Idirka Guulayso wll waxaa ka muuqda wajigaga daacadnimo badan iyo waliba dareen ah inaad tahay qof xalad waliba ku qanacsan insha allah waxwalib way ku Hagaagi illahay talo saaro Khayr wanaag iyo hididiilo wanaagsan baan alla kaga baryaya walalkayow ❤
Umada somaliyeed ee muqalkan dawan donta waxn cod sanyaa in ninkaa talnte ka leh ay kor u qadaan soomali ayuu ka dhashay idiriska somalina waa hal mid ee hadaynaan wax kale u tarayn ayunu yutubkisa kor u qaadno🇸🇴❤️
Idiriska Legend waye ya igu raacsan🔥🗿
.ani
Sido kle
Sidoo kle❤
Me☝️
Idiriska waa ku wata king of talented
Idiriska qof ka fiican comedian ma jiro waana nin fiican illahay faraj khayr qabaa ha siiyo
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️
Best somali comedian always no. One😂😅
Idirka Guulayso wll waxaa ka muuqda wajigaga daacadnimo badan iyo waliba dareen ah inaad tahay qof xalad waliba ku qanacsan insha allah waxwalib way ku Hagaagi illahay talo saaro Khayr wanaag iyo hididiilo wanaagsan baan alla kaga baryaya walalkayow ❤
Idiriska waan Ku wataa best comedian
Idiriska masha allh qulubtisa waa nafiif lkim adiga qabil kahadlaya qulubtada ayaa xun Somalia waxey hormar lagari ladahay wa taas
قالَ رسولُ اللهِ "صـلى اللهُ عليهِ و سلـم " ❤: ( لا فرق بين عربي و لا أعجمي و لا أبيض ولا أسود إلا بالتقوى 🫂) الحمد لله على نعمة الإسلام .🤲
ألحمد لله على كل حال😢❤
Salalahu calayhi wasalam
Salalahu calayhi wasalam
Calayhi salatu wasalam
Calayhi salatu wasalam
Idiriska hala garab istaago waa legend daacada whi waa in camerada iyo editing laga wanaajiya yaa igu raacsan
Idiris waa qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso
❤❤❤❤
❤❤❤❤
❤❤❤❤
❤❤❤❤
❤❤❤❤
From idirska itabo Riyada Allah haku rumayo wll
Idiriska from Hargeysa ka tageera hore usoco alleh nolosha hakuu fudaydiyo iyo cibadadaba 😢
Idiriska wan ku wataa wlhi qof qalbi nadiif ah ayaa tahay🎉
Idiriska best comedian of somali wye🙌🔥
Idiriska legend waye wllhi haa wa kugu racay❤❤
Mashallah idriiska waa nin qalbi wanagsan
Ila so xirir idiriska ana kaamirada ku gadaayo si aam mar walbo ku daawano sxb ishee gareya si aan isku aragno wlh ana gadaayo
Idiska anagaa ku qirayno inaa thy legend ku joogo xirfafiisa social media marka iska da haba ku mashquulin waxooda idiska waligaa haniyad jabin pro
53
فأنـزل الله: ( يَا عِبَادِيَ الَّذِينَ أَسْرَفُوا عَلَى أَنْفُسِهِمْ لا تَقْنَطُوا مِنْ رَحْمَةِ اللَّهِ ) يقول: لا تيأسوا من رحمتي, إن الله يغفر الذنوب جميع😢🥹✌️
Waa aayad qiimaheedu aad usareeyo oo waxa kusoo Muslimay وحشيٌ إبن حبشيٍ🙏
T
War guulleyso nio ❤❤ Nairobi kaadaawanaaa walhi aadbaan uga xumahey
Idirisow waan kuwata sxb Keep going 🎉
Bani aadam iswaayay Evc aa kala geeyay 😂 xaqiiq waye
Evc ga waan fahmi waayaye ma iga jaahil bixin kartaah wll
Wa shirkada hormud qofka marku lacag tura aya ladhaha ama losotura evc wa adeg ka mid ah😂@@mohamedfaarax3473
@@mohamedfaarax3473wll waa xawaalad lacagaha lagu kala tirsado
Evc plus waa currency money ee wadanka laga isticmaalo @@mohamedfaarax3473
@@mohamedfaarax3473 Evc waa lacag ta number kaaga kugu jirto aad qof u direyso taas Wye Evc
Wax iga fool xun maba Arkin kulahaa😂alla idriiska waa best comedian 😂
Idirs wll Allaha kuu sahlo waxa aad rajeyneyso I.a
Mashaa Allah ❤ Idiris ❤ Dacad Waaye
Umada somaliyeed ee muqalkan dawan donta waxn cod sanyaa in ninkaa talnte ka leh ay kor u qadaan soomali ayuu ka dhashay idiriska somalina waa hal mid ee hadaynaan wax kale u tarayn ayunu yutubkisa kor u qaadno🇸🇴❤️
Wlhi idiriska waa best comedian wuna mudna in meshas laga waco lkn sorr my.brother I.a 2025 lambar1 ayan kurajeynaa🎉sxb
Idiriska inuu legend yahay ka hadal maleh
Idiriska best comedian in somalia all time keep going legend 💪
Wllhi waa legend ❤
Idiris ilaahey hakuu fududeeyo
Idiriiska Ii Taawo waa nin xaniinyahiisa saaran qabiil iyo qararac wax tari meeysee.
Wlhi ninkaan bilada wuu u qalmey lkn qabiil ahaan ayaa loogu diidey waayo sida asaga inoo qosolsiiyo kuwa biladaha qaaty managa qosliin karaan waayo idriiska waa qof hibo u leh dad ka qosolsiinta ..... malin uun xaqaaga waad heli i.a
Waziir. Dad. Adi. Kaa. Sanwayn.
ayaa. Jira.
Ayaaa Ka. Fiican. inaad. Dhahdo.
Adi. Dad Kaafoolxun. intaad. Dhahaysid😢
ideris itabo guuleso insha Allaah🎉
idiriska legend weye guuleyso zxb horey u soco ❤
Maxay dantu ciishey wiilo
Dulqadiyo deeqlahayo
Dadkuna doqon modayan
Legend idirska iitabo
Idiriska legend weeye wax run uhuu shegay
Best somali comedian idriska keep going bro ❤❤
Ax Ax Idiriska Walahi Waan Ka Naxay Qalab La,aan Ayaa Ihaysa Markuu Yidhi Sxb Anigaba Taasaa ihaysatee Insha Allah Waad Guulaysan
Idiriska. Sxb. Saciid Dani. Adiga ayaa kaqurxoon ❤
Idiriska Aqoon Aa ciishey zorry pro 😢
Waasiir nin waxa bartay legend 🙌 👏 🎉🎉
Idriska itaboo legend waa wlxii
Idriska waa nin wanaag san Alle lacag ha usahlo 💰 🤑 💸 💲 🪙 💶 💰 🤑 💸
Anu waxaan qabaa Idiriska inuu iskadaayo cabashada, waa nin xaas, caruur, xoog iyo magac leh oo hibo udheer tahay🙏
Waxba kama maqno aan hayn kalsooni bas🙏
Idriska legend waye wlh
اللهم امين وياك يارب العالمين ❤❤❤❤
Ifirska waa fani
Ilaahoow waa nin qalbi viicane ugargaar oo culeyskuu sheeganooyo kabixi yaarabi 🤲🤲🤲
Su.aalaha Qaar waa mid aan sax ahayn in qofka aad soo balansaty la waydiyo jareer maa tahay mise jaleec maa tahay
Waa wadanaa
Idiris.
Baaba nin weyn respect 🙏👑
idiriska waa nin wanagsan hore usoco waziir taagerahaga lambar 1 waa aniga sxb sare hore usoco
Jareertu waa jareer somaliduna wa somali waxa keliyo ka dhexeeya wa dalka diinta iyo africaanimada
Sxb waxba kaa qaldan somaliyo dhan wa jareer jareer micnahedana wa African meqa hawiye ah meqa daroda misa timahoda adag tahay kuwas wa somali haye war jareer iyo jilec wa wada somali wax baro
Idirska Itapo legend wye❤❤😊😊
Idiris ka xirfad farshaxan ayuu leeyahay
Somali waa nolosha ugu canauriyad badan adunka ayaga wye iyo qabyalada maka haran waligoodna isma bedelayan wyo ayago arko adunka oo hormarey ayey ayaga wali qabiil iyo cunsuri wadan
❤❤❤❤walahi waa daacd😭🤲
Best comedian of the world 🌎 idiriska ✊
Idiriska iitawo korhalooqaado halatageero somalinimo calamka qofkooda ayagaa kor uqaada somalinimo ayaa naga badan ❤❤❤❤🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼✍️✍️✍️✍️
Idiriska waa nin taageero leh lkn caajis bdn aya kamuqdo
Wuxu mudna inu aad ufir firconyahay uu si jogtaa uso muqdo
Idriska wlhi funny waaye😂😂😂
Idiriska cup gown my brother insha Allah ☝️
Allah ku caafiyo wllkie ideris iitaabo
Saliga nabiga halabadiyo❤❤❤
❤❤❤❤kusali nabiga scw
Madaxweynaha southern legend idiriska itaabo
Wziir saan wreysi mooho ee wax anaga ncafacaayo😊ee aan kfaaideesano iyaga noo weydii maahee qabiil iyo😊wxa yaabaha maalyacniga ah ngadaa😊
Idiriska aadi ma ahan ❤❤.
Inshallah gul idirisak❤❤❤❤❤❤
Full respect 🙏 idiriska legend 👏
Waraa xoolihii kudhalay wase sualahan foosha xun car weeydi qof kalo somalia jareerse kaafcn adga iyo awoowayaasha nacas doqona xishood aqoon diin aqoon sxbtinmo aqoon 😢 idiris aorry sualaha qaar we love you baba jay masamayn uga bhn yhy uff social meidahana kyaabay somalida waa in xiisad loofuro
Sxp wasiir waxaa wareysi ka qada kabtan baraa😢😢😢😮😮
🎉😢 insha allh my big bro idiriska waat guuleysani 😢 my bro ha'is niyat jiwinin lkn bro adun haku dadaalin bro sladana ku'dadaaaal bro 🎉 allena uu dhawow waat guuleysani walahi 😢
From idiriska sxb waad idin wataa labadiinuba thanks
idiriska legend waaye waan kusalaamey ❤❤❤❤
Idiriska waa talente socda😂😂😂
Biniaadam is waayey evc baa kala gaystey idiriska legend weeye😂😂
Waziirka udiriska dartiisa ayuu 40k views ku helay
Legend idris itaabo
Time ldiraska❤❤❤❤
Keep going wasiirka podcast hakala joojinin lbx
Idiriska legend waaye
Idiriska lph Lph dhale Wlhi Ninkn Wa Wtaa ani ❤❤❤❤
Idiriska 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 malin walba ninkas ha lawaresto
Best comodian somali idiriska waye
Muhiim ma ahan inu dhaho sanadkii hore ayan ku guleystay
Sanad kasto qof aya ku guuleysto
Idiriska Itabo legend
Idiriskaa itaabo wa big comedian wlhi o funny ah 😅 kulaha ka. Jar halahaas 😂🏃
I.a guul wacan wllkey mcn 😢
UA-cam ka hadii feraha looga jogsado ani berito jawankeyga qadhanaya
Nin aan taageero wlhi idiris is our comedy
Hadaladiis badna qalbigoo kahadlaayay😢😢 asna jaahil buu dhahay qalbigiis yaa eega😢
Nio Shabalaza Inta Uu iga jar ku dhahay mxaa uga jari weese maxaa banaanka uga kenesaa Arimihisa qaska haduu Adi kugu qarsade🙄🙄..
Waan wataa Idiriska sxb guulayso
Legend waye idiriska
Aamiin❤
Wazir Wan kusarey from idiska keep going insh allah
❤
Idirika ❤
Idiriska wlhy wuu ciidan yahay haloo gado kamarad uu wax ku duubto plz❤🎉🙏🙏🙏