Deg Deg Abiy Oo Safiir Cusub U Soo Magacaabay S/Land, Xilka Qaadista Sanbalooshe, Qaraxyo Muqdisho

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 32

  • @AbdullahiMohamedHuurshow
    @AbdullahiMohamedHuurshow 2 місяці тому

    Dhib Maleh Umadda Soomaaliyeed Wey Arki Doontaa Iyadoo Sidaan Ka Wanaagsa Intii Naga Dhimatay Allaha U Naxariisto Intii Naga Dhaawacantayna Allaha Noogu Boogo Dhayo Aamiin Insha'allah

  • @AbdulahiShuaib
    @AbdulahiShuaib 2 місяці тому

    Turkiga urayaaa reerkonfur dawarsadaa somalida baray

  • @Garaadboy
    @Garaadboy 2 місяці тому +3

    😊😊😊😊😊

  • @HodanAden-yb2rp
    @HodanAden-yb2rp 2 місяці тому

    waan oogatac siyainanaa wllo intiidhimata dhamaa aheliyadii aykatagee samiriyo iimaan alahakasiiyo

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 місяці тому +4

    Alle Ha u gargaro shacabka Soomaliya 🇸🇴 from Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ cid walba way Ka xun yihiin Ha dhihin Hadalka Muuse biixi tacsi cadi umay soo dirin

  • @HodanAden-yb2rp
    @HodanAden-yb2rp 2 місяці тому

    war madax dasoomaaliya waxaan usheegayaa dhamaan halabadalo darawaliinta ambalaasyada

  • @FadedTer-sc7sb
    @FadedTer-sc7sb 2 місяці тому +1

    Awdal state si dhaqsi leh lahoo magacaabo from puntlad

    • @abdikariimismail1238
      @abdikariimismail1238 2 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 місяці тому

    Safiir uu aby axmad usoo magacaabo bad soomaaliyeed lagu heli maayee usheega abiiga waalan

  • @AdamAdams-qv8gw
    @AdamAdams-qv8gw 2 місяці тому

    Kuwa waxsheeya alshabaab😢🎉waxabay laqoheeyaa alshabaab

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 2 місяці тому

    Safiirka laweyn muxuu so kordhinaya

  • @LorenceKhalif
    @LorenceKhalif 2 місяці тому +4

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 2 місяці тому

    Asc Asxaabeey Dal Cisbitaal diisii lagu wareejiyay Ganacsato Ambalaas tiisa saqsiyaad Ganac si aay leeyihiin Dagaalo na ka socdaan qof dhiig baxayo lala dhaafayo afar kilo mitir si lacag looga sameeyo Shacab kaas sideey ku noolaanayaan waa Masiibo lagu daray Masiibo aloow sahal Amuuraha

  • @QeysQayaar
    @QeysQayaar 2 місяці тому

    Wariyaal ma had.maadogaateen.mashruuca.anbalaasyada muqdish.

  • @MohaNasri-nc3xd
    @MohaNasri-nc3xd 2 місяці тому

    Beesha caalamka haday sheegte xiliguu qaraxa dhacayo iyo meeshuu kadhacayo ayagaa lashaqeeyo shabaab e soomaali waa liskudilayaa😢

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 місяці тому +1

    adeerow turki dal kuuma difaacaayo ee dagaal ha loo diyaar karowba tahaanahay soomaali itoobiya iyo somali diid allah baabiyo aamiin

  • @LorenceKhalif
    @LorenceKhalif 2 місяці тому

    Kolmie

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 2 місяці тому

    War muuse biixi haddi doono gooni hawgoee inagumaadnimada iyo hoosjoog nomads itoobiya jayska daayo

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 2 місяці тому

    Beenta naga daa addis ababa anaa jooga waxaasna jamajiraan

  • @lujisomalistar1522
    @lujisomalistar1522 2 місяці тому

    Maxa u'fududeyey in beesha calamaka ogato qaraxyada.
    Fadlan aqligaaga isticmal Amiga waxan rumesanshay in beesha calamaka ee fadhigeedu yahay xerada xalane in iyagu soo'ababulan qaraxyada.waa in beesha lixad nadhafan.

  • @HusseinDimbil-x3m
    @HusseinDimbil-x3m 2 місяці тому

    Ninkaas waa qunsul ee maahan safiir sida ay sheegeen dad xog ogaal ah

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 2 місяці тому

    Somaliyey wa ujeedan axmarada waxay raban ayey subinayan hadana sirdonkoda xalane jooga Diint iyo Dalka loga so dulaa Dowladana indha ayey ka firsanayan waxad sugeysan wan inla yaabanahay awey dhalinyaradi somaliyed

  • @AhmedJamac-j1x
    @AhmedJamac-j1x 2 місяці тому

    Awalba wuu qaldanaa xasan shiiq markuu san baloolshe u dhiibay waxaay ahaayd nin qibrad u leh inuu keeno

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 2 місяці тому

    Abiy waa cadawga somaliyeed. Dhul (DDS) ayuu inaga haystaa, hadana wuxuu doonayaa Baddeenii. Somaliyey toosa.

  • @AbdirahmanJama-z3j
    @AbdirahmanJama-z3j 2 місяці тому

    muuse shaani wuxuu isku caddeeyey inuu yahay kabihii Abiy Ahmed, waayo awelba xamar uma tacsiyeyn jirin laakii maanta wuxuu kobigareynayaa Abey Ahmadka itoobiya. ee uu kabaha u yahay.

  • @LorenceKhalif
    @LorenceKhalif 2 місяці тому

    ²

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 2 місяці тому

    Wax somland layidhaahdaa ma jirto ee Isaaq land waa beentood waxay ku bixiyaan lacagtay dadka Isaaq ee baahida la ildara sii lahaayeen ayay Xamar inayna degin ku bixiyaan shaydaan suni oo Hargaysa u joogi jiray lacagahan u diri jiray ayaa Jidib u jooga Nageeye oo meel walba og wax ka socoda nink Banka haysta,Maaliyada,Maxakabada ku xigaha abniga iyo meelo badan oo shaqooyin laga siiyay dabalana lagu samaynini Isaaq waa inkaar qabooyin Ilaahay ka fog Dhiiga ummada xalaalaystay Iyaga oo isku arkaya inayna Soomaali ahayn.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 місяці тому

    beenale beenale Ethiopia 🇪🇹 Laguma odhan Ka laabo Heshiiska

  • @LorenceKhalif
    @LorenceKhalif 2 місяці тому

    Farmajo