Insha allah Guul Guul Guul Guul falastiin iyo lubnaan waxan rajanay in illahay Guul Guul kadhigo lakin waxan umalany heeshiskas in u buruburo way qiyaano badan yihiin gaalds
Team Maracadde Show Salaama waxa aan ku soo biiray UA-cam waan ku faraxsanahay rajo wanaagsan baan ka qabaa in saaxibo igu soo biiraan mar walba wax wanaagsan iga fisha insha allah.
Markiihoreba lama aqoonin rer falastiin ama qazza lkn hada si sharafleh ayay udhimanayan waana xaq tii ugu wanaagsanayd allahu Akbar والفتح قريب وبشر المسلمين المستضعفين في غزة اللهم ارناهم وهم مفرحين بالحرية
Xms ale ayaa macooda ah cidna uma baahna hadaabaye awood ka sii qaadiba iyo dar dar cusub,hub lam filaan ku noqota ayaa ale isaraaiil ku garaaci inshaa alaaha.
Aslanba wey kuqaldaneed xisbulahi iney garabka xamas kabaxdo marki madaxdòda lalayey xisbulahi oo Gusha sodhawatey maxey heshis usaxixden Ani waxey ila tahy burburka xisbulahi in lagarey wayo ay u ogaladen in hubka laga dhigo😢
Maracade rer galbedka iyo irsail Ma ogolla in laburburiyo xiisbigan shicada ah iyo galka wayin ee suriya katalliya asad marnaba rer galbed ka iyo yuhuda ma ogolla inmesha laga saro
Xisbiga hadi ay 1bil si wadi lahayen gantalada ay ku garacayan telv dagalka dhan gaza iyo Melbo wa jojinena ay dhihi laheyn xisbiga wax lagu qanciyay wax is leyhy waa la gu gaday
Xm alle ayaa la jira weyna guuleysan doonaan insha-alaah
Xms waxay ku tashanayaa Allah
Allah kaliya ayaa umaqan reer qaza wayna guuleysan doonaan insha allah
Markastana wan uduceynayna wllhen reer qaza ❤❤❤❤
Xamas alle ayaay ku tashanaysaa asagaana ku filan yaaa rabi u gar gaar walalaheen
Amiin
Xmas allaha kaqabto yuhuda iy inti kuracsan
Insha allah Guul Guul Guul Guul falastiin iyo lubnaan waxan rajanay in illahay Guul Guul kadhigo lakin waxan umalany heeshiskas in u buruburo way qiyaano badan yihiin gaalds
Xamaas ilaahay ayay ku tashanaysaa
Thanks maracade duco ayaan awoodnaa Allaha naga aqbalo reer Palestine Alle ayaa umaqan nin Alle leh looma dardaarweriyo
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Scw
Mahadsant walaalkey maracade show shiiq maxd ciise maasha allah qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️ 🙏 ❤❤
Aamiin
Insha Allah kheir badan iyan u rajeynaya umada islamka iyo reer qaza
Musliminta tawfiiq alaha siiyo
Gaaladana alaha isku diro
لا تحزن ان الله معنا يا اخواننا المستضعفين
7Nasrullaah waxa uu u dhintay xamaaz darted laakiin iyagoon guushii xamaaz la gaarin ayeey garabkooda baneeyeen😢😢
Shiica aamin magalaan sxb 😢
Yuhuda.jabkida.ka.waran.lakin.islamk.hak.waramin
Team Maracadde Show Salaama waxa aan ku soo biiray UA-cam waan ku faraxsanahay rajo wanaagsan baan ka qabaa in saaxibo igu soo biiraan mar walba wax wanaagsan iga fisha insha allah.
Xamaasa Alle ayey ku tashanayaan iyo wixii Alle u sikhro
Salam alaykum maxamed maracade saxib sare
ومن يتوكل على الله فهو حسبه 😢
Awalba shiico khayr maylahayne xamaas ilaahay ayaa ujooga guuul falastiin inshaa Allah way guulaysan falastiin wayana xoroobi
Adigaa mudan Mohamed Allah hakuxifdiyo ❤
Doqoni
Calafmale.guusha.iyagaa.lahaa.hadana
Heshiiska.iyagaa.hooseeya
....❤❤❤❤
Xamas waxay kutashanyahy illey insha Allah ❤❤❤❤❤ an kuwada salino nabigeena CSW ❤❤❤❤
ALLE iyo islaam ayey ku tashanayaan INSHA ALLAH
Waarun Mohamed Issa XM without Xibiga wey dagaalamaayen Allah hasiiyo guulwaarta 😢❤❤❤❤❤❤
Midna heshiiskan ku dhaqmi maayo sababtoo ah shiicada iyo yuhuuda labaduba waa dad khiyaano badan .
ومن نصر الا من عند الله
أليس الله بكاف عباده
Waa aayad quraana ilaahay miyaanu adoomadiisa kufilayn Waa Qiraao kale hadaad عباده fahmi waydo.
Xamaas ilaahay bay adoomo uyihiin isagaana ku filan
Hisbullah qayb uun ayaa wax ka saxiixday lakiin qarax’yadu joogsan maayaan oo Sunnida meesha joogta quwad ayay leeyihiin iyaguba Ham@@zna Ilaahay ayaa Garab’taagan oo guusha wayn iyagaa gaadhi waadna arki doontaan walahi Yuhuuduna way halaagi’doo aan InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Allaahaa.unnaaxariisto shekh xassaan nasrulahi isaga.iyo. mujahidintikala oodhan
Waan dhawahay zxp mohamed ciise
Alle u naxaristo xasan
Xm iyo shacabka reer falastiin ilaahay bayleyihiin oo umaqan
Xs waxay kutashanaysaa allah
Allana wuu kufilanyahay
ومن يتوكل على الله فهو حسبه
اللهم انصرهم اللهم قو ايمانهم اللهم ثبت أقدامهم
ILLAAHAY AYEY KUTASHANAYAAN INSHAA ALLAAH
HisbulaH iyo hamas wa wllo❤😊
Xamaas Allah ayey ku tashatahay mahadsanid
Hore usoco Brother
XAMAAS GARGAARKA ILAAHAY AYAY KURASGANAYAAN WAYNA GUULEYSANAYAAN INSHA ALLAH
ILAAHAY HAGUULEEYO FALASTIIN,ILAAHAY HAJEBIYO YH.&NASAARA
Xassan Nasrallah alle ha unaxariisto
Asc
Xamas illahay baa garab taagan
14 bilood bay xamaas garacayen yuhuud hadana way garaaci doonaan
Insha allah way guuleysan
Markiihoreba lama aqoonin rer falastiin ama qazza lkn hada si sharafleh ayay udhimanayan waana xaq tii ugu wanaagsanayd allahu Akbar والفتح قريب وبشر المسلمين المستضعفين في غزة اللهم ارناهم وهم مفرحين بالحرية
Xms ale ayaa macooda ah cidna uma baahna hadaabaye awood ka sii qaadiba iyo dar dar cusub,hub lam filaan ku noqota ayaa ale isaraaiil ku garaaci inshaa alaaha.
maxamed ciise waan kusalamay saxiib
The first comment from Djibouti my name Ismaël
Allah ha ugar gaaro walalaheyna rer gaza amìin amiin amiin amiin yarab❤1❤❤❤❤❤❤❤❤
Shiicaa lagu arkay dad Yagoo dagaalka ku awood sareeya is dhiibaya waa dad Mahdiga uun ku tashanaya 🤣🤣🤣
Allah Baa Lajira Xamaas Alhamdulillah ❤
Dabcan xam,s iyadoo gargaarka Allah moye cidna ku tashaneyn ayey dagaalka bilaaben weyna sii wadayaan gargaarka illahey ha u so dagdago rer Qaza iyo falastiino dhan💔☺️
Maraykanku waxaa uu rabaa inuuna ka tagin shaqsi ree falastiin ah oo uu xasuuqo kadibna yahuud uu dhulkooda u dejin lahaa allah ha lajiro ciidan mayleedahay lubnaan 😢😢😢😢
Mahadsanid
Xamaas wexey kutashan thy waa allaaah☝️☝️☝️
Rergaza illaahay ayaa ku filan 😢❤
YAA☝️ ALLAAH DULMI ADA XARIMAY OO U HIILIYA XAQA
Wad mahadasantahay.wll 15:07
maracde maxaa ka soconya syria
Sc max/ed ciise yaakale ay ku tashani (koonkan) yaa iska leh (Allaah) allaahii joogaybaajira mahadsanid wll
XAMAS ALLE AYEY KU TASHANE
Fadlan dhalinyaro walaalkeen Maracadde Show aan gaarsiiyo 8 boqol kun .😊
Maracade show good job😊
Ilahay ma aha Mid Moogan caruurta iyo dumarka kudhimanaya Qazza lkn way Guulaysanayaan Reer qazza waliba way xoroobi doonan
Iniislaamahokudhimatayi ilaahayi haunaxariisto israali nailahayi habaabiyosxb
❤❤❤ Maasha Allaah ❤❤❤
Allah jabiyaa yahuud
XM alle ayay ku tashaneysaa uma baahna carab iyo shiico
2dafarood guul ama geerina waloisticmala
Allah bay ku tashanaysaa xms shiicadu waa danley ee hiil xamaas4 Uma dagaalamin ee ee iiraan bay u dagaalamasay
Ilaahay bay ku tashanayaaan xamaas.
Anyway, waa nabad bariga dhexe oon cago badan ku taagnayn!!!
hadii laba dowladoo d oo xor ah waa heshiis fiican inuu dhoco
Waadmahsantayi sxb
Xm allah ayaa lajira
Wandabagalidona maxaytahay heshiisku miyanuahayn midmaxabistoda aykuhelayan?
Alxmdulillaah calaakuluxaal 😢😢
Allah ayeey kutashanayaan Kuna tushanayeen
XLH maxaa ku qasbay heshiiskan sida shacabka lubnan sida loo baabi,iyay sida madaxdoodii loo laayay lagama adkaan xisbiga Maxay ku bedesheen
Madhacayiso sxb
Guul ama geeri
حسبناالله ونعم الوكيل
Wcs xagee ku dambreyi warkii ismacil khaani
Xisbulaah waxay galeen qalad wayn wayo dad ay dhen wan idiin hililaynaa ayay hadane si cad oga tageen
Xamaas xagee xaladeeda ku dameen doontaa?
Alaahu akbar
Hadal wada run maaha walee waxbaa karsamaya
Alle cid uu la jiro ma dayacmayaan😥
Beryahaan xuutiyiinta maxaa helay
Aslanba wey kuqaldaneed xisbulahi iney garabka xamas kabaxdo marki madaxdòda lalayey xisbulahi oo Gusha sodhawatey maxey heshis usaxixden Ani waxey ila tahy burburka xisbulahi in lagarey wayo ay u ogaladen in hubka laga dhigo😢
Marwalbo alle ayey ku tashan neysaa
Falastin hanoolaato iyoxisbulah sxbyuhudahabaado sxb
Xamaas yey ku tashanaysaa?
allaha allaha allaha🎉🎉🎉🎉🎉
Allaah
Cimraan khaan arintiisi
Kooxda xisbulla miyey khayaantey falastiin iyo xamaas
Nabiga_kusali
Pakistan caawa ma bananbaxba ka socda imran khan tagerayaashiisa😊
Maracade rer galbedka iyo irsail
Ma ogolla in laburburiyo xiisbigan shicada ah iyo galka wayin ee suriya katalliya asad marnaba rer galbed ka iyo yuhuda ma ogolla inmesha laga saro
life or die 🙌
Xisbiga hadi ay 1bil si wadi lahayen gantalada ay ku garacayan telv dagalka dhan gaza iyo Melbo wa jojinena ay dhihi laheyn xisbiga wax lagu qanciyay wax is leyhy waa la gu gaday
Xuutiyiinta mcquul maahan
Falastiina ilaahey ayaa garabkooda joogo dhilka allaha ku cariiriyo