XADKA RIDADA MAXAA KA RUN AH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024
  • XADKA RIDADA MAXAA KA RUN AH BY OMER SULEIMAN ALI
    WAX CULUMADA OO DHAN KA WADA QALDAN IN DAD GAAR LOOGU EEDEEYO MA BANNAANA

КОМЕНТАРІ • 20

  • @omersuleiman04
    @omersuleiman04  9 років тому

    Walaal Hassan waxaad isku dayday in aad fikirkayga ku aadan buugga maxaa ridada ka dhab ah. Waxaanse ka xumahay wixii aan sheegay hadal aad sheegtay in uu qalad yahay iyo sababta ma jifo. Marka ama wixii aan sheegay wixii been ah ee aan kitaabka iyo sunnada Alle ku jirin sheeg ama afkaaga xidho walaal.

  • @shiinek8983
    @shiinek8983 8 років тому

    Walaalaha Soomaaliyeed faallooyinkiinna waxaan ka fahmay in intiinna badan aad culimadii wax idin bartay la ra'yi tihiin oo sax iyo khaladba aad ku gawracantihiin, waana sababta aad walaalkaan uu eedaynaysaan, inkastoo hadalkiisu run yahay. Fadlan Diinta u madax bannaanaada oo iska daaya nin jeclaysiga.

  • @zakariyamahat4292
    @zakariyamahat4292 8 років тому +1

    prof cabdi saciid maxaad ufakartay oo anaga noosomari weyday aya lagu heysta. Dadkii sax iyo qalad wadaad xumo kugowracnaa ileys baa ubaxay mansha Allah

  • @omersuleiman04
    @omersuleiman04  9 років тому

    Walaal Caamirow ma aanan fahmin inta dambe ee commentkaaga min fadlan ma iigu soo celin kartaa waad mahadsan tahay

  • @gaalabbe5759
    @gaalabbe5759 9 років тому

    Masha allh..runta a sheegtay...

  • @iglandaxmad9469
    @iglandaxmad9469 8 років тому

    subxaanalaah adeeroow ilaahay kabaq cabdi siciidkaan aad sheegayso waa gaal aan ilaahay aqoonin waliba waa kuwa shaydaanka caabuda ee waxaan cml hadifaacin

    • @omersuleiman04
      @omersuleiman04  7 років тому

      Walaashay Igland Axmed waxaan kuu sheegayaa ma ogtahay dad muslimiin sheeganaya oo Soomaali ah oo haddana sannamo caabudaa in ay jiraan. Mase ogtahay in dad Soomaaliyeed ay Ilaah sheegtaan ma kuwaas laga hadlo kuwaas ayaa ka darane

  • @amirhaji2816
    @amirhaji2816 9 років тому

    sxb aqli iyo garasho ma in diinta lagu barbarta sxb adi is qabo ninka dhahaya waa daadu waxay kada day daan danyarka maa sax ah

    • @omersuleiman04
      @omersuleiman04  9 років тому

      caamir cabdiqaadir walaal Caamirow ma fahmin commentkaaga qaybtiisa dambe ee ma iigu soo celin kartaa waxaa ka qaldan qorista.

    • @omersuleiman04
      @omersuleiman04  9 років тому +1

      +caamir cabdiqaadir walaal diinta qof aan caqli lahayni looguma talo gelin. Caqliga ayaa diinta lagu fahmaa sidee walaal wax kaa yihiin. Waxaa jira intaas oo aayadood oo Alle cj uu nagu boorinayo in aynu ku fekerno Quraanka iyo abuurkiisaba.

    • @omersuleiman04
      @omersuleiman04  7 років тому

      ن

    • @shucaybcawl1579
      @shucaybcawl1579 6 років тому

      amir haji 9

  • @faaraxnuur8609
    @faaraxnuur8609 5 років тому

    War dinna garmayside

  • @iglandaxmad9469
    @iglandaxmad9469 8 років тому

    adeerow asagana 6sheeg inuu qaldan yhy wixii kalo qaldana usheeg lkn hadifaacin

  • @mohamedhassan6174
    @mohamedhassan6174 4 роки тому

    This guy is an anarchist.

  • @faaraxnuur8609
    @faaraxnuur8609 5 років тому

    Kkkkkk beenaale

  • @faaraxnuur8609
    @faaraxnuur8609 5 років тому

    Kkkkkkk beenaale isku midbaadtihiin