FILO PART 112

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
    Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
    RIIX LINK: / @abukarmahdi

КОМЕНТАРІ • 946

  • @FardowsoheydarNur-lu8qt
    @FardowsoheydarNur-lu8qt 2 місяці тому +132

    Aniga waxaa qabaa in maalin 3 lagu daraa filo inta igu raacsan laak saaro

    • @Daganhodanita
      @Daganhodanita 2 місяці тому +1

      Taas macqul mahan wllo wakhti ayay qadanaysa dhibka lala marayo ma ogid adi😂

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 2 місяці тому +153

    Ilaahayawoow u naxariiso intii ku dhimatay qarax yadii xalay xamar ka dhacay Allaahuma Aamiin

  • @AsmaAlicigal
    @AsmaAlicigal 2 місяці тому +47

    Ilahay ha unaxariisto intii ku dhimatay inta dhaawac ah ilahay ha caafiyo aamin aamin aamin yaarabi 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲

    • @JamilaMohemed-v6q
      @JamilaMohemed-v6q 2 місяці тому +1

      An mah rab Baldoos ka Bax Flimka intil tooomow satuday and Sunday and firday ka bax Flimka adn 30:39

  • @sahramohamudali663
    @sahramohamudali663 2 місяці тому +10

    ilaahey ha unaxariisto dhamantod dadki xalay muqdisho lagu xasuuqaye inti ku dhawacantana ilaahey ha caafiyo yarabi

  • @mowli420
    @mowli420 2 місяці тому +31

    Allah unaxariisto inta ku dhimatay qaraxyadii ka dhacay dalkeenii Somalia 🇸🇴 😢😢😢

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 2 місяці тому +172

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

    • @Akarabdi-t2l
      @Akarabdi-t2l 2 місяці тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AliAhmed-oy2pb
      @AliAhmed-oy2pb 2 місяці тому

      Salalaahu caleeyhi wasalam

    • @mukhtarabdirahman2047
      @mukhtarabdirahman2047 2 місяці тому +1

      Salalahu caleyhi wasalam

    • @ramlaabukar9865
      @ramlaabukar9865 2 місяці тому

      Salallahu salehi wa Salim ❤❤. Jezakallahu kheeyr wll qeeyrka na xasuusisey

    • @sabaadqurux3318
      @sabaadqurux3318 2 місяці тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 2 місяці тому +93

    Hadaa xariif thy habeyn dambe nogu dar 😂Abuukar mahdi salaan sare bro respect 🫡

  • @roodaaden6463
    @roodaaden6463 2 місяці тому +6

    Alle swt ha u naxariisto inta dhawacana ilaahay ha caafiyo eheladana qalbiga ha u qaboojiyo aamiin yaa rabi

  • @King_ceyda1
    @King_ceyda1 2 місяці тому +256

    Alleh ha u naxariizto intii dhimatay inta kalenah Alaha ha caafiyo waanu ka xunahay umada shacabka ee maalin iyo habeenba dhiigooda la xalaalsadey😭😭😭.
    Aynu uducayno walehen
    Muqdisho incha allh wey ka bixi dhibkan 😢

  • @MohaHussein-m5u
    @MohaHussein-m5u 2 місяці тому +60

    Please usoo duceeya reer xamr one like

  • @samsammaxamed8579
    @samsammaxamed8579 2 місяці тому +14

    Alxm lacagtii wala xeray team filo maskaxdaa naga gasheen manta dhan lacagta kawlwlsanaa

  • @Queenfatima3297
    @Queenfatima3297 2 місяці тому +44

    Alle hau naxaristo inta dhimaty inta dhawaca ahna alle hau booga dhayo😢😢

  • @nimco5032
    @nimco5032 2 місяці тому +40

    Sabiriin nin u qalma ay heshay .well done guys👏♥️

  • @RahmaMohamed-v7o
    @RahmaMohamed-v7o 2 місяці тому +27

    Ala lacagti waa la blogey yes yes😊awalba adinka malaheyne

  • @qadromaxamud-sr3mg
    @qadromaxamud-sr3mg 2 місяці тому +96

    Rer muqdisho manta ila xalay xanuun baa nahaayo 3 qof ban wayay yaa alaah qalbiga no qaboji idinkana inta dhimatay alle ha unaxariiso inta nol alle ha cafiyo idinkana uduceeya😢😭😭😭

    • @shukrishacni7796
      @shukrishacni7796 2 місяці тому +1

      Aamiin

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 2 місяці тому +1

      Ilahay ha U naxaristo

    • @hamdaabdiwahab4967
      @hamdaabdiwahab4967 2 місяці тому +2

      Alle haw naxarsiito😢

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 2 місяці тому +1

      Amiin yarabi 😭😭😭ilahey naxariistiisa haufidiyo marxumiinta walaahi wan iska ooynaye saakay dhan

    • @Xamdi_xilkas
      @Xamdi_xilkas 2 місяці тому +1

      Illahey ha unaxaristo wll qalbiga allaha ku qabojiyo😢😢😢

  • @anisaabdi200
    @anisaabdi200 2 місяці тому +17

    Mashaaa Allah baxsan habaan ku siin lahaaa guul tuugtii laga guuleystey Allahu akbar

  • @tushygcl1615
    @tushygcl1615 2 місяці тому +9

    Ilahayow intaa dimantay unaxariso intaa dawaca ah ilahayow cafii ay rabiiii😢😢😢

  • @Janno66
    @Janno66 2 місяці тому +29

    Aaway team kii sugi la,aaay qeybtan😂😂😂❤Baxsan Salan iga gaadhsii iyadan ujeclhy teamkee❤❤❤😊

  • @XaawoMaxaed-f5x
    @XaawoMaxaed-f5x 2 місяці тому +6

    Maasha,allaah m.amiin iyo baxaan guuleysta

  • @saynabmoalem3098
    @saynabmoalem3098 2 місяці тому +8

    Amiin Allaha u naxariisto inta noolna allaha u boogo dhayo

  • @nesredinismailabdilahi3823
    @nesredinismailabdilahi3823 2 місяці тому +31

    Filimku manta filmadii Hollywood ka ayuu noqdee 😢😢 lkn 5 Bari yaa sugi karaya anogoo ilawnay umba jimce la gaadhaaye

    • @MaryamoRuun-nq5lu
      @MaryamoRuun-nq5lu 2 місяці тому +1

      Haa wlh wa ilawena jimco marki lagaro waxa is dhaha intuu maraayay qebtii so xasuuso markas kadib so xasuxta

  • @abddirashidahmed5191
    @abddirashidahmed5191 2 місяці тому +3

    Congregation my brother abukar mahdi asxabey 2 million hala garsiyo abukar all thanks brother and sister keep going all

  • @aasiyaabdi8021
    @aasiyaabdi8021 2 місяці тому +46

    Alle ha unaxariisto inti ku dhimatay qaraxii xalay inta dhawaca ahna alle ha ubogo dhayo😢😭🤲🤲

    • @Anab-x7p
      @Anab-x7p 2 місяці тому +1

      Amiin amiin amiin yarabii

  • @jhashim739
    @jhashim739 2 місяці тому +16

    ⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️ very happy Sabrin inay Nabsi Baxday (runtii waan ilmeeyay)- very happy in lacagtii labaloogay❤ Every section has been remarkable on this episode - Thank Boss Abukar Mahdi 👍👍👍

    • @masbalali7820
      @masbalali7820 2 місяці тому

      Dhaqso saan ulahaa war block lacagta

    • @jhashim739
      @jhashim739 2 місяці тому

      @@masbalali7820 kkkkkk dhiigga itaagnaa illaa aanka maqlo Waa labaloogay 😅 Sharif Halaag caadi maahan lakin mesha caqliga kala wada maafiyada Waa Koronto (so genius). Filimkaan Waa kii qarniga waana luqado kale at least Arabic and English lagu tarjumo✌️

  • @HoodoAhmed-h9t
    @HoodoAhmed-h9t 2 місяці тому +8

    From hargeisaa big salan best film thank you so much abubakar mahdi ❤

  • @HoodokhaliilHoodokhaliil
    @HoodokhaliilHoodokhaliil 2 місяці тому +14

    Ku saliya nabigena muhamed ❤

  • @abituabdi1363
    @abituabdi1363 2 місяці тому +6

    asxabta xaley somalia musibo daxde inta kudimatay alaha unaxaristo inta dawaca alaha uboga dayo Ami amin umada somaliyed alaha kadulqado dibatadan amin

  • @MahadXirsi-m5w
    @MahadXirsi-m5w 2 місяці тому +12

    www meyshi ugu macaanid ayeey mareysa filo waa ine wataa guuul

  • @SafikaruSiman
    @SafikaruSiman 2 місяці тому +12

    Filo m.a wlhi aad ujeclhy filo malin walpo ina aaan noqota jclni laahy lkni maydaceyso but alah idhin deysto we love you mi dear sisters and also mi brthrs❤

  • @hamseDheegmaxamed
    @hamseDheegmaxamed 2 місяці тому +9

    Alah u naxariiisto intii dhimaty inta dhaawaca ah alaha ha caafiyo ilahooow xamar dhibka kasaaar yaa rabi😢😢

  • @DEQASHODE
    @DEQASHODE 2 місяці тому +4

    Dhamaan umada soomaaliyeed e ku geeriyootey masiibadii xalay ka dhacday muqdisho alle haw naxariisto aamiin yaaa rbi

  • @AliHassanSiyad
    @AliHassanSiyad 2 місяці тому +6

    Masha allh waku faraxsanahay in lacagtii la xayiray waxansa ka jeclan lahay jamaal o laso qabto

  • @Ugaaso4
    @Ugaaso4 2 місяці тому +15

    Sabiriin hadey faraxday ❤

  • @shukrishacni7796
    @shukrishacni7796 2 місяці тому +30

    Xali inti liida ku dhimatay allaha unaxa riisto inta dhawacana allaha caafiyo 😢😢😢

  • @zeynababati1939
    @zeynababati1939 2 місяці тому +5

    Hambalyo walaakey Abuukar waa istahishaa inaad gaarto 1M ka bada aan kuu rajeyna Mahadsanid

  • @nimcoxuseen5166
    @nimcoxuseen5166 2 місяці тому +7

    Xalqadaha xamar no so badiya guulaha sabirin bn sugaynaye 😊

  • @HadiyaMaxamuud
    @HadiyaMaxamuud 2 місяці тому +31

    Manta waxn halkan ogatacsiyaynaya umada. Musliminta. Muqdisho intidhimatay Alow unaxariso inti dhimatay inata dhawacana. Cafimad dagdaga ani waxanahay gabadh somaliland. ❤❤❤❤ manayihi qof cuqdadi kabuxdo. In kasto. Waxayaba h qar lailawi karin😊😊

  • @YoungCilow
    @YoungCilow 2 місяці тому +8

    I enjoy watching this man keep it up y’all

  • @Caliya7
    @Caliya7 2 місяці тому +4

    Ala qosolbadanaa caawa tuugtii waawada suuxeen hur iyo halaag aa kudhacay Well done 👏 ❤ Abukar Mahdi.

  • @CafaSied
    @CafaSied 2 місяці тому +27

    5inute 1478 plzz talaadadana noogudara inta iraacsan like❤😢

  • @ShukriIbrahim-u3t
    @ShukriIbrahim-u3t 2 місяці тому +8

    Alle ha u naxariisto intii kharaxii lido Ku dhimatay iyo intii dhawacana rabbi ha u bogga daayo aamin😢😢😢

  • @jibrilawed4586
    @jibrilawed4586 2 місяці тому +147

    Filo is the best

  • @mupashirmahamett7290
    @mupashirmahamett7290 2 місяці тому +19

    Iso duceya walalayal Murad Ayaan leyahay 😢

  • @mamaunique411
    @mamaunique411 2 місяці тому +7

    Keep going Abukar Mahdi iyo kooxda Gurmad ❤❤

  • @HaboonOsman-zf8ui
    @HaboonOsman-zf8ui 2 місяці тому +7

    Ale ha u naxariisto intii muqdisho inta ka dhimatey wllhena an uducayno

  • @Marina-v7z1b
    @Marina-v7z1b 2 місяці тому +27

    Baxsan is the best actor

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 2 місяці тому +15

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @DrsfardowsoAli
    @DrsfardowsoAli 2 місяці тому +2

    Congratulations congratulations congratulations one million people 👏👏👏👏👏🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SaabiriinShiiqoow
    @SaabiriinShiiqoow 2 місяці тому +28

    Guul baxsan iyo maxamed amiin waxaba umaleeye in aa lashaqeynoyo qolada bangiga boobsiiya ku jiray finally guul masha Allah

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 2 місяці тому +5

    Ilahay ha u naxariisto intii dhimatay inta dhaawaca ahna Ilahay ha caafiyo 😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔🤲🤲🤲🤲

  • @FatxiCalisalaad
    @FatxiCalisalaad 2 місяці тому +7

    Allh hawnaxariisto intii xalay liido masiibadu ku dhacday inta dhimatay allh haw naxariisto inta dhawacana allh haw booga dhayo 😢😢😢😢😢😢aamiin aamiin yaarabi😢😢😢😢😢

  • @YusraAbdilahi
    @YusraAbdilahi 2 місяці тому +24

    Xamareey wad kabixi dhibatada 😢😢
    Noso duceeya dadkin dibadaha jiro Nsiib Ba yelateene😭😭😭

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 2 місяці тому +1

      Saas hadhihin abaayo nasiib waxaa leh qofka wadankiisa joogo anaga maskax ahan managa joogno maskaxdena mugdisho jirta ilahow wadankena nabad nooga dhig amiin yarabi inta dhimatay iyo inta dhawac ahba ilahow unaxariiso caafimadna sii yarabi 😢

    • @Xamdi_xilkas
      @Xamdi_xilkas 2 місяці тому +2

      Wlashye sidas ha dhhin hjirkena unba maqane maskxdena iyo qalbigenaba wadankiyu jira waxksto dhacana weyna damqinayan wlh qalbiga murugo ka dareymena illahey wadnkena nabadgalyo warta ha ino siiyo walidkena wlalaheyna dhaman umada somliyeda ku nool dhamantina ha idin badbadiyo😢😢😢

  • @MiMer-i3p
    @MiMer-i3p 2 місяці тому +4

    Allah sida u jaclahay filimkan ❤❤❤

  • @maxamedAbdi-dc3ys
    @maxamedAbdi-dc3ys 2 місяці тому +4

    Allah u naxriisto Rer Xamar

  • @ruqiyocilmi281
    @ruqiyocilmi281 2 місяці тому +4

    Asc dhamaan team gurmad guul baxsan iyo mahamed aamiin

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 2 місяці тому +4

    Congratulation 🎊 mi team filo you deserve more than that ❤❤❤🎉

  • @mandarinaabdikadir3159
    @mandarinaabdikadir3159 2 місяці тому +3

    Illaahey haunaxristo inta dhimatey please beri nuguso dara ❤❤❤❤❤❤

  • @roukyadajiya-gz4ou
    @roukyadajiya-gz4ou 2 місяці тому +7

    Good part keep going my people ❤❤❤❤❤❤

  • @FariidaAli
    @FariidaAli 2 місяці тому +7

    Alle haw naxriisto janntu fardawza hawgu deeqo inti Ku dhimtay xalay muqdisho inta xanusan Alle ha caafiyo

  • @user-amazoonee
    @user-amazoonee 2 місяці тому +10

    Allah unaxaristo inti xebta lidho mudimati ameen dawacana Allah bogsiyo

  • @AyanJano-om9ky
    @AyanJano-om9ky 2 місяці тому +6

    Walhi filo is the best film mascha allah

  • @najiiibmohamed7825
    @najiiibmohamed7825 2 місяці тому +12

    Kusali nabiga scw

  • @ak.moha1731
    @ak.moha1731 2 місяці тому +5

    Wlhi filmkan fire waye I'm enjoying.

  • @ashamoalim8764
    @ashamoalim8764 2 місяці тому +5

    Thank you Abuukar Mahdi

  • @soomaalonline
    @soomaalonline 2 місяці тому +4

    Congratulations 1m 🎉Abuukar mahdi

  • @aminaahmedaminaahmed8554
    @aminaahmedaminaahmed8554 2 місяці тому +3

    Xiise ayey ledahay qabtani thnkx dear team gurmad we love you❤❤

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 2 місяці тому +9

    Allah is one ❤

  • @XAMDICABDIMURSAL
    @XAMDICABDIMURSAL 2 місяці тому +24

    Uduceeya inti xaly ku dhimatay qarixi xamar 😢😢

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 2 місяці тому +5

    Allha u naxariisto intii dhimatay intii dhaawac allha caafiyo dhamaan

  • @AfrahHassan4
    @AfrahHassan4 2 місяці тому +6

    Qeebti ugu xamaasaha badneed ee filmka👀💯❤

  • @Ramlosh
    @Ramlosh 2 місяці тому +7

    Alle ha unaxariisto inti ku dhimate liido😢😢

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 місяці тому +5

    Masha Allah barakumu Allah jamiican ❤❤❤❤

  • @suldanabdi5100
    @suldanabdi5100 2 місяці тому +5

    Hore uu socod asxbata aan tageero abkuur waad mahad saan tahay ❤❤❤❤❤

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 2 місяці тому +2

    ASC kooxda gurmad dhamaantiin abuukar Mahdi Habaryar thanks ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhatroAhmed
    @KhatroAhmed 2 місяці тому +62

    Soomaaliyeey ilaahay dartiis iigu duceeya inuu ilaahay awlaad qeerqabta isiiyo 40 qof ducadooda waa la aqbalaa plz walalahy

    • @AbdirahmanOmarali-zy6qg
      @AbdirahmanOmarali-zy6qg 2 місяці тому

      Ilaahey ha ku siiyo abaayo

    • @nimcamaxamadchannel5965
      @nimcamaxamadchannel5965 2 місяці тому +1

      Allow kusii owlaad bariya salatu leylka badi abayo iyo baryada rabi tiktok siham quruxna sodhageyso waku faidee

    • @dr.mohamedmuse4866
      @dr.mohamedmuse4866 2 місяці тому

      Ilaahay hakuu sahlo owlaad barkaysan oo kusoo duceeya

    • @faizaabdule9463
      @faizaabdule9463 2 місяці тому

      Illahay ha ku siiyo owlaad saalaxa.

    • @zeinabumu.hamza.1233
      @zeinabumu.hamza.1233 2 місяці тому

      Masha.allaah walale alle hadu qAdiro adunka ku ledehy waad heli

  • @faadumoqamar5440
    @faadumoqamar5440 Місяць тому

    Amazing beautiful movie ❤❤❤❤ we need more like this every day ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QaliHabibo-pd5yf
    @QaliHabibo-pd5yf 2 місяці тому +5

    Illahayow inta dimatay unaxariso inta dawacani cafimad taaman ah se dadkani ilahi qalbiga haa oqabojiyo

  • @queenayaan6320
    @queenayaan6320 2 місяці тому +2

    I’m so happy 🎉hade guleysaty bahsan❤

  • @Baxzan
    @Baxzan 2 місяці тому +7

    Mahadsanid abukar ❤

  • @Blue_Ocean_003
    @Blue_Ocean_003 2 місяці тому +2

    Appreciate your inspirational ideas 💡🎉🎉🎉🎉🎉 congratulations 🎊 👏 💐

  • @HamadakhaliifNuur
    @HamadakhaliifNuur 2 місяці тому +5

    Hambalyo hamblyo team gurmad io abukar mahdii waan idin hamblyaynyaa 1m keep going

  • @IdmanMuhumed-r9z
    @IdmanMuhumed-r9z 2 місяці тому

    Filimka manta wa shidanyahay yes lacagtiii wano save garowday❤❤❤

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 2 місяці тому +5

    Teem filo please habendabe noso daaya farxadiina 1M awgeed ayaa igu raacay 😅😅😅😅😅

  • @Idil_khaliif_mahamed2549
    @Idil_khaliif_mahamed2549 2 місяці тому +5

    Hampalyo hampalyo 1m Abukar mahdi❤❤❤

  • @Miski62-w9k
    @Miski62-w9k 2 місяці тому +6

    Meshi ugu maceed mareysaa mahadsntihiin teamka

  • @MUZCAPMZP
    @MUZCAPMZP 2 місяці тому +7

    Group ka filo 1m❤ wadgarteene
    Hadiyadihad madan bixinayn 😢😊❤
    Inta donaysa liketa👍👍👍🇸🇴

  • @Nacimooyy
    @Nacimooyy 2 місяці тому +8

    HAMBALYO 1m❤

  • @farhioafrah5161
    @farhioafrah5161 2 місяці тому +5

    Maasha allaah hambalyo 1m❤❤❤❤

  • @AhmedKayse-gj8re
    @AhmedKayse-gj8re 2 місяці тому +13

    ANAA UHOREEYEY ❤

  • @FartunHussein1
    @FartunHussein1 2 місяці тому +4

    Aan uwada duceyno walalaheyna xalay Liido lagu dhameeyay inta dhimatay Ilaahay haunaxariisto inta dhaawacaa Ilaahay ha u dhayo! Ameen Yaa Allah 🤲🏾😢💔💔💔

  • @UgbaadCabdirisaaq-t8v
    @UgbaadCabdirisaaq-t8v 2 місяці тому +3

    😂 yes waan rabay inay baxsan xoolaheeda hesho 😂 shariif halaag see dareemaysaa😂 team baxsan ismuujiya❤😊

  • @AmranHukun
    @AmranHukun 2 місяці тому

    Woooow abid film kii ugu macana ee somali matasho

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker 2 місяці тому +11

    ASC ✋ ✋ ✋ ✋ ✋ ✋ GOOD WEEKEND 👍 ALL TEAMS MEMBERS GURMAD HORREYHOUSSODAS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @FarhiyoAbdisalan
    @FarhiyoAbdisalan 2 місяці тому +1

    Nabiga aan ku salino scw❤

  • @NimcoJamaal-tm8yj
    @NimcoJamaal-tm8yj 2 місяці тому +5

    Yes

  • @dalmar640
    @dalmar640 2 місяці тому +7

    No ex no next allah is the best❤

    • @FaadumoDiiriye-zt9bn
      @FaadumoDiiriye-zt9bn 2 місяці тому

      Asc adeer abukar mahdi qeebta xamar soo badi plz❤❤❤❤

  • @Xanan.qurux5
    @Xanan.qurux5 2 місяці тому +4

    Alla. Maanta. Qosol. Iguma. Harin. Shariif. Halaag. Alla. Wadnaha. Kulahaa

  • @xaawomohamed6996
    @xaawomohamed6996 2 місяці тому

    Inaalilaahi waina illahey rajicun illahey ha unaxariisto inti dhimatay inti dhawaca allaha cafiyo Yarabi Aamiin 🤲🤲

  • @AbdiJuunijuuni-oo6sg
    @AbdiJuunijuuni-oo6sg 2 місяці тому +11

    Filo waxa arkidontiin naif hoyadiisa o dhar udhaqey gabadhedihore

  • @Ruweydo-e8m
    @Ruweydo-e8m 2 місяці тому

    Kooxdan wxn ugu jeclhy mamo feynuus ilahey ha idiin dhowro❤🤲❤️