Shacabka Reer Hargaysa oo Cashir u dhigay Abbo Gadhayaashii Oromada ahaa & Dareen Wadaniyad leh.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on UA-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on UA-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our UA-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

КОМЕНТАРІ • 73

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 9 місяців тому +9

    Waxaa la yiri Nin Daad qadey Xumbo cuskey Wallaahi Isaaq wuu wareerey Waxaan dhihi lahaa Odayaasha Gaboobey hawareerinina Dhalinyarada Hana ka dhuminina Mustaqbil kooda

  • @user-di7st7vj7v
    @user-di7st7vj7v 9 місяців тому +6

    Maanaga waalan mise cadan baa laga heesaya

  • @yonismahamoud5245
    @yonismahamoud5245 9 місяців тому +5

    Muse Bixi wa Oromo run ahanti dhig Somali kuma Jiro😂

  • @ahmedabdisahal4357
    @ahmedabdisahal4357 9 місяців тому +3

    Somaliyey isaaq haloo gurmado

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 9 місяців тому +2

    Iidoor waa qabiilka kaliya ee Somali maanta ku mashquulsan cida ay yihiin iyo cida ay shewgan doonaan. Sidi 08/25/2023 madaxa loogu dhuftay reerki Iidoor ahaa jahawareer baa ku dhacay.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 9 місяців тому

    LIVES

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 9 місяців тому +1

    Dhulbahnate power is not easy

  • @maxamedsaid1576
    @maxamedsaid1576 9 місяців тому +3

    ingiriis ayaa daarood idinka dhiciyey hadana daarood ayaa kaa dhicinaya oromada haka welwelin

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 9 місяців тому

    LIVE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 9 місяців тому

    LIKE

  • @maryanali6192
    @maryanali6192 9 місяців тому +1

    Reer hargeysow maalayacniga iska daaya oromo waa dad muslimiin ah ilaahay ha laga cabsado

  • @calicilmi5273
    @calicilmi5273 9 місяців тому

    Layer

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 9 місяців тому

    Subxanallaah ma Bilal Xabashi bad gaarta, Qureeshay Xaal qaado

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 9 місяців тому +1

    Waryaa Wallahi wax badan baan maqlayey muuse juudaan habar awal dhalada maaha ee waa orom maantu cadeystey waar dalka daafaca

  • @cabdisamadabiikarxaaji55
    @cabdisamadabiikarxaaji55 9 місяців тому

    Yaahuu

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 9 місяців тому

    SHARE

  • @user-xr9nt5rh3c
    @user-xr9nt5rh3c 9 місяців тому +2

    Waar yaan dhulkiina la idikala wareegin waad hurudaane,oromo waa dhul iyo bad doon,inta maanta idin dhex joogtana iska dhoofiya

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 9 місяців тому +1

    Oromo ma Nahin Soomaali Baanunahay Soomaaliya Soomaalibaaleh

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 9 місяців тому +1

      Shanta Soomaaliyeed meel ka mid ah ayaa la yiraahdaa Soomaaliya (Somalia) hadii ay Soomaaliya Soomaali leedahay inta kale yaa leh?😂

  • @abdikasimdahir1883
    @abdikasimdahir1883 9 місяців тому +1

    Isaaqow dhulka somalibaa leh ee nimanyahow oromada deegaan nooga raadiya lkn hargeysa nagaah danbe yaanan maqlin

  • @AbuuBakar-ro1to
    @AbuuBakar-ro1to 9 місяців тому

    Reer nasabdiisa waa khayr ku jirta

  • @kayde868
    @kayde868 9 місяців тому

    NOOOO WE ARE NOT ARAB!

  • @calicilmi5273
    @calicilmi5273 9 місяців тому +1

    MARNA TABARTAA MARNA TAAGTAA DHULBAHANTE WAA DAAROOD DHULKIISUNA WAA DHUL DAAROOD CALOOSHA HA,ISKA SOOTUURIN QOFYOHOW AAN SINA
    FEKERIN SAAN ARKAYO

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 9 місяців тому +4

    SOOMALILAND SHEEKADA SOCOTA HALA DAAYO OO ISKA JIRA OO MUUSE WAA SAKARAAD CEEB KAMA CABSANAYO NINKAA ISKA QABTA❤

    • @maryammohamed1788
      @maryammohamed1788 9 місяців тому

      Maanta waxeey dheheen badi baxiya kubadasha eedhis

  • @maryammohamed1788
    @maryammohamed1788 9 місяців тому

    Isaaqoo maanta waxee dheheen badaan ilalaalanahey
    War oromo waxee dheheen
    Hargeeso waa Af oromo isaaq riyada kabaxa ee runta soomaali makale maaran yaan wadakaan gumeesi lagalin

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 9 місяців тому

    SHORTS

  • @madnessmaska4691
    @madnessmaska4691 9 місяців тому +1

    Salxamaha kkk waa runti

  • @user-to1kc2eh6p
    @user-to1kc2eh6p 9 місяців тому

    Dhulka isaaq malahee waxaale soomaalia oromana male isaaqna male

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk 2 місяці тому

    Kuwii mar laxasuuqayo aanu gacmahooda qabne ayaa maanta oranayaan Oromo waa Cadowgeena wallaahi ina Aadanku Abaal malahaa.

  • @hassan-mp1pk
    @hassan-mp1pk 9 місяців тому

    Dhadiga isaaq way washeen

  • @CashaMohamed-dc3ke
    @CashaMohamed-dc3ke 9 місяців тому

    Muuse iyo intalasocota ayaa oromoah abtiyaal oromo inagumanihin sh isxaaq binu axmed ilaahay hawnaxariisto laakiin nasabad yaanlashaki galin waligoodayaa labad reer isdilayene

  • @abdulkadirmusa3666
    @abdulkadirmusa3666 9 місяців тому

    Walee carabaan ayaan carab lagunoqon waxalayaable ninkaa haduu uyaraado waa todobaatan waxaanu yidhi isaaq waadir mamaqal taloow xaguu kunoolaa

  • @user-to1kc2eh6p
    @user-to1kc2eh6p 9 місяців тому

    Harta jaarsadu ma soomali baa mi 10:41 se

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 9 місяців тому

    Soomaaliland Ma Iyaddaaba Wax Jirto Ah? Odayga Xunee Haddaa Dhulbahante Huwan Raacddeen Kuhaya dhulbahante waa Daarood Dhulkiisuuna Jooggaa Ee Adigu Maxaad Guri Iyo Dhul Daarood Kaqabaneeysaa Addoo Iddoor Dabacayuun Ah? War Waxu Caqlixumaa Oo Haddana Jilicsanaa.

  • @mohamedomar2367
    @mohamedomar2367 9 місяців тому

    Muse iyo habar awal aya Oromo ah. Waayo nafta aya halkas lagashay

  • @mohameddagane1170
    @mohameddagane1170 9 місяців тому

    Iidorow . ogaada .Darood waa walllihin. Wa nasiib xumo maanta Oromo bin ishaq.

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 9 місяців тому

    Caadagow gii badan bisinke 😂😂😂😂

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 9 місяців тому

    Haddaa carab taxiing ka guura soomaaliya

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 9 місяців тому

    Shalay shalay bsy ahayd iyaad ma joogo ee deriskaga somaliyed la fariiso irom beri bay kugu so jesan hilay kuma dhiwa dhubahanta ku dhiow primo qaxioti ha idiin ahaato

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 9 місяців тому +1

    War heedhe wada nawarasena ee melaisakuaraca 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @maryammohamed1788
      @maryammohamed1788 9 місяців тому

      Hargeesa waa Af oromo Anaana leh

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 9 місяців тому

      @@maryammohamed1788 Adigoo ah?

  • @AbuuBakar-ro1to
    @AbuuBakar-ro1to 9 місяців тому

    War iriirsamalow oromo samale bad siiya wllhiy

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 9 місяців тому

    Wan ka Xumahay In Maanta Qaarkiin Ay Isirkii Somalinimadii La Idiinkugu Bedelay Inaa Oromo Tihiin isirkiinii oo Isirkii Somali La Idinka Saaray Somaliweyn Hadaa Kabaxdeen oo Kooxyar oo Orom Ah Idin Maamuleyso Aqalkii Moorgan idiin Fadhiyaan ee Iska Bixiya Muse Orom

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 9 місяців тому

    Waxaa cadaatey in nasab isaaq ahayn. Waa boon isu tagtay. Yaahuu gavadhiinu guur malaha.

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 9 місяців тому

    Isaaqow daaroodkA aad kacarareysan baad wallalo tihiin darodna wa cumani isaaqna waa yaman marka hawiyana waa yugan dheys.
    Billis kusodhawada isaaq and darood

  • @calicilmi5273
    @calicilmi5273 9 місяців тому

    NINYOHOW ILAAH BAA
    WAX OG BAL XOG OGAAL BAANU NAHAY
    ISAAQOOW FARATAAG
    TAAGA BADAN JOOJIYA

  • @mohamedomar2367
    @mohamedomar2367 9 місяців тому

    Waxas odhab waa dawladan waalan ee Muse bixi. Muse waa Oromo

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 9 місяців тому

    LEGETA

  • @abdullahihussein3034
    @abdullahihussein3034 9 місяців тому

    Asc reer somaliland intaad ku mashquulsan tihiin naceebka somaliya ayaa oromo kuu soo shaqa tagtay caqligii somaliland wuxuu ku aruuray naceebka somaliya iyo qaadkii oromo

  • @CibadoAbdi-gv8ck
    @CibadoAbdi-gv8ck 9 місяців тому

    Alaa dadka qaar oo rer hageisa caqligodi wujogaa war oromo walee badinay ujedane kajoga

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 9 місяців тому

    War iska Jira ninkan muuse hadarab asagaa oromo ah iskajira
    .wallahi hadhow yasomali ah ayaad kuwalan doontaan

  • @mohamedelmiadow1901
    @mohamedelmiadow1901 9 місяців тому

    Dadkas badan iyo biyo kaabadan weey ku hafiyaan

  • @AhmedAli-zw5kd
    @AhmedAli-zw5kd 9 місяців тому

    War isaqow waad hurudaan ee katoosa hurdada iska daaya somali neceebka oo oroma dalkiina kasaara xataa kuwa dawarsanayo hadii aadan maanta iska qaban waad kashalaayi doontaan maalin kamida maalmaha

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 9 місяців тому

    Markii hore waxa Soomaali loo diidanaa ayaa sidaa aheyd Oromooy soodhawoow

  • @Waloos
    @Waloos 9 місяців тому

    Kkkk horta waxaa la yiri wixii uurkaaga ku jira afkaa kaa xada, maantay reer sheekh isxaaq afkooda malga hayaa irir samaale ma naqaan mana nihin? horta irir samaale waa jiraa waana dadka dhulka aad leedihiin waan goosanaynaa iska leh, Oromona waa irir samaale dhulka kana way idinka xigaan wayna u soo socdaan dhulkooda iyo badahooda saad isaga celilaydeen aala rabaa, markaan idinsoo dhawaynay inaad nugu jisaartiin anagaa isku dhignay reer magaadle aa nagu dhigay, ee bal reer bini haashim dhul ha idin siiyeen

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH 9 місяців тому

    Waxa kugu filan ina tiraahdid isaaq baan ahey somali ah.

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 9 місяців тому

    Qowmiyadaha itoobiya iyo dowlada dagaalada ka dhex socda sanadahan ma dhex marin somalida iyo dowladii hore welina waa wada itoobiyaan maxaa ka qaldan isaaq marna uga baxayaan soomalinimada hadana uga baxayaan dhalashada iyo diinta

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 9 місяців тому

    Muuse Biixi baa bada u saxiixay barbera waa idindasay

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 9 місяців тому

    Daaroodka Oromadiisi wa wataaye maxaad adinku Oromadiina dirta ku diideen kkkk

    • @Hurusocod
      @Hurusocod 9 місяців тому +1

      Walaale Oromo waa dad jira, waana dad aan isir ahaan isleenahay, Kushit, balse Daarood ma sheegtaan Oromo ee Isaaq ayaan ka maqalnaa.
      Daarood ismaaciil ma guurguure, labo kun oo Sano ka hor ayay lahaayeen , Carab ayaan nahay, balse Isaaq adigu bal ku adkaysta xitaa Oromonimo ceeb maahan , waa dad jira oo laandheere ah, ee Isaaq meel haysku raaco.😢

  • @mohamedaskar863
    @mohamedaskar863 9 місяців тому

    Oromo DAL balaadhsi Bay rabaane DADbadsi marabaan,iyagiibaa meelay kalafadhiistaan la,

  • @waayeelcumar5546
    @waayeelcumar5546 9 місяців тому

    Dadwaynow dalkeenii waa la iibiyeye maxaa idinla gudboon.

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 9 місяців тому

    Oromo ayuu uyeertay markii uu saluugay somalinimadii Cadowga waa iyaga
    gobtii reer sh isaaq miyaa loo quuray Oromo?

  • @bet3rf295
    @bet3rf295 9 місяців тому

    Ka hor taga inteeysan idinku fidin cadawga soo jireenka ah

  • @Ronaldo-sh7wr
    @Ronaldo-sh7wr 9 місяців тому

    Kkkkkkk

  • @yusufabdulle8131
    @yusufabdulle8131 9 місяців тому

    Dee Aqoonsi baakujira Oromada oo kilinka 6aad baanu noqoneynaa

    • @user-to1kc2eh6p
      @user-to1kc2eh6p 9 місяців тому

      Hadaad noqoto kilinka 6aad ma aqoonsibaad heli

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 9 місяців тому

    ago
    Hawiyow idinma Jecla Isaaq daarodkay idinka jecel yihiin, Saqir kina ha ogado taas, dir iyo Isaaq aan issu deyno ayaga iyo Oromadoda,
    Free qureesh iyo hashimi.
    Iririya Anaganba idiin ogoleen, ku merest İsrail quresh dir Oromo kkk

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 9 місяців тому

    Foolxumo badan