Kinsi Waan Yaabanee

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • kinsi hees

КОМЕНТАРІ • 258

  • @abdulghaniahmed8310
    @abdulghaniahmed8310 2 роки тому +6

    Ahn Kinsi
    She was a legend and one of the Somali singers pillars.
    She was my number one favourite singer. Her songs remind me those good times of my heydays which will never come back but left beautiful memories. Allah bless her

  • @mohamedfarahmire4287
    @mohamedfarahmire4287 7 років тому +73

    Ilaahoow walaasheen Kinsi Xaaji Aaden Jannada geey Una dambi Dhaaf...ilaahoow Cafi...Aamiin..Aamiin.

  • @nonenone4341
    @nonenone4341 8 років тому +37

    OMG...wat a song... it's for those who understand the language (somali)the meaning of the words ...it's a master piece n priceless. ..I heard this song whn i was i swear only 12yrs old in the early seventies in nairobi n today am 54yrs it's still seems like new...nd now she's no more may Allah almighty grant her janna'tul firdaus..Ameen

    • @somalillandpure1423
      @somalillandpure1423 8 років тому +1

      i thought kinsi was even much younger than ur age 54 .

    • @nonenone4341
      @nonenone4341 8 років тому +6

      +SomalillandPure kkkkk...guess wat age's just but a number..me 54 kinsi 54 you probably 14 my friend it's all about numbers...it's the heart that matter..let's be constructive n see how best we cn discuss n debate issues & topics and leave intellectual comments as they come for the coming younger generation to know n understand of our rich past

    • @shugri.farahh
      @shugri.farahh 7 років тому

      waan jeclahay heestan laakiin erayada qaar badan baanan fahmin. lyrics ka xita waan arkay laakin micnahanan garayn Allaha u naxariisto Kinsi

    • @cabaabeey5087
      @cabaabeey5087 7 років тому

      Shugri Farah halkaan ereyadii oo sax ah ayaan ku arkay ua-cam.com/video/2iGP7L3QvWc/v-deo.html

    • @mohamedabdi2332
      @mohamedabdi2332 6 років тому

      She was dead july 2011 i love kinsi xaaji aden
      God bless you

  • @sakiabokor7174
    @sakiabokor7174 8 років тому +3

    ilaahay ha u naxariisro kinsi xaaji aadan waxay ku dhimatay shil gaadhi iyadoo fanka ka baxaday oo sheekhada ilaahay khyrka wuu waafiyey waan u ducaynayaa

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 11 років тому +26

    "sida Yool hayay
    Yamyidhoo aboor
    looga dhigay Yagleel
    Yuuflaha qabow
    dhaxn yaaxle leh baan
    ku Yaboohiyaa
    sida Yala tuka
    hadba kayn Yuka ah
    Yuuqyuuqsada
    waan Yaabane
    siduu iigu Yimi
    Yax ma idhi jacayl
    Yarow aragtida"

    • @heyerosugal1369
      @heyerosugal1369 7 років тому

      yasalam

    • @khaliifmahamoutt7037
      @khaliifmahamoutt7037 4 роки тому

      WalaL eraYga tuka muxu noqonaya tolow...

    • @abdrizakabdalla8884
      @abdrizakabdalla8884 4 роки тому

      @@khaliifmahamoutt7037 tuke ama guraab waxan u aqaan shimbir madaw wll oo hilibka cunta qaaqlana wa ladhaha oo wuu ciya intaa.

    • @khaliifmahamoutt7037
      @khaliifmahamoutt7037 4 роки тому

      @@abdrizakabdalla8884 maya walaL anba waan garana tuke lkn wx kale ayaan u qaataY waad mahadsan tahay walaL..

  • @mohamedfarahmire4287
    @mohamedfarahmire4287 8 років тому +2

    Allaha UNaxariisto kinsi..waxa ay aheyd Fannaanad Qaran oo u baahan in la xuso..haddana qaalli ah..allaha u..naxariisto Aamiin..Aamiin...Aamiin..

  • @shaaficidici8369
    @shaaficidici8369 3 роки тому +3

    Sida geel yakumay
    Yabladoo haraad
    La yakoomayoo
    Ceelkuna yaluun
    Yahay biyo yarood
    Yuubaabsadaaa
    Sida yale tukaan
    Hadba kayn yubbe ah
    Yuuquuuqsadaa
    Waan yaabanahay
    Siduu iigu yimi
    Yax ma i dhi jacyl
    Yarow aragtidaa
    Yeey iyo yaxaas
    Wada yeedhayaan
    Ka dhex yeedhayaa

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 6 років тому +8

    Heestan
    xasus gara ayay iitahay
    Waayo malinba anagoo dhalinbadana oo heeso Raba dhagaysanayn oo iskaga qanacsan kulaciyarayna ayaa waxa noo.yimi
    Aday wayn oo dadkihora wuxufahmiwayay waxanu dhagaysanayno
    intuuqoslaybu yidhi war su.aal maydin waydiya Ha ayandhahnay
    wuxuudhahay
    somaliga mayqanan Haa ayandhahnay suyidhi iska hubiya sanidhi ee wanaqan
    Hestan ayuunosoqabtay Erayo kamida wuxuudhahay macneeya waxa loga jeedo
    waxasi heesba maha ayannidhi
    Dee isaga nomacneyay
    markidanbe

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 7 років тому +6

    Habaryartay macaan Kinsi Xaaji Xuseen ilahay hakuu naxariisto

  • @xaalimo
    @xaalimo 11 років тому +10

    Caqaarta Allow kuu naxariisow she was beautiful and had a voice like no other!!

    • @ugaasyare9466
      @ugaasyare9466 5 років тому

      Deeqa Hassan naa xishoo shakshuuko

    • @hamsekoozaar4614
      @hamsekoozaar4614 3 роки тому

      @@ugaasyare9466 zxb waa magacii loo yaqaaney uune

    • @abdulghaniahmed8310
      @abdulghaniahmed8310 2 роки тому +4

      Fadlan ka daa naanaystaa oo Kinsi dheh una ducee.
      Ilaahay naxariistii janno ha geeye qof wanaagsan bay ahayde

    • @abdulghaniahmed8310
      @abdulghaniahmed8310 2 роки тому +2

      @@hamsekoozaar4614
      Intaad magacaa la daba socoto maxaa kuudiiday inaad magaceedii ay jeclayd ku xusto

    • @zaki_smail_1988
      @zaki_smail_1988 2 роки тому +1

      Quruxda aad saw qureysh ma aha, Allah yarxam.

  • @mohamedabdi2332
    @mohamedabdi2332 7 років тому +8

    21/07/2011 ayay ku geeriyootay magalada hargeisa
    Kinsi xaaji Adan ilahay ha u naxariisto

    • @abdisamadahmad2635
      @abdisamadahmad2635 6 років тому +1

      Mohamed Abdi maaha Burco ayey ku geeriyotay

    • @nasibabdi9782
      @nasibabdi9782 6 років тому +1

      Wallal waddanka waan kasoo maqna wakhtigaas iyadoo hargaysa ku xannuunsanaysa ayaan Oogaa
      Waad mahadsantay

    • @Amal8327
      @Amal8327 5 років тому +3

      hargaysa KU guriyeetay 2011 /7/22 maalin jimcaha si wanaagsan u xasuusta aroor bay dhimatay ilhay qariga ha unuuro amiin amiin amiin

    • @nasibabdi9782
      @nasibabdi9782 5 років тому +1

      Amal Awale mahadsannid huuno
      Alle ha u naxariisto Marxuumada

    • @Hanad75
      @Hanad75 5 років тому

      dad fican batihin hadad ba xasuusatan gerida fananada qaliga ah

  • @abdirahmanaadan2835
    @abdirahmanaadan2835 4 роки тому +1

    Waa erayadii abwaankii Aadan tarabi jaamac
    Laxankii abwaan Aadan tarabi jaamac sida uu isagu sheegay
    Kabanka jiimi sheekh muumin

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare6791 7 років тому +6

    muuqaalkii u danbeeyay
    ee kinsi x aadan
    taariikh gaara weeye runtii

  • @xiddigbaashe3657
    @xiddigbaashe3657 6 років тому +7

    Waaw nice ilove kinsi xaji adan

  • @abdiqays9324
    @abdiqays9324 4 роки тому +1

    Heestani yaab ayey ledahay ereyo adag oo aan horay loqabankarin wan hubaaa fananinta manta ma qaadikaran heestan kaliya kinsi AUN

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 9 років тому +3

    Alla sw ha kaa dhigo kuwa janadiisa khamra janaadka aan lagu wareerin ku caba kana heesa inago dhan aan waad naga dhuumate nagamaadan dhiman yaa kinsi.

  • @JAY-nc4kj
    @JAY-nc4kj 7 років тому +2

    beautiful binti n her beautiful songs Somalia loves u

  • @MrBuureed
    @MrBuureed 11 років тому +1

    qawdhan iyo xerta kaleba aad baan usalaamayaa qawadhan inaadeer aad
    baad ugumahadsantahay heestii aan kaa codsaday ee kusoo tuurtay
    habaryartay kinsi xaaji aadana ilaahay baan dembi dhaaf iyo naxariisba
    uga baryayaa ,waa salaamantihiin

  • @Ckriim3098
    @Ckriim3098 4 роки тому +2

    Masha Allah hablaha #ciidagle qurux waa looga hadhay
    Illaahow kuu naxariiso
    Waxay ahayd #ciidagle #queen 👑

    • @mubarikdhuule5754
      @mubarikdhuule5754 4 роки тому +2

      Mahaa cidagale wll
      Waa habaryoonis
      Gar ahaan cirsi cismaan
      Weliba reer wayd
      Waxayna isku qolo yihiin abwaanka weyn Axmed Saleeban Bide

    • @jarrohusen2331
      @jarrohusen2331 2 роки тому

      Wa habaryonis kinsi xaaji aadan

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 років тому +1

    si aan u barto eryada Heestan Ku Jira mar walba oo aan la kulmao Qof sugaan dhaad ah wan waydiya bal inu wax i faidyo wana heesaha kamidka ah hesaha somliga ee mar la araga la odhan karo Ahn kinsi xaji aadan😭💔

  • @hassanabdirahman2711
    @hassanabdirahman2711 5 років тому +3

    This is a treasure. .....classic from one of my favourite singers.

  • @sayiid798
    @sayiid798 6 років тому +2

    Golden voice may Allah take her the highest level of jannah ameen

  • @dekamohamed831
    @dekamohamed831 8 років тому +1

    alle ha unaxariisto kinsi Malaha qof tobanjir ah ayaad tahay caqligayar, hadaad ka wayntahay nacas baad tahay, hadaadan dhimasho garaneen, Somali waasomali, Somali,land waliged waanu ahen, yaad ku daba gabanaysa, macaruurti aba yashood dadka xasuuqen baad tahay saxibal cunno adigu bari hadhiman

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 Рік тому +1

    Allah ha u naxariisto Alfanaan Kinsi xaaji Aadan Aamiin 😢😢😢😢😢

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 3 місяці тому

      Team Fatxiya Cabsiiye ❤❤❤❤

  • @letishdahir6382
    @letishdahir6382 7 років тому +16

    Feeling lonely,,,.I miss her for real big respect

  • @slmndow
    @slmndow 11 років тому

    Thanks! it old school songs, i like those songs very much...

    • @adenabdi5657
      @adenabdi5657 2 роки тому

      J adore la chanson et la chanteuse une diva. Que dieu l accueille dans son éternel paradis

  • @fgamadid
    @fgamadid 10 років тому

    Aahhhh wat a song heestan waan la dhacayba thanks for uploading it

  • @Shacayb-o8m
    @Shacayb-o8m 5 місяців тому +1

    Yeyda iyo yaxaasku waa labo reer oo yufle wada dega ee bahasan buur biciide iyo muuse tuurwaa waa maakhiri aniguba beri aan inan kacashaqay oo yufle tegay way idhibeeen

  • @abdikadirmuhumed4470
    @abdikadirmuhumed4470 5 років тому

    Faanintii hore waxeey ahaayeen dad ilahay murti iyo dhaqanba siiye wajiyo xuntan dharka dhigatay camal meysan eheen viv dhaqanka iyo murtidii hore

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 5 років тому +1

    Heestaan waxaan u aqaan mucjisada suugaanta soomaalida ..
    alla ha unaxariisto KINSI XAAJI AADAN.

  • @arawelomakufto8460
    @arawelomakufto8460 5 років тому +2

    Qurux badnaydaa oo cod macaqnaydaa oo qalbi fiicnaydaa kinsi illahay naxariisti jano ha ka warabiyo

    • @Amal8327
      @Amal8327 4 роки тому

      Allah qabriga haw nuuro kinsi
      Waxay ahayd qofay naftaydu jeclayd janadii fardawsa kuugu duceeyay alah haku geeyo

  • @coalitiontrading6145
    @coalitiontrading6145 5 років тому

    Nice song at my birth place...under developed and forgot town...

  • @mahdinuur81
    @mahdinuur81 7 років тому

    Waan yaabane codkii mcana rabi naxariistriisa haseye fananadena codka tolmooned kinsi xaaji ito misikii iyo laxankii jiim sh muumin thanks LB channel in badan sxb

    • @LBchannel
      @LBchannel  7 років тому

      Mahdi Adigaa mudan sxb.

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 11 років тому +5

    Kinsi Xaaji Aadan allow kuu naxariiso. Aamiin.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +1

    #LyricssongYufle.
    𝐒𝐢𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 hayaan
    Yam yidhoo Abaar
    Looga dhigay yagleel
    Yufloo qaboow
    Dhaxan yalaxle
    Baan ka yaboohiyaa
    Sida Yalas tuka ah
    Hadba kaynYube ah
    Yuuq yuuq sadaah
    Waan yaabanee
    Siduu iigu yimi
    Yax ma idhi Jacayl
    Yarrow Aragtidaa
    Sida geel 𝒀𝒖𝒌𝒖𝒎𝒂𝒚
    Yubladoo harraad
    La yohoomayooh
    Ceelkuna Yaloon
    Yahay biya Yarood
    YUUGAABSADEE
    Sida Yalas tuka ah
    Hadba kayn cidla ah
    Yuuq ~Yuuqsadaah
    Waan Yaabbaneeh
    Siduu iigu Yimi
    Yax ma idhi Jacayl
    Yarrow Arragtidaa
    𝗬𝗘𝗬 ~ 𝗜𝗬𝗢 𝗬𝗔𝗫𝗔𝗔𝗦
    Wada yeedhayaan
    Ka dhex~Yuubanoo
    Cirkoo yagal ku kacay
    Darruur Yugantay baan
    Dibadd Yuuru~raah
    Sida YALAS tuka ah
    Hadba kayn Yubbe ah
    Yuuq ~ Yuuqsadaah
    Waan Yaabbanee
    Siduu iigu Yimi
    Yax ma idhi Jacayl
    Yarrow Arragtidaah
    ~~~~~~~~~~~~~~~~
    Hees xusid mudan mid ka mid ah
    Xulka iyo Foolaadka heesaha HirgLy.
    FAALO KOOBAN Degmada YUFLE.
    Yufle Magaalo fac wayn oo tariikhi ah Kuna caan ah Nabada iyo wada noolanshaha bulshada.
    Hilaadi Sanadki 1947 Wakhti ku siman ayu aha dhidibka ama yagleelka magaladan.
    Waa magaalo dhidibkeeda lagu taagay Ganacsi iyo Xadarad Fac wayn Kuna tiirsan ilaha dakhli ee Xoolaha nool iyo Beeyada oo aay ahayd bogcad lagu kala iibsado ama lagu kaydiyo intaasi waa taariikhda
    oo aan soo koobay hadaba magaalada
    Yufle maxay caan ku tahay ugana duwan
    Tahay magaalooyinka kale ee dhigeeda ah?.
    Bogcad ahaan ama direction ahaan
    Xagay ku taalaa maxay caan ku tahay?.
    Waa Su'aalaha ay faaladeenani khusayso
    Qoraalka commentigoo iska yar awgiih.
    waan soo koobayaa intaan xog ka hayo.
    Direction ahaan degmada Yufle waa
    Degmada ama bogcada ugu xigtah
    Magaalada madaxda gobolka sanaag
    Ee Ceergaabo Jiho ahaan waxay kaga..
    Beegan tahay galbeedka Hadaan si kale u sheego waa bogcada ugu dhow ee cadka iyo caanaa looga keeno magaalada ceergaabo waana tuulada mataanaysa
    dadyowga ku kala dhaqan isla gobolka
    sanaag gaar ahaan degmada Ceergaabo
    Hadaba Yufle maxay caan ku Tahay?
    YUFLE ama degmada Yufle waa magaalada
    Ugu qabow guud ahaan magaalooyinka
    Ama degmooyinka DALKA Somalia!.
    Heer qabowga ama Weather keedu
    Mar mar wuxuu gaadhaa heerarka ugu
    Sareeya 38C ilaa 39~ 40C meelahaas hadaanu kaba badnayn.
    Waa magaalo jawigeedu aad u degan Yahay
    waa magaalo bilic ahaan aad u qurux badn
    Waa magaalo bed ahaan ku jirta Buuro
    Dhexdood horumarka iyo dedaaladah.
    Dhismaheedu hayska yaraadeeh hadana
    Waa magaalo Leh bilic aad U saraysah!.
    ~Ani ahaan magaalada YUFLE waa Degmadii aan ku dhashay xuduntaydina ku Aasan-tahay wakhti-gayga intiisii ugu badnaana aan kusoo qaatay Alhmd Rabil Caalamin Thanks LBChanneL.
    ☾︎𝖤𝖱𝖠𝖸𝖠𝖣𝖠 : 𝖠𝖺𝖺𝖽𝖺𝗇 𝖳𝖺𝗋𝗋𝖺𝖻𝗂 1977.
    ☾︎𝖫𝖠𝖷𝖠𝖭𝖪𝖠 : 𝖴𝗌𝗍𝖺𝖺𝖽 𝖩𝗂𝗂𝗆 𝖲𝗁 𝖠𝖧𝖴𝖭
    ☾︎𝖪𝖠𝖡𝖠𝖭𝖪𝖠 : 𝖴𝗌𝗍𝖺𝖺𝖽 𝖩𝗂𝗂𝗆 𝖲𝗁 𝖠𝖧𝖴𝖭
    ☾︎𝖫𝖴𝖴𝖰𝖣𝖠 : 𝖪𝖨𝖭𝖲𝖨 𝖷 𝖠𝖠𝖣𝖠𝖭 𝖠𝖧𝖴𝖭

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 6 місяців тому

    Alle, haw naxriisto, Eedo, Kinsi Xaaji Aden, reerki Fanka iyo Sugaanta, Reer Weyd Aqooni oo qof ah,🎉❤

  • @yasinawad4166
    @yasinawad4166 6 років тому +1

    Ilaaahay haw naxriisto kinsi x adan denbigeedana hadhaafo
    Heestu wa erayadii abwan adan tarabi

  • @khadijah9527
    @khadijah9527 5 років тому +2

    2019 Alle hakuuu naxariisto maaamo

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 10 років тому +2

    yaasalaam kinsi xaaji aadan ilaahay hakuunaxariisto

  • @jamalwarsame8707
    @jamalwarsame8707 4 роки тому

    Meesha ay ka heeseysaa waa ex hutel araweelo maantana loo yaqaano crown hutel we love you kinsi

  • @se1059
    @se1059 2 роки тому

    What a beautiful soul may allah grant you janatul farrows

  • @travelandnaturechannel5875
    @travelandnaturechannel5875 5 років тому +1

    Allah yaa raxmo she is really beautiful

  • @luulhassan7154
    @luulhassan7154 7 років тому +1

    ILLAH ha kuu naxaristo eedo
    waxad ahyd qof qaali ah

  • @xiddigbaashe3657
    @xiddigbaashe3657 6 років тому +6

    2018 waaw

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 11 років тому +2

    Waa odhaah iga da' weyn!!!! Waan Yaabanee!!

    • @abdullahihassan151
      @abdullahihassan151 5 років тому

      wuuuw wr nabad radshe 6 sano ka hor qorankan ad qortay ban dawanaya legend ba tahy adeer,2019...

  • @camaarmohamed5684
    @camaarmohamed5684 3 роки тому

    Ala raxma raximiiin kinsi haaji aadan cod io qurux ayuu ilahay isugu daray habryarteen ilahay ha unaxariisto lkn heestan caawa kahor kamaan bixin comment ereyadeeda adagaa maba laqaban karo wlhi adeeg waaye

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 років тому

    Waxan aad uga xumay lamaan kulmin ilahow u naxariso inaan arkan rabay inaderkeed asxab aheyn lakiin nasiib daro wagas cirigabo ayay ku noleyd wadadana la ma dhisin wan u tagii lahaa inan ag fadhistan rabay malin dhan fanintan xiiseeyo ayay aheyd Allah yaa raxmaa amiin amiin

  • @MubYus
    @MubYus 4 роки тому +1

    Kinsi xaaji aadan..... Waan Yaabanahay

  • @cabdisalancali8241
    @cabdisalancali8241 Рік тому

    Waan waan yaan bane siduu igu yidhi yax ma idhi jacayl kinsi xaaji aadan aw xuseen boqoradii codka naxariistii jano Allaha ka warabiyo.

  • @muqtarjamaegal6071
    @muqtarjamaegal6071 3 роки тому

    Ku yaboohaya ugu yedhaya
    Yax waa dhaxan dabaylyar wadata
    Yube waa geed ka baxa dhulka somalida afrikada
    Yuuqyuuqsada hadba isasoo tagaa
    Yagleel waa ooda guriga ama wegarka
    Yiblasho waa marka roob da,o oo aan geeso soo bixin waxay xuluu cunan anay soo bixin
    Yaloon waa ceel biri qodaya

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 Місяць тому

      Ceel biri qodaya maxaa ka waddaa. Ceel biir ahaa biir sow sun ma aha. Yaboohis ama yaboohin waa yaahin ama baafin

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 2 роки тому

    Kabaklı ustaad jiimi ah.muumin iyo laxankisi allow idiin wada naxariiso

  • @OmarAhmed-vz3bb
    @OmarAhmed-vz3bb 2 роки тому +1

    Assalamu calaykum alaha ha u naxariisto kinsi xaaji

  • @dhalboqortooyo602
    @dhalboqortooyo602 5 років тому

    2019 feb 😍😍

  • @abdisalanmawel8450
    @abdisalanmawel8450 3 роки тому

    Yey iyo yaxaas wada yeedhayaan ka dhex yuubane
    Yey iyo yaxaas wa labada jilib eee deganka yufle wads dega
    Muse ismaacil (kinsi qabiilkeda)
    Iyo basanbuur hhhh

  • @caqliaduun1128
    @caqliaduun1128 8 років тому +6

    .. Yerow aragtida ...... yey iyo yaxaas wada yeedhayan ka dhex yuusaya cirkoo yabal ka kacay .. debad yeeruraa sida yedha tukana hadaba keyn yukaha yuuqyuuqsada wan tabanee siduu igu yimid yax ma idhi jacayl yarrow aragtidaa

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 4 роки тому

    Sida yool hayaan
    Yam yidhoo abaar
    Looga dhigay yagleel
    Yufloo qabaw dhaxan
    Talax leh baan KU yaboohiyaa

  • @habzaabdirahmn113
    @habzaabdirahmn113 6 років тому +1

    first time aaan heestan arko yufle 2018 1 may

  • @sabirhassan1423
    @sabirhassan1423 6 років тому +1

    Allaha unaxariisto ayeeyaday mcn

  • @mukhtarabdala9299
    @mukhtarabdala9299 6 років тому

    heesta bilaawga misic ah ayaan rabaa yaaqaado halee soo shego qofti taqaano

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    Yukran waxa butin ugacan gashay waa maraykanka isago qaabaab daned u maray

  • @waagacusub8306
    @waagacusub8306 7 років тому

    alle boqorada kinse haji Aadan alle jana kawabari Amiiin

  • @ahmedsakiglobal
    @ahmedsakiglobal 7 років тому +4

    LB channel Waxan ka codsanlaha
    heestan moosigedu Ee ka horaYo heestan waan yaabane

    • @hawomuse4390
      @hawomuse4390 6 років тому

      heesta ka horaysa waxaa wada qaada cigaaal iyo magool waxaan heesta magaceeda la yiraahdaa goroyo cowl
      waxaa garoyo cowshu ubadka u carbiyeesaa

  • @wiildhalad9021
    @wiildhalad9021 4 роки тому

    Heestan hore musigeda soo saari waayay yaa waaye talow

    • @LBchannel
      @LBchannel  4 роки тому

      Ali Guled waa Magool heestii goroyo cawl.

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 9 років тому +1

    Suldaan, waxaan aad ula yaabay sida aad isu qabadsiisay codka, dhaqdhaqaaqa afka iyo dhammaan xubnaha jirka iyo dhawaqa muusikada. Waa yaabanee!!!
    Suldaan Qawdhan, ma jiro abwaan maansadiisa ku saleeyey hal shaqal ah sida "A" ama "E", u fiirso maansooyinka ku saleysan shaqalka!! Waxay adeegsadeen dhammaan shanta shaqal " A E I O iyo U. Tuusaale heesta "Aamina ee uu ku luqeeyo hobolka Xasan Aadan!!

    • @LBchannel
      @LBchannel  9 років тому

      Suldaan fiidiyowgan waxaan sameeyay barigaan wakhtiga badan ee firaaqada ah haystay. Qofku markuu wakhti ku filan helo waxyaabo badan ayuu samayn karaa.

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe 9 років тому

      ***** Waa run suldaan, waa sida aad sheegtay, qofku markuu xilli dheer oo firaaqa ah uu haysato, waxaa suuragal ah in uu xitaa cir toli karo taako laabaded!!

  • @hothancrhman3444
    @hothancrhman3444 4 роки тому

    Fankii kinsiga ahaa ee aan weligii dhabanka noqon.

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 5 років тому

    Alle ha I naxariisto

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 6 років тому

    Kinsi Xaji waxay ahayd gabadh qaali ah AUN oo Soomaali oo Jecel yihiin.

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 9 років тому

    Tusaale kale heesta "Ambabaxaayee socodka ay kuwada luqeeyaan Samatar iyo Aamina Cabdillaahi ee uu sameeyey abwaan Xasan Ganeey oo ka mid aheyd riwaayaddii "Dab Jaceyl kari waa".

  • @mubaarik66maxamad37
    @mubaarik66maxamad37 5 років тому

    Abwaan aadan tarabi jaamac abwaan madax furan

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 2 роки тому

    Kimdi caqarta allow kuu naxariiso

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 4 роки тому

    Sida geel yabqamay
    Yibladoo haraad la yahuumayoo
    Ceelkuna yanuun. Yahay
    Biyo yarood yuugaabsadee

  • @caqliaduun1128
    @caqliaduun1128 9 років тому

    Boss waxad igu dhahday Dadka waqooyi ayaa Somalia sugan badan Haday badan yihin sow UNUKA Mahan adigaba Bob Marley ayaad xayaysiisa iyo Jimi Hendrix heesahoda remember purble Haze,the Wind cries Mary and Foxy lady etc hey Joe ... thanks you

  • @abdidheere7000
    @abdidheere7000 5 років тому

    kinsi xaaji aadan mawaxa dhalay abwaankii xaaji aadan afqalooc

  • @nuurkhaalid435
    @nuurkhaalid435 6 років тому +1

    Musikada lagu bilaabay yaa u wanaqalay waqtiga miyey ku jirtey

    • @LBchannel
      @LBchannel  6 років тому

      Nuur Khaalid may kumay jirin ruwaayadii yaa u wan qalay wakhtiga.

  • @cabdimoha3025
    @cabdimoha3025 6 років тому

    Waan yaabanee siduu igu yax mairi yaroow aragtidaa (novembar 2017) waa xasuus

  • @niciimaaadan1841
    @niciimaaadan1841 4 роки тому

    2020ka yaa ila dhageysanaya hhh

  • @aaminaalimohamoud4748
    @aaminaalimohamoud4748 2 роки тому

    Heestan xilimay qaaday

  • @ahmedyaash9841
    @ahmedyaash9841 9 років тому

    waaaaw kinsi, xasan aadan,caleek caleek

  • @maxamedbarre7559
    @maxamedbarre7559 4 роки тому

    Axyaa qaarami wayo wayo

    • @maxamedbarre7559
      @maxamedbarre7559 4 роки тому

      Yulo wabo dhaax yaaxsada wan yaabane sidu igu jacay

  • @abdinuur219
    @abdinuur219 5 років тому

    Mahadsanid wllo waan fahmi wayey eh kelmed af soomali baan moodey

    • @LBchannel
      @LBchannel  5 років тому

      Abdi Nuur Adigaa mudan walaal.

  • @fabu2526
    @fabu2526 4 роки тому

    Iilaahaaw u naxariisto adoontaas

  • @cabdirasaaqciise4566
    @cabdirasaaqciise4566 7 років тому

    waan yaabanee yax idhi jacayl

  • @mohamodsharif6401
    @mohamodsharif6401 9 років тому

    Ilahey haku naxariisto ameeen

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 7 років тому

    Ilaahay ha u naxariisto.

  • @abdinajiib9403
    @abdinajiib9403 4 роки тому

    Hestan intii igula midka ah e qaali ladan ka so wacday like

  • @puresomalilanderberberawi494
    @puresomalilanderberberawi494 5 років тому

    Ax
    Ax
    Waa HEESTII UGU HORAYSAY QADO

  • @fadumocumor8003
    @fadumocumor8003 4 роки тому

    Alahoow unaxariso

  • @sakiiid9433
    @sakiiid9433 7 років тому

    way hees ka agtay hees iyo badh

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR 5 років тому

    Illaheey how naxariisto aamiiin

  • @sakiiid9433
    @sakiiid9433 7 років тому

    LB chanell wad mahadsantahy

  • @MubYus
    @MubYus 4 роки тому

    Kinsi Xaaji aadan... alah Raxma

  • @caqliaduun1128
    @caqliaduun1128 9 років тому

    sida Yool hayay Yamyidhoo aboor looga dhigay Yagleel Yuuflaha qabow dhaxn yaaxle leh baan ku Yaboohiyaa sida Yala tuka hadba kayn Yuka ah Yuuqyuuqsada waan Yaabane siduu iigu Yimi Yax ma idhi jacayl Yarow aragtida

  • @cabdirasaaqciise4566
    @cabdirasaaqciise4566 7 років тому

    yarxamu llaah kuli nafisi daa iqutul mowat

  • @danielmohamoud8887
    @danielmohamoud8887 11 років тому

    LBCHannel i need help
    we need the song of mohamed mooge ( name nafta ku ogolatay ) pls give it or directions to find it

  • @MubYus
    @MubYus 4 роки тому

    Kinsi ... waaan Yuuq yuuqsaday.

  • @mohamudhmed974
    @mohamudhmed974 6 років тому

    yaxmaidhijacaylka axyaa hees

  • @libaaxbari6011
    @libaaxbari6011 4 роки тому

    Ilahaw unaxariiso sinsi intiikale muslimina eemotanba

  • @warso-spt1
    @warso-spt1 7 років тому +4

    My god!! Afkeynu hodansana! Bal ila arag hestani ereyadaydu wahay ku "rhymegaraynayan" harafka "Y". The whole freaking song. Cajiib.

    • @zaammusse2900
      @zaammusse2900 7 років тому +1

      Adigu Af-somaliga iyo Af-ingiriiska kala sooc oo Af- Somaliga barro.

    • @cabaabeey5087
      @cabaabeey5087 7 років тому

      Zaam Musse ua-cam.com/video/2iGP7L3QvWc/v-deo.html

  • @sunnyrose6601
    @sunnyrose6601 7 років тому

    Raboow u naxariiso!

  • @mubaarik66maxamad37
    @mubaarik66maxamad37 6 років тому +1

    aabwaan aadan tarabi waa nin ilaahay maskax siiye