Taliska ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay qarax saaka ka dhacay degmada Xamar Jajab

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 30

  • @ibrahimsantoospoy8581
    @ibrahimsantoospoy8581 4 роки тому +5

    Mash allh cidankena feejignada oo guulesta nabad iyo nolol🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 4 роки тому +10

    Mashaa allaah ciidankeena kor illaahay haka dhigo waxaa soo diraya jaajusinta kursiga uwaashay siday wadanka ugadan llahaaye .shanta askarina illaahay caafimada deg deg ha siiyo

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 4 роки тому +11

    nimanyahow baaris dheer hala sameeyo oo dawlada dhaxdeeda ah waay,ayo? alshabaab dawlada qaar ugu jiran saraakiil iyo askar iyo sirdoon ba iyo maalgiliyaal badan ee bariis sameeyo dawlada nabad iyo nolol insha,allah, nimankaan allaha umada ka qabto alshayaadin

  • @superfun1819
    @superfun1819 4 роки тому +15

    Ciidaankaa hafeejiignadaan .qasataan shacaabkaa hala shaqeeyaan dawladaa .
    Alshabaab hadhacoo

  • @kowsar39
    @kowsar39 4 роки тому +1

    Somalida guuul dhulka Hooyo nooxifdi Allow Aamiin 🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 4 роки тому +2

    Mashaa allaah well done cidaanka wadanka ilaahay ha xafidoo Somali 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 4 роки тому +8

    Subxaana Allaah Alloow badbaadi Dalka dadka Subxaana Allaah Alloow badbaadi dalka iyo dadka Subxaana Allaah Alloow badbaadi Alloow Caafi inta ku dhaawacantay Alloow Dalkeena ku soo dabasl Qayr Dawladu ha la fariisato dadka Qaraxyada gaysanaayo
    Oo murugta dadka galinaayo Iyo rucubka meeshii shalay la dhisayna duminaayo
    Dowladu waa in dadku iskood isku xil qaamaan oo 10 Qoys Oo merl daganba indhahooda iyo dhaqdhaqaaqa la socdaan
    Dowladu waa inay samaysaa wacyi galin badan
    Shicibkaba waa in la baraa sidii lasu difaaci lahas
    Dawladu kaamarooyin Amniga illalia waa lagu xiraa meell kasta
    Dadku Cirka kama imaan eemeelaha un bay joogaan waa in shacabka la siiyo tababaro ay isku difaaci karaan
    Kasoo qaad see lagu ogaan karaa baabuurka Qaraxa wadah, iwl
    Ok Arinta kale Soomaalia illayo intee Ayeey ka sii socon doonaan Dhibaatooyinkaan soo noqnoqonaaya yaa raxmaan Subxaana Allaah
    Maxaa Si Ah Dadka ha labaro diinkoida Dowladuna waa inay Dadka diinkooda barto maaha wadanka Alle in uu u xanaaqo oo mar labaad Soomaslia ku noqoro sidii iyo dhibkii la soo maray Dowladu waa Ayadu inay difaacdo Diinka Alle oo Ayadu tusto
    sida Ay uga go'antahay diinka Alle inay kor u qaadayso
    Dowlad Alle Ayaduu wax ka waydiinayaa Dhalinyarada dadkooda dhibaateeynaya waalayaqaan ee ha lawaaniyo Alle inay uga Cabsadaan umadanuslimkaa oo maalin walba Ay isku Qarxinayaan
    Dhaqankaasna maaha dhaqn Soomasliyeed Wadanka muslim umad muslima Ayaa dagan
    DOwlada ha u istaagto inay kitaabka Alle kor u qaado oo madaaris Cilmiyeyan iyo kor u qaad maskaxda dhalinyada Aad loogu dadaalo Si uu wadanka Alle noogu Xasiliyo Alloow noo xasili wadanka Yaa raxmaan Amiin
    Alloow Quluubta musliimiinta isku duw Alloow Quluubta mualimiinta isku duw
    Dowladu waa inay dhagaysataa shicibkeedah isdhexgalka bulshada waa muhiim iyo wacyi galinta ina Aan badbaadsano nabada iyo xasiloonida waa muhiim
    Allaahuma Anta salaamu waminka Salaamu tabaarakta yaa daljalaali wal ikraam🌻🌴🌲💐❤🌿☘🍀🍂

  • @abdicasismohamed4940
    @abdicasismohamed4940 4 роки тому +6

    Nice walaal aankufaano hormarwacan

  • @dekiyahismail3532
    @dekiyahismail3532 4 роки тому +1

    Alxamdulilaah Masha Allh ugus dhagartoodii weydhamaatay ciidankeena Alow noxafid

  • @najibupdymarka7679
    @najibupdymarka7679 4 роки тому +2

    Alhamdullah

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 4 роки тому +2

    alxamdulilah allah aya mhadleh o kbadbadiyay sharwada yaasha waxa aad umhasan cidank xoga dalka somaliyeed o khortagay guul

  • @kingsuleiman8687
    @kingsuleiman8687 4 роки тому

    manshallah , Guul ciidanka inshaallah

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 4 роки тому +2

    Balaayada muxuu ahaa usoo kalahey dhiig muslim iyo nafba ilaahow ciribtir kuwaan dalkeena gubaaya aamin

    • @_.waryaa4078
      @_.waryaa4078 4 роки тому

      Walaal dadkaan koley ayaga ayaa muslinimo sheegto oo dadkeena laayey. Ok haddii islaanimo laga kariwaayey nagu daaya walaal kooda somalinimada ay kuwa daqmaan diigiisa daadinaaya ayaaba layaaba walle

  • @ayanjama3521
    @ayanjama3521 4 роки тому

    Allow naga suuri kuwa wax qarxiya iyo kuwa ka danbeeya amin yaa rabi
    Ciidanka Police ka Soomaaliyeed guulaysta ogaadana guushu waa dhankiina bi'idni laah

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 4 роки тому +3

    baabur qarax ku xiran soo magaalka usoo dhaxmarikara hadaan ciidanka dawlada ee nabadgalyada qaar kamid ah aysan la shaqeenin baaburka qaraxa wada?.maleesku dheela? bariis hala sameeyo nimanyahoow qaybta sirdoonka ah iyo askarta jidadka taagan

  • @naciimoibrahim3516
    @naciimoibrahim3516 4 роки тому

    Allaah ha i din lajiro inta xaqa ku socoto insha allaah guul

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff 4 роки тому +2

    Askarta dhaqale badan ha LA siyo

  • @mahdisamatar2886
    @mahdisamatar2886 4 роки тому +5

    Ugus hahoogto qashin ugus

  • @neecaawm8583
    @neecaawm8583 4 роки тому

    ALLAH HA IDIN SIIYO GUUSHA WAQTI KASTA AMIIN

  • @daakiryare6572
    @daakiryare6572 4 роки тому +2

    Ale aya mahad leh naga qabtey dhigya cabyada cidanka dalku na way mahad san yihin qarax saka waxan islaha khasre bdn ayu geestey alxm ale aya naga qabtey gurigi why gariir saka

  • @sacidomohammed123guriguri3
    @sacidomohammed123guriguri3 4 роки тому +1

    Alx

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 4 роки тому

    Dadka ma qarax bay irsaaqad iyo wax tar uga dhigaan shacabka mucaarad waa maadhariin ilaahaay umadda ha ka qabto.

  • @yaqubabdi9532
    @yaqubabdi9532 4 роки тому

    Dibka oo idhil wa shacabka
    Dad wanagsan ma aha shacabka somaliyed inay ka war qabeyn aya dhaceysa.
    Aniga dowlada iyo ciidanka waxan kula talin lahay inay nimanka la garanayo oo argagaxisada Ku jira oo u wa weyn , la radiyo mesha somalia ka dhagan yahiin oo la qab qabto xasaskoda iyo carurtoda .
    Markas ayay isaso dibi doonan.

  • @abdulfatahjamar7314
    @abdulfatahjamar7314 4 роки тому

    Another day another qarax in qaraxdishue.

  • @neecaawm8583
    @neecaawm8583 4 роки тому

    SHARIIF ALMAXAKIM ALSHAYADIN AYAA SOO DIRAY DANLEEY AYAANA USOO DHIIBAY CADAWGA WAA KACSAN YAHAY EE ISKA JIRA

  • @maxamedibrahim9469
    @maxamedibrahim9469 4 роки тому

    waa mu caaraadka

  • @shukrihaashi5278
    @shukrihaashi5278 4 роки тому

    War qaraxyada waxaa lagu aruuriyaa guryah udhow goobta ee guryaha hal baaro goorwalba ciidanka waxaa leeyaha ha joogteeyaan badri taan ka baabuurta askartu waxeey qaataan laaluush ee askarta shalala xisaabtamo