Qarax Dhimasho iyo Dhaawac -wali daadsan Xeebta Liido iyo Isbitaalada Muqdisho.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 156

  • @popular7493
    @popular7493 Місяць тому +38

    اللهم اجعل الصومال أمن أمانا سخاء رخاء يارب

  • @Ridwaanbiggie
    @Ridwaanbiggie Місяць тому +28

    Alleh ha unaxaristo intii dhimatay inta kalenah Allah ha caafiyo waanu ka xunay umada shacabka ee maalin iyo habeenba dhiigoda la xalaalsadey 😢

  • @hassanabubekerosman9851
    @hassanabubekerosman9851 Місяць тому +24

    😢😢😢😢 wlhi waa muruga aad u weeyan ilahay ha u nxsto dhaman inata ku dhimatay inata ku dhwcn Allah ha u fudeeyo Aamiin ya Allah 😭

  • @Haffyy
    @Haffyy Місяць тому +9

    Ilahayow adaa karim ah ada weyn oo waxid ah ya allaha wadankena nabad noga dhig🤲😭alaa maxaa dhibato katagan muqdisho 😢😢😢

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Місяць тому +17

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @MoA.-pw3so
      @MoA.-pw3so Місяць тому +3

      Likes radiis,
      Orod quraan'ka akriso

  • @Najmasiyadcumar445
    @Najmasiyadcumar445 Місяць тому +14

    Yaa Allah yaa Allah yaa Allah yaa Allah yaa Allah yaa Allah yaa Allah yaa Allah yaa Allah yaa Allah yaa Allah yaa Allah yaa Allah yaa Allah

  • @farahhajir6647
    @farahhajir6647 Місяць тому +11

    Qof Somali ah oo qarax isku xirayo duli illahey idin saar

    • @YackaBoy117
      @YackaBoy117 Місяць тому +1

      Waa Oromo kenyan iyo ethiopian ayaa shabaab adeegsataa

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 Місяць тому +7

    Yaa rabi adey wax ka qarsanen ee xasidka bila sabab ino dhameynayo naga qabo yaa rabi yaa rabi 😢🤲

  • @suusuu-gv4lx
    @suusuu-gv4lx Місяць тому +1

    Illaah inte dhimtay ha unaxariisto inta noolna fusuqnimada iyo saqaanimada xeebta liido ku wadaan joojiya hadii kle alshaab baa idinka joojin doonta

  • @amorthentiae
    @amorthentiae Місяць тому

    Hayatini kaybeden Somalili Kardeslerimize Allah Rahmet Eylesin.
    I share the sadness of the Somali people, I love you, we are brothers and I hope Turkey will help Somalia more in the fight against terrorism.

  • @IidoAxmed-y4y
    @IidoAxmed-y4y Місяць тому

    Waan ka xumahay dhibaatadii xalay ku dhacday walaalahayga xamar intii dhimatay ilaahy haw naxariisto inta dhaawaca ahna ilaahay ha caafiyo❤❤❤

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Місяць тому +1

    Ilaahay idankii dhamaada oo yaan mid idinka hadhin Aamiin

  • @Footballer1165
    @Footballer1165 Місяць тому +6

    Alle ha unaxariisto intii ku dhimaty 😢

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 Місяць тому +7

    Subaxanllah allaha yow umada reer muqdisco xalka uu sahal liido iyo caweys ayey kujiren ee shacabkas maxey subsaden ee loo layay tani al shabab waa cadawga ummada somaliyeed loso direy hada shacabki masakinta ayay xasuqeen

    • @thomasgregory7416
      @thomasgregory7416 Місяць тому +1

      Hadii dhibaatadu badato, cibaadada ayaa dib loo eegaa

    • @thomasgregory7416
      @thomasgregory7416 Місяць тому +1

      Laakiin waxaa xaqiiqo ah, hadii cadaalad darro badato, iyo dulmiga, waxaa baranaaya gaajada, colaaddaha iyo faqriga. Waa maxay xalka? Waa is Ilaaheey loo noqdaa oo towbad rasmi ah lala imaadaa

    • @abdiali4991
      @abdiali4991 Місяць тому

      @@thomasgregory7416 waa sax allah ayan kaa baryay inu naa so hadeyo iyo dhaman umada somaliyeed

  • @AliAbdirahman-gl4nf
    @AliAbdirahman-gl4nf Місяць тому +4

    Allah yarham marka hore marka 2aad dhibka ugu weyn waa jaadka askar wada marqaansan oo afkoda jad kabuxa side ami usugi karta wadanka aan kunolahay holland jadka waa kamamnooc marka ey baren ey arken kadib wallahi somalida runta majecla universal tv wa iney dadka runta uso gudbisa dhibka mesha uka imanaya qayr Insha Allah!

  • @user-gc8zr4dk8p
    @user-gc8zr4dk8p Місяць тому

    Inta dhimatay alle ha u naxaristo inta dhawacana alle ha caafiyo. Illahayow umada masaakinta ah u gargaar

  • @AhmedNagei-et5vm
    @AhmedNagei-et5vm Місяць тому

    Allah xaunaxaristo Jannatul fardosa Allah xasiyo muslimintaa dinteen

  • @IsmaacilCali-q4u
    @IsmaacilCali-q4u Місяць тому +5

    Adaan ugu xumahay wax yaabaha dhacay somalia

  • @SharifNageye
    @SharifNageye Місяць тому

    Ilaahay ha u naxariisto intii dhimatay lakiin fasaqa tumasha ha laga daayo liido habeekii

  • @idrisfarax6258
    @idrisfarax6258 Місяць тому +9

    Muuryaanta Shabaab waa Yuhuud Americanku meesha ku'aasasayn.

  • @jamalb6925
    @jamalb6925 Місяць тому +7

    Xeebta liido waagii beri samaadkii habeenkii cidlo eheed. Hadana meel fisqi eey noqotay si mugdiga looga faaiideysto. Intii ku dhimatay alaha u naxariisto. Waa ogaayeen qatarta.

    • @SharifNageye
      @SharifNageye Місяць тому +2

      Sax Liido waxay noqotay meel fasaq xumaanta loo doonto habeenkii aniga ma dhahaayo waan ku faraxsanahay qaraxa runtii aad baan uga xumahay intii ku dhimatay ilaahay ha u naxariisto lakiin magaalada fasaqa iyo tumashada halaga daayo

  • @SacdiyoMahamed-r6u
    @SacdiyoMahamed-r6u Місяць тому

    😢😢😢Murugo unbey Somali Wallhi Anagana Gacmaheeena Ku kesanayy. Waxaaan dhihi lahaaaa. Xamar Laga guuuro. Iyaga ha usmeyan Shacabkiii. Wa dhamaday masakiiinta ahaaa

  • @CabdishakourDimo
    @CabdishakourDimo Місяць тому +1

    Bal ummadan maxay galabsadeen waxa dayacay dawladodi dadkani waa dadki tax dhibayay in amnigooda la sugo ayay aheyd lkn may dhicin qadarta alleh aya kasoo hooraysay alleh ha unaxariisto inta dhimatay inta dhawacana alleh ha ubogo dhayo

  • @Najmasiyadcumar445
    @Najmasiyadcumar445 Місяць тому +4

    Allah unaxariso umaden

  • @CabdiraxmaanMasale-ut3eg
    @CabdiraxmaanMasale-ut3eg Місяць тому +4

    اللهم اءمين حمر

  • @KhadraBadhigiriis
    @KhadraBadhigiriis Місяць тому

    Inaalilah wa ilayhi rajacun allahayow unaxariiso 😢😢😢😢

  • @Deeqowawees
    @Deeqowawees Місяць тому

    Alpha u nariiso intadhimatay iyoo inta dhaawaca ahna allha caafiyo aamiin aamiin yaarabi

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 Місяць тому

    Wiilka umbaa jiro wax sheegay qofka isqarxiyay iyo wuxuu xirnaa. Dowlada ilaahada iyo warbaahinta wax cadeeyn iyo baaritaan xog oo sideey wax u dhaceen shacabka la wadaageen ma jirto

  • @Somalichannel_1
    @Somalichannel_1 Місяць тому

    Allah shale ina adan rabe ani iyo mida saxib nahe😢 allow unaxariso

  • @naylo-qaad8947
    @naylo-qaad8947 Місяць тому +2

    Dadka xamar dagganow ama iskaga guura meesha ama dhiig iyo xaniiyo iska baaroo halmar khawaarijta fooda gasha ragbaa alle idinka dhigaye sidaani si'maahane

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 Місяць тому

    Allah ha u naxariisto murxuumiinta

  • @QaranStationery
    @QaranStationery Місяць тому +1

    ilahayow u gargaar

  • @nasradinmohamed8655
    @nasradinmohamed8655 Місяць тому

    Somalia dhulkii qaraxa subxaana allh ilaahaw ku dulqaad

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Місяць тому +2

    Qadar waxa lagu heshiiyey waa kaa !

  • @Janagale10
    @Janagale10 Місяць тому

    Subxaanalaah.
    Xamar dhaxal umeey helin in dadkeeda lagu xasuuqo.
    Allow u naxariiso intii dhimatay inta dhawacana caafimaad sareecan ah sii🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @MunaIbrahim-g1f
    @MunaIbrahim-g1f Місяць тому

    Alle haw naxariisto intii ku dhimaty inta dhawacana rabi haw boogo dhayo😢😢

  • @MAQSUUDMaxamad
    @MAQSUUDMaxamad Місяць тому +1

    إنا لله وإنا إليه راجعون 💔💔💔😢

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg Місяць тому +1

    Subaxan alah kun dhiigi isalamka waxaye kaa dhigten wax biyaha kaa fudud dawaladi iyagaka laa haraye xabashi waxaye donayaan inaye inga qaado dhulkeeni kawana daadki ayaaye madhiyeen somali waa laa daydayi hadan shacabku dawalada laa shaqayeen oo arg gixisada laga hortagin

  • @MuxamadCabdullahi
    @MuxamadCabdullahi Місяць тому

    Allah ha u naxariisto amin 😢

  • @AbdiraheemMohamed-o5w
    @AbdiraheemMohamed-o5w Місяць тому

    Allha unaxariisto intii dhimatay
    Kuwa dhaawaca ah allaha unaxariisto
    SIDAAN KUMA SII JIRI KARNO
    WAA IN AYNU DAGAAL KU QAADNAA KHAWAARIJTA OO AAN KA CIRIB TIRNAA DALKEENA

  • @ima6751
    @ima6751 Місяць тому

    ALLAH ha unaxaristo

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c Місяць тому +3

    Ummada allah baadbaadsho

  • @SalmaAbdiraxmaam
    @SalmaAbdiraxmaam Місяць тому

    Allah ha unaxariisto intii dhimatay inta dhawacaana Alleh ha caafiyo

  • @farwansowra2137
    @farwansowra2137 Місяць тому +1

    siyaasiinta Soomaaliyeed meel walboo ayjoogaan nacalad Allah'a kurido, waxaanoo dad ah oodhan in ay dhintaan iyagaa uwacan😢😢, wadanka way dhisi waayeen, ilaahay intii qaraxani kadanbeesey jahanamo allaha geeyee

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf Місяць тому

    Xassan guur guurte waqtigaaga wa dhamaaday ubanee wadaniga meesha ama ka maqnoow meel ama ka muuqo waa hore ba somali wax garad ku maah maahday , shacabki dhulki ku shaqeysanayen meelahodi baad burburisay , qabriyadi ba fagatay , ceeb ma harin kuwi asxaabtadana wakaa dadki qarxinaya niyahow wadaniga booska u banee.

  • @Fahadfaarax1234
    @Fahadfaarax1234 Місяць тому

    Alleh ha unaxariisto intii dhimatay inta kalehna Alleh ha caafiyo❤❤

  • @saharamaalim4691
    @saharamaalim4691 Місяць тому

    SubxanaAllah 😢 Alla yarxamkum😢😢😢

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 Місяць тому +1

    Inaalililaahi wa inaa ileyihi taajucuun ilaahow canaasiirta dalkayaga nooga dhamey

  • @salmahussein5007
    @salmahussein5007 Місяць тому

    Muslimiinta ku dhimatayAllah haw naxariisto danbioodiina ha dhafo

  • @CabdiraxmaanMasale-ut3eg
    @CabdiraxmaanMasale-ut3eg Місяць тому +2

    اناالله وانااليه راجعوان

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 Місяць тому

    Inaa lilaah wa inaa ilaahi rajicuun illah ha u wada naxariisto dadkii ku shahiiday amiin

  • @HabibaWeli
    @HabibaWeli Місяць тому

    Inallilahi wainaa illa rajiccum

  • @ibrahimdiriye8078
    @ibrahimdiriye8078 Місяць тому +1

    😢Sorry Allah ya raxma😢

  • @FahimaAbdullahi-ur4te
    @FahimaAbdullahi-ur4te Місяць тому

    Inalilahi waina iliyhi rajicun

  • @AerialEscape
    @AerialEscape Місяць тому +1

    Kamalas peoples

  • @apdywahapali1174
    @apdywahapali1174 Місяць тому

    Subxanalah inti dhimatey Alle ha u naxriisto inti dhaawac ahna Alle ha u boog dhayo 😪😭🤲🤲

  • @warismohamed8549
    @warismohamed8549 Місяць тому

    Cadawoooga somaliyeed allaah hajabiyo

  • @hoyadaa5698
    @hoyadaa5698 Місяць тому

    Gaallada saan suubinayo ilaa ciyaalkood, nagahood iyo maalkood labaabiyo ee majoogsan nayaan. 3 daa adii labaabiyo wallee iney argagxisada ee kabaxayaan.

  • @noraabdulaahi2620
    @noraabdulaahi2620 Місяць тому

    Alshabaab iyo dowladaba waa cadowga soomaaliyeed.
    Hada al shabaab waxey beeksadaa dhalinyarada soomaaliyeed. Dowladane wax ay ka qabato ma jirto. Ilaahey ayaa inuu maqan wllhi

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 Місяць тому

    Xeebta liido oo maalintiina somali iyo ajnabi isugu yimaado laguna damaashado, habeenkiina cidla ah oo aan qof joogin ayaan xasuustaa. Maxay dadkaani ka qabtaan habeenkii xeebta waa yaabe?

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 Місяць тому

    Dhibka waa siyaasiinta madax weeyne hassan shiek o wali qabiil ahaan ku tageerayo lakiin dadkiisa laaynayo

  • @IsmailhaniyaHalane
    @IsmailhaniyaHalane Місяць тому

    Dadkaan waa dadkii shalay mudaharaadayey oo falastiin u ooynaayey qawarig iyo gaalo iney wada shaqeystaan Soo macadaan

  • @OmarAhmed-gz2kx
    @OmarAhmed-gz2kx Місяць тому

    Inta dhimatay allaha u naxarsto inta dhawacanah allaha caafiyo

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Місяць тому

    😢😢😢😢inalillah wainailey rajacun alahayow unaxariisto

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Місяць тому +1

    Xamar wa xafad shabab

  • @fathiaabdi3738
    @fathiaabdi3738 Місяць тому

    This is very sad and upsetting

  • @najeepjabriil5262
    @najeepjabriil5262 Місяць тому

    War somaliyey nimankan umada laaynayo aniga igu fasaxa hal malin aya ka sifeynaya in sha allah

  • @zeinab-o6r
    @zeinab-o6r Місяць тому

    Walee waa yaab reer muqdisho ilah ha u gargaaro waxan maqli jirey hadaan hadalnona waa af salax ku dheg hadaan aamusnona reerka sidaa laga deyn maayo

  • @Happane
    @Happane Місяць тому +1

    Taasaa Maantana Palestinian baa looga banaan baxaayay alla reer somalia waalanaa bal wataasi wadaada meesha haku muduraadaan waxaa wax qarxiya

    • @LMI-cs5qw
      @LMI-cs5qw Місяць тому

      Tiisaba Daryeelaa Tu kale ku daree mxaa Yuhuuda iyo fakstin Gaadhsiyay iyakoo is Xalin Kari lah

  • @ibrahimahmed6454
    @ibrahimahmed6454 Місяць тому

    Yaa Huba inay Al shabaab ka danbeeyen qaraxan? Any video of Al shabaab spokeman claiming the attack ?

  • @MahadMaxamud-l4g
    @MahadMaxamud-l4g Місяць тому

    Alaha onaxariisato inati dhimataya

  • @sammie1163
    @sammie1163 Місяць тому

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

  • @SacdiyoBoss-h6z
    @SacdiyoBoss-h6z Місяць тому

    Ax. Allo. Caaffiy😢😢

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj Місяць тому

    Inaalilaahi wainaa ileyhi rajicuun

  • @SadamSugow
    @SadamSugow Місяць тому

    Why somalia always conflict my be they happy with conflict 😢

  • @DhoodiMeer-v5q
    @DhoodiMeer-v5q Місяць тому

    😅😅😅😅😅😅😅 mashalaah mashalaah guul guul

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 Місяць тому

    Ilaahaw umadan ugargaar.
    Ilahayow balad aamin ah inooga dhig.

  • @WAXTAR-MEDIA
    @WAXTAR-MEDIA Місяць тому

    Yaa rabi ilahow ku wan naga qabo

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 Місяць тому

    Subxana Allah ina lilaahi waina ilayhi raajicuun

  • @qomayoxildiid
    @qomayoxildiid Місяць тому +1

    Propagandada dadka ka daya, walaahi you will be reported for misinformation. Nasty people

  • @CabdifitaaxMaxamed-v6p
    @CabdifitaaxMaxamed-v6p Місяць тому

    Subxanallah

  • @maxamedadan5665
    @maxamedadan5665 Місяць тому

    Adeer idinkaa tashan waayey oo imaarad iyo reer galbeed ayaa ka dambeeya mashruucaa shacabka lagu laynayo iyo madaxa isku sheegata soomaaliya

  • @user-se2dm4yy4l
    @user-se2dm4yy4l Місяць тому

    Afsomali waa dhamaaday ninkaan wuxuu noo sheegay in qarax galaafsaday dhaawac iyo dhimasho kkkkkkkkk

  • @SheikhahmedAli-k4c
    @SheikhahmedAli-k4c Місяць тому

    Allah unaxariisto

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 Місяць тому

    ILAAHAYDHIBTA HAKA DUL QAADO MUQDISHO!!!@

  • @Faysallmudey114
    @Faysallmudey114 Місяць тому

    Subhana Allah 😢

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Місяць тому

    Meeshani dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano

  • @ahmedismahan8116
    @ahmedismahan8116 Місяць тому

    SOUBANALLAH

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h Місяць тому

    Subxaanalaa waa layaab dhalintu iyadaa dayacday dalkooda.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому

    waxa loga guuleysan kara waxan midnimo iyo shacabko feejignaada waayo xaqiiqo shacabka muqdisho way densanyihin waxana sababay siyaasinta maaweelisan oo leexisa

  • @hashimosmannoor5780
    @hashimosmannoor5780 Місяць тому

    War kuwaan Alshayadhiin
    Waxeey la shaqeystaan Yahuuda
    Tani waa Gaza waxa ka socda waaye

  • @اميرهاحمد-ز5ن
    @اميرهاحمد-ز5ن Місяць тому

    Xas baonalah😢

  • @intizarmohamed634
    @intizarmohamed634 Місяць тому

    Bal ninka umad aan waxba ugaysan dilaya Akhiro muxuu mutaysay ilahayo Naga qabo dadkan ,

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u Місяць тому

    WAY GUUUUUL SANAYAAAN SHACABKA SOOMALIYEED WAAA KU WAAAA 🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪👨‍🦯👨‍🦯👨‍🦯👨‍🦯👨‍🦯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇪🇹🇪🇹🇰🇪CADOWGEEENAAAA KU FAR CAY MAAAAAANTA OOOO KELE SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL

  • @XabiiboCabdikariin-zv2yo
    @XabiiboCabdikariin-zv2yo Місяць тому

    Alah Unaxriisto intii Kugeriyootay😢

  • @FaisalJama-zt3yz
    @FaisalJama-zt3yz Місяць тому

    three people must resign for their dirty duty that they could not fulfill, city administrator, police chief, and head of secret service chief

  • @IsmailhaniyaHalane
    @IsmailhaniyaHalane Місяць тому

    Inta meesha ku dhimatay ehelkooda ruux aan qawarig gurigiis aqoon majiro kaca ka Soo aarsada oo ilmahooda iyo ehelkooda Soo laaya qawarig idin gobeysa

  • @Xamda-os7qe
    @Xamda-os7qe Місяць тому

    Allow u gar gar

  • @munir69420
    @munir69420 Місяць тому

    Subxanal laah

  • @NasrabashiirXasan
    @NasrabashiirXasan Місяць тому

    Waxaan isbitaalo ma ahan markaan okale may free ga dhigaan isbitaalada ee dadka ku caawiyaan lacag bixisho iyo diiditaan iskugu daraayan dalkeena wuxuu dagi la ayahay waa naxriis la aanta naxriis ma jirte muxu degaa wadanka