Afqalalan wax ma taraayo .waa in meel loo sameeyo marka hore wacyi qalalan wax ma taraayo . Meel wayn oo wixiisa dhan diyaar u yihiin dad qalbi fiican oo dadkaas u shaqeeyo iyo dad la sheekeesto iyo markay soo baxaan in ay shaqo u diyaar ahaato qofkasto in tuu gaarsiisan yahay wax matareeso in makarfoon lagu wacyi galiyo mikrofon waxaa lagu wacyi galiyaa dad caafimaad qabo
Mashaallah
Masha Allah guul naga tirtira wixi balwad eh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏
Guuuuuuul muqdosho
Guuulaysta ururka haweenja gobalka banadir
Kuwa gadaya dowlada xukun adag haku xukunto
War mahaysaane, qaadka ayaa hooyo iyo aabo u ah daroogo oo dhan, lamana jooji karo oo dadka waa waynkaa ayaaba isku kululeeyo oo hadii ay waayaan sariirta ma aadayaan, waa arrin jirta
Sida xiro bajajyada oo lagu afuriyo melaha rijiga macawino lodhigo xugo ururin farsamo xirfado kushaqeystan badal keenya arursan laheed siloga jojiyo tahribis qaxotiga
Afqalalan wax ma taraayo .waa in meel loo sameeyo marka hore wacyi qalalan wax ma taraayo . Meel wayn oo wixiisa dhan diyaar u yihiin dad qalbi fiican oo dadkaas u shaqeeyo iyo dad la sheekeesto iyo markay soo baxaan in ay shaqo u diyaar ahaato qofkasto in tuu gaarsiisan yahay wax matareeso in makarfoon lagu wacyi galiyo mikrofon waxaa lagu wacyi galiyaa dad caafimaad qabo
Waxaas wa sheeko iyo faatadhug Anaga Hano sheegina propagandadhaas.