Buuga xadka riddada muxuu xambaarsan yahay xageese kasoo jeedaa sh.M.Umal Q2aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 вер 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

КОМЕНТАРІ • 45

  • @umuimraan
    @umuimraan 9 років тому +4

    jazakalaah kheere sheekh umul alaah ha inoo kaa dhowro cimrigaga allaaah ha dhereyo cadawgaga alaah ha kaaqabto aniga waxaan kuleyahay hoosha aad nowado alaah hakaa abaar mariyo amiiiiiiiiin

    • @mohamedabdi8848
      @mohamedabdi8848 5 років тому

      shiekh mohmed abdi umal waa mufakar iyo shiikh caalim ah
      la.aantiis waxa ina soo gali lahaa fikrado iyo falsafado gaalnimo xambaarsan

  • @mr.mohameddahir3917
    @mr.mohameddahir3917 8 років тому +8

    ilahay ha ka jazaa siiyo , cimrikagana ilahay ha dheereeyo ameen

  • @cadirixmaancabdicasiissaad5374
    @cadirixmaancabdicasiissaad5374 9 років тому +4

    جزاه لله خير الجزاء شيخ محمد عبد امل!!!
    حفضك الله.

  • @hassangubadle720
    @hassangubadle720 8 років тому +5

    asc sheekh maxamed cabdi umal waxaad tahay sheekh cadaalad ah oo xaqa ku taagan ilaahay haku xifdiyo waxii isaamka wax ka sheegana waan ku faraxsanahay in aad hor istaagto ilaahay cimrigaaga ha dheereeyo sheekh ilaahay dartiis ayaan kuu jeclahay ilaahayna haku xifdiyo

  • @abuusalmaan9961
    @abuusalmaan9961 5 років тому +10

    Geesi kamid geesiyada uu ILAAHAY ugu gargaaray diintan
    ifka farxad iyo camal saalixa aakhirana boosaska sarsare ee janatulaahil firdowsil aclaa ayaan ALLE ku waydiinaya sh.maxammad cabdi umal

  • @jamalqoriyow7982
    @jamalqoriyow7982 9 років тому +3

    RUN BADANAA ,,,,SH UMAL ALLE HAKUU NAXARISTO,,,,,,,cimrigaaga ALLE hadeereeyo ,,aad baan kuu jelahay

  • @sakeriyaabdulkadiraded137
    @sakeriyaabdulkadiraded137 9 років тому +3

    Jazakkallahu sh.mohamed Umal ilahay haku xifdiyo koley dadku waa ku baraarugay Buugaan waajibkagana waad gudatay.

  • @mohamedqeyt3873
    @mohamedqeyt3873 4 роки тому +2

    masha allah shiikhuna allaha ku xifdiyo alle ajar hakaasiiyo si aad diinta u difaaceeyso

  • @abdulahijama6343
    @abdulahijama6343 6 років тому +2

    jzakallh shiikh umal umada wixii khtar ku ah baad utaaganthy markasta.

  • @khadarabdullahi6471
    @khadarabdullahi6471 3 роки тому +1

    جزاك الله خيرا يا شيخ محمد

  • @maxamuudsiciid9229
    @maxamuudsiciid9229 8 років тому +5

    Shiikh Maxamad C/di umal ilaahay Dembigaaga iyo Dembiga Waalid kaaba Ha dhaafo Cadow gaagana Allaha Jebsho Balaa Qadaada na Allaha Kuu Waasiciyo Aduun iyo Aakhiroba Farxad Ku noolow Ilaahayna Ha kujec laado

  • @yonism71
    @yonism71 9 років тому +3

    Allah hakaa abaal mariyo sida wanagsan aad inoogu xadeysay.
    Shar oo dhan aloow ka haay sheikheyna
    Allah ha ku xifdiyo

  • @mohmedabdi3362
    @mohmedabdi3362 8 років тому +2

    Allah haku xofdiyo sh.umal

  • @mohamedmowlid2931
    @mohamedmowlid2931 3 роки тому +1

    حفظك الله شيخنا وجزاك الله خيرا

  • @mahadsayidisack844
    @mahadsayidisack844 5 місяців тому

    Subxaanalaah
    Ninkaan xukunkiisa
    Maxaa waaye Sheekh
    Alaha kubarakeeyee

  • @adnaali7454
    @adnaali7454 9 років тому +2

    Sheikh Mash'allah illaah kheir badaan hakaasiyo sheikh
    Koofiyada aad xiidhantahay
    Waxaa kusaweeran calaamada
    Orthodox calaamada wadaka aan
    Joogno ayaa istiicmaala.[+]

  • @calicabdi6897
    @calicabdi6897 9 років тому +2

    maa shaa allah jasaaka allahu khayar sheekh lakin waxaa layaab leh dad ka nin kan buuga soo qoray dhagay sa naya oo kawar guraya ma bilaa caq libaa allaw xaqa na waa faji

  • @umualkhair8950
    @umualkhair8950 9 років тому +5

    asc sheekheena ilaahow xifdi cimrigaada dheeree waa nin gaalada inoo soo dirtey lk waxa ka qaldantey ninkan buugan xun qaray ma ogeyn miyaa in ay joogaan culumada ilaahey difaacayo diinta soomalina ay jecleyn in diinta loo gafo ama lacaayo ilahey ayaa mahadsan jaahilnima aan ka baxney

  • @arman__aj3751
    @arman__aj3751 Рік тому +1

    Naclada alle korkiisa ha kor yeelo waa gaal waa nin naqdinayo hadalkii alle allow xaqa nagu sug adigaa hadiaayada haayo anaga daciif nahy allow noo gar gar

  • @qaysofficial989
    @qaysofficial989 2 роки тому

    M

  • @HassanMohamed-hy9so
    @HassanMohamed-hy9so 6 років тому +1

    waa kan sacuudiga kuleh badala manaahijtiina dhaqan reer galbeed hadaad diido cadow baad tahay

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 2 роки тому

    Caammada u dowladeeya Wahaabiyooy!

  • @ahmedkheyr1599
    @ahmedkheyr1599 4 роки тому +1

    Maxamed Umal jahli ayaa dilay. qof aan aqoonta maadiga ah maanta aan waxba ka ogeyn diin lagama dhageysan karo waana fidno iyo dambi in dadka noocaan ah la dhageysto WAHAABIYO waa mooryaan

    • @cabdirashiidcabdirashiidca7630
      @cabdirashiidcabdirashiidca7630 4 роки тому +2

      Waa iska cadyahay hadalkaagu
      Ninka buuga qoray baad la safantahay
      Ee xukunkiisaaad leedahay

    • @nuradinmohamed9608
      @nuradinmohamed9608 3 роки тому +1

      Ahmed Kheyr waa in lagaa badalaa Ahmed sharle in laguga waco. Mafahamsanthy waxa laga hadlayo

    • @ahmedkheyr1599
      @ahmedkheyr1599 3 роки тому

      @@nuradinmohamed9608 wahaabiyada oo khawaarij ah waligeed ayey dadka magacyo ugu yeeraan. Ha is qarxin argagixisooy

    • @cawaaletukad
      @cawaaletukad 3 роки тому +1

      kadib markaad cilmi faa'iiday inaad sidaan u hadasho waa caadadaada

    • @ahmedkheyr1599
      @ahmedkheyr1599 3 роки тому

      @@cawaaletukad inteed igu aragtay iney caadadeyda tahay