PRANK KAMA FILANEEN SIDAAN || SIGAAR AYU HORTEYDA KU CABAY😡😭

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 378

  • @ayaaniitaofficial6362
    @ayaaniitaofficial6362  Рік тому +178

    Plz channel ka wllkey Subscribe Saar ua-cam.com/video/UuSY1Eib7qw/v-deo.html❤️🙏

  • @real.zhahid
    @real.zhahid Рік тому +222

    Waxan so Gudbiyaa Kheyr iyo Qisooyin Diini Ah lkn Ma helin cid igu taageerta😭

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Рік тому +159

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 💞🥰🕋

  • @shakrabowy1432
    @shakrabowy1432 Рік тому +31

    The best person Ever The Most Knowledgable And The Most Shy Of All HassAllh Created Is Prophet Mohamed Scw❤️💔

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 Рік тому +66

    The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH🥰💟💟 created has MohameTt ﷺ ﷺ in the world❣💟

    • @mustafecabdirashiid2518
      @mustafecabdirashiid2518 Рік тому +3

      SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @dirookaka7758
      @dirookaka7758 Рік тому +1

      M.a waiskufacantihin

    • @feisalyare3452
      @feisalyare3452 Рік тому +1

      Salalaahu caalayxi wasalam

    • @mmerji6857
      @mmerji6857 Рік тому

      @@dirookaka7758 ﷺ

    • @mmerji6857
      @mmerji6857 Рік тому

      @@mustafecabdirashiid2518 ﷺ

  • @mustalifocraxmaan4950
    @mustalifocraxmaan4950 Рік тому +99

    Inta markay aragtay inuu prank yhy soo Ordway farta taag😅😍

  • @majidcade4733
    @majidcade4733 Рік тому +33

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw ❤

  • @boojadheere
    @boojadheere Рік тому +49

    Keeb going wll kusali nabi muxamed SCW SCW SCW SCW💖🕋💝🕋💞✔✔✔✔✔✔

  • @de____jong4
    @de____jong4 Рік тому +37

    Prophet Muhammad -the greatest man who ever walked the face of earth 🫀 💪 🙏 💯

  • @dayibcabdirisaqcabdille4874
    @dayibcabdirisaqcabdille4874 Рік тому +43

    Inta prank maqashay soo oraday love iisaara 🥰🥰

  • @dheemaney7670
    @dheemaney7670 Рік тому +9

    Ayaanitaa wiilka UA-cam ufur alpha asna bariiskiisa haka cuna

  • @akramfarahmohamedsabriye498
    @akramfarahmohamedsabriye498 Рік тому +15

    Prankiga ma ku jirtay waa eey i wareerisay iyo iskadaa ha tagtee run run ayuuba ka dhigaye🤣🤣🤣

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 Рік тому +11

    Aan Ku sallino nabiga scw

  • @shukrisharaf7379
    @shukrisharaf7379 Рік тому +12

    Naa ayaaneey ilamahan yarka ah kahar walaaleey wuuba ku bahdilayaaye wah🙄😳

  • @Mjm989
    @Mjm989 Рік тому +42

    Prank inta badan wa run sheekadan hadad ogalaan laheed maalin walpo hortaada bu ku capi lahaa lakin maadama aa diide prank waye baa lagugu aqriye hada kadip na wuu kaala dhuumana😂😂😂

    • @nimcaaliwaceys8484
      @nimcaaliwaceys8484 Рік тому +2

      🤣🤣🤣🤣oo cadaa

    • @yahyaismail8408
      @yahyaismail8408 Рік тому +3

      Waraa ninkan aniga yarantisa is aqani jirne waligis mucabin ee kadaaf niyow 🤐😇

    • @Mjm989
      @Mjm989 Рік тому

      @@yahyaismail8408 😃😃😃 lagend ba isla tahiin miyaa isku dir igama aha lakin I think only

  • @hassanreally8305
    @hassanreally8305 Рік тому +14

    Hadalka qaar alpha waa mid sax ah oo sida qalbigisa ku jirto u Hadley

    • @anzalmoha391
      @anzalmoha391 Рік тому +2

      Sidaas ayuu u egyhy dhqmadiis qaar sax ayee u egyhin but allh og😳😳🤔

  • @belizabintuali6772
    @belizabintuali6772 Рік тому +13

    Wah sistery ninkan xiriir Lee idinka kadhaxeeye muxuu saan dhan kugu qelinaayaa

  • @sophiamohmetmohmut1945
    @sophiamohmetmohmut1945 Рік тому +8

    Keep going sister an duu🥰💕💋

  • @nadiakhaliil4658
    @nadiakhaliil4658 Рік тому +8

    Uf bahdil ....hooyadeey Maa tahy 😏😏😏 nuunahaan hanagu soo Caan bixin ....abeeera ku aaaway I 🥺🥺🥺🥺

  • @abdinasirxanshi5199
    @abdinasirxanshi5199 Рік тому +12

    U are best sister Ayanita 😍

  • @bootaanabdi7613
    @bootaanabdi7613 Рік тому +5

    Gaarigii Asad jabraani waaye waan soo kiraysty kulahaa

  • @xaawoosmaanmohamed9803
    @xaawoosmaanmohamed9803 Рік тому +5

    keep going my sister

  • @gaaldileyb
    @gaaldileyb Рік тому +2

    the pest person the most knowledgeable and most shy off all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ❤

  • @maankacadde2068
    @maankacadde2068 Рік тому +6

    Maalmahan abeera in lagu booday ayaa daremoya wllhi
    Alwaz keep going proh from mogadishu somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Lkn prank gan qofka lagu sameynayo shaki magalayo miya wayo wxa in badan smeyy #asad jabarani 😂😂😂😂😂

  • @nafisoxasan204
    @nafisoxasan204 Рік тому +22

    Waa bahdil side kuqadene Waxan prank mahan wa xaqiiqda dhabtahha intaadan galin kafirso nocilkan kibirka badan wllhi inan ka ogalan laheen sorry 😞 😏😏👆

  • @add9095
    @add9095 Рік тому +38

    Wuku bahdile wlhi prank lagugu gambana😅 dadka lagu dhag dhago maahi malagu dhahay

    • @amalabdullahi328
      @amalabdullahi328 Рік тому

      Cunuga madaxa dheer kibir aaba ka buxo 🤣🤣🤣

    • @add9095
      @add9095 Рік тому

      @@amalabdullahi328 iida isku soo dhiste doqonka
      anaga wa dawan karna lee😅

    • @iqramohamett1564
      @iqramohamett1564 Рік тому +1

      Ma aragte😭😅

    • @add9095
      @add9095 Рік тому

      @@iqramohamett1564 😅haah

    • @aaisha_ahmad
      @aaisha_ahmad Рік тому

      Waa ila arakte qof ku jecel hadaa ka takto mid ku necep lee dalaq udhahee hh

  • @butterfly1954
    @butterfly1954 Рік тому +8

    Naa doqonkan bila ixtiramka is kaga hadh ee isagiiba isla saxsan😏

  • @safaamohamed6953
    @safaamohamed6953 Рік тому +6

    Ninkan dhaqan xuma isagoo prank samenayey miyuu hadana isasi xanaajinayaa uf bila ixtiram weeyan

  • @C.abushacar
    @C.abushacar Рік тому +12

    Where is abeera cade su'aashaa ma nooga jawaabtid

  • @sophiamohmetmohmut1945
    @sophiamohmetmohmut1945 Рік тому +15

    Alpha prankigan raali galin kso dhiib waliba mid an ango dhan marqati ka nh🙏😥xadki prankiyada wuka kudbe taliye nga so gar bax🙃

  • @yussufibrahim5746
    @yussufibrahim5746 Рік тому +2

    Super girl keep going wanku wataaa my sister enjoy ur time

  • @ridhwanmoha1010
    @ridhwanmoha1010 Рік тому +3

    Geep going sister

  • @cabdifataxcalikarigeyshan7638
    @cabdifataxcalikarigeyshan7638 Рік тому +2

    Keep going my sister soo arso

  • @bisharasaid9421
    @bisharasaid9421 Рік тому +34

    Ilmahaan hanagusoodhisin abayo anaba kaxanaaqay suu kuladhaqmayee☹️ hakayeelin in lagubahdilo sistrey

  • @ahmedzakiyuusufbashir1820
    @ahmedzakiyuusufbashir1820 Рік тому +2

    Baabuurka Asad jabraani😂🤙😂

  • @amalabdirizak8551
    @amalabdirizak8551 Рік тому +7

    Asc abaayo ayaaniita waxad tahay qof aan tageero mansha Allah
    Qof aqli badan ixtiraan badan
    Qurux badan abaayo wan kula talinayaa
    Walaa abeera walaa alpha midna kuuma qalmo qof kuu qalma wad heli ee iska dhaaf wiilashan
    Wllhi kuuma qalmaan
    Keep going abaayo
    Wan ku taageeraa

  • @omarshariif1342
    @omarshariif1342 Рік тому +7

    Canuga iyada iska daba qorto wllh inusan Dan kalahyn 😃😃

  • @aliamohamouth830
    @aliamohamouth830 Рік тому +4

    Alpha inyara islawayni ku jirta acting kisa waxa u eegyhy run run bee😅

  • @khalidmaxamed9566
    @khalidmaxamed9566 Рік тому +3

    horda wan yabanay abera malafiiji 🤣🤣🤣wa iga kaftan ha laiiqabanin 😎❤️

  • @cabdicasiisarbe3097
    @cabdicasiisarbe3097 Рік тому +6

    Anigu waa prank madhahaayi sababtoo ah shuruudihii prankiga wuu ka gudbay deg markuu kulahaa maysan ahayn inuu kudhaho asagu laakiin siday prankiga lagu yaqiinay waxay ahayd inaad adigu cadhooto kadib aad kadagto waa bahdilaadna madhahaayi oo wuxuu kawaday ilaahay ayaa garanaya. Inaad UA-camka soogaliso maysan ahayn waan kaxumahay wll

  • @user-uz4ky5tg1f
    @user-uz4ky5tg1f Рік тому +4

    Alpha waji malahan wllhi😄😄

  • @mustaqimaxmed9065
    @mustaqimaxmed9065 Рік тому +6

    Na kan nin kuma noqdo iska dhaf uf nin Ana ku ixtiramen miya mustaqbal karajene abayo gawar ficn aya thy gawar karti leh aya thy raaso nin asaga ah oku qimenayo ninkii adi kuhela nasiib ayu leyhay fikir mustaqbalkaga nin kuhabon raaso

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Рік тому

    Masha allha walahi woka gashtey hor usocdad ❤❤❤❤

  • @abdalejeerjeer
    @abdalejeerjeer Рік тому +1

    Prankigaan waan Kuwataa Alpha🇸🇴🇸🇴

  • @ahlaamcdey8851
    @ahlaamcdey8851 Рік тому +7

    Wad dalantahy be kula se iskula tirsanaya arak naa ilma yar isaga har🤣🤣🤣

  • @gaaassa2237
    @gaaassa2237 Рік тому +6

    Wukaa gashatay🤣🤣

  • @mohammedhussenmohammedgabo4154
    @mohammedhussenmohammedgabo4154 Рік тому +11

    Waan ku heestaa prank aa ku sameey waa nii wataa

  • @mohamedmustafe5395
    @mohamedmustafe5395 Рік тому +1

    War sowka prankigii run ka dhiigay 😂😂😂 lipaax wad dacad hadhashee

  • @dmdmoh75dmd77
    @dmdmoh75dmd77 Рік тому +3

    Ayaan keep goeen 😘

  • @ahmedmohamedahmed2786
    @ahmedmohamedahmed2786 Рік тому +5

    Ayaan marky ciyaal xariir la samysid wa iska sidaaan

  • @mushtaaqmahad4562
    @mushtaaqmahad4562 Рік тому +2

    Ayaaaniiita abyo ruunti waxaaa thy qof qalbi wanaagsan ayaaa thy waxaan ku leeyhy adoonka farxad aakhirana jano macaaneey

  • @Abraham2-m4k
    @Abraham2-m4k Рік тому +7

    Ayaanita wll awe sedigay abeera 😔😔😔

  • @khadraapdi9307
    @khadraapdi9307 Рік тому +2

    Ninka ragaa sidiisab maahin inuu
    Gabadh odhaah kulul ku yidhaah lkn
    Waxa wllo fahantaa inaad qofka aad lahadlaysaa yahay qofkaad dadka kasoo dhaweysatay wax xuna kadhowranaysey kolkaa macaa barankigu niima fiicnah ee wllo noqda dad yagoo hadlin isfahma
    Garanayah qiimah isku leedihiin

  • @jaamacfarhan9728
    @jaamacfarhan9728 Рік тому +1

    siduu u shidaayo sigaarka baaba ciyaalnimo ah,lkkkkk

  • @anzalmahamed6174
    @anzalmahamed6174 Рік тому +8

    Naaka arso uuku barte kanee🤣🤣🤣

  • @waliyow3786
    @waliyow3786 Рік тому +1

    Alfa - Hooyadey ma Tehe Micnaaaxa 😅
    #Libaaaax

  • @iqromaxamedcadawe2643
    @iqromaxamedcadawe2643 Рік тому +4

    Ayaanit wan ku jecelhy sis

  • @qaalibintuhaaruun2446
    @qaalibintuhaaruun2446 Рік тому +6

    Oh my God ❤😱

  • @ahmedmuktar2734
    @ahmedmuktar2734 Рік тому +6

    Abeera prank kusoo samee car😂

  • @dollarhero1734
    @dollarhero1734 Рік тому +4

    Prank Lasla ogyhy in uu yhy we cada hay🤣🤣

  • @fatxajaama7654
    @fatxajaama7654 Рік тому +8

    Ilmahan kulaha dag naa wa lagu bahdilee😂😂

  • @ismahaanyukey6492
    @ismahaanyukey6492 Рік тому +8

    Cunuga run run awba uxanaq san yahe idey utal kuye😅😫😂

  • @Rayn_rayn_desing
    @Rayn_rayn_desing Рік тому +3

    Kusali nabiga scw scw scw

  • @nimcamoalimcabdinuur88
    @nimcamoalimcabdinuur88 Рік тому +3

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sorry ayaanita

  • @hafsamaxamed5291
    @hafsamaxamed5291 Рік тому +8

    Prank ma ahan wlhi apyo wilka wuu isla weyn inyar xushmada Kuma hayo 🙅

  • @cayuushmuhudin8491
    @cayuushmuhudin8491 Рік тому +40

    Prank abeera kusoo sameey🤣🤣🤣

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 Рік тому

    Sxb sare ayaaniito ha dhibin mahad said

  • @faiza9553
    @faiza9553 Рік тому +33

    Uff the way he's behaving 🤢 he's so immature

    • @runtarabiigujecel6476
      @runtarabiigujecel6476 Рік тому

      😀😀it's true Is she his mom why would she judge him

    • @faiza9553
      @faiza9553 Рік тому +5

      @@runtarabiigujecel6476 first of all he's the one doing the prank on her he shouldn't act like that😃

    • @runtarabiigujecel6476
      @runtarabiigujecel6476 Рік тому

      @@faiza9553 yeah kinda when he knew she was going out he should've stopped

    • @faiza9553
      @faiza9553 Рік тому +1

      @@runtarabiigujecel6476 exactly 💯

  • @ruunhaaray5247
    @ruunhaaray5247 15 днів тому

    😮😮😂😂😢 ala kadaa maskiinta

  • @aminadheman
    @aminadheman Рік тому +1

    Awal ba sigar cab bu ueka

  • @Wageph
    @Wageph Рік тому +5

    ma ciyaal ayan u ekaanay sigaarka sida loo shido marka baratid lee prank kusamee

  • @kaifabdikafi7596
    @kaifabdikafi7596 Рік тому +7

    Somalida horta wxan ha smayn hdaa dhahdid mxaa kaa galay mxay udhahaan 🤣🤣

  • @abuudiabdi6493
    @abuudiabdi6493 Рік тому +1

    Yaaab!
    Asaga prank samayn asagaana xanaaqin cidna haga ogolaaan bahdil waxaan uma eka pranka

  • @Rayn_rayn_desing
    @Rayn_rayn_desing Рік тому +3

    Kusali nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @sabnaabdi5897
    @sabnaabdi5897 Рік тому +4

    Alph marku xanaqo ayuu caba sigaar miya 😂😂😂

  • @jeyjamal3601
    @jeyjamal3601 Рік тому +1

    Sxb jiliinkas caadhi maahan alpher...midaas oo ruun ah aya rer dhaqdhaa....

  • @hadyaqurux1432
    @hadyaqurux1432 Рік тому +3

    Ilmahan waji maleh ayaanita so qabo ladhahy iyaday dhibe kuleyhy ilmo waji leh mahan iska dhaf kugula talin lahaa anu

  • @fatushey9695
    @fatushey9695 Рік тому +2

    Prank xadii ey thy. Hitaa mey thy siduu uxadlayo kan kibir abayo kan Mel iskasar waliga qofneh haisku bahdilin 🥺🥺 aniga kushegayee

  • @lilchokar23
    @lilchokar23 Рік тому +1

    Lipaaxa naaga taHyy🤣🤣

  • @caaqilupdy4004
    @caaqilupdy4004 Рік тому +1

    Asad jabrani garegesa waye😂

  • @kaligedtalisoh2995
    @kaligedtalisoh2995 Рік тому +6

    Aniga waxan raali kama ahi ayaan prank lagu samey wapaac😰😰😰😰😰 wllhi runti wan ka xumahy

  • @hodancadey1298
    @hodancadey1298 Рік тому +1

    Ayanita waiska jeclahy waka arsanaa team ayaan

  • @aaminaomar7359
    @aaminaomar7359 Рік тому

    Hahaha way na warerisay iyaday dhibi walhi hadalo ka xum o lagu dhihi laha garan maayo

  • @maxamedfarax6312
    @maxamedfarax6312 Рік тому +3

    amiin

  • @samiyoqalanjo1364
    @samiyoqalanjo1364 Рік тому

    Meesha jaam inay tahy fiiri kulahaa😂🤣🤣😆

  • @maxamedaxmedibrahim9926
    @maxamedaxmedibrahim9926 Рік тому +2

    Gaariga mukeyf mlhn yaa ila arkay🤣

  • @hodaneyissack4778
    @hodaneyissack4778 Рік тому

    Ninke wusaxdee sibuqa😄😄😄

  • @haniadem1859
    @haniadem1859 Рік тому

    Wllhi wllshay tahay ma jecli inaa sidan laguula dhaqmo balse hadalada uu ku hadlayo dhaqan fcn maaha ka tashi nio hadaladiisu qalbiga ayey ka imanayaan nio.
    From hargaysa

  • @xamdishaxmed4872
    @xamdishaxmed4872 Рік тому +1

    Tiim ayaanta wan so aarsan doona dhim maleh

  • @shugrimahdi3402
    @shugrimahdi3402 Рік тому +6

    Hi

  • @anisonaxar5397
    @anisonaxar5397 Рік тому +2

    Legend weye aptigy😂😂lkn gbdha sidaas ka dhaf wrya alpha😂

  • @nimcomohamed3134
    @nimcomohamed3134 Рік тому

    ayaanitta ka aaarso plzz😄

  • @hikmoabdiaziz8721
    @hikmoabdiaziz8721 Рік тому +1

    Ayaaniita abyo mcn abeera iyo kan farqi u dhaxeeya wad aragta cunugan iskaga har 🤍👋zorry abeera

  • @zeezeynuu3981
    @zeezeynuu3981 Рік тому +1

    Walahi ayanita waiga dulqad badan tahay afunka wax dag iyo bax iyo yrey idhaha unecbahay goorra dhagta ku dhafta maoganlehen

  • @Safa-xc9xs
    @Safa-xc9xs Рік тому +2

    weyba na wareerise kulaha ma
    asaa prank lagu sameyy waa bisinkow iyo ine oysa rabaa ciyal ciyal
    w akan hady wxn prank runa tahh

  • @maryamsf9025
    @maryamsf9025 Рік тому +8

    Waxan prank mhn🙄

  • @faadumocismaan5633
    @faadumocismaan5633 Рік тому +2

    Horay usocda

  • @hamditalastprincesscm6560
    @hamditalastprincesscm6560 Рік тому +1

    Wlhi Abeera Soo xsstay🥺😭Sister ilmhaN iskaga har

  • @bilyandhaan8994
    @bilyandhaan8994 Рік тому +1

    Naaa kan ha isku soo dhisin uf iyadee dhibeee kuyi hdey prnk kathy intaadan dagin ayuu kusheegi lahaa meeldher waxka arkaaa kan kagabso

  • @rayaanqueen9053
    @rayaanqueen9053 Рік тому

    Mashaallah