Bukaanadii oo aan Qiimaheeda Naqaano suu ugu Ciyaaray arka hee.😂🙈

  • @anisoibra1805
    @anisoibra1805 2 роки тому +6

    Diidan! socdaal iyo faldagan wa kacod macanyahy

  • @adnandhagacade9532
    @adnandhagacade9532 2 роки тому +2

    Wow war wuxuu ma kumbiyoutar baa

  • @rayan781
    @rayan781 Рік тому

    Diidan ex borama❤❤❤

  • @Najmaalem
    @Najmaalem 2 роки тому +15

    Diiidan waa mucjiso wlh beerki baa icasaaday😂😂😂😂

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 Рік тому

    heestaa biiiiiiiiiiiis waa la iibsaday bilan baan ku soo baxay

  • @xamdaqueen0582
    @xamdaqueen0582 2 роки тому +8

    Magacaygii baa ba ayy igamanad xishonin diidanow way inoo thy🤣🤣🤣

    • @Muslimah536
      @Muslimah536 2 роки тому +1

      alaaa xamdaay magaca alle haw naxariisto samir iyo imaan 😂😂😂manoooli diidan wa beer casaad

  • @kaltunabdi8053
    @kaltunabdi8053 Рік тому

    Didan nice voice my daer brother

  • @maxamedcabdifataax8690
    @maxamedcabdifataax8690 2 роки тому +2

    Keep going legends

  • @moabdihafid3677
    @moabdihafid3677 2 роки тому +6

    legend Diidan 🤣👏

  • @edelsom5948
    @edelsom5948 2 роки тому +51

    أين اخلاق المسلمين

    • @yaasiincadde1661
      @yaasiincadde1661 2 роки тому +1

      😂🤣🤣wey luntay

    • @ayaanhurre4314
      @ayaanhurre4314 2 роки тому

      Garan meyno wllhy dunidan yaab bey leedahey wixii laga xishoon jirey ayaaba lagu dhaqmaya caadi noqdey jiilka soo socda waan ba ubaqaya ani

    • @Umbilal271
      @Umbilal271 2 роки тому

      Akhlaaq ma jirto wax walba waa lagu hadlaa

    • @ikranofficial2214
      @ikranofficial2214 2 роки тому

      Kkkkkk waxakale

  • @humblegirl5314
    @humblegirl5314 2 роки тому

    Nimcaa hilaac wlhi san u tageero lee ilaa yarnytdi tageri jiry waxa fanaan sobxy iyo kuwa hary iyo kuwi hore kuliba nimcaan san u tgeero magaraan rabbi hku barkeeyo huno rux afgabn bathy

  • @sumeyrasuu6500
    @sumeyrasuu6500 2 роки тому +3

    Omg hh

  • @mahomedhassan1723
    @mahomedhassan1723 2 роки тому +2

    Number 1

  • @xamdaxarago8817
    @xamdaxarago8817 2 роки тому +4

    Adeero diidan iga xishood hamdaaaay aaaa adi ma saa I galayo🤣🤣🤣🤣

  • @farahroyalboss8355
    @farahroyalboss8355 2 роки тому +1

    My fanaan keeyga nimcaan hilaac ma ogali aniga in lugu ciyaare heesahiisa qaali eh

  • @aliaden6258
    @aliaden6258 2 роки тому

    Waaaw diidan Iyo hilaacii hirgalay

  • @maryancabdirashid8723
    @maryancabdirashid8723 2 роки тому +5

    diidan ninka kaliya iga qosoliya🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hamdihirsi8918
    @hamdihirsi8918 2 роки тому

    Fananka fananinta nicaan hilaac

  • @bashkadkms7450
    @bashkadkms7450 2 роки тому +1

    Ninka kalana waa funny wlhi

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 роки тому +6

    Diidan dhib badanaa 😭😂😂😂😂

  • @deganalrahman2189
    @deganalrahman2189 2 роки тому +3

    Qorgaab xafadahsyahii diiidan dhashiii Borama

  • @abdisameduk2278
    @abdisameduk2278 2 роки тому +11

    Labo nin oo ree xaaslay ah.😁😁

  • @Sahalofficial2825
    @Sahalofficial2825 2 роки тому

    Wllhi diidan heesta danbe amazing 😎🙏

  • @liibaanhuseein5040
    @liibaanhuseein5040 2 роки тому +2

    Diidaan waa waax kaale

  • @bishardoolal1904
    @bishardoolal1904 2 роки тому +4

    Diidan wa abwan madax banan🤣🤣🤣🤣

  • @nasroahmedciraale7405
    @nasroahmedciraale7405 2 роки тому

    Masha Allah

  • @sabriinasahal257
    @sabriinasahal257 2 роки тому +2

    Layaab layaab 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdiraxamanyare9344
    @abdiraxamanyare9344 2 роки тому

    Legend nimcan hilac

  • @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
    @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 2 роки тому +1

    Nimcaanoow ma aktada fankii lagu kufsanaya