Riwaayadii Sixirka Part 6 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 813

  • @HOBFILMS
    @HOBFILMS  Рік тому +240

    Team hob films marwalba wanu jecel nahay madadaladina teda kale riwayadu jadwal lagu soo dayo ayay ledahay wana laba cisho dhaf haday macqul ahan lahyd malin walba wanu so dhigi lahyn idinkuna sidas ula socda . Muqalkana like gareeya . Mahadsanidiin 🙏👍

    • @wiilfor
      @wiilfor Рік тому +1

      Liketu waa bananka

    • @mariaclaraofficial8118
      @mariaclaraofficial8118 Рік тому +2

      bal labada cisho yey idinla dhafin mooji 9cishey nal tahy nage

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Рік тому +1

      De soo dheereya waa saxe filmka

    • @suhra6873
      @suhra6873 Рік тому

      Malin dhaaf noga dhiga plz culuys kasta haydinku ahte🙏♥️

    • @abdifatahali3012
      @abdifatahali3012 Рік тому +2

      Dayaxbaa kamaqan meesha

  • @zaalah___garaadkah..620
    @zaalah___garaadkah..620 Рік тому +528

    Hadaa arkaysO magaca nabigeena m0hamEd likE ❤❤❤

  • @khaalidcumar4282
    @khaalidcumar4282 Рік тому +471

    Intii Ka Cadhootay FiLimku inuu intaaz maqnaado like🤔

  • @mahamuttsaid8986
    @mahamuttsaid8986 Рік тому +80

    Cadnaan inu abdikarim ali shaah u egyhy inta aragty like saar😁

  • @xamsebade1284
    @xamsebade1284 Рік тому +168

    Intii raagsatay filmka🙋‍♀️

  • @kaabahamud1168
    @kaabahamud1168 Рік тому +53

    Jabi waynay waar part 7 nala soo gaadha 🤣 team HOB FILIMS keep going 🥰

  • @suwoanga5445
    @suwoanga5445 Рік тому +93

    Ku saliya xapiipkena muxamed (NNKH)scw

  • @xadaariyare
    @xadaariyare Рік тому +54

    inta nabiga jecel isoo raac😻🥰

  • @boojadheere
    @boojadheere Рік тому +29

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @raxmacaday727
    @raxmacaday727 Рік тому +2

    Ragu waa shaah du.arkuna waa sharaab iyo calaacal ku lahaa 🤣🤣💔💔💔

  • @Teeri11
    @Teeri11 Рік тому +25

    Film Kan Waxaa Macaan U Yeelay Yarkaa Yahye Wlhi 😂😂😂

  • @nouhismail9052
    @nouhismail9052 Рік тому +11

    Dadka iimaanka dabar u ah lkn intii bilaa iimana xuduud male qof wax jecel oo imaankiisu diciifyey waa halis ilaahay hana amaansado

  • @sundusahmed6268
    @sundusahmed6268 Рік тому +67

    Show cadnaanku caadi mhn😂😂😂qosol buu igu dilay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nimcosaleban2364
    @nimcosaleban2364 Рік тому +17

    Cadnaan waa funny wlhi halkii yada ahad na waa la aadi kara aye kulahaa🤣🤣

  • @muslimchaneel7593
    @muslimchaneel7593 Рік тому +90

    😭HOOYADA IYO FAMILKGAB ALLE HAKA BADBADIYO MASIBOYINKA DUNIDA KA DHACAYA 🤲😭😭 WLL 1K FOLLOW I GAADHSIYA 😭😭

    • @muunasacad1294
      @muunasacad1294 Рік тому

      😭😭😭😭😭😭

    • @xmze75
      @xmze75 Рік тому

      SEED KU GAADHAY 1K DHAQSAHAM

    • @khaalid8059.
      @khaalid8059. Рік тому

      @@xmze75 malaha 2k buu kala jeeday

  • @hamseabdi7013
    @hamseabdi7013 Рік тому +18

    Mumatalka saxda ahi waa ninkas sixrolaha Ah ee legend kas codkiisu waa kor 😂😂😂😂

  • @مختارمحمد-ن9ل
    @مختارمحمد-ن9ل Рік тому +18

    war hadaad isku af nahay like igaga frxiya

  • @apdikanimohamed7498
    @apdikanimohamed7498 Рік тому +17

    YAXYE WLLHI WAA LEGEND
    Jin qaniisa 😂😂😁🙈😅

  • @maalintiiciida5122
    @maalintiiciida5122 Рік тому +17

    Wllhi muuna waan wataaa ❤👑 waa gabadh kartileh lays ma gaadhe maxaa layska daba roorayaa keep going sister muna faysal❤

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre Рік тому +3

    Alla Beerka Wllhy Waa Funny Yahye Wuu Iga Qosliyey😂😂😂

  • @kalidmohamet1694
    @kalidmohamet1694 Рік тому +64

    Inta u xiistay hop films like saar🙏

  • @cold_man4777
    @cold_man4777 Рік тому +14

    wll hablaha timohoodu muuqdaan Qarsada dheh timaha wllyaal mahadsanidiin

  • @samiiramaxamed2417
    @samiiramaxamed2417 Рік тому +19

    Wlhi madar wuu iga qosliyey kulahaa jaqlagaasii😂😂

  • @issirahmed4887
    @issirahmed4887 Рік тому +3

    Niow wilka cadnan bey igu haysa wa wax farida from 🇩🇯 hore u socda ❤

  • @mahamuttsaid8986
    @mahamuttsaid8986 Рік тому +6

    Cadnaan inu legend so jabay yhy wayka muuqata wlhi😂😂

    • @shakta869
      @shakta869 Рік тому

      Cadnan lama dhaHo ee Yaxye teygar aYaa la dhaHa

  • @najmadhameyz1021
    @najmadhameyz1021 Рік тому +6

    Hayaaay filmku waa mcn wllhy kusoo dhakhzada ❤️🔥😩

  • @abdiibrahim3037
    @abdiibrahim3037 Рік тому +3

    My brother good morning I don't know what happened you can say 2 days I swear to God those two days look like 20 days we can't wait the movie I just wake up like 4:30 in the morning I was waiting the movie after now good job bro we never give up

  • @abbaselmi1730
    @abbaselmi1730 Рік тому +5

    This serious is another level keep making this amazing work

  • @ilwadmahamoud8709
    @ilwadmahamoud8709 Рік тому +19

    Cadnaan wa qosolka filinka😂going my team 💯❤

    • @habonmoussa2903
      @habonmoussa2903 Рік тому

      Cadnan walal horay usoco wlhi wa qosolka ruwayadaaaa

  • @khadijomahamud3042
    @khadijomahamud3042 Рік тому +61

    I can’t wait part 7 keep going guys ❤

  • @nimcodheman5480
    @nimcodheman5480 Рік тому +15

    ANIGA CADNAAN HADALKIISA UUNBAA IGU SOCDA😂

  • @zahrashafali1890
    @zahrashafali1890 Рік тому +24

    couldn't wait this part nd i can't wait part 7 i.a 😊👊👏✊

  • @naimasulaymaan7423
    @naimasulaymaan7423 Рік тому +5

    Ilaahayoow Mel wax lagu sixtaya ha na joojin cabsi cansi wlhy😳

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +6

    Legendary always legendary keeps goings hob films actions interests people's prt 7

  • @abdiibrahim3037
    @abdiibrahim3037 Рік тому +11

    Wow now is the 4:30 a.m. in Minnesota time this was the best one I love it did you believe when you eat like good food you need more this movie it was too short too nice amazing I don't trust no more tea keep going bro I have more respect for you guys 100% keep going

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 Рік тому +1

      Hada haben idinma aha miya

    • @Zuldanzomali
      @Zuldanzomali Рік тому +1

      @@marwaqalanjo4902 sawka AM kuso qoray

    • @abdiibrahim3037
      @abdiibrahim3037 Рік тому +1

      @@marwaqalanjo4902 my sister mansha allah salan sare

    • @abdiibrahim3037
      @abdiibrahim3037 Рік тому +1

      Maybe she doesn't know what they call am or p.m. now my time 9:20 a.m. Somalia time 6:20 p.m. winter time we are different 9 hour summertime we are different 8-hour my sister will miss you UA-cam Bring It Back

    • @abdiibrahim3037
      @abdiibrahim3037 Рік тому +1

      Walahay salan sare Lakin waa hee kaftan walaltinimo mansha allah

  • @hamdahamda941
    @hamdahamda941 Рік тому +16

    I can't wait part 7 🥺

  • @fadumocabdilahi8143
    @fadumocabdilahi8143 Рік тому +18

    Lasyma gare maxa laysku gudub ordaya
    Team mona🤟🔥

  • @moussahakim5593
    @moussahakim5593 Рік тому +1

    Best film from France🇨🇵 war niinka cadnaan haa laa hayo film walba muna VAAR beey kuu qaabey cadnaan .
    I am waiting the next part

  • @simraandahir7929
    @simraandahir7929 Рік тому +22

    Viva Team muno 🤟🤟

  • @ayaanhussein2817
    @ayaanhussein2817 8 місяців тому

    Maa khaniiis baa tahaay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdiibrahim3037
    @abdiibrahim3037 Рік тому +1

    Asc muna feysal walahay malinti Mohamed UKuwareysanaye ayaa dawade Lakin two weeks ago walahay

  • @asmaibrahim8507
    @asmaibrahim8507 Рік тому +11

    26 sikin ayuu yalaa waxana dawaday 96 qof Ala maxa lasugi la aa nolasoodhakh sada🤣🙏

  • @hadiyamaxamed9494
    @hadiyamaxamed9494 Рік тому +8

    Jabayey wa pl part 7 noguso dhaqsada 🙆🏽😂😂😂😂😂😂

  • @nadakamal2548
    @nadakamal2548 Рік тому +15

    روووعه تتستهلو كل جميل💞🕊

  • @salmaawil4090
    @salmaawil4090 Рік тому +2

    WLLHIDA WAD iga qusliseen Muna faysal io yaxye tiger Dad aan ku faano WAN IDIN JECLAHAY WALAALAHAY HOB FILMS ALLE HAY IDIN SHARFO

  • @samiirasuupan2554
    @samiirasuupan2554 Рік тому +8

    Hhhhh Ahmed baa lay yidhaâhdaa 🤣🤣🤣🤣

  • @hassanubaxle2572
    @hassanubaxle2572 Рік тому +24

    Malin kasta xalqad soogaliya 🤌❤

  • @inaabdikadir1168
    @inaabdikadir1168 Рік тому +9

    😂😂😂😂😂😂 cant wait part 7 soo dhakhsada plz

  • @awmadowbe9382
    @awmadowbe9382 Рік тому

    Sixirka soo tuu ahaaa xaraan shirki wayn qofkii aaminaa

  • @Dalmarshow1
    @Dalmarshow1 Рік тому +9

    Hormar wacan saxibayaal

  • @adnaibrahim4821
    @adnaibrahim4821 Рік тому +5

    Qabo dee ada xoog wayne😂🔥team yaxye💪

  • @ismahancamir8831
    @ismahancamir8831 Рік тому +1

    Mashalllh keep going my team masugi karo qaybta bari❤

  • @abdullaminmohamed3748
    @abdullaminmohamed3748 Рік тому +1

    Hyeeeey wiilki suleqa Ahmed

  • @xamdahussein644
    @xamdahussein644 Рік тому +8

    Masha allah team aan taageero hore usocoda❤

  • @shaficiismail2880
    @shaficiismail2880 Рік тому +11

    Shaqo wacan team hop flims marnaba noo hoos every time Togetherness There we are All the time ⏲️🖐❤

  • @nimconalka4344
    @nimconalka4344 Рік тому +4

    Shah iso dhakar maxa laga wada tolow kkkk keep going team Hop flims

  • @ifrahabdi8699
    @ifrahabdi8699 Рік тому +3

    😂😂😂😂😂 imka way sixraysaa iimka lagaa qaad funny Adnan

  • @rahmasalepan7167
    @rahmasalepan7167 Рік тому +4

    Yahye wan iska jeclahy wlhi❤️😭🤣🤣🤣

  • @عبوديخليل-ب5ص
    @عبوديخليل-ب5ص Рік тому +25

    Hdda ka hor naag reer Muduga ayaa jaceyl dartii ii sixirtey subxanallah !!!(:

  • @qadandaahir1000
    @qadandaahir1000 Рік тому +4

    Insha allh maalinta danbe zoo badiya prt 7 wadna salamintihiin timka hop filims😻

  • @nassirhassanvlogs9062
    @nassirhassanvlogs9062 Рік тому +7

    Hadii aad flim dambe lasoo habsaantin teamku waa heegan❤️

  • @najmabarkhad5104
    @najmabarkhad5104 Рік тому +6

    Anigu qaniisyada ma caawiyee ala cadnaaniw inader😂😂

  • @zamiirayuusuf687
    @zamiirayuusuf687 Рік тому

    Labadan say uu shekisanayeen bay iga dhamaatay wlhi xaraabo 7 bari sugayaa insha allh

  • @abdirahmanhashiabdi2118
    @abdirahmanhashiabdi2118 Рік тому

    Riwaayadani waxay meelkudhac kutahay dadka muslimka ah waxaana laga yasba inay dad badan oo maan gaab ahi kudaydaanba subxanalaah

  • @nasthehosidik1763
    @nasthehosidik1763 Рік тому +4

    Ninka cadnaan abdikariin ali shaah inay isku cod eegyihin inta ila aragta💁‍♀️

  • @abdilahiabdirashid3971
    @abdilahiabdirashid3971 Рік тому +2

    Ciyaarihii ugu adkaa haday bilowdeen Kusoo dhakhsada bartiga xiga

  • @istarali5135
    @istarali5135 Рік тому +2

    Nayaa Hee waryaa hee🤣🤣🤣🤣warayaa ahmedow

  • @nimcoxasan1452
    @nimcoxasan1452 Рік тому +11

    Part 7 I can’t wait 😂

  • @xasanimaan3011
    @xasanimaan3011 Рік тому +2

    Riwayad manta wasax halka kagahaya

  • @nimcosharafoffial
    @nimcosharafoffial Рік тому +4

    Eemanaga soo galisaa 🤔walaalayal idinmee hob flms ❤

  • @roodoabdi3664
    @roodoabdi3664 Рік тому +2

    Wiilkaan funny weeye wllhi

  • @abdiladifali6606
    @abdiladifali6606 Рік тому +11

    Best somali entertainment team am fan till riwayadi jinka btw part 8 laso orda😂😂

  • @MustafeJerry-sx7uc
    @MustafeJerry-sx7uc Рік тому

    Mina meow meow mix and match 😂❤

  • @shukriyousuf5988
    @shukriyousuf5988 Рік тому +6

    Yaxiyee hush badanaa😂

  • @maxamedmaxamuud306
    @maxamedmaxamuud306 Рік тому +4

    Xalqdan xlad male xalqada xigta iyo zi dhaqza ah 🙂

  • @sacdiaabdullahi7439
    @sacdiaabdullahi7439 Рік тому +14

    Ala yaxye waa funy😂 dee bal qabo adaa xoogwayne😂😂😂😂

  • @Umulkheir_khader_Adem
    @Umulkheir_khader_Adem Рік тому +6

    Sidan idiin sugayay❤😁

  • @najiibarka7171
    @najiibarka7171 Рік тому +5

    AAA alamayee waydhacday 😂😂😂😂😂

  • @zalmamaxamed817
    @zalmamaxamed817 Рік тому +2

    Wlhie yahye waa funny😅

  • @husseinahmed8108
    @husseinahmed8108 Рік тому +2

    😂😂😂 17:08 wlahi madar fanan wuu nqon kara heesaha sida loo turukeyo loo jiido laxanka ayuu the best kuyahay keep going bro

  • @saeidomar1226
    @saeidomar1226 Рік тому +3

    Hahaha Jiinkan khaniska ah wamaxay kulaha 😂😂

  • @ayaanibrahim7832
    @ayaanibrahim7832 Рік тому +2

    Naa wllzhadan bila dhiiga😂😂

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Рік тому +13

    yaxye nayaa badna😂😂 noolasoo dhaqsada

  • @cfataaxaxmed1961
    @cfataaxaxmed1961 Рік тому +1

    yahye tiger gabadhu may dagaalan taaa

  • @hoothoahmeth6431
    @hoothoahmeth6431 Рік тому +2

    Alla najma waxii heli doona lasii qosliyaaa ,hhhh

  • @RIO-iy2vq
    @RIO-iy2vq Рік тому +1

    Sixir ciyaar haka dhiganina wa dambiga labaad eee ugu weyn dambi la galo

  • @nimcosharafoffial
    @nimcosharafoffial Рік тому +14

    Waan idinsalaamay tiimka hob filimis iyo waliba tageradiisa

  • @nasragaabo5142
    @nasragaabo5142 Рік тому +1

    La so dhakhaso wlll noih form hargysa 🥺😂

  • @munahassan7631
    @munahassan7631 Рік тому +7

    Ruwaydi caadi maha 🤣🤣

  • @HIRAALMEDIA857
    @HIRAALMEDIA857 Рік тому +1

    Qaybaha aad soo dhigaysaan daqiiqadaha sooyara badiya pls

  • @inamaxamuud4339
    @inamaxamuud4339 Рік тому +3

    Ninka waan jeclahye mana caawinasaa 😂😂😂

  • @mubarikabdirahman7924
    @mubarikabdirahman7924 Рік тому +1

    Niyaw,😂😂😂😂😂😂😂Anu kolba inyar inyar ban dawanaya😂😂😂😂

  • @Muuna_MuhuYodiin_15
    @Muuna_MuhuYodiin_15 Рік тому +1

    Inta ka cabanayza lapada cishee filimku maqanyeyy🤔🤔

  • @manzurjr1870
    @manzurjr1870 Рік тому +5

    Jinn khaniisa ma caawinayo kulahaa cadnaan 😂😂😂😂

  • @hamdimahdi769
    @hamdimahdi769 Рік тому

    Fadlan jabuti kalaya

  • @abdulqadirodoras1805
    @abdulqadirodoras1805 Рік тому +1

    Imaanka ilaahy idinka qaad hhhhh legendkaa waa taageeraa ani

  • @nassirhassanvlogs9062
    @nassirhassanvlogs9062 Рік тому +2

    I can't waite 7

  • @naimaupdy8117
    @naimaupdy8117 Рік тому +6

    Emotinal damage😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hogaamisoofficial6176
    @hogaamisoofficial6176 Рік тому

    War filimka soo dadajiyaa waa wakh ti dheere🖐🤚

  • @camaarcabdi3397
    @camaarcabdi3397 Рік тому +3

    War ku soo dhakhsadaa😂😂😂😂😂