PRANK KU SAMEEY AYU ISLAHA LKN MAXA KA RACAAY😭😡

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 216

  • @maryamaalielmi3277
    @maryamaalielmi3277 Рік тому +236

    Hadaad ujeeda magaca nabi maxamad scw like saar

    • @azma4456
      @azma4456 Рік тому

      Salalaahu aleyhi wasalam ♥️♥️♥️♥️♥️❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️❤️❤️❤️💯💯💯❤️♥️♥️

    • @riyaamuzamil9606
      @riyaamuzamil9606 Рік тому +1

      Scw🥰🦁♥️

    • @ayanmohamed5115
      @ayanmohamed5115 Рік тому

      Swc

  • @gaaldileyb
    @gaaldileyb Рік тому +86

    Wxa tahay qof qalbi wanaagsan cidkle maahan wa adikaan qoraalkaan aqrinaya 🥰❤🙏

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 Рік тому +184

    Hadaa u jeedo magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    like sara❤❤🤲

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Рік тому +104

    Hadaa ujeedo magac nabigena Muhammad ❤ﷺﷺ❤ like saar 💞🤲🥺☝🕋

  • @ur_ronaldo7-v1d
    @ur_ronaldo7-v1d Рік тому +52

    Hadi ad jeceshaxay nabii Muhammed scs
    Like sar

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 Рік тому +135

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤💝

  • @khalidcabdi5733
    @khalidcabdi5733 Рік тому +61

    Waa nii salamey inta qeerka jacel 😁
    Prank 👸😳😱 🤣

  • @nimcomohamed3134
    @nimcomohamed3134 Рік тому +31

    abeera kibir uga tagteee wa lagu bahdilaa ayaanitta😄😂

  • @khadarcrouch
    @khadarcrouch Рік тому +119

    The best person ever the most knowledgeable able and the most shine allh created prophet Muhammad ❤❤

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 Рік тому +58

    Nabiga ugu danbeyey waa nabi maxamed scw

  • @jikako7
    @jikako7 Рік тому +29

    Fadalan IGULA sil NABIGEN MUXAMMAD salalhu caly waa Salma ❤❤❤❤

  • @Haykal5
    @Haykal5 Рік тому +38

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️

  • @youtubemayk2607
    @youtubemayk2607 Рік тому +31

    hadaaad ujeedo
    magaca nabigeena muxamad scw like saaar wll

  • @macalinkascholka
    @macalinkascholka Рік тому +32

    CaaN aYaan Noqon RaBaa Maalin Dhow iNsha aLLaH LiKe iYo SuBscRiBeR iGu SHaRaF🤦‍♂️😂

  • @majidcade4733
    @majidcade4733 Рік тому +66

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw ❤

  • @user-po3fn5bs2s
    @user-po3fn5bs2s Рік тому +21

    aan ku wadasalino xabiibkeena mohamed scw waqti kasto insha allah

  • @mssdhukuro3401
    @mssdhukuro3401 Рік тому +11

    Alpah 😅maa nin ahaan boyfriend kaaga ah 😂😂😂Ayanita dhocilah yayar maxaa ku fashaa 😂😂

  • @abdikanimahrez1925
    @abdikanimahrez1925 Рік тому +24

    Tan prank waaye hadaan idinka yeelo Saas 😁😂😂

  • @najaxdia3980
    @najaxdia3980 Рік тому +11

    Ar ayaaniitaa zxb waa ku wataa prank lagu samay nayay adaa ku sameeyay saas kugu jeclhy baayo ninka ilaali😂 intaasna waa kaftan u qaata adiyo zxbkaba waa ini wataa;❤❤

  • @GAANI.
    @GAANI. Рік тому +5

    The best person ever and the most knowledge able and the most shine all created prophet MOHAMED ❤️SCW(
    ( صلى الله عليه وسلم

  • @anizaqueen4761
    @anizaqueen4761 Рік тому +6

    Nyaaa aayaan ado camira arkay miyaa rabta ina film jisho wle wn ku wataa😂

  • @rayaandaahir4906
    @rayaandaahir4906 Рік тому +15

    Ayanita fuuleey markay camera 📷 aragtay is walaysaa😂

    • @queentima6146
      @queentima6146 Рік тому

      Iyaga ayayba prank kle ku sameene way ka sii waashay😆

  • @GUN-GAAR
    @GUN-GAAR Рік тому +2

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created is our prophet Muhammad scw

  • @magicboy3765
    @magicboy3765 Рік тому +12

    Prank la isla ogyahay haduu aheen ceyda intaan dhan xagee ku maqnaa

  • @yusufabdullah1057
    @yusufabdullah1057 Рік тому +10

    Ayaanita abaya mcn waxaa tahay qebar qurxoon Allah kudaayo ********

  • @fardowsosaid4043
    @fardowsosaid4043 Рік тому +16

    🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂 qoftan gumisi kojirta nh 🤣🤣🤣🤣 Malin kasto San loo laa hdlaa wlh abera hysto ishisa 😂🤣🤣

    • @kawakawa4726
      @kawakawa4726 Рік тому +1

      Waa gabar walaasha ah ka xishoow.

  • @mariamabdi4885
    @mariamabdi4885 Рік тому +10

    Dadkan halsac lasugooyo mxa waye horta 😂😂😂😂✨

    • @najmocnaasir1895
      @najmocnaasir1895 Рік тому +2

      iyo gaariga aan maalin walbo lawadeenin😂😂😂😂

    • @mariamabdi4885
      @mariamabdi4885 Рік тому +1

      @@najmocnaasir1895 waan kula arkey vaar toda wey badanthy kuwan 😂😂😂😂

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +16

    Keeps goings my brothers and sisters go forwards best prank 💯💪💖

  • @walalomediagroup708
    @walalomediagroup708 Рік тому +6

    Naa marka ubera katagtay waa umaleynayay inee san kuu gu dhaceso bahdilka malin walbo duluf yahey uf

  • @anfacahmedmohamed7919
    @anfacahmedmohamed7919 Рік тому +6

    Ayaaniiy fartuun balbalaarka ayaba isku ikaatini sicamal hee🤣🤣🤣

  • @sahalabdi8529
    @sahalabdi8529 Рік тому +4

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad scwThe best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad scw

  • @dhibleyy4478
    @dhibleyy4478 Рік тому +7

    Sis kalsooni badnidaa nin saas dhan looma aamino hadaan aamini lahaa xitaa prankigaan la islama ogeen saas dhan gabadha inaa ula hadasho ma qumaneen ninka saas ha iskugu dhiibin⚾️

  • @abdizhakuurck5898
    @abdizhakuurck5898 Рік тому +6

    WaxaNo badhadhakha naGa daaYa wLAlayal idinka yeeli mayne pranki waano idinku celinay

  • @queenahlaam116
    @queenahlaam116 Рік тому +4

    Waad dhaqan xumaatay ayaanay saad hablaha ula talinaysay ayaad baro dheerisayba san walidkay haduu noo arki laha wuu naqabsan laha

  • @marryme4690
    @marryme4690 Рік тому +17

    Ayaneeey Intaa Adi 2doodab Prank Kusamesa Isa sii xanajine😂😂😂Score wallhi
    War gabdha kale maskiinsana😂

  • @DeeqoAli-mn4yi
    @DeeqoAli-mn4yi Рік тому +1

    Hada haa hada haa😅
    Prank saxda ah wqtigiisa wu so dhamaaday Zis😅😅😅

  • @haki617
    @haki617 Рік тому +15

    Prank yaableh ayaaanita camera markay aragty bay is washay cajiib markaaysay kusileyihin camera way aragty 😂😂😂😂😂😂😂

    • @sumayoali7220
      @sumayoali7220 Рік тому

      Way ugu tala gashay inay iyaga ka waasho

  • @abdisamedmeletar7395
    @abdisamedmeletar7395 Рік тому +11

    Ayaanita ilka aya laga dadin gadhay😀😁😁😁😁

  • @themtt7853
    @themtt7853 Рік тому +4

    Ayaaniita 😂😂😂xanaaqaaga fooda waaye

  • @XanaanAhmed-ql3jt
    @XanaanAhmed-ql3jt 2 місяці тому

    Waxa lamooda inuu qabo bi's milaah😂😂😂❤

  • @nimcaaliwaceys8484
    @nimcaaliwaceys8484 Рік тому +1

    Ani waaba yaabee gabadha aabaheed iyo wllahed manoolo miyaa waxaan ay soo gelinyso caadile miyaa mise jmcada isaga dhiiba ladhahy bisinka war anoo naag la qabo ah tiktok hal vedio soo dhigi karin waalidiintayda guriga laygu imaana wlhi

  • @filimchannel4
    @filimchannel4 Рік тому +11

    keep going my queen 👑😊

    • @shamsaismaildubow474
      @shamsaismaildubow474 Рік тому

      Walalkey asad mar walbo iyo wagti walbo wankutagerna bro xafada dhan up ongoing first somali UA-cam 2 million inshaallah

  • @sadioali7329
    @sadioali7329 Рік тому +3

    Qoftaan fartuun balbalarka waa isku ekadeen 😂

  • @sabriincabdi1886
    @sabriincabdi1886 Рік тому +8

    Waniijeclahy wlhi ayaanita and alpha💕

  • @inacawil4092
    @inacawil4092 Рік тому +3

    Fartun balbalarka uekaty walley bas cayilkan🤣🙏🙏

  • @mohaan10
    @mohaan10 Рік тому +2

    Ayaanitaba waxn nacy mrky hadba wiil xuna jacyl la samyso

  • @ayanahmedelmi4737
    @ayanahmedelmi4737 Рік тому +5

    Ayanita waxay u egtahay balbalarka markay xanaaqday

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Рік тому +1

    Hhhh ayaney mac ay kgu thy wx bdan dad indhaha fraha wka soo glise manty wax indhaha fraha ka gliyaa heshy😂🙏

  • @daacichannel747
    @daacichannel747 Рік тому +6

    Somali UA-camrs dadka idin daawada ixtiraama caruur maaha ileene maalinba wax liitaa noola timaadiin wax faaido leh la imaada ama xitee challengiyo qosol prank shukaansi xiriir been ah waxaas naga daaya caruur manihine

  • @SomhealthPodcast
    @SomhealthPodcast Рік тому +2

    Abyo Ayaaniita makeupka fartuun balnalaarka ayey u egtaha

  • @mascudisticmar6597
    @mascudisticmar6597 Рік тому +13

    Waxaa prank iga naagtaa nin kayga kuarko ku arko qaba kuboodilahaa maba sugayna🤣🤣🤣❤️

  • @maryanahmed9956
    @maryanahmed9956 Рік тому +5

    Balbalaarka pro max noqotay nya hee😂

  • @apdiaziizothmanapdiaziiz5018
    @apdiaziizothmanapdiaziiz5018 Рік тому +2

    NaayE deh hdii aad sidaaso dhan gadhi u jeceshahyy gaadhi iibsoH wxa dadka ha maamulineh 💯😜🙄

  • @munamuse8188
    @munamuse8188 Рік тому +2

    😀😅😀markaad ogthy in ay been thy hadana dawanaysid

  • @maidaabdalla1252
    @maidaabdalla1252 Рік тому +7

    Waa dhaqan xun thy badanaa ayanita😂😂😂😐😐

  • @gassiracali2365
    @gassiracali2365 Рік тому +3

    Alfa Sakad Maxaa La dhahaa Kulahaa Intuu Dadka madaxa isku galiyey😂😂😂

  • @shiinoshekh3993
    @shiinoshekh3993 Рік тому +4

    Manshaallah ale ha idin xifdiyo

  • @maskamohamed3986
    @maskamohamed3986 Рік тому +1

    Waxaan lataabay gaarigaan aan dhaqaaqayn waar gaariga hadadaan xirfadiisa aqoon nio iska daa ama kaxee bahalka oo beerka uga istaag

  • @fatumoadan2058
    @fatumoadan2058 Рік тому +1

    Gaarigan Malin kasto lagu dhax jiro oo an lawaden maxa waye walshey ayan

  • @fahmacabdi5366
    @fahmacabdi5366 Рік тому +4

    Hhhhhhhh 😂 kamirada mar horaba aragte maxa marka hore maskin maskin lkn markad kamirada arakta iswale inta farka ila araktay gacanta raaga🤪😳✌️

  • @ladandaganladkahawenka5452
    @ladandaganladkahawenka5452 Рік тому +3

    Ayaniita miskiin sanaaa marhoraa indhaha kudhifan lahaa wlhi

    • @samiirofficial8035
      @samiirofficial8035 Рік тому +1

      Ya lu dhufane cidla ma laga so qaday marka indhaha ku dhufaneyso

    • @Haffyy
      @Haffyy Рік тому

      @@samiirofficial8035 indha kudufad kulaha oo yaa gacmo qabin 😂😂😂😂

  • @saraxamud4886
    @saraxamud4886 Рік тому +2

    Waruntaa wlhi ayaan waaa ciyaal😁

  • @nasteexacusman9609
    @nasteexacusman9609 Рік тому +3

    Palayo bidaar weyn😭😂😂

  • @maxamaddeeq7600
    @maxamaddeeq7600 Рік тому +1

    Parank waaye laki maxaa kuku dhacay oo kamirada wey arakte walaahi huray ayee uarakte

  • @aniizaadem1203
    @aniizaadem1203 Рік тому +1

    Ayanita sidey gabadha iskaga ilalinysay man gartay iney ini fahanthy

  • @clkariinfaysal3423
    @clkariinfaysal3423 Рік тому +1

    Parnk anlafahmayn waxay anu shukayan waxa zxp imisa .almodba kusamaysay😜😜😜😜

  • @amalomar380
    @amalomar380 Рік тому +2

    I don’t get it ayaaniinta qasab miyaa in ay gariga hoore fadhiisato ma DR ayaa uu qooray Waxaan. Filaa iyaaka iyo willka isma qabaan why she need to set in front set 😩
    Viva xanaaq

  • @yacquubxasan880
    @yacquubxasan880 Рік тому +6

    I love you ayaaniita

  • @youtubemayk2607
    @youtubemayk2607 Рік тому +3

    the best person ever the most knowledge able and most shine all created prophet muhamad salalahu calayhi wasalam

  • @abdiibrahim591
    @abdiibrahim591 Рік тому +2

    This was the best prank but unfortunately she see the camera

  • @Hamster2024-m1k
    @Hamster2024-m1k Рік тому +1

    MEEL LAGA JECELYAHAY HDAAD KA TAGTO😅 MEEL LAGA NECEB 🥵YAHAY BAD TAGTAA 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @amuuncrashiid2653
      @amuuncrashiid2653 Рік тому

      Walhi runa shegtay abeera waa jeclaa waana uqalmayay lakin cunug xun oo kayar barina katagaya ayay utagtay

  • @faisocrahman5986
    @faisocrahman5986 Рік тому

    Ayaanita dabal baatahay naa prnk kahor ma sxbkey oo naag shirka usarantahay aan dabo fadhisana wlhi maba koren iga tag madhameysan kare video gane

  • @raliaabdikontoma9783
    @raliaabdikontoma9783 Рік тому +2

    MashaaAllah ❣️ ❣️ ayanita sorry 😞

  • @cambe.jr.10
    @cambe.jr.10 Рік тому +2

    Alpha prank oo qof ah 🤣🤣🤣

  • @abdiwali4669
    @abdiwali4669 Рік тому +1

    Chanalkan horta ma ka prankigaa waliba mid fashilma uun somali naga dhaafa waxaan wax kale la imaada

  • @falisshiikhdoon3017
    @falisshiikhdoon3017 Рік тому +3

    هو أفضل الناس هو نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @kamalmuhumed9472
    @kamalmuhumed9472 Рік тому

    Hello taliye eraygaasa iga yaabiyo ani 🤣ciidan maatihin horta ayaaney?
    Teamka dhan waasida wixi raga mcl taliyow ayeey isdhahayan🤣

  • @halimomohamed6471
    @halimomohamed6471 Рік тому +1

    Ayanita maskin aya tahay walahi jh😕😰

  • @bilkheyrabdille8298
    @bilkheyrabdille8298 Рік тому

    Nag ninkay jeclato lagama karo ina adeer gawadan ilali Aniga gawar ina adeerta ayan ahay❤❤🎉🎉

  • @bilkheyrabdille8298
    @bilkheyrabdille8298 Рік тому +1

    Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 Рік тому

    Masha allaha ma brother's alfa srry wllshey mcn ayaaniita ♥️♥️🤣🤣🤣

  • @sihaamsihaama5777
    @sihaamsihaama5777 Рік тому

    Ayaanita dadkena maha marky camera da aragty iska washy

  • @najmofarax1679
    @najmofarax1679 Рік тому

    Naa wxu dulqaad badnaaH ilhow ani man ahadoh

  • @aaminokuuriya428
    @aaminokuuriya428 Рік тому

    Ayaan fulay lagu baray markay ogaatay inay camera thy bakh bkakh bilowday

  • @ikranmuhumed6252
    @ikranmuhumed6252 Рік тому

    AyaNeY waa barnki wllhi pilow ilaa dhamad wanzoo dhamyzty wllhi

  • @suhur400
    @suhur400 Рік тому +4

    Somali iyo qiyaali😅😅🤣

  • @aminaabdullahi3504
    @aminaabdullahi3504 Рік тому

    Ayaneey saan inaa samesO ma ehen inaagariga ugu dagto ehee😒

  • @abdukadirbashir5986
    @abdukadirbashir5986 Рік тому

    Naaa ninka gaaarigisa maxaa kugu dhajiyay dulqaad bad nidaa

  • @najaxaxmed9265
    @najaxaxmed9265 Рік тому +2

    Wlhi wan Qoslay sakada Horaad Waayi kulahaaaa sakad maxaaa ladhahaaaa🤣🤣

  • @zeinabahmed2289
    @zeinabahmed2289 Рік тому

    Walhi ano kucyni Raba qososhy lki wilka Hanahan Cilin dumashi had kalo

  • @wizzmohajr9829
    @wizzmohajr9829 Рік тому

    Abeera 😔😔 sorry

  • @bilkheyrabdille8298
    @bilkheyrabdille8298 Рік тому

    Na wax isku fal bal jkkkkkkkk😅😅😅

  • @faadumoFatuush
    @faadumoFatuush Рік тому

    Alpha aboowe gabadha kaqilee ayaaniita inladhibo majecliye 🤨🤨

  • @soyaaxmed8723
    @soyaaxmed8723 Рік тому

    Wlhi waa maskiin naagta meshay fadhiso aba qaldan anoo naag mesha ku arko see gadal u galaa 😏

  • @maryamaruun9686
    @maryamaruun9686 Рік тому

    Camera argty is waali daanga ay bilaawty mxaa wye😏

  • @user-ty5ok7rv9q
    @user-ty5ok7rv9q Рік тому

    qoftan qiiyanooley waye niow hadaba run ugu yaac

  • @baarliinaofficial7305
    @baarliinaofficial7305 Рік тому +1

    Time ayaan marnaba nohoos alfa adkeyso markaaga ayaan noso aar

  • @YaxyeCabdi-xf8ux
    @YaxyeCabdi-xf8ux 3 місяці тому

    Waan aarsanay

  • @gabartayar2874
    @gabartayar2874 Рік тому

    Bah dil waaye

  • @saynabxasan5213
    @saynabxasan5213 Рік тому

    Walaahi xbbt fariidtahy❤❤