Mujahid Ibrahim caydiid ilahay ha ku xafiido amiin amiin amiin cagliga iyo agoonta ba haku siiyadiiyo guushana illahay ha inasiiyo reer somaliland ka xaga ah
Waa lala soo habsaamay xadhiga ! Beri hore in la xidhay ahayd, waa loo seeto dheereeyey ! Xadhigiisa iyo xadhiga qaar ka dambeeya waa badbaado Qaran oo Qaranka cudur iyo qudhun laga safaynayo !
cadowga gudaha aad buu uga xumyahay cadawga dibadda. waxa la gaadhay xiligii ay Somaliland soo qaban lahayd khaa’inul waddan oo inagu dhex nool oo guda. Somaliland ka hor waxba may ahayn, Somaliland kadib waxba noqon maayaan. Let’s go Somaliland!!!
UMADA REER SOMALILAND WAA IN AY ALBAABADA U LAABAN MEESHA LAGU SHEEGO AQALKA BAARLAMAANKA MEESHAASI WAXAY NOQOTAY MEEL CADOWGA SOMALILAND LOOGA ADEEGO WAXAY NOQOTAY MEEL REER ISA SIIYEY HADII AYNAAN MEESHA XIDHIN MAALIN KALE AYAA LAGA SHEEKEYN
WAA IN SHARCIGA LA WAAFAJIYAA QARANKA SOMALILAND AMA INA XAASHI IYO CIRO AYAA YEELAN AMA UMADA SOMALILAND AYAA YEELAN WAA IN MEESHA U DAMBEYSA LA ISLA GAADHAA IN BADAN AYAA LA HANJEBAY OO SOMALILAND LOO DHAARTEY MAANTA WAA IN LAGU KALA BAXAA
XIDHBAANKU XASAANADA MA QARANKUU CADOWGA UGU SOO RAACAYAA OO LA ODHANAYAA LAMA TAABAN KARO INA ABIIIB WAA SHAQSI SHAQSI IYO DALKOODHANA SHAQSIGAA NA DHAAFAYA SIMPLY
Walaahi waa halis qof ku dhartay kitaab quran ah hadan waxa kale oo ka jore imanaya kitaab ku jir waa akhrp seeg waa wuxu rasuulka ka digaa jiray ilaahaya ha inaga badbaadiyo dhibkiis.
❤❤❤❤ thanks Arabsiyo news
Salaan sare ❤❤❤❤❤❤❤ Mahadsanid ABDISHUKUUR ❤❤❤ Haybe Ibraahin Aydiid GUUL IYO GOBANIMO SOMALILAND ❤❤❤ ♥
Tolow ibraahim caydiid maxaynu ugu abaalgudnaaa rer somaliland. ❤❤❤❤❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉
Aan u ducayno
Alle cimriga iyo caafimadkaba Howbarakeeyo isaga iyo Abdishakourba!!? Runtiiii waaaa Rag daacad u Ah wadankooda!!?
Ibaraahin caydiid waa mujaahid dalkiisa iyo dadkiisu ay u ogsoon yihii difaaca dlkiisa oo uu meel wacan iska taagay adeer guulayo🎉🎉🎉❤❤❤❤
Geesi qaran ibrahim Guul somaliland
Ma xildhibaan baa Waa basaas ha la dilo eyga caloishii u shaqayste ah
Qarannimoo🎉🎉🎉🎉❤❤❤
💚💚💚❤️❤️❤️❤️💛💛💛💛💛❤️❤️❤️maansha allaah ibraahin caydiid ❤❤❤❤❤❤
M
Wlhi muuse cadowgii waa kaguuaystay guul somaliland ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤
❤❤❤❤❤MUJAHID IBRAHIM YOU ARE GREAT MAN,PATRIOT❤❤❤❤❤
Ibraahim daljire muwaadin aragti fog,xayaakallaah
Mujahid Ibrahim caydiid ilahay ha ku xafiido amiin amiin amiin cagliga iyo agoonta ba haku siiyadiiyo guushana illahay ha inasiiyo reer somaliland ka xaga ah
ibrahim caydid waa guessi qaran
Geesi qaran Ibrahim and arabsiyo ❤❤❤❤
Pq
❤w ❤❤.D
Ibraahin geesi
MUJAHID IBRAHIM CAYDIID WAA HAYLEY QARAN..
THANKS FOR SPEAKING THE TRUTH
Ina Abib deserves to go to jail. The question is who is next? Whom from wadani would go to jail next?
😐😐🇮🇷🇮🇷🇮🇷😐😐👍👍✋✋Ibrahim iyo arabsiyo nows👍👍
Guuuuuuul Ibrahim Gesi ❤❤
Ibraahim daljire xayaakallaah
Muwadin dhab ah Ibrahim Caydiid baarakallah ❤❤❤❤
Ibrahim Caydiid runsheege. Guul iyo gobanimo SOMALILAND.
Xildhibaan Abib is not above the law he deserves whats coming to him.
Kusoco. Muj ibrahim
❤❤❤❤❤❤vd😊
Guuuuuuul Somaliland ❤❤
Nin dafery tiirarka SL ku taagantahey sided u difaahi karta.
Gull 🎉🎉🎉🎉❤❤❤nolow
Sharcigu ha shaqeeyo adeero.
Rag badan xabsiga liinta ha ku cabaan bada ay doonto ha ku laasho.
Waa lala soo habsaamay xadhiga ! Beri hore in la xidhay ahayd, waa loo seeto dheereeyey ! Xadhigiisa iyo xadhiga qaar ka dambeeya waa badbaado Qaran oo Qaranka cudur iyo qudhun laga safaynayo !
Ibrahim cayiidid waa hero's of Somali land ❤
Mujahid. Haji Ibrahim Caydiid guulayso Ifka iyo Aakhiraba.
suaal aankiweydiiye ninkan hadu izaaq yhy wa isaaqe mise wa samaroon
Maanshalla Ibrahim caydiid cimrgaa ha jiró ilaahay cadawgaaga iyo Ka soomaalilaan ha jabiyo guul iyo gobanimo
ibraahin caydid. geesi. Qarank🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Well said muj. Ibrahim Caydid waad ku mahadsantahay sida qotada dheer eed wax nogu fahfahisid guul iyo gobanimo JSL 💚🤍❤
Guul iyo gobanimo jumhuriyada somaliland 🎉🎉🎉🎉🎉
Arabsiyo news iyo ibrahim caydiid salaane sare dhamaan
TUUGTAA KAL INCHAALLAH SOON MAHAMOUD HACHI ,HIRSIE GULWADEH REGIME SIYAD BARREH..,,,
Geesi qaran ibrahim and arabsiyo news ❤❤
Xaqiiiiq weyan 💯💯👍reer somaliland guuuuuuuuuuuul munafaqiintu iyagaan iskadaalaya ❤🇭🇺❤
Allah Somaliland cadowga haka qabto. Ibrahim Caydiid Allah ha xafido. Guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤🎉❤🎉❤🎉❤
Masuliyinta garanka khiyama fransisku wuxu yidhahda TRAITRE, WAA in sharciga mariya❤
Well put,Ibramin
Danbiilaha qaran dumiska ah waa sax xadhigiisu cadowga somaliland malaha waba garac somalia kasoo jeeda ooyaaye
WAA DANBILEH QARAN TUUG ABIB.....,
insha Allaah Guul Somaliland Guul Jamahuuriyadda Barakaysan.
Thanks so much Arabsiyo News with Ibrahim ceydiid gudomiyaha mutadawaciinta somaliland, Arinku waa cad yahay hadey madaxweynuhu wuxuu ummada wakiil uga yahay ilaalinta qeynuunka, dowladnimaduna baryo kuma shaqeyso, dowladaha dunnida ka jiraana arinkan uma dulqaataan, ( khaayimul-wadan )
Allow Ibrahim noociisa noo badi, amiin. Allow Xirsi, Maxmoud Xashi, Cirro Cadde Gudde iyo inta Huwanta la shaqaysa naga qabo. Amiin.
Waxasi warun taa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
guul guul dauladayda somaliland💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪
CALI GURAY. IYO. JAMAC SHABAAL. 2 LABADAANAHALAXIDHO. HADIIKALANAHALASIIDDAAYO. M. ABIIB
cadowga gudaha aad buu uga xumyahay cadawga dibadda. waxa la gaadhay xiligii ay Somaliland soo qaban lahayd khaa’inul waddan oo inagu dhex nool oo guda. Somaliland ka hor waxba may ahayn, Somaliland kadib waxba noqon maayaan. Let’s go Somaliland!!!
Muse bio I Saskatoon Jabuuti taga
Inalayidha maha xasanada ku xishood isagu
Muj Ibrahim geesi
Somalaland guul😊❤❤❤
💚💚💚💚💚❤️❤️❤️❤️🤍🤍🤍🤍💪💪👍🎉🎉🎉Ibrahim caydid iyo Abdichakour haybe both of you are amazing and up date
Guul Gobanimo ❤Somaliland ❤
UMADA REER SOMALILAND WAA IN AY ALBAABADA U LAABAN MEESHA LAGU SHEEGO AQALKA BAARLAMAANKA MEESHAASI WAXAY NOQOTAY MEEL CADOWGA SOMALILAND LOOGA ADEEGO WAXAY NOQOTAY MEEL REER ISA SIIYEY HADII AYNAAN MEESHA XIDHIN MAALIN KALE AYAA LAGA SHEEKEYN
Ibraahim caydiid halyeey qaran
Waa ruuuun
Yaagana waa lasosocda
Dhamaan huwenta gudaha iñsha alleh alle
Heynaga.qaabto
WAA IN SHARCIGA LA WAAFAJIYAA QARANKA SOMALILAND AMA INA XAASHI IYO CIRO AYAA YEELAN AMA UMADA SOMALILAND AYAA YEELAN WAA IN MEESHA U DAMBEYSA LA ISLA GAADHAA IN BADAN AYAA LA HANJEBAY OO SOMALILAND LOO DHAARTEY MAANTA WAA IN LAGU KALA BAXAA
Alloow silci, xildhibaanada neceb qaranka Somaliland
❤❤❤❤❤❤❤❤
💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️🎉🎉🎉Ibrahim geesi guuuuul soomaliland masha allah guuuuul ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Sax weeyaan ina xidha qaran dumiska ibrshin caydiid nolaw guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuulguuuuuu❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ILHAAN CUMAR WAA LA ISKU JABIYEY
Wllhy chennel arabsiyo news waxaad ugu jirtaa Somaliland halkii faqashtu ugu jirty hangashtii waana lagu kalategayaa saad ku socotaan from hj
Gesii qaaran guuuuuul iyo gobanimo ibrahim caidid waaruntah walaxira welibana laxukuma weliba waxa latoneyah in lasoqabto kuwakalena sidasokale lolaxisabta.o guuuuuuul guuuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Sharciga qofna kama wayna guul somaliland ciidanka c.i.d. shaqo wacan hawshiina qabsada ❤
MUWAADIN U CODEE QARANKAAGA
XIDHBAANKU XASAANADA MA QARANKUU CADOWGA UGU SOO RAACAYAA OO LA ODHANAYAA LAMA TAABAN KARO INA ABIIIB WAA SHAQSI SHAQSI IYO DALKOODHANA SHAQSIGAA NA DHAAFAYA SIMPLY
Walaahi waa halis qof ku dhartay kitaab quran ah hadan waxa kale oo ka jore imanaya kitaab ku jir waa akhrp seeg waa wuxu rasuulka ka digaa jiray ilaahaya ha inaga badbaadiyo dhibkiis.
😂😂isaga iyo kuwa soodiri ee ay isku afka kuhadlaaba waa cadawga SLND halaga qabto dalka wixii cadaw ah yaanla eegan 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Rageedii Ibrahim xabbo
Wadani waxa kabuuxa dameero tuulooyin laga Wada Keenay markaa afka halajabiyo
MUUQAALO AYAA LAGA HAYAA INA ABIIB ISAGOO HUTEEL LA FADHIYA KOOXDA NISA EESOMALIYA TAKALE MOBIILKIUSA AYAA MCALUUMAAD DHEERAADA LAGA HELAY
XILDHIBAANADA CADOWGA LA SOCDA WAY BADAN YIHIIN LKN INA ABIIB ISAGAA WAXBA WARSANAYN LAABJEEX OO KALE WUU AAM7SAN YAHAY
Waain la xidhaa ku wuu kale na 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
ibrahin caydid gesi qaran
😊
Dhuufle Waa Afhayeenka Heego iyo Muse Cawar,
CODKA HABARJECLO KULMIYE AYAA ISKA LEH 100% WALAAHI KURSI IDINMA SAARI DOONO HUWAN U DOONTA KURSI IYO COD
Haloo. Yeedho. Jabhadiii. Xasanada. Lahayd. Waa. Loosoo. Galay.
Kulmiye sharcigii wuu burburiyey waxaana taladii kulmiye la wareegay suti-gaashaan😢😢😢
Hala xidho wa ximaar lashqeeya Cadawga Hala xidho
XEER ILAALINTU I A ABIIB SHARCIGAY U MARTAY LKN GOLAHA AYAA HOWSHIISII KA,GUDAN WAAYEY
Xisbiga wadani waa huwanta gudaha
Waa idin fahmay.
HOORTE GOLHA WAKELDU MEEYE AHEEYN SHAAQLE DOWLDODA WAKUWAN KUU WAREGYE FROM DAALE TO DAALE
La leche equale or Nobody Above the law
Xataa dhiigiiso waa xalaal
Ibraahim caydiid waa muwaadin dhaba sidii adeerkii cabdiwaraabe ookale runsheege waa ahlujanno
Isaaq
Sharcigu ma waxu qabta hartida iyo Gadabursi xildhibanadoda Dhakol iyo Abib unba jira tarikhda xasanad la xidho
Snm way dhamatay warkeki
Danville weeyi madame abiib waa
Xasanada.waxa ka Wayn.qaranka
Haybta maxamuud xaashi
Maaha habar jeclo iyo Isaac toona.